Nin walba oo xil ku guuleysta wadadii xasan qaa’in maray ayuu la imaanayaa, Ileen isageey kudayanayaan kii yimaada kursiga reerkiisa ayuu soo dhoobayaa, dalkaan Nabad yaan laga sugin
😂😂😂😅😅 dadkaas ayaa la rabaa in ay umad dhan o somali la dhaho ina ay madax u noqodaan wa wax musuq iyo tuugu nimo madax maray iyo kuwa qabil ku tagero wa imtaas kuwa dowlada isku shegaa
War somalia waa lakala qayebinaya nusna kinaya la racinaya nusna itobiya taa qata horta waxaa niso socda ma taqanin somaliland isha allah kolka inteda la aqosodo waye dhamatay somalia danbe
Sxb siyassiyinta maanta hal nin oo xil lagu aamino ma jiro Muqdisho nin joogana farmajo iyo xasan waa isugu mid farmajo hal jid oo la maro waa la waayay waa dawladii muqdisho looga bixiyay kala wareeg furuhu waa lix jag boontiyada inaad lacag ku marto moogiye ha hawaysan ayay ahayd xasana subxaanalah hs ii Amaanin siyaasi somali mid qarsoon ma ogi kuwa hada jooga dadka ayaa u beec ah dal iska daaye farmaajo waa ameerikan mu waadin som nin itoobia ka iibsaday ii amaan Hawiye iyo Daarod R wayn boob iyo nin jeclaysi Ilaahow mid Alle yaqaan oo mu min ah muslin ah wax noogu dhiib nimankaan gaaladu soo dir satayna na dhaafi
MW Farmajo Guul Guul❤❤️🩹🇸🇴🙏🏾👍
Waarun ilahow dhlinyarad inta fican e mirkaqabto no bdbadi aaminyaarabi😢
Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah
Nin walba oo xil ku guuleysta wadadii xasan qaa’in maray ayuu la imaanayaa, Ileen isageey kudayanayaan kii yimaada kursiga reerkiisa ayuu soo dhoobayaa, dalkaan Nabad yaan laga sugin
Edam Ilaahay la iman maayaana HSM XAABSADE alle naguma soo celiyo noociisa oo kale
@@Fowzia69 aamin
Welcome abo farmajo ❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🕋🕋❤️❤️🥰🥰
Maa shaallaah wiilkaan Allah dhowro Subaxaanallaah waa caaqil dayar 🇸🇴🇸🇴
Waxaa mudan inladoorto ninka shacabka dhaqaaleeyey ❤❤❤❤❤❤❤a
MAASHA ALLAAH SHARAXAAYE WAA WIIL DHALINYARO AH OO AAD U GARASHO BADAN,KUDAYASHO MUDAN GAAR AHAAN DHALINYARADA OO BAAHI WEEN U QABA DOOWLADNIMADA.
Xasan sheekh xoolo waa munaafaq jiran ilaahey umada haka qabto Ameen
Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah
Adiga alaha kuqabto oo haku ceejiyo xaasid yohoow xasan shiiq markoo imaaday aa qarax noogu danbeeysay farmaajo xiligiisii saacad walba qarax aa filaneeynay tuuk waaye ninkii xasan neceb
Xasan xoolo iyo adiga anaa cino nooh haykaleey
Mw farmaaj guuùlu guuulu❤❤❤🎉🎉🎉🎉
لا حول ولا قوة إلا بالله
Runbaad sheegtay🎉🎉🎉
Xaq way u leeching lkn hada inaad xilal uu u dhiibo ma qurux badna
Xasan iyo farmaajo mooyee miyaan cid kale jiri
Subxanallah somali aduuunkee kadambeysaaa
Xasan tuug iyo president Farmajo oo ay kaqeyliyen una istagen calamka Allah yacizak Mudane 😊
caqlibadanaa caqliga hawaayin oorunbadanaa hooyadaa kuma waydo farmaajaa mudan alaa lehe cidaan ogeenamajirto
Madaxweyne farmaajo guuuul guul
Quluubta shacabka soomaaliyeed cida kujirtaa weycadahy ilaa qof qalbigiisu qalalan yahy oo qabiil duleystey soomaaliya guul insha ALLAAH 26DA farmaajo ayaa noo iman doona
Yusan kuwasin xasan shiiq 😅
Wilkas yar ilahey hano xifdiyo aqliga uuw lehed barkis xasan ma leh
Waxaan la yabaay hantidii uumad dhan ka dhaxeeysay ganacsatada Gadanayo cajiib illaheey xaqa ha idiin tuuso
Aamiin aamiin
TUUG TUUG DHALAY HSM XAABSADE QULUUB SHACAB KU GUULAYSAN MAAAYO
Lug ba ulaban Xassan Munafaq
@ WLHI ODAYGAN MACASKA AH HA LA ISKA QABTO DHALINYARADII SOOMALIYEED DHUUNTUU OOGA ISTAAGAY SHAQO MA SIINAYO WAY WADA TAHRIIBAYAAN RAFAAD AYUU MARIYAY HSM XAABSADE ALLOW DHINAC U DHAAFI DHALIN YARADEENA SOO KACAYSA
Thanks
Ceebadana
Mw farmaajo guuleyso
