Ilahay Kama dhigo suriyaanka anoo Kale😂 Dadkaas way dadaaleen Dhiig badan ayay u hureen karaamadooda Ee adigu nin aan haysan kiimiko ay alaliyaan askar Burundis ah Ilahow caqliga noo soo celi ayaa ka fiican😂😂😂😂
@@Alon_404yuu utalin wakaa xamar dhaafi laee😂puntland uma taliyo jubbalnd uma taliyo oo kama amr qatan inta kalena alshabab baa haysta ee ma shinbiro ayuu maamuli😂
Dhibatonin badan ooy somareen dadka reer suuriya waxaan rajeynayaa in aay wax badan ka barteen reer suuriya oo aay dhisan sonaan dowlad aay kuwada qanacsanyihiin dadka reer suuriya oo dhan inshaa allaah
Insha Allah guul iyo mid nimo Ayaan o rajeeyneeeynaa walaalaheen reer suriya waxeeyna bilaaw o noqon doontaa bilawga dawlad o dhaqda shareecada islamka Insha Allah nasriga Allah waa so dhawyahay Insha Allah Bari hadeey rafaad sanaayeen waxeey Gali doonaan bash bash iyo baraari
Talo. Walal barnaamijyadadu aadban ugu xidhahay tan ilaa 2021 wanad ku mahadsantahay so gudbinta xogo aan uu baahna laakin macmacaananta kadaa muhiimada un sheeg that’s it mar labaad Mahadsanid.
Syria xasuuqa familka asad way ka gudbeen ilaah ayaa mahad leh guul ayaa u rajenaya iyo in diinta islaamka ay kudhaqaan wadankoda Falastin iyadana guul ayaa u rajenaya somalia ilaahow mideey❤
# 1970 Syria waxaa ka dhacay kacdoon ciidan oo uu hogaaminaayay xaafid al asad. 1971 ayuu noqday madaxweynaha siiriya wuxuuna xilka haayay ilaa uu ka geeriyooday sanadkii 2000. Waxaa beddelay bashaar al asad. Waxay geysteen xasuuqyo qaarkood lagu laayay qabiilo. Wuxuu soo bilowday kacdoonkaan 2011. # wuxuuna sabab u noqday soo af Haridwar qoyska reer Asad oo 59kii sano ee u dambeysay gacanta ugu jiray. Tedmur jeel lagu xiri jiray maxaabiista ka soo horjeesata xukunka asad
Nus kharni ayay ku qaadatay halkaasna waxaaa ku sugan sabar insha Allah allow xaqa natus somaliyana mideeey soo celi magaciiii lipaaxyada Africa 🌍
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ( قل جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا)
😊
Kheeyr iyo Balwaaqo ayuu kudambeeynayaa Allaah idamkiis. Mahadsanid Abdirahman
Waa Heeshinayan Insha Allah Kheir SYRIA Nabad ah
Wa shiico gaalo ah dawlada la riday in ah Syria dawlad cusub uu samaysanto fcn
Mahadsanid ustaad. Waxaan rajaynayaa in uu damaaday waqtigii adkaa ee suuriya oo ay wax ku qaadan doonaan wixii adkaa ee soo maray
Alle kama dhigo sida Somaliyada cuuryaanka ah cml reer Syria waxaan u rajeynaa guul
Ilahay Kama dhigo suriyaanka anoo Kale😂 Dadkaas way dadaaleen Dhiig badan ayay u hureen karaamadooda Ee adigu nin aan haysan kiimiko ay alaliyaan askar Burundis ah Ilahow caqliga noo soo celi ayaa ka fiican😂😂😂😂
Wax hubso 😂@Sureeye7
Mashaa Allah ❤❤Syria wey guleystay i.a rer Palestini wey guleysan donanan😢❤i.a Allah inta wadan Muslim ah dhibka ha ka hayo 😢aamiin yarbi 🤲
AAMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SadiiqBishaar-s4z 🤲❤
Aamiin yaa rabi 🤲
Wasd 6 😂the 5 ⚄ 6th 6dhsx8tkxhky has been
Tyw😂😂wy
Ha guuleystaan Howlwadeenadda
Waaberi Media 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guul muslimiinta dhamaan aalahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muslimiinta.guul❤❤❤❤❤
فَقُطِعَ دَابِرُ ٱلْقَوْمِ ٱلَّذِينَ ظَلَمُوا۟ ۚ وَٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ ﴾
Suriya waa guu guuu masha allah dhiig acabgii Bashaar u dhacay allahu agbar waa lilaahi xamdi.xeerki ciisaha onoqday international ciise waa somaali xeerguna wuxu noqday xeer somaaliad waa guull somaaliad mashalah,somaalidu haa noolaato iyo suriya hanolaato,turkey hanoolado,waberi tv thanks horo socda.waan nigu xidhan nahay
Allahu akbar guul wacan i.a dhamaan ummada islaamka iyo syria😊🎉❤
Aan kuwada salino nabigeena muxamada SCW
Scw Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤😂
Siday maanta uguulaysteen Reee Suuriya Falastiin way xoroobi insha allaah
شكرا لك حياك الله ❤
I nchalha sirya wa❤Goulleysanayane
Insha Allaah way ku guullaysan inay dhistaan dalkooda sida hadda waxku socdaana waa jid fiican
Mahadsanid a
Hambalyo Mashallah Walaalaheen Suuriya Aad baan ugu Farxay 😭 ilaahayoow Somalia na Xoree Oo midee
M.a
Somalia miyaa gacan kaligiis talis ah kujirto markaad dheheyso ilaahayow Somalia xureey🙄
Haa xasan waa in la qabtaa@@mrmask3711
Hhh hawiye dalka waligiis waa utalinaa cry more
@@Alon_404yuu utalin wakaa xamar dhaafi laee😂puntland uma taliyo jubbalnd uma taliyo oo kama amr qatan inta kalena alshabab baa haysta ee ma shinbiro ayuu maamuli😂
In shaa Allah this country will be victorious and prosperous one🎉🎉🎉
Manta waa malin wayn guul shacabka suuriya i.sh next gazza❤😢
Insha allah farxada aandareemaa
Way heshiindoonaan waana guulaysan doonaan keligood maha ee reer qasa ayeey caawin doonaan qayr inshaa Allah guul reer suuriya
Kusoo dhawada dawadayal muqalkenan manta. Cabdi raxmaan guulayso sxp
Magacygu wa xabdi raxman cumar halkanina wa wabari media
Guul shacabka guulaystay ee reer Syria 🇸🇾 ❤❤❤
In shaa allaahu khayr suuriya
🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇸🇾🇸🇾🇸🇾
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
تحرير سوريا ❤❤❤
Asc dhamaan muslimiinta
الله اكبر ❤☝️
Wallahi waa farxad in laga tuuro xilka b.al asad❤❤❤❤❤
Ilahay guul ha siiyo umada islaamka 🇵🇸🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Allah ayaa ka dulqaaday qoyskaas yayda ah ee dad ka ku habsadey
Mashaalh sheekhaal syia🎉
Guuul insha Allah 🇸🇾
Masha allah
I.sh guul guul falastiin&somali
Masha allah Suriya wey guleysatey
Hambalyo walaalehee siiriya❤❤
Aad baan ugu faraxsanhy xuriyadii suuriya alxm
Hambalyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 600k🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Syria will rise soon InSha Allah
Insha allah khayr Baan u rajanaynaa shacabka reer suuriya
Kheyr inshallh
Waa ikan sxb abdirahmaan wabari salan sare 🫡🫡🫡
Allahu Akbar ☝✊
Shacabka Reer Syria waxaan u rajeynaa iney Dowlad nabadeed dhistaan oo wadankooda noqon sida Somalia, Liibiya, iyo Ciraaq noqdeen.
Allah waxa uga baryeyna inu dowlad quwad leh ilaah siyo
Kheir baan u rajeyneynaa wllaha siiriya, waa dad xadarad leh oo taaiiq dheer leh, waa iney fiiriyan danta dalkooda iyo shacabkooda oo ay nabad iyo guul kuwada nooladan
Allaahu akbar❤
Allhu akbar allhu akbar walilahixamu guul suuriya❤
Insha allah khayr buu ku dambayn ❤
الحمد لله على كل حال واشكر لله على كل نعمة 🎉❤
Magaygu aa abdirahman Cumr hLakani waa waberi media kusoodhawaada dawadayaal muqaalkeena maanty😂❤😊
Maantay
Maanta waa
الشعب يريد إسقاط النظام❤
Dhaaxaan yaraan ku maqlay hadaladan balse maanta bay rumowday❤❤❤
Sidaas oo kle walalhena falastiiin
Allah u garab galo❤❤❤❤❤❤
Inshalh guul Syria oo guuleysata oo dib usoo noleysa awoodihii iyo quruxdii Astanta Islam ka allow Syria taageer yaa rabi
Aamin aamiin aamiin aamiin yaa Allaaaaaaaaaaah
waydhisi donanan ❤ insha allah
ilalahay ha garabgalo muslin qurux badan baan rabnaye dadal iyo cali sax u fekera uunbaa kaxigta dhismaha
Suriya waxay noqon dojnta mid wanagsan oo barwaaqo ah inshallh
Waku tagera sxb 🎉❤❤
Guuuuul Guuul Guuul syria
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo syria
الله اكبر 🎉❤
