ความคิดเห็น •

  • @zadaammohamed-k2j
    @zadaammohamed-k2j 3 หลายเดือนก่อน +2

    ugu horey waan idinsalaamey memberska hurbad
    dacwad ayaan kaqabnaa now madashaa balse
    waa in aad qiimodhimis balaadhan in aad noo samaysan
    hurbad waa madasha kaliya ugu wanaagsan eesomali
    leeday lkn waad nagu qaaliyay seen wad ogtihiin maanta
    $50 arday kaligii in uun bixiyo hada now naga sogarbaxa?

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @abdiahmed9708
    @abdiahmed9708 3 หลายเดือนก่อน

    Wanbilabaya runter inshalah.shahadada calami matahay yurub laga aqonsankaro

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 หลายเดือนก่อน

      Maya. Cidna ma aqqonsana. Aqoonta ayaa ka wayn aqoonsiga.

  • @jatarjatar136
    @jatarjatar136 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin

  • @GalolPro
    @GalolPro 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks lipaax..

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax mahad sanid

  • @AnasMahamoud-lg2kh
    @AnasMahamoud-lg2kh 3 หลายเดือนก่อน

    Oky siden wax ku bilawnaa

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 หลายเดือนก่อน

      WhatsApp nagala Soo xariir video description ka Soo qoro

  • @AyanMahamed-fg9tp
    @AyanMahamed-fg9tp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ustad e learning diploma miyaa

    • @Hurbad
      @Hurbad 3 หลายเดือนก่อน

      Haa walaal waxbarasho hurbad bixiyo gabi ahaanteenba waa Elearning

  • @ciisefaarax3656
    @ciisefaarax3656 3 หลายเดือนก่อน +2

    hada jaamacada aan dhiganaayo boojo miyaa aduunyo🤣🤣🤣