Hurbad Diploma - System Administration Diploma - AfSomali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @abdiwalishariif-n4f
    @abdiwalishariif-n4f ปีที่แล้ว +5

    wallahi meeshaan cilmi ayaa yaalla somalida inta ay facebook iyo youtube cayda iyo xanta ka dhaxwadaan inay wax bartaan oo ay naftooda hor mariyaan ayaa uga wanagsanayd wallahi aniga waxan ahay ardey ka mid ah madasha hurbad

  • @mubarikjama5880
    @mubarikjama5880 ปีที่แล้ว +2

    Hoyga Tababarka injineerada Mustaqbalka Meel aan wxbadan kafaaiiday xaqiiqdii,,Maanta ma jirto meel sida hurbad ookale Macalimintu daacad u yihiin waxey Ardeyga usoo gudbinayaan walahi Ajar badan baad shaqeysateen Ilaahey Ha idinka Abaal mariyo💙🙂👋

  • @Mohamed-nj8if
    @Mohamed-nj8if ปีที่แล้ว +1

    Ani Hada Bilaabi Rabaa Insha Allaah Isbuucan Ku dihiisa Haduu illaahay Idmo ❤❤❤

  • @Abdirahmaann
    @Abdirahmaann ปีที่แล้ว +1

    A+ versionkii hore ee abdirizak inaba caadi maahayn

  • @YaahuuYaahuu
    @YaahuuYaahuu ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maxamedcali136
    @maxamedcali136 ปีที่แล้ว +1

    Teacher ✍️

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 2 หลายเดือนก่อน

    Its good🎉🎉🎉🎉

  • @LiilovePro
    @LiilovePro ปีที่แล้ว +1

    Design ka wan bartay wana aqan qeybaha kale mala iigud bin kara 3 buug ee dambe mise waxa waajib ka dhigeysiin inad qofka bilaw ila dhamad 1 mar siisan🙏💯

  • @MohamedDahir-wz3tw
    @MohamedDahir-wz3tw ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Waad mahadsanidiin ❤

  • @YaahuuYaahuu
    @YaahuuYaahuu ปีที่แล้ว +3

    network administrator Diploma meeqo bilood waaye video nooga soo sameey macalin please and please and please and please and please and please ❤

    • @Mohamed-nj8if
      @Mohamed-nj8if ปีที่แล้ว +2

      6 Bilood Waaye walale Lkn Hadaa Wakhti U Hayso 6 Bilood ka yar ku diyaarin kartaaa wllo .
      You welcome ❤❤

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 10 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @axmedsuuley6036
    @axmedsuuley6036 ปีที่แล้ว +1

    Qofku haduusan coursekaan uusan horay uarag xataa maku kaaftoomikaraw

  • @Jackcadnaani
    @Jackcadnaani ปีที่แล้ว

    Imtixaanka af soomaali maa liigaga qaadaa mise English

  • @axmadxariif
    @axmadxariif ปีที่แล้ว

    acs zxpul hurbad
    wan ku salamay wll
    waxan ahay arday aad iyo aad u xiiseeya
    xirfada ict
    lkn nasiib daro waxaan joogaa
    ethiopia oo aad iyo aad u khad xun
    waliba
    tuulo or dagmo aad u sii khad xun
    balse lkn
    waxan is ku dayi daan insha alah
    soo dadaalo
    ee sideen idiin la soo xidhiidhi karraa
    imeam no of whattsupp

  • @RiyaaduALQuran
    @RiyaaduALQuran ปีที่แล้ว +1

    Masha allah