MARTIQAADKII SANADKA ILA DHAMAYSO VIDEO GAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 6 หลายเดือนก่อน +7

    Qofka yiri bocor cade waa ku raac sanahay bocor cade waayeye xabiibtii cuntadaa oo kale mar hore aa nogu dembeysay waxaa ma cuna xabiibtii waxaa laga qadaa cholesterol meelaha aan joogno oo ah USA 🇺🇸 waa u xiisney cuntadaada oo kale thanks for sharing qaaliyeey nicimo heybe and maxamed salaan sare dhamaantiin caafimaad ku cunaa thanks for sharing qaaliyeey keep it up good food.

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 6 หลายเดือนก่อน

      Bocor mahan waa cadriyad

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 6 หลายเดือนก่อน +3

    Bocor waaye marki sida mastada lo dareriyo waxa lagu Dara subag sokor heyl magacisana waxa i aqana Taambi ama bocor taambi hadaa reer kismayo nahay ✌️❤️

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 วันที่ผ่านมา

    Maashaah allaah calaa Casumaad

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allah naciimo heybe alle haku xafido adiga Iyo faamilkaaga oo dhan

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 6 หลายเดือนก่อน +5

    Sisterei waxaso cunto ah o. Bur cad laga sameyay cunto wada sonkor ah cafimadka uma ficna iskadaya cuntada greenka ah iyo fruitka cuna iyo kalunka ,dorada etc midakale views wd aragty wxd ku heleysa marka muqalada magalada so dubtid iy suuqyada

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 6 หลายเดือนก่อน

    💯👌🏾BOCOR BATIIQ ABUU SOKOR WAAYE✅✅✅NIMCAAY❤️❤️❤️ALLAAHUMA BAARIK🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @degaed4409
    @degaed4409 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allaah taambi , bur madaza jah yaa i keeno cadeey caafimaad ku cuna❤

  • @HafsaMohammed-f7b
    @HafsaMohammed-f7b 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa bocor cade jah jah dhareerka iga dadanooyo waan jeclhy

    • @amranyasin6840
      @amranyasin6840 6 หลายเดือนก่อน

      bocor inu yahay waala ogyahay magaca looyaqan sheeg😂😂😂

    • @umucabdinasir5894
      @umucabdinasir5894 6 หลายเดือนก่อน

      Bocor ka tiitow waaye oo sonkor iyo heyl iyo subag lagu sameeyey

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 หลายเดือนก่อน

    MAASHA. ALAH. WADANKEENI. QURUX. WAAYE. ILAAH. USIYAADIYO
    WELL COME NACIIMA IYO. MAXAMED. CSUMADKOODA❤❤❤

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v หลายเดือนก่อน

    Nimco axmed waqtiga mado bed aya qurx badned wll qas qaska maxo gabdho dhexa ku dhelay atriisho somliyed riwyad aya firsn jiry wqtigi 2005

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abtigeey sawirkiisa arkay 😂mashallah abti Huseen camerada waa la soo qabtay😂❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 วันที่ผ่านมา

    Asc nimca abaayo xagee gashay ku waayee hada well came balac

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin9720 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wadankena barawaqa kabuuxdo ramadan mubarak

  • @safiyokeynan5381
    @safiyokeynan5381 6 หลายเดือนก่อน

    Asc nimco heybe waan ku salamay adiga iyo sabiib kaa nimco waxan ku weydiyay aaway saxiibta oo dharka u fani jirtay oo af laantii hore turjumi jirtay

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 วันที่ผ่านมา

    You well come

  • @munir69420
    @munir69420 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilaah ha idiin daweeyo

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 6 หลายเดือนก่อน +3

    bocor cade inu yahay waa labogyahay magac buu leyahay sheega waxaa la yirahda taanbo gibil cadna mahi isaaq yan ahay kawaran😂😂

  • @abdicade6109
    @abdicade6109 6 หลายเดือนก่อน

    Nimco hadan arkay muqalka walaley inad icazunta raba from Germany ayan ka so salamaa wlhi dafür xumo igu haydo halkan i love dalkeyga nimca taala ❤

