Xaggee ayay hadda Daacish ka hawlgashaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 96

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla2562 3 หลายเดือนก่อน +27

    Daacish waa saxee lkn argagisada america iyo israil maka hadli kartaa
    Waa jariimo in qof muslim sheeganayo afka gumeystaha ingiriiska uu ku hadlo iyo idaacadda yahuudda
    Shaqo tan dhaanto alla hakuu sahlo

  • @NasroSaid-o2j
    @NasroSaid-o2j 3 หลายเดือนก่อน +26

    yahuuudda iyo maraykanka ayaa maalgeliya si ay waddama islaamka ugu curyaamiyaan

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 3 หลายเดือนก่อน +9

      Maxey sidaas oo dhan ula dagaalameen marka

    • @Marwan-z17
      @Marwan-z17 3 หลายเดือนก่อน

      Waa jilin xayawanow​@@hooskasii486

    • @fun-qk9qh
      @fun-qk9qh 3 หลายเดือนก่อน

      Si daadka diinta lonacsiyo​@@hooskasii486

    • @Leo-dw4fx
      @Leo-dw4fx 3 หลายเดือนก่อน +1

      Naa iska amuus doqon yahay. Argagaxisada waxaa faafiyo culumada salafiyada.

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 3 หลายเดือนก่อน +9

      ​@@Leo-dw4fxbeenaale ayaad tahay walaahi argagixiso wax la dhahaa ma jiraan ee waa magac maraykan ku kudhajiyo cidii uu necbaysto ama islaamnimo ka dareemo anigu ma taageersani al shabaab yo daacish toona ee lakiin waanka soo horjeeda dawladaha dastuurka haysta

  • @Mesut-blo
    @Mesut-blo 3 หลายเดือนก่อน +20

    BBC waa wargays ay yuhuudu leedahay runna ma yaqaanaan

    • @Bulshada08
      @Bulshada08 2 หลายเดือนก่อน +2

      Kaligey umaleen jiry ma ila aragte beentooda

    • @Mesut-blo
      @Mesut-blo 2 หลายเดือนก่อน +2

      @Bulshada08 ilaa io maalinkay dhaheen hamaas io srael baa is haya oo ay ka dhigeen labo quwadood oo isle eg baan ka niyad jabay waana 2024

    • @Bulshada08
      @Bulshada08 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mesut-blo aad io aad duufaanul Aqsaa Indhaha bu noo Kala furay Alx

  • @AnasCabdi-w9f
    @AnasCabdi-w9f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inaanlilaahi wa inaa lilaahi raajicuun waxa ka dhacaya qudus maad runta ka sheegtan hadaad dhex dhexaad ka tahay alle irsaaqad xalal ah alle hakuu sahlo

  • @Geediguuleed1453
    @Geediguuleed1453 3 หลายเดือนก่อน +9

    Taariikhda xagee Ku Aragtay Kooxyar oo Waxyar jirtay magaalooyin na qabsadeen oo aduunka 84 dowladood u midoobay inay Soo Afjaraan ,midaas waxay kutusaysaa Iney Xaqq Ku taagan Yihiin.

    • @AbaanduuleZaki
      @AbaanduuleZaki 23 วันที่ผ่านมา

      Haday xaq ku taaganyihiin marhore ayay guuleysanlahaayen

  • @hassanabdi25
    @hassanabdi25 3 หลายเดือนก่อน +10

    Inay xaq kujogaan waxa kuugu filan inu hogaminooyo maraykanku dagaalka lagu hayo 😊

  • @AbdikadirhaldorkaHarawa
    @AbdikadirhaldorkaHarawa 3 หลายเดือนก่อน +7

    Marba hadii uu maraykan kulug leeyahay dagaalkooda waa xaq waxay wadaan waayo maraykan marnaba marabo cidii aan haysan diinta yuhuuda

    • @AbaanduuleZaki
      @AbaanduuleZaki 23 วันที่ผ่านมา

      Haday xaq wadaan way guuleysanlahaayen
      Daacish iyo Al-Qaacida iyo alshabaab waxaa sameeyay America oo rabo inuu ku curyaamiyo muslimiinta

  • @Maxamedmarayare
    @Maxamedmarayare 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxba daacish ha daba ordine Israa'iil ka soo hadal car wakaase ninbuu ilaahay kaa dhigay isagaana irsaaqada bixiyee

  • @AbdikadirhaldorkaHarawa
    @AbdikadirhaldorkaHarawa 3 หลายเดือนก่อน +4

    Daacish kaliya waxay ahaayeen dad muslimiin ah waxaase ka dhagar badan qalatada caruurta ee falastiin maraykan iyo yuhuud

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 3 หลายเดือนก่อน +9

    Maraykan Iyo UK Annaga Wax Dambe Nooma sheegi Doonan , Israel Ha U Aqoonsadaan Argagixiso markaa Ayaa Annaguna Cida Aan Doono Argagixiso U Aqoonsan Doonaa...

