Abdi aziiz barow pro wlhi marka uu kula joogo xasan qaraabo wey iiga dugantahay mararka kale waayoo xasan qaraabo falaanqeeye ama taxliliye kaa gadi kara aduunka ama dunida maanta waxa ka jira hal hal mid mid loo dhuuxi kara tusaale qodob walbo laga wey diiya waxa uu ka qaba ama fikirkiisa kaga halkii la la rabay ayuu dhigaa m.a keep going ayaan idin leyahay saxiibyaal abdi aziiz barow & saaxiibkena 2aad mstr xasan qaraabo ❤❤❤
Maasha Allaah
Alle habarakeeyo iftiinkaa usoobaxay suuriya iyo muslinkaba
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Amiin amiin amiin
Suniyiinta.waalaba.nooc.suni.wahaabi.iyo.suni.ahlu
Snah.waljamaacah.wariya.yaashu.keesheegayaan.masia.reergalbeedku.urabaan.ayay.racsanyihin.wariyayaashu.kasoojawaaba.n
Mahadsanid Barrow iyo Falanqeyaha Sare❤❤
Shukran Jazakallah khayr Wllky Allahu Akbar Allahu Amiin
xanjo raqiis ah ayay wataan qofki islamnimo ayku arkan way kudhajinaya lakin in sha allaah diintu way kabixi cabudhinta
Thanks brother 👍🙏🙏🙏
Wa meshay yuhud ku dhamanayso
احيا وطني
Maashaa allaahu adeero xasan craxmaan iyo barrow
Wallaahi waan ku diirsaday wararkiina
Laakin soomaaliya ayaa idiin baahan
Abdi aziiz barow pro wlhi marka uu kula joogo xasan qaraabo wey iiga dugantahay mararka kale waayoo xasan qaraabo falaanqeeye ama taxliliye kaa gadi kara aduunka ama dunida maanta waxa ka jira hal hal mid mid loo dhuuxi kara tusaale qodob walbo laga wey diiya waxa uu ka qaba ama fikirkiisa kaga halkii la la rabay ayuu dhigaa m.a keep going ayaan idin leyahay saxiibyaal abdi aziiz barow & saaxiibkena 2aad mstr xasan qaraabo ❤❤❤
Very interesting topic!!! thank you❤
No topic analysis
Masha Allah ❤
He is leadership I like him❤
Mashala ukomahasayh gosha uuhursed.aalah hakusugo aamin
Soomaaliyeey intaad isku foogan tihiin qabyaalad iyo xumaan iyo xiqdi isku gumaaden iyo dulmi ku dayda ninkan
Waa nin khayrkiin waa nin asaagiin ah qofka binaadanka ah markuu yahay qof mumina muxida Alle SWT ku xiran cabsidiisa ay ku weyntahaya ayaa Alle SWT Aduunkoodhan loo duleeyaa waana siismo Alle SWT
Samada ayaa laga jeclaadaa kadibna aduuka ayaa loo soo dejiyaa oo la jeclaysiiyaa sifadasuu leeyahay qofka Alle SWT jecelyah aduunkoo dhan baa u dulaysan dalkiisa iyo dadkiisuu jecelyahay Anigana waxaanu leenahay Allow cadawga ka xifti allahumaa aamiin
Best Som. TH-cam
illaah ha u fududeeyo waase cajiib
Xasan qaraabo ..salaama
Mashaa alaah
Ninkaan waxan u rajeynaa
Mustaqbal wcn iyo inuu umadiisa u cadaalad falo insha alah
ninkaan axma sharac layiraahdo aqiidadiisa mabedeli doono insh allah
ilaahay niinkii Suriya da cusub hagajiinlaaha hadhiigo insha allah
Ninkaas shalay argagixiso ayuu ahaa maantana saf ayaa loogu jiraa insha Allahu Somalia ragga argagaxisada maanta loo yaqaanana berri sidaas ayaan u rajaynaynaa
Oo maxaa diidan Haddii ay Diin laanta iyo dhiiga Muslimiinta haddii ay iska daayaan soo soomaali maahan!?
Oo sida ninkaan Calanka iyo jiritaanka wadanka ay aqbalaan
@mohammedhassan9079
Si inaad u yara wareersan tahay ama sixun laguugu sheekeeyey waa goonigeed AS haddaba ma diiddana jiritaanka waddankeena iyo jiritaanka caalanka ee dulmiga shisheeyaha dalkeena kusoo duulay ayey kadhiodhiyeen qorigana ay usidaan haddii uu baxo dalkooda inay Diin Islaam ugu taliyaan ayuu hadafkooda yahay
Insha Allah
Gaalo inay difaacato gaalnimadooda iyo qaawanaanta way adag yihiin lkn dadka Muslimiinta sheeganaaya Diintooda Islaamka ma difaacan karaan
Haweenka Muslimiinta xijaab in loo xiro qamrigana la mamnuuco yey dhibaato ku tahay aan Asaxaabul Jaxiom ka ahayn??
