Waad guuleysan kartaa hadii aad sameysid arimahan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • 🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK: / bravogrouponline
    FACEBOOK: / @somvato
    TIKTOK: / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.bravoaka...

ความคิดเห็น • 39

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 ปีที่แล้ว +8

    TH-cam Somvato halakalakiciyo Siduu Ustaad-ku Noogu dedaalayo aan Dareensiiyo Dhiirigelin Insha Allah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +2

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan9129 ปีที่แล้ว +4

    1.Ha filin inay wax iska dhacaan ficil la,aan
    2.Waa inaad dajisataa ahdaafta noloshaada
    3.Ha isku dayin inaad Ganacsi dhisatid lkn brand sameyso
    4. Jooji inaad raadisid dadka kale inay ku xaqiijiyan inaad jidka saxda haysid (cidna ma taqaano waxa adiga ku fiican oon adiga ka ahay )
    5. Riyooyinkaaga hada ku noolow .
    6.Dadka Guuleystey waxa ay xooga saaran waxa muhiimka ah
    7. Dhiso khibradaada .
    8. TALAABO qaad .

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +1

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @user-gx1by8iz3e
    @user-gx1by8iz3e 8 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ustaad Allah ku sharfo

  • @AbdisamedMadkuus
    @AbdisamedMadkuus ปีที่แล้ว +3

    Aan ku sqlino nabigeena mohamed ❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +1

      الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 ปีที่แล้ว +2

    Wxn hayaa fikrado bdn oo ganacsi oo shaqaynaya qofkii raba inuu ila shaqaysto .diyaar baan u ahay gacmo wada jirbay wax gooyaan ...

    • @marwa1.19
      @marwa1.19 4 หลายเดือนก่อน

      Wala qof Kasta wuu hayaa lkn investment baa la isku dhaafay

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @MohammedSandhere
    @MohammedSandhere 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @osmanibrahim8708
    @osmanibrahim8708 10 หลายเดือนก่อน

    Mash.allaha

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว

    Wa topic aad u umuhima Thanks for dhiri galintaada ustaad 🫶🙏❤️

  • @mowliidshiekhabdullahi3044
    @mowliidshiekhabdullahi3044 ปีที่แล้ว

    Jazaka allh Ustaad

  • @sadamabdallacazaam7171
    @sadamabdallacazaam7171 ปีที่แล้ว

    Mshaa allah ustad allah Haku sharfo

  • @shugrixirsi
    @shugrixirsi ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad thanks

  • @updullahiosman1881
    @updullahiosman1881 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad jazakallaah

  • @mascuudgurxan
    @mascuudgurxan ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad alle haku sharfo

  • @adanhussein4458
    @adanhussein4458 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 หลายเดือนก่อน

    Xawaladaha wadanka xagee kusoohirtaan

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 ปีที่แล้ว

    Xayaaka Allah Ustaad Mahadsanid

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo maalinkasta waxan eegnaa inad wax cusub so dhigtay waayo waxan sugnaa casharadaada qiimaha le
    9:43

  • @ahmeddahir3472
    @ahmeddahir3472 ปีที่แล้ว

    Prof wad kumahadsantahy sidaa quraxdaa badan oo cashirtaa wngsan nola wadagto❤❤

  • @sadamalashasan9588
    @sadamalashasan9588 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @ahmedrooreali3552
    @ahmedrooreali3552 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @madaale5465
    @madaale5465 ปีที่แล้ว

    To me i agree

  • @user-xr8gt3qp6g
    @user-xr8gt3qp6g ปีที่แล้ว

    Mash allh ❤

  • @user-vp1eu5kc8l
    @user-vp1eu5kc8l ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 ปีที่แล้ว

    Ustaad🎉

  • @mustafahmed1481
    @mustafahmed1481 ปีที่แล้ว

    Mash allah ❤

  • @hudacumar9294
    @hudacumar9294 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 ปีที่แล้ว

    Ilahaay naa uu qaadaray.xaji. afgaar ganacsinaa waa lo baahaanyahay

  • @user-wr8ds1wl5l
    @user-wr8ds1wl5l ปีที่แล้ว

    Ustaad mujladaha english nooga dhig mahadsanid

  • @user-dg6jg1yu7p
    @user-dg6jg1yu7p ปีที่แล้ว

    Xaqiq ayad kashegtay wayo South Africa ana jogo 😅

  • @sadamabdallacazaam7171
    @sadamabdallacazaam7171 ปีที่แล้ว

    Mshaa allah ustad allah Haku sharfo