  • @AbdikadirhaldorkaHarawa
    @AbdikadirhaldorkaHarawa 3 หลายเดือนก่อน +3

    Daacish waxay ahayd sobobtii lagu banaaystay burburinta suria oo ay boqol sano uhanjabayeen maraykan iyo israil

    • @hamsegurta7402
      @hamsegurta7402 2 หลายเดือนก่อน +2

      daacish iney xaq ku taagneyd waxaa ku cadeynaa ya shaydaamiintii ugu waa weynaa baa ladagaaley yuhuud mareykan

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hh Filmkaas.daacish Ay aa cunay Waa Yahuud iyo Marekanka

  • @maxamedosmail9172
    @maxamedosmail9172 3 หลายเดือนก่อน +8

    Maskax reer Galbeeda Kusaaran

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 3 หลายเดือนก่อน +8

    Daacish mataageero
    Lkn daacish waxay u istaageen inay muslimka dib uqabsadaan ayna gaalda iyo murtadiinta ka saafan meesha
    Nabiga scw noo sheegay qofkii udhinta in asagoo difaacaya diinta inuu yhy shahiid
    Bbc waa warnaahin gaalo cidna idinka dhagysan mayso beenta

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 2 หลายเดือนก่อน +1

      Naga aamu Daacish Yahuud iyo Marekanka Ayaa aas aastay dantoodiina Waa ay ka gaaren

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 2 หลายเดือนก่อน

      @mahadawilhossein9220 ninka ragaa labintiisa waa loo qiraa
      Waxaas waa dacaayad ay kuwa jaahilinta ka gudbinyaan
      Adeer daacish ma taageero lkn wlhi waxaa qirayaa inay xaq ku taagnaayen waagi hore ayna u istaagen in Muslimiinta xoreeyaan

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mahadawilhossein9220
      Daacish waagii hore mujaahadiin ayey ahaayeen

    • @Yacquub21
      @Yacquub21 หลายเดือนก่อน

      Waa ku jeda alqaeda tahay lkn ragaas xaq ayey ku taagnayen been ayaana laga shegay waxa la dhahay waa takfiir alqaeda iyo dacish labadooda mabda'a kore waa ka siman yihiin oo ah gaala la dagaalanka lkn waxaad ku qaldan tihiin daalibaan oo inxiraafay ayaad taagertaan idinka taas ayey udinku heestan🤣

  • @Abdihakim-iu2ff
    @Abdihakim-iu2ff 3 หลายเดือนก่อน +7

    Xaqay faafiyaan

    • @Marwan-z17
      @Marwan-z17 3 หลายเดือนก่อน +3

      Hhh qofki Suni ah madaxey ka jaran waa shiico Balo ku xaqsataye😂

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 3 หลายเดือนก่อน

      Argaxisada wa shiico​@@Marwan-z17

  • @Askaaxmedia-kl3bf
    @Askaaxmedia-kl3bf 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mareykanka isagu waa lamid khawaarijtaan sbbtoo ah wuxuu ka qeyb qaatey dilka 50,000 oo caruur falastiiniyiin ah

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 3 หลายเดือนก่อน +2

    Daacish wax reer galbeedku wato ayay ahaayeen,waayo boqolaal kun oo qof ayaa yurub masaajida iyo internet ka laga soo tashkiilayay,loona ogalaa in ay dagaalka Syria ka qayb galaan.Maanta dagaalka Falastiin hal qof oo jihaad ka hadlaya arki maysid, Waayo meesha lama oga in la tago.

  • @nasrudinali4711
    @nasrudinali4711 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naga daya munafag nimada cidacad afka yahuuda 😢 Dalalka siriya ciraaq Afghanistan waxa burburiye waa kalo 2024 Kan rabo in uu iisheko nin diintisa iyo dalkiisa kalo kadifacayo araga kaxiso wayo kuleh kawaran?