Kkkkkkkkkkk😅😅😅😅kkk
Yaab
Beenta daa xasan sheq dhiiqo caruurta xasan sheq iyo ma wada siimin adeer 💔💔😭😭caruurta somaliyeed
😂😂😂😂😂😂
Good 😮
😂😂😂😅😅 dadkaas ayaa la rabaa in ay umad dhan o somali la dhaho ina ay madax u noqodaan wa wax musuq iyo tuugu nimo madax maray iyo kuwa qabil ku tagero wa imtaas kuwa dowlada isku shegaa
Waaruntaa xasanoow lkn muwaadiniinta aad barakicineyso xaquuqdooda aaway
Farmaajo 😂😂😂😂😂😂😂 never ever
Yaakuu sheegay
Farmajo Ayaan medan sxb
farmaajo waa ka mamnuuc muqdisho .waayo xasan waa diideen reer hebelow .yaad ka caqli badan tihiin .raali ahaada
Sabab lkn mxa ka mamnucyo isheeg usameyy frmjo
Kkkkkk Kkkkkk ilaahay baan ini ku dhaarshaye ninkaan kursiga soomaalia laga hagayo ma geyaa😂😂😂😂
Madxweynaha soosocda madxweynaha qarniga madxweynaha umada somaaliyeed waa rooble ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan tuug dooni mayno
No more mariixaan farmaajo ina maxamad siyaad musharaxa burka xeytahay waxaas yahuu dhaadhaan mahane waxkale mariixaan maqabaan miyaa waa wada handhi kaab
Wesxe😅😅
War waxaani Waa gun aan xishoon
Somali masiiwo weyn baa ku dhacdy
War somalia waa lakala qayebinaya nusna kinaya la racinaya nusna itobiya taa qata horta waxaa niso socda ma taqanin somaliland isha allah kolka inteda la aqosodo waye dhamatay somalia danbe
Waxaan madan ninka dawlada ilaaliyey
Waxamudan ninki ilaaliyay hantidii dalkaiyodakaba m cfamaajo
Sii uu dalka uu xado oo uu xalashado xola shacabka ayu ugu dodaya ubadkisa
Hada ma farmaajo la amaanayaaa
Sxb siyassiyinta maanta hal nin oo xil lagu aamino ma jiro
Muqdisho nin joogana farmajo iyo xasan waa isugu mid farmajo hal jid oo la maro waa la waayay waa dawladii muqdisho looga bixiyay kala wareeg furuhu waa lix jag boontiyada inaad lacag ku marto moogiye ha hawaysan ayay ahayd xasana subxaanalah hs ii Amaanin siyaasi somali mid qarsoon ma ogi kuwa hada jooga dadka ayaa u beec ah dal iska daaye farmaajo waa ameerikan mu waadin som nin itoobia ka iibsaday ii amaan Hawiye iyo Daarod R wayn boob iyo nin jeclaysi Ilaahow mid Alle yaqaan oo mu min ah muslin ah wax noogu dhiib nimankaan gaaladu soo dir satayna na dhaafi
Xasan dhulkooda haduu gado iyo haddii kale dhul hawiyo gedo gadin
Eelay miyaa xukun istaahilo xasan sheekh Waa ma xishoode
Eelaay waa ceeblaabe
Qaliubta kuma tartamsyaan dadkaniwaa lootalin
Waryaada dawlada waqtigeeda udaaya wadanka aygaa loo dortay
Ee edab yeesha kicinta dadka waxbay tumisaa.
faramajo waa tugi shalay xasan shiiq waa tuuga manta ha no kala micnen shacab wax u rona malaha
Cidadoyatolcamana intadarsacah
Nin leelkase wa buriyay
Somalia cid wax uqawate mahan ee hassan sheikh qalad waa gale farmaajo jana qalad waa gale dowlad iyadaba tuugsi kunoo yey wax tari beenta hala dhaafo
Dal xureeye aya wataa markan aniga inkasto farmaajo aan watay 2017
Alle ku dulee beenale xasan munaafaq dal xaraashe umada allaha ka qabto iimaanlawaha
Tuugo dawlad iyo sharci ka
Cararaaayaa xasan taageersan
Somali waxjiro maaha waayo farmaajo intuu joogay ayaan dowladnimo dareenay markaas ayee qabiil dib noogu celiyeen
Waa kan hada 5sano u farmaajo dhisaye dib ayaa loogu noqonaa maxaa laga faa'iiday barakac bur siyaasadeed' fashil iyo ceebta aduunka' dadbaa dhihi doona midkaan wa daarood iyo wax lamid ah' wlh nin hawiye mugdisho kudhashaybaan ahay laakin qabiilka wax ladhoho ayaa necbahay xaaraanta shaly farmajo ayaan taagersanaa waana maanta in lashalaay doono weyna dhacday waayo xasan sheikh xitaa qabiilkiisa waxba uma ogola kaliya waa isaga xaasaskiisa iyo caruurtiisa muxuu gaajo soo arkay inkaar kugu dhacday baahan
Xasan tuug munaafaq