  • @ju4965
    @ju4965 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waa alaab aad qurux badan Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastehanuurasaid6628
    @nastehanuurasaid6628 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bocrkakiitoow kunnaag guursadoow eeiisoo dhiiba

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ramadan Mubarak

  • @Hibo-k5h
    @Hibo-k5h 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah ❤❤

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 6 หลายเดือนก่อน +1

    Taambi waaye baasto cagaar maahan

  • @seynabbote2536
    @seynabbote2536 6 หลายเดือนก่อน

    Asc nimca maxamed xaajigaga miya qalad ha ifahmin in ad gursatay wan maqlay lakin in u maxamed yahay ma ogi sas an ku weydiye qali Allah ha idin xifdiyo insha Allah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan Mubarak maasha allaha ❤❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ❤❤❤❤

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waxaa oo cunta ah hadhow yaan ladaadin

  • @IlhanMuse.-zr9uq
    @IlhanMuse.-zr9uq 6 หลายเดือนก่อน

    Asc cadriyad ayaa u naqana reeqoyiga reexamarkan maxaad tidhahdan❤❤❤❤❤❤❤

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa baasto macan baasto taambi

  • @umuyaasir4251
    @umuyaasir4251 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan mubarak Maasha ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 6 หลายเดือนก่อน

    Kan adhahesit basto miyaa wa bocor cade lashilay nimco yagadesa ❤ abaayo horay usoco ayaan kuleyahay

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAA ALLAH CAAFIMAAT KUCUNA

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bogor cadde

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaanoo cunta caafimaadkuma jiro wana israaf

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 6 หลายเดือนก่อน

    Horta mama nimco mohamed talyani xaajiga miyaa

  • @mohamedamiin1251
    @mohamedamiin1251 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bocor cade waye huno sharafey from garissa

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor kataanbi waaye😂maasha allah maxan ku afurey 206

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tambi

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaa❤❤❤

  • @gacalsidechannel4492
    @gacalsidechannel4492 6 หลายเดือนก่อน

    Basto tanbi aya la dhaha bocor katitow aya laga sameya

  • @cabduqaadbarbaremaxamad
    @cabduqaadbarbaremaxamad 6 หลายเดือนก่อน

    m. a rabiyoow naga qabo dadka diidan bilda somalia alownabad noogadhig dalkeena

  • @hibao9569
    @hibao9569 6 หลายเดือนก่อน

    Tanbi anoo ujeedo waxan dhan macuni lahayn asii qaxwo le kashidantahay

  • @cabduqaadbarbaremaxamad
    @cabduqaadbarbaremaxamad 6 หลายเดือนก่อน +1

    imistarooni aaladhahaa nimco

  • @maslah345
    @maslah345 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bocorka sokorta iyo subaga lagu sameeyo baasta aaa

    • @salma-qs2gi
      @salma-qs2gi 6 หลายเดือนก่อน +1

      👍

  • @SaMo-y6o
    @SaMo-y6o 27 วันที่ผ่านมา

    Bucur waaye

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DaganNuur-u4s
    @DaganNuur-u4s 6 หลายเดือนก่อน

    Gedku waa cadriyad batoo maca❤❤😂😂

  • @NadaAli-ks8wk
    @NadaAli-ks8wk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bocoor waye❤❤❤❤m.a

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 6 หลายเดือนก่อน

    Asc naciima Waa bocor katiito

  • @sallymun2933
    @sallymun2933 6 หลายเดือนก่อน

    It’s called boccor cagaar

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @ruwaiz1099
    @ruwaiz1099 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤🎉🎉

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor katiitow oo sidii basto loo dheedhereyey waaye

  • @samiaadeabdulkadir260
    @samiaadeabdulkadir260 6 หลายเดือนก่อน

    Anaa sheegayo katiitow waye

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah bocor macan waaye miya afur wanagsan gacmahina alah idin barakeyo 🥰😘👌