  • @cabdirisaaqjaamaccali-k8y
    @cabdirisaaqjaamaccali-k8y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Netanyahu,israil,ingiriis,amerika dad qalatooyinkan waaweyn ee xitaa caruuraha yar yar qasha warkooda goormaad noo sheegi doontaan🤔?

  • @AnasHashi-ei6xl
    @AnasHashi-ei6xl 2 หลายเดือนก่อน

    Oo kuwan somalia joga ma wakhtigaas ayay bilowday

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nabiga_kusali

  • @aminabdillahiomar9282
    @aminabdillahiomar9282 3 หลายเดือนก่อน +1

    Argagisa dhabta waa israil iyo mareykanka

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sidoo kale kasoo hadla khilaafka u dhaxeyo Al qaacida iyo daacish

  • @hamsegurta7402
    @hamsegurta7402 2 หลายเดือนก่อน

    lkn argagixisada dhab ta ah waa ameericanka iyo yuhuuda wixii ladalana waxa ay ku tilmaaamaan argagixiso iyaga yaa ayaaa falkasta oo xun aduunka ka geysta waxayna izku tilmaamaan iney wax wanaagsan qabtaaa Waa sida ay inaga dhaa dhiciyeeen hada

  • @DrMurzal
    @DrMurzal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle aya dufeeyey

  • @AbdirahmanKhalif-l9i
    @AbdirahmanKhalif-l9i 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ma awooddaa inaad mareykan iyo xulafadiisa kutilmaanto argagixiso
    Illeen argagixiso iyaga kaweyn majirtee
    Kanaalkan bbc waa kanaal yahuudeed oo loogu tala galay gaalada in lagudifaaco laguna bunbuuniyo

  • @RoodoCadeey
    @RoodoCadeey 3 หลายเดือนก่อน

    Yuhuudka Amanda sii umada islaamka

  • @nuuneiraad3575
    @nuuneiraad3575 3 หลายเดือนก่อน +1

    Da'ish+alshabaab+zionist+mareykan wxba isma dhamaan kulli waa kooxo xasuuq ba'an oo dad weyne geystay💯 lkn yahuuda io mareykanku xasuqoodu waa mid sharciyaysan

  • @Maxamadcabdiiraxaman78coom
    @Maxamadcabdiiraxaman78coom 2 หลายเดือนก่อน

    Daacish waxaan ka jeclahay maraykan daacisha argagixiso ma aha ee yurub iyo israail iyo marykan iyo idinka aya ka sii xun

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ka soo hadla khilaafka iyo colaada u dhaxeyso kooxaha Daliban afghanistan iyo daacish inta Taliban xukunka joogtey afghanistan waxaa ay fuliyen weeraro

  • @dahir2289
    @dahir2289 3 หลายเดือนก่อน

    Argagixso iyo diig ya cabyasha ugu weyni waa marekan iyo Israel

  • @odaybursanaaye6517
    @odaybursanaaye6517 2 หลายเดือนก่อน

    Daacish waa Urur yahuuda sameeyeen si islaaamka u cirib Tiraan uma foolxumeeyaan

  • @Geediguuleed1453
    @Geediguuleed1453 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bbc waxba idin Kama Dhageysaneyno waayo waxaad ku hadashaan Luuqada Gaalada ay rabaan

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa maal galiyo reer galbeedka

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 3 หลายเดือนก่อน +5

      Reer galbeed ayaa maalgaliyo reer galbeed ayaana la dagaalamay waxas caqli miyaa 😂😂

    • @faclon.
      @faclon. 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@hooskasii486 kkkk adu nafar arsenal maa thy mise filmka baa kumari waayey

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 3 หลายเดือนก่อน +4

      @@faclon. Wax maskaxdeeda yartaa qaadan kartaa ubaahanahay 😄😂

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@hooskasii486Way maal galiyeen oo masaajida yurub dhexdeeda ayaa dadka lagu tashgiilin jiray.Turkiga in maraana waa loo fudaydin jiray. Saw ma ogid in shirkad faransiis ah oo sibidhka soo saartaa godadkii difaacyada ee ay siiriya ka qoteen iyadu u qoday.Taas oo markii la ogaaday dadka aduunka la yaab ku noqotay.