Golden voice ❤
Allah ayaumbaa og wuxuu ku danbeyn doono anaguna kheeyr ayaan u rajeyneynaa insha allah
Alxamdulillaaah guusha walaalaheena reer Syria❤insha allaaaah waxaan allaaaah kabaryayaa in falastiin iyo dhamaan umada muslimiinta in uu guul siiyo insha allaaaah ❤❤❤❤❤allaaaahu Akbar❤❤❤❤❤
Dhibatonin badan ooy somareen dadka reer suuriya waxaan rajeynayaa in aay wax badan ka barteen reer suuriya oo aay dhisan sonaan dowlad aay kuwada qanacsanyihiin dadka reer suuriya oo dhan inshaa allaah
🥺 🥺 ... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
In fact, if it exists, it is an incredible achievement
Thank you walaal😮❤
سبحان الله 😢
Wlhi uxasuqay lkn mata kuwodilay kuwaydhalen aya xoreyay alhamdulilah
Alxamdulilaah
Ilahay baa og waxay ku dabeendoonto lakiin waynu uu
Ducaynaynaa in alle xasilooni kusoo dabaalo inshaa allaah
Insha AllAh kheer buu ku danbeeyn
Guul Syria 🇸🇾 illaahaw sida khayre ugu dhis dawladooda yaa allaah aamiin aamiin
Insha Allah guul iyo mid nimo Ayaan o rajeeyneeeynaa walaalaheen reer suriya waxeeyna bilaaw o noqon doontaa bilawga dawlad o dhaqda shareecada islamka Insha Allah nasriga Allah waa so dhawyahay Insha Allah Bari hadeey rafaad sanaayeen waxeey Gali doonaan bash bash iyo baraari
Allah xukun fiican ha siiyo dhibtana haka dul qaado iyaka iyo dhamaan muslimiinta aduunka meelkasta ooy ku dhibatayasan yahiin gaar ahaan Palestine
Taariikhda joulaani soogali zxp
Waan u rajaynayaa insha Allah
Mahadsanid ustaad sidaa noogu soo koobtay
Talo.
Walal barnaamijyadadu aadban ugu xidhahay tan ilaa 2021 wanad ku mahadsantahay so gudbinta xogo aan uu baahna laakin macmacaananta kadaa muhiimada un sheeg that’s it mar labaad Mahadsanid.
شكرا😊
Mahadsanid ❤❤❤
Waa U Ducaynaynaa Umada
Reer Siiriya In Masiir Kooda Allah
Kadhigo Nibad Iyo Midnimo Kudanbeya
Insha Allaah, Syria wxy noqon doontaa mid nabad ah oo lagu maamulo Shareecada Islaamka, wayna midoobi doonaan shacabka Suuriya.👏
Congratulations Syria 🇸🇾 people 👏🫶 Soomaliyeey waa inaa anagana kacnaa wlh dhulkeena waxaa kusoo qulqulaayo ciidamada Ethiopia waliba dhinaca Gedo ayeey kasoo galeen kaca kaca Soomaliyeey
Qabyaalada ina gumeystay innaga.
Alahu akabar ❤
guul iyo gargaar alle❤
Syria xasuuqa familka asad way ka gudbeen ilaah ayaa mahad leh guul ayaa u rajenaya iyo in diinta islaamka ay kudhaqaan wadankoda Falastin iyadana guul ayaa u rajenaya somalia ilaahow mideey❤
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
Alxm dullilh suuriya waaxur maanta
Legend 🎉❤
Haa dabcan insha aalah lugahooda way ku istaagiin in badan soo silceenee
# 1970 Syria waxaa ka dhacay kacdoon ciidan oo uu hogaaminaayay xaafid al asad.
1971 ayuu noqday madaxweynaha siiriya wuxuuna xilka haayay ilaa uu ka geeriyooday sanadkii 2000. Waxaa beddelay bashaar al asad.
Waxay geysteen xasuuqyo qaarkood lagu laayay qabiilo.
Wuxuu soo bilowday kacdoonkaan 2011.
# wuxuuna sabab u noqday soo af Haridwar qoyska reer Asad oo 59kii sano ee u dambeysay gacanta ugu jiray.
Tedmur jeel lagu xiri jiray maxaabiista ka soo horjeesata xukunka asad
Islaamka Allaah ha mideeyo oo ha quwadeeyo meel ay joogaanba.
I.a alaah u ziyaadiyo😢
mnsha allah ❤❤
ILAHAY SYRİA İYO FALASTİİN HASİİYO DAWLADO CADALAD İYO SİNAANLE İNSHA ALLAH SYRİA WAXAY YEELAN DOONTAA XUKUN FİCAN OO AAD UDHAAMA.Kİİ BİSHAAR AL.ASAD AAMİİN YARABİ 🤲🤲
Sidày u dhaqmayan imka jqbhadu wuu hagaagayaa unsha allah
Insha allaah waynu u ducaynaynaa
In ay wadankooda si fiican u maamushaan
Illaahay xaqa ha ku sugo wadankaa dadkiisu suniga u badanyihiin
Masha Allah allahu akbar❤❤❤