6 CAQABO OO KAA HORTAAGAN KU HADALKA LUUQADDA INGIRIISKA (Q1aad)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Dad badan waxaa dhib ka haysta barashada luuqadda Ingiriiska, gaar ahaan in ay ku hadlaan oo ay u isticmaalaan noloshooda gaarka ah ama ganacsigooda.
    Inta badan caqabadu waxa ay ka jirtaa hanaanka loo maro raadinta ku hadalka luuqadda iyadoo ay dad badan aaminsanyihiin khuraafaad ku aadan barashada luuqadda. Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 6 caqabo oo laga yaabo in ay hortaaganyihiin ku hadalkaaga luuqadda adigoo ku bixiyay waqti badan sidii aad u baran laheyd luuqadda.
    Af Soomali ayaan ku sharxi doonaa fikradan qaldan balse waakan liiska isagoo ku qoran isla luuqadda aan ka hadleyno:
    1. You Must Practice Speaking to Improve Fluency
    2. You Need to Force Yourself to Speak and Make Mistakes
    3. You Need Pronunciation Lessons From an English Teacher
    4. You Need to Learn More Words
    5. You Need More “Traditional” Classes
    6. We must focus only on English to learn English.
    **********************
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK: bravogrouponline
    FACEBOOK: @somvato
    TIKTOK: / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena & barnaamijyada kale:
    learn.bravoakademi.com/collections
    🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.bravoakademi.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    FACEBOOK: / bravogroupon. .
    TWITTER: / bravo_group
    TIKTOK: / bravoakademi
    KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY:
    📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
    bravoakademi.co...
    📚. Helida shaqo fiican:
    bravoakademi.co...
    📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
    bravoakademi.co...
    📚. Baasaboorka Guusha:
    bravoakademi.co...
    📚. Sameynta muuqaalo saameyn leh:
    bravoakademi.co...
    Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
    💌 learn.bravoaka...

ความคิดเห็น • 25

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa run luuqada Akhris iyo qoris baa lagu bartaa..
    aniga iskul soomali ah Ma galin bilowgii hore wxa dhigan jidhay
    Iskul ku baxa carabiga waxwalba carabi baa ku dhigan jidhay kadib iskul baa ka baxay iskul afsomali ah baa Lay geeyay kadibna somaliga adeeg igu noqday macalinka marku dhaho akhri somaliga waxa buuga ku qoran ga‘ga baa u akhrin jidhay xisabta somaliga xataa wy igu adkaatay ardaydu wy igu qosli jidhen😂 macalinka wuxu dhihi jidhay daya haku qoslinina iskul carabi ku baxa by ka timi wy nala qabsan kadib ciil baa igalay
    Walashay iga wayna iskul somali ah by dhigan jidhay bugagteeda baa galabtii intaa so qaato baa akhrin jidhay Qori jidhay afsomali aan fahmaynin baa intaa qoro Qoro wax bdn baaa isku daji jidhay mudo kadib ardaydii igu qosli jidhay baa Layliga iga Qishi jidhay lol 😂
    English waa Luuqad sina u fudud sina u adag si kastaba ha ahaate waa baranaynaa asxabay is adkeeya alle hano fududeeyo in.-a❤

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k 3 หลายเดือนก่อน

    Nabigeena S c w

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad waxaad noosoo diyaarisaa chanalada ugu fiican ee aanu ka dhagaysan karno barashada luuqada English ta 😊 mahadsanid

  • @umuzuhaila3277
    @umuzuhaila3277 ปีที่แล้ว +1

    Thnks teacher i have seen in TikTok and automatically I researched in TH-cam. I’m so happy to see someone like you, you could understand weakness for very beginner leaners 🙏

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b ปีที่แล้ว

    Mashaaallah macalin ilaahy haku xiftiyo taladaas ayaan hore uqaaatay alxm wallaahi wan fcnhy mobelka haddaan soo qabtaba waxan dhagaystaaa carabi english labadaas ayaan inshallah meel saari dhagaysigana wan badin inshallah