  • @Marwan-z17
    @Marwan-z17 3 หลายเดือนก่อน +2

    Khawarijta haka rebin yuhuda😂

    • @Shaashad-1
      @Shaashad-1 3 หลายเดือนก่อน

      Daacish waa khawaarij balse alqacida waa mujaahidiin

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Shaashad-1alqaeda waa nijaas fulay ah lakin libaaxyada dowlada islamka ee daacish waa mujaahidiin

    • @Shaashad-1
      @Shaashad-1 2 หลายเดือนก่อน

      @@Suhayb1_4 muuse isdaji see wax u wadaa

  • @Primezaziano
    @Primezaziano 2 หลายเดือนก่อน

    Channel ka Al carabiya 2 😂

  • @Allislamicmuslim
    @Allislamicmuslim 3 หลายเดือนก่อน

    Abdinasir Ali Eise ❤

  • @Gaaldille2
    @Gaaldille2 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadiin iyo kufaartaad ushaqeysiinba wase in laydin baabiiyo idinka iyo gaalada weeyebi bbc musiibaa idinku soo socota hadaad mardanbe ku aflagaadaysiin mujaahidiinta islaamka waxanu qorsheyn doonaa sidii aanu idinka idiin ugaadhsanlahayn

  • @ImranabdiGure
    @ImranabdiGure 3 หลายเดือนก่อน

    Markii horebo waaa la abuure markii dantii lakafoshade waaa ladameye

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 หลายเดือนก่อน

    Lama joogo xiligii warbixinta laydinka soo doonan jiray
    Dadku maanta way ku baraarugeen waxa loogu yeedho argagixiso inay yihiin isla kuwa hal ku dhigas sameeyay
    Waan ognahy BBC yey inaad tihiin somaali lkn uu ini saaran yahay matoor yuhuudeed
    ilaahay dhaqo aan tan ahayn ha inii sahlo😂

  • @Fardusar
    @Fardusar 2 หลายเดือนก่อน

    Bbc an ni waso yuhud yar ayd tahin

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 3 หลายเดือนก่อน +1

    waaba muuqaal aan ubaah naay mahad sanid

  • @سعدمعراتي-ل9ل
    @سعدمعراتي-ل9ل 2 หลายเดือนก่อน

    Wa Ayaan darro mid nin somali ah Muslim sheeganaya inuu gaalo makarofoon u noqdo
    Duli ba tahay Allaha ka saaro dulinimada

  • @Albaghdadi1
    @Albaghdadi1 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada khilaafada waanu taageersanahay waanan ku bixin donaa naftayda jidka ilaahay" lakiin adigu ilaahay u noqo waa lagu khaldo shaqo gaal ayaad haysaaye

  • @abdixafiid-Timayare
    @abdixafiid-Timayare 2 หลายเดือนก่อน +1

    Afkii bbc unbaad ku hadashay kulahaa daacish baa la dhameeyay

  • @fun-qk9qh
    @fun-qk9qh 3 หลายเดือนก่อน

    Daciish uk ba sameysa wana ognahey uk wa argagaxiso

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 2 หลายเดือนก่อน

    Ragaas way saxanyihiin

  • @MuradMahamed-tv3vc
    @MuradMahamed-tv3vc 3 หลายเดือนก่อน +2

    Beenale mareekanka ayaaa sameyey daacishka aad sheegeyso

  • @moh4127
    @moh4127 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaas baa somalia losoo dhoofshay oo lagu haligayaa

  • @Nasashochannel-w6o
    @Nasashochannel-w6o 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga waxaan aaminsanahay
    In daacish ay yihiin fikir mareykanka wato si uu uburbiriso midnimada muslimiinta

  • @warkaxaaji834
    @warkaxaaji834 3 หลายเดือนก่อน

    adiga hadlaya
    ayaa mudan dil arxan darro ah
    in lagu dilo

  • @BashirMaxamed-p3y
    @BashirMaxamed-p3y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa lo aasassay ine sumcad dilan diinta islamka

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 BBE.😅 WAXEY U SHAQEYSA. QOLADII ABUURTAY. YUHUUD IYO. REER GALBEED. IYO IMAARAAD
    .
    DAACISH DAALIMIIN
    SHABABUL.SHEYDAN...
    BUKA XALAAM MUL XAARIMIIN
    YUHUUD WAXEY MUSLIMKII WA BAR

  • @Tal-07
    @Tal-07 3 หลายเดือนก่อน

    Adigana faylka ayaad soo gashay