Argagixiso Maha ninkaan ee Reer galbeedka ayaa uyaqaan
Sxbkey barrow mashalah
Saas ma dhihim ee wuxuu yiri ikhtiyaar shakhsiyaan leeyahay waaban dhagaysnayee
Taxiilka soo nadiya 2 khabiir waad mahadsantihiin
Asc dhamaan waxaan umada islaamka mar 2aad ku salaamaya salaanta islaamka ASALAAMU CALAYKUM WARAXMA TULLAAHI WABARAKAATUH
Bacda salaam waxaa hogaamiyahay da,da yar iyo walaaleheen reer siiriya inooga muuqata inay galayaan xaalad aad u wayn ku salaysan islaamnimada taas oo ay wakhtigan dadka awooda isku tuhmay aanay raali ka ahayn balse waxa qof kasta oo iimaan leh ku filan in alle wayne raali kayahay waxa iyaduna xiiso kale leh da,yaraanta hogaamiyahan iyo khibrada uu leeyahay iyo waliba hanka uu xambaarsan yahay inta uu wayniga leehyahay
Waxankuso gaba gabaynayaa inlooga baahan yahay dhalinta somaliyeed sidan oo kale insha allah waxaynu ugu ducaynaynaa inuu alle hamigiisa u fudaydiyo
ASC WRXM TLHI WBRKYH
Hada aya ku so biiray now I become barrow team
Ilaaheey baa horay noogu sheegay QURAANKA KARIIMKA ah, in Yahuud iyo Nasaara aysan marnaba raali naga noqonaynin ilaa aan qaadano gaalnimadooda maahee.
Argagaxisada runta ah waa isreal, noto iyo inta ay wataan. Islamku saas argagiso ku noqon maayo.
Why france is refusing niqaab
Qogkastoo muslima ha dhihin anagu waxaan rabnaa siduu ilaahay yidhi unoolaada iska jira erayada qaar yaanay jahanama Salkeda kugayn wiilka lawaraysanayoow
Cabdiaziz barow sxb ninkan iyo Sheikh Sharif Sheikh Ahmed waa isku mid 2006 ilaa 2009 markuu xilka madaxweynaha qabanayey waa isku mid sidana oo kale su,aalooyin loo weydiiyey maskixiyey ayuu kaga siibtay,
Axmed sharac isna waa sido kale warbaahino kala duwan ayaa su,aalooyin weydisay BBC,CNN,iyo Aljaziira ay uso wada direyn wariyayaal gaamuray saxaafadda
Aljaziira Ahmed Mansur
Intaas warbaahin ah oo dowladooyin ay kasocdaan waa uu kadhex siibtay
Somalia 🇸🇴 Sharif Sheikh Ahmed ayey ubaahan thy
Kuweena dabawladaa maxaa u diiday sidaan & iney Somalia kaliya wax qabtaan markey Umada Laaynayaan
احمد الشرع
رئيس جمهورية سوريا
Warbaahinta Aduunku Waxey Maalgashadeen Ninkan Waxeyna kabaadhayaan in ay Wax uun kasoo saaraan kahor imaanaya danahooda strategy ga ah gaar ahaan Israel iyo Galbeedka
LKN Idinku Maxaad u qabataan Wadankiina Hareeraysan ee Godka ku dhacey [tiisa daryeele ayaa tukale ku dara]
Adeer majirto argagixiso muslim ah, argagixiso waa mareykan iyo yahuuda ee sidaa ula second saaxiib Barrow ee haraacin afka gaalada.
Wuu yiri madaxa daboolo laakiin si xushmad leh buu ugu codsadey. Laakiin Ma uu qasbin ee wareeysiga si wanaagsan u dhageeyso sxb
5 sano xidhnaa 10ml xukun madaxiisa sheeko isllamku waligii marto dhagarta dhagarta gaallada marykan iyo gaalo waa ogaayeen wax dhacaya waa nin laga soo shaqeeya gaalad barta qayaana dooda akhriya tariikha😂ha qayaano ee carabta taloo dhigay nin lawato ayaa lagaaga dhigaayaa wax kale waa eydii reer alla sucuud ookale
War argagixiso hanoo faanin. Adiga naftaada ayaa Alshabaab aaminsan. Somalida waa labo wajiile oo 70% waxaa aar taageersan tihiin Alshabaab waayo waxaa laga fahmaa hadalkiina.
Kuweenuna waa inay kor ubaxaan
Adinkiibaaba ccn ka daran wallahi maxaa ka fiican suniyiinta
Top chanel marka aa isku helo qarabo iyo baroow waa sgidan tihiin masha allah
Sax
Gardheere waa argagaxiso meelkasta oo aad ku aragto tusaale ahaan waxaa uu katirsanaan jirey Alqaacida, Daacish iyo kuwo kale. Waa argagaxiso Suuriya waa u ayaan daro. Gardheere somaliaya, yemen, ciraaq iyo wadamo badan ayaa cashar inoo ah. Gardheere aamin maleh.
Garku waa sunadii nabiga scw adigu muxuu kuu dhibayaa sabab maadan muslin aheyn?