  • @ayaanyusuf9725
    @ayaanyusuf9725 6 หลายเดือนก่อน

    Waan sugeynaa anaga magaca

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 6 หลายเดือนก่อน

    ما شا الله

  • @ju4965
    @ju4965 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyokeynan5381
    @safiyokeynan5381 6 หลายเดือนก่อน

    haa hada ayan so xasustay magaceda waa sujaaco

  • @AyaanAbdulkadir-e4j
    @AyaanAbdulkadir-e4j 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor taambi ❤

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor katiitow dabka saar u saa bislanaa sitey ma noogtaa ku jirtee iidaa kala goyneyso kkkkkk see ku dhahay heee Nimco Heybe walashey 😂😂😂

  • @farxiyokhalif9424
    @farxiyokhalif9424 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaas waa bocor katiitow oow xusuus marhor ayaa iigu dambesay 😊

  • @Qadafimalaay
    @Qadafimalaay 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor cade sub miyaat kusameeysay aloow macaanaa

  • @SaidoAfrah
    @SaidoAfrah 6 หลายเดือนก่อน

    Waa bocor taambi😂😂

  • @yasminadan9519
    @yasminadan9519 6 หลายเดือนก่อน

    Waa basto tambi

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor cade wye hhhhmcn wye allaha nidaweyo

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ka baga dad😂 baa heeysen

  • @Saalax-g3y
    @Saalax-g3y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bocor katiitoo iyo sokor waayay 😂😂😂 keep going nimco

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wa bocor cade

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bocor cade waaye baasta mahan 😂

  • @cabdishakuurkhadar3441
    @cabdishakuurkhadar3441 6 หลายเดือนก่อน

    Waan catariiyad

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor baasto.

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 6 หลายเดือนก่อน

    Waa bocor ka tiitow waaye

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 หลายเดือนก่อน

    CAAFIMAAD KUCUNA. DHAMASNTIIN

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 6 หลายเดือนก่อน

    Taanbo waye

  • @samsamsaleban3860
    @samsamsaleban3860 6 หลายเดือนก่อน

    Boocar waaya

  • @cabdiraxmandragon9570
    @cabdiraxmandragon9570 6 หลายเดือนก่อน

    Wa bocor cade bocor kititow

  • @Sahra-cm9nv
    @Sahra-cm9nv 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaladha cadriyad

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @DaganAli-j7c
    @DaganAli-j7c 6 หลายเดือนก่อน

    wa bocorcade waye

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhh bocor cade

  • @sharimjibrilali1402
    @sharimjibrilali1402 6 หลายเดือนก่อน

    bucor waye

  • @NasiibChenel-wm4ch
    @NasiibChenel-wm4ch 6 หลายเดือนก่อน

    Boco cade

  • @Neshremy
    @Neshremy 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AminaQali-u3x
    @AminaQali-u3x 6 หลายเดือนก่อน

    Nimco bastadaas waa bocor cade

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor cade waaye

  • @safiabdi2587
    @safiabdi2587 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor waye

  • @maxamedshaacir6028
    @maxamedshaacir6028 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor tampi

  • @HawaGaal
    @HawaGaal 6 หลายเดือนก่อน

    Bacor waaye

  • @sacdiyaabukar
    @sacdiyaabukar 6 หลายเดือนก่อน

    Baasto maahin bocor cade waaye

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 6 หลายเดือนก่อน

    Bocoor waaye masha allah 🥰

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 หลายเดือนก่อน

    Zbocot. Cade. Waaye bocon katiitoow. WAAYR

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor taambo ninki yaqana yaqan

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 6 หลายเดือนก่อน

    Cuntada dadka dhinac yadiina kubahan iyo kuwa dariiqa kubahan wax ka siiya.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 6 หลายเดือนก่อน

    Baasto Waxan u naqaan cadriyad

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor katito

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor katiitow

  • @nimomoghe271
    @nimomoghe271 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor

  • @Saido-j2w
    @Saido-j2w 6 หลายเดือนก่อน

    Bocor taambo

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 6 หลายเดือนก่อน +1

    💚💚💚💚💚💚