  • @ABwaanGacalwanaaje.
    @ABwaanGacalwanaaje. ปีที่แล้ว +2

    Aadbaad ugu mahasantahay wakhtigaaga aad na siisay si aad wax noo fahansiiso🙏
    Runti waxaan kuso jiray barshada ama in aan fahmi Kuna hadlo luqada ingikiishka ugu yaraan 30 maa aan siin wakhti dheer balse waxaan siyay AHMIYAD ila waxaan fahma 10% waan ku hadla jimalada waan dhisi Kara balse ma ahi fluency marka maanta waxaan bilaabaya in aan dabaqo hadalkaaga iyo tusaalahaaaga

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Familibaaaanahaeyyyy.saabiriineeeyyyy saxaneeey samawadeeey

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq ปีที่แล้ว

    Thanks your advance

  • @Warsame44
    @Warsame44 7 หลายเดือนก่อน

    Dhagaysiga badi

  • @apdalladikre8949
    @apdalladikre8949 ปีที่แล้ว +1

    Good for you 2:10

  • @CabulaahiAboowey
    @CabulaahiAboowey ปีที่แล้ว +1

    Absolutely not the same thing

  • @CabulaahiAboowey
    @CabulaahiAboowey ปีที่แล้ว

    🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 ปีที่แล้ว

    Bisinka cqbdirisaaq biritish wuxuba u egyahay 40 jir e sidee 29 sanno ka hor wax kugu dhigi jirey adiguba nin wayn batahaye waba is le egtihin muuqaal ahaan 2020 ban online engilish ka dhigtay dhowr bilod cabdirisaq british muqalkisa nin yar bu u muuqdaa

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 10 หลายเดือนก่อน +2

      Muuqal miyaa wax ku qiimaysaa hhh waxaa jidha dad waa wayn oo Lo modo 20 jidh iyo Waxad arkin dad 20 jidh ah oo Loo moda 50 jidh dad baa u gashta jabyarida tu‘sale aniga 22 baa jidhaa dadka wxy ii modan 16-17 waxa haystaa gabdh yadh oo 1sano jidha dadka wxy dhahan adiga Ma dhalin aniga ayayday wxy jidha 70 waxa lo modaa 50 jidh marka wx layska dhaxlo wy thy cuntoyinka aad cuntidna wy ku xidhan thy io Vitamin iyo maqarka jidhka oo daryeesho eee da‘da mahan muqalka waligaa wxba haku qiimayn .

    • @miskiAhmed-q2h
      @miskiAhmed-q2h หลายเดือนก่อน

      😂😂 ma ila yaabtay ustad cabdi wahaab wuu yaryahay marka
      Walaalki kayar lamoodaa kwrn😅

  • @hodanaliahmedAhmed-qo8il
    @hodanaliahmedAhmed-qo8il ปีที่แล้ว

    Wllkay course online intee kaheli karaa

    • @somvato
      @somvato  ปีที่แล้ว

      Fadlan booqo somvato.com ama nagala soo xiriir whatsapp 612253334

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Number.yaaaawaaaye number waa leeyahee sooooo dhawoow inbadan gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey bahyareey bahbahyareey bahbahbah

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 ปีที่แล้ว

    Anuu idhigaa hada

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Number 555555555555555555555555555 number wax kumaihi .islaaaaaaaam iyo dhaqnwanaagasluupanshax aadaab qadarinqiimo baan wax tu ahaye.iyaaaaaaa Eeeeeeeee

    • @mahamadtery4785
      @mahamadtery4785 ปีที่แล้ว

      Ustaad allha kuxifdiyo wad ku mahadsantahay

  • @abdirizakjamashire7060
    @abdirizakjamashire7060 7 หลายเดือนก่อน

    Lacala qof English aan aqaanin haduu ku dhageysanahay siduu ku fahmaa madamaa aad ereyo ingiris ku hadleysid