ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hadi aad jirto 20 ilaa 30 sanno || Muuqalkan Wa ku muhiim in aad daawato .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 40

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah Hadal ka qiimo badan dheemanka
    Dr abdishakur areh Guulayso ustaad 💯👍

  • @user-np5ry9ss7h
    @user-np5ry9ss7h 3 หลายเดือนก่อน

    Runtii wlhy wll wan wada qortay Insh allah wana bilabaya natijada iga sobaxda o naftayda isbedel wayn inan kudaremo rajaynaya wan kuso mahadcelinaya

  • @EguehAyan
    @EguehAyan 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo mcn merci beaucoup

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 7 หลายเดือนก่อน

    20 years old alxamdulillah

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +2

    ASAALAMU Alaykum first one and comment thanks my brother

  • @Sharifmahamed2
    @Sharifmahamed2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad I'm 19 year and THIS inspiration will benefit me i.a❤️☺️🙏

  • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076
    @drsalmacabdarashiidsaleeba4076 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @mucaad_haji
    @mucaad_haji ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @user-hg5bz2fh1n
    @user-hg5bz2fh1n 6 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay

  • @abdiazizmadari5066
    @abdiazizmadari5066 ปีที่แล้ว +1

    I am 20 yrs,thanks for your inspiring

  • @queensister2406
    @queensister2406 ปีที่แล้ว

    Jazakllh qeyr

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 ปีที่แล้ว

    1: weliga nosha fudud and hàraadin ntaad da'dan ku jirto
    2: ha umalayn in cimri badan kuu hadhay maskaxdaadna haka dhaadhicin weli waad yartay
    3: waqtiga uga faidayso 2 qodob
    1: inaad yaraysato social media
    2: aqriska badi
    si guud ugu dadaal cibaadada inaa dka dhigato caado
    3: caafimaadkaaga ilaali
    Siaa du ilaaliso waxaad u baahantay
    1: jimicsi joogto ah weeki hal saac ama maalinti 20 min
    2: hurdada ku dadaal habeenki si naftaadu unasato
    2:

    • @ladanladan8461
      @ladanladan8461 ปีที่แล้ว

      Qodobka sadexaad ee cafimaadka lagu ilaalinayaa waa : inaad ilaaliso cuntadaad cunayso

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 ปีที่แล้ว

    Waw m.a Dr allh ajar hakaasiiyo ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕

  • @salmochannel3135
    @salmochannel3135 ปีที่แล้ว

    Jazakalllah kheir

  • @Asedilays
    @Asedilays ปีที่แล้ว

    Mahadsanid jazakallaha khyr walal

  • @hamoudabde8422
    @hamoudabde8422 ปีที่แล้ว

    Talo qiimo badan
    Mahadsanid ustad

  • @Mr-Abib
    @Mr-Abib ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khair

  • @horseed6629
    @horseed6629 ปีที่แล้ว

    شكرا لك وجزاك الله خيرا.

  • @CabdicasiisFarxaan
    @CabdicasiisFarxaan ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad waan ku jiraa dadaas waliba bilogeeda waa rajaynayaa inaa dabaqo

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 ปีที่แล้ว +1

    Alle hanaga yello kuwo ka faidasta waqtigoda

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว

    19 year old ❤ thank you so much ❤❤

  • @osmaanmahmuud7284
    @osmaanmahmuud7284 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @ugbaadmiisaan-lt6xk
    @ugbaadmiisaan-lt6xk ปีที่แล้ว

    Mhadsanid ustaad

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey1487 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walalo

  • @nasromaxamuud5139
    @nasromaxamuud5139 ปีที่แล้ว

    Wll alle waxaan kaga baryaa aamal kaga in uu jano kaga dhigo wllhi nolo sheyda wax badan baan ka badal waxaana qatay taloyinkaga xaka diinta iyo dhinacyada kale wax baa iskaga key qasnaay talo lee iga maqneed
    Mahmaahyo somaliyed oo aahed markaad tabar heyso lalo ma heysi markaad lalo heysana tabar maheysid waa laga baxay warkaas wllhi

  • @rodoahmed43
    @rodoahmed43 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad illaahy cilmiga iyo caqliga haku barakeyo

  • @ahmedsaadaq
    @ahmedsaadaq ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdiqanimello7888
    @abdiqanimello7888 ปีที่แล้ว

    Thanks A lot wllo

  • @HindiAfsoomaali19
    @HindiAfsoomaali19 ปีที่แล้ว

    abdishakur wn kula socdaaa❤️❤️

  • @fathimuuse3713
    @fathimuuse3713 ปีที่แล้ว +1

    Waxan jira 20 sano. Haduu alle idmana waan welayndonaa talafaa.
    Mahadsanid walal.

  • @barochannel718
    @barochannel718 ปีที่แล้ว

    Ustad mahadsanid waxan marayaa bilawga dadaas waliba waan shaqeyaa alx
    Lkn waxaan wada barashada forex kadib markaan ka dhagaystay qaar culimada ka ah
    Wali lacag kama samayn lkn barashada ayaan ku dhex jiraa

  • @shakur2258
    @shakur2258 ปีที่แล้ว

    ❤️🐐🫡 thanks brother may Allah swt reward you for your brotherly advice ❤️❤️❤️

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii 20 jir ku seexdaa 60 jir buu ku ordaa

  • @asiyosaidasliqaxiye8919
    @asiyosaidasliqaxiye8919 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid

  • @omom-cc6mq
    @omom-cc6mq ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير