MINKA OO KU SOO DURGA AFAAFKA HORE EE XUBINTA TARANAKA HAWEENKA. Dr faris

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • MINKA OO KU SOO DURGA AFAAFKA HORE EE XUBINTA TARANAKA HAWEENKA. Dr faris
    𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
    Face Book page : www.facebook.c...
    FACEBOOK: / drfaaris1
    Twitter: mobile.twitter...
    Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
    Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
    𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

ความคิดเห็น • 393

  • @drfarisalattas
    @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +25

    𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇
    facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
    𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇
    instagram.com/farisalattas/

    • @sihamlajcley5695
      @sihamlajcley5695 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc

    • @inaahmed8909
      @inaahmed8909 3 ปีที่แล้ว

      Asc dr faaris facbooka su.aal kasoo weydiiyay ima soo jawaabin wali jawaab ayan ka sugaa

    • @markisshamsudiin9127
      @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc dr anshaxa ilaali oo jooji sawirada aad isticmaalayso eesaaran shahada waadambi iyo dhaqan xumo

    • @yaaskaabdi8052
      @yaaskaabdi8052 3 ปีที่แล้ว

      4biloda qawa hdan minkeda hos uso dhacaye kwrn jwb wllo

    • @ayanabdirahmanosman7385
      @ayanabdirahmanosman7385 3 ปีที่แล้ว

      Asc Dr Faris gabar 2sano jir an dhalay ilkahee isku rugtaa Mar kasto siiba mrkee jiran tahy Dr please isoo sheeg waxa keena midaas
      Dr Facebook ka markasto waan kaala soo hdlaa mana isoo jawaabtit

  • @XaawoSharaf-o3j
    @XaawoSharaf-o3j 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asc dr gawar ahay wali lema guursanin minkeyga wa u hoseya yaranteyda ilaa hada 😢 guurka ba cabsi qabaa wax dhibato miyu ikeena wanax sanahy wlhi 🤲🏻

  • @farxiyomohamed3582
    @farxiyomohamed3582 3 ปีที่แล้ว +14

    Dr qof aan waxba dhalin minkiisu ma dhaqaaaqi karaa oo boos kiisa ma durki karaa jwb wcm

    • @SagalKhadar-kx6sb
      @SagalKhadar-kx6sb หลายเดือนก่อน

      Wll ana kula mida ee hadad xal heshay ples iso shek😢😢

    • @SiidCali-d1l
      @SiidCali-d1l 15 วันที่ผ่านมา

      Gus obahantiheen wiil 😂😂

    • @SiidCali-d1l
      @SiidCali-d1l 15 วันที่ผ่านมา

      Anaako haayo abaayo xalkida ilasoxariir abaayo

    • @Ashahaadada
      @Ashahaadada 6 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@SagalKhadar-kx6sbwll kula mid baan ahaye xal ma heshy

    • @SagalKhadar-kx6sb
      @SagalKhadar-kx6sb 3 วันที่ผ่านมา

      @@Ashahaadada wll bal luuqa iga so hadl

  • @faadumojimcaleq9938
    @faadumojimcaleq9938 ปีที่แล้ว +6

    Wll aniga magaceegu waa caaisha. Wll waxaan isku arkay we talked Hoosier ee Xibinta taranka cathilib ayaa iga muqdo wll maxaan sameyaa😂

    • @Umumaahir12
      @Umumaahir12 ปีที่แล้ว

      Dr Mala xrrty aby Ani sas ayn aheee

    • @munaabdi341
      @munaabdi341 ปีที่แล้ว +1

      Abayo mxaa sameyseen iso Shega ane Wan isku arkee

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว

      ​@@munaabdi341abyo frintayda hada aragto isoo jawab Ina isku mid nahay umalenaa

    • @Ashahaadada
      @Ashahaadada 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@munaabdi341 wll hadaad xal heshy ii sheeg

  • @zeinabaliomar3964
    @zeinabaliomar3964 2 ปีที่แล้ว +6

    Fadlan dr ugu jawab dadka suaalaha muhiimka ah ku weydinaya kuwa mahadcelintaba waad u jedaye

    • @himocabdi8306
      @himocabdi8306 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan bariiskiisuu shaqeeysanaa cidna uma daneeynaayo

  • @fardowsomuqtar13
    @fardowsomuqtar13 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan Carabkana muxu shegi rabaa ayanba is lahaa ileen adiga Lee waaye Dr.

  • @Aliisha19yusuufYusuf
    @Aliisha19yusuufYusuf 7 วันที่ผ่านมา

    Hadey xaladan dhacdo dabacsananta dib hooyada maudhalikarta Dr isojawab

  • @HamdaInaAhmad
    @HamdaInaAhmad 16 วันที่ผ่านมา

    Intaba wan isku arkee man gadhiin 25 ayaan ahee maxay tahay noloshan

  • @farisdahirsayidahdmed8627
    @farisdahirsayidahdmed8627 3 ปีที่แล้ว +4

    Misnka xasanaadka illlhay ha kuu saaro

  • @haajaramoha3054
    @haajaramoha3054 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha bigrada maka soo baxaa

  • @fartuunail5014
    @fartuunail5014 3 ปีที่แล้ว +4

    Dr gabadha An dhalin o ladhahay magankada wu duruqsan yahay lkn wlhi waxbo dhalin ayadana

    • @asmashclahi8014
      @asmashclahi8014 2 ปีที่แล้ว

      Abayoyo farintayda hadaad argto ila so hadal

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 2 ปีที่แล้ว

      @@asmashclahi8014 abayoy anna ilasoo hadal🙏🙏🙏😢cilad ayaa ihaysata gabar ayaana ahay

    • @filsannor6847
      @filsannor6847 ปีที่แล้ว

      ​@@asmashclahi8014 abaayo labarkada iso dir a kla hadle arintan

  • @sacdiyoxuseen-gf4mz
    @sacdiyoxuseen-gf4mz 3 หลายเดือนก่อน

    Minka so u yala horta

  • @MarwaCabdilaahi-em5dn
    @MarwaCabdilaahi-em5dn 2 หลายเดือนก่อน

    Milka maxa laga wada

  • @IidoDhore
    @IidoDhore ปีที่แล้ว +1

    Dhokta waxaan kuewaay diinaa isoo jawaab waxaanqaata famalibalaaynta irbada garabka waxdhiba kumaqab marn bixiyo waxsaamaayna caafimadaka makuyeelanee iyo uur hadii ale isiiyo waan kubaryaa isoo jawaab

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa waxii la odhan jiray makaan dheeli
    Wax badana yaqaana reer waqooyiga oo dumarbaa roga

  • @fardusnuur2999
    @fardusnuur2999 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida loo dabeya abwe inta aad shegtey wan isku arkey plz isoo jwb intan kala soo xirira

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Mashallah Mashallah habo Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @najmocabdulenuur1245
    @najmocabdulenuur1245 3 ปีที่แล้ว +4

    Thnkis Dr wlhi wan isku arkey hada ayaan bah daremayaa ooh marka galmo sameyo xanuun ayaa daremaa xubinta nah we i ba raartaa

    • @fardosodiriye3074
      @fardosodiriye3074 2 ปีที่แล้ว

      Dr lee u sheego abaaayo meshan ha kusoqorin dhibka kuhaysta wa igatalo

    • @SamiiraHasan-be5xg
      @SamiiraHasan-be5xg 5 หลายเดือนก่อน

      @najmocabdulenuur awlad ma dhashay hupi ama xaladan ma lagu dealing kara iso jwb mcnto

  • @FalisHassan-dw4fk
    @FalisHassan-dw4fk 8 หลายเดือนก่อน

    Dr Aniga is ku Arkay calamad Ad she y..dy.isbitaal Ayn laxariry.wexey.igu dhahen.iskajar.cayilka.holsaid.markn.qabto.mesha.barar.Aya.sogalyo.sIda.in.wax.iso.rixayn.Ayd.muta.dr.iso.jawb e talo isi.dr bils

  • @hassangabdon9937
    @hassangabdon9937 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr tussle natus qaabka loojimicsado

  • @gsgahbwbwh9384
    @gsgahbwbwh9384 4 หลายเดือนก่อน

    Diktoor majiraa tayrood ilmo galeenka kudhaco?

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo markay foolanaysay mcaloosha looga fadhiistay kadib minki soo dabcay ayaan lakulmay aad ayay uwalwalaysaa allaha u yasiro thnx dr

    • @fatmadahir2717
      @fatmadahir2717 ปีที่แล้ว

      Abyo see noqote anaa hada saas ahe

  • @saadiafarah2126
    @saadiafarah2126 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr plz su aal aan rabaa in aa. Kuweydiyo Dr isoqabo plz watisap aan isticmaalaa fasbuk ma isticmaalo

  • @FaraxGalaal
    @FaraxGalaal 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa udawa waan qaba sase 4 bil layqa uurna ma yelan😢

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 3 ปีที่แล้ว +20

    Allaah hacaafiyo wixii xanuunsan , waxaan sidaan filaayo wax iska dabiica aha hadaan cilafkale jirin halkiisa kunoqon ee dadka ha kashakisiin , oo waswaaska kadaa, sawirdana kaqaad meesha

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 2 ปีที่แล้ว

      😢🥺alla wll maku noqonkaraa halkiisa wax dabiiciyana miyaa😢😢🤲ya allaah

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 2 ปีที่แล้ว +1

      @@najaxsiciid3367 haa insha allaah

    • @hamdaahmed4324
      @hamdaahmed4324 ปีที่แล้ว

      Dr marka uufogaado am layidhaahado waa uu dalacanyahay makaanku maxaa lagu daweeyaa

    • @gaaridiiguntuuciishaay
      @gaaridiiguntuuciishaay ปีที่แล้ว

      Wll aniigu waan isakuu arkaay waxaa soo baxaay wlhy lkn maan garaneen hooyo aan beryahan wax dhaliin baan ahay wiil 8jiira baan haysata amiin wll

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 ปีที่แล้ว +2

      @@gaaridiiguntuuciishaay Haa insha allaah, caadi noqon, lkn wixii dhib ah aad dareemi, allaah kacaafiyo, asbaabtna qaado oo allaah bari in uu kacaafiyo

  • @Nurtomohamedsalim-vy8mz
    @Nurtomohamedsalim-vy8mz ปีที่แล้ว

    Aniga sidas Ayn ahy mxa sameys

  • @m_c_o143
    @m_c_o143 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Dr waxaa rabaa arin ina kula wadaago xaas keyga ku saahsan number kaaga what'app

  • @MustafaMustafsalamyasminmamrug
    @MustafaMustafsalamyasminmamrug 3 ปีที่แล้ว +1

    Nagta gormey dhig ka dhamada

  • @cawodhalad4550
    @cawodhalad4550 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr cs ayan galay pain ayan ka dareemaya meesha minka ku aadan dhaqtaradeydana waxba ma ahan ayey i dhahda mano sharaxi karta painkas waxa sababay

  • @AswanAhmedAswanAhmed
    @AswanAhmedAswanAhmed 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Dc mudo shan sano dhigu si sax ah igama yimdo wax biyo oo cawulan aya iga yimada

  • @UmuFawziyo
    @UmuFawziyo ปีที่แล้ว

    Dr makanka kor uu ukacsanyhy maxa laga wada rajo lay diray daawada lagu shupo way so dadene igu dhehen

  • @XayaatQurux-k5s
    @XayaatQurux-k5s 5 หลายเดือนก่อน

    Asc hadii qofku isku arko waxaas uur ma qaadi karaa ama ay dabcaan murqaha

  • @samosiyaad2912
    @samosiyaad2912 ปีที่แล้ว

    Darad hda garan weyso waa banan dhula o weyn o Malin wlbo an xaaqo ma keni karaa dh8bkaas

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 9 หลายเดือนก่อน

    Xanunka xiliga gogosha xal maloo. Helayo miya😢

  • @asmacali111
    @asmacali111 3 ปีที่แล้ว +3

    horta marka kobad sawirad mesha ka qada adigo sawir soqadan bad wxa sharxi karta

    • @asmacali111
      @asmacali111 3 ปีที่แล้ว

      qli sawirada kalan dhibsaday

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo wa muhiim in ay arkan dumarka, si ay xili hore u aadan xarumaha caafimaadka, hadii ay isku arkaan astaamaha aan sawir aahna ugu mujiyaya, afkana aan ka sheegay, dadbadan ayaa fahmi karin marka afka logu sheego oo sawir wax ku fahama , wax badan waa isku day in aan soo bandhigin lkn mararka qaar waa lama huraan wax waliba caafimaad-ka qofka ka muhiimsan, sawiro caadi mahan waa sawiro gacan ku sameysa 3D ah.

    • @asmacali111
      @asmacali111 3 ปีที่แล้ว

      ok

    • @zeinabmohamud3920
      @zeinabmohamud3920 2 ปีที่แล้ว

      Somalidha jahil nimo ayanba kunacay,

  • @aishamohamed9834
    @aishamohamed9834 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walal macan aniga mudo 6 sano ah ayaa makaanka iso muqda waliba afkana waxaad moda biyo in ayi ku jiran mararka qaar way baqaan nafis ayaan darema wll wajibki xaajiga igu la haa uma gudi karo gabadha igu yar waa 9 jir waana laba dhal kayga wll illa tali ado raliya mhdsnd🙏🙏🙏🙏

    • @mushtaaq1824
      @mushtaaq1824 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo caafimad taama Allah kusiyo Dr utag ilahay daawo hakugu daro

    • @fatumarubbi8169
      @fatumarubbi8169 2 ปีที่แล้ว

      Allah ayan kuweydiinay cafimad

    • @ahlamdahir6686
      @ahlamdahir6686 ปีที่แล้ว

      Abyo Dr utag ha dhayal san

  • @amiish7778
    @amiish7778 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr Plzzz isoo jwp uur 7bil baan lyhy kadi hesta oo dabacdo mexey ii keni kartaa xiliga foosho

  • @AswanAhmedAswanAhmed
    @AswanAhmedAswanAhmed 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Dc mudo shan sano dhigu si sax ah igama yimdo wax biyo oo cawulan aya iga yimada

  • @farhiyoyuusufyare3944
    @farhiyoyuusufyare3944 2 ปีที่แล้ว

    Dhagtar togso balasmada see loo daweeyaa

  • @NaciimaNaciima-f2s
    @NaciimaNaciima-f2s 4 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid wll

  • @foosmaxamed1296
    @foosmaxamed1296 3 ปีที่แล้ว +4

    Halke jogta wll mcn

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +3

      Wllo Romania jogaa wllo

    • @foosmaxamed1296
      @foosmaxamed1296 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drfarisalattas m.a wllo mcn aad ayad no cawisa hadan nahay dumar allaha ka abal mariyo waxan modayay ina jogto wadankeni hargeysa cadey

    • @nastehokadir9989
      @nastehokadir9989 2 ปีที่แล้ว

      @@foosmaxamed1296 yubur

  • @FahmomaxamedAli
    @FahmomaxamedAli 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @zahraabuukar2580
    @zahraabuukar2580 3 ปีที่แล้ว +1

    Anoo umusha kabaxy oo 2 bil kaarin mis caateeyn karaa ?

  • @nasromohamed448
    @nasromohamed448 3 ปีที่แล้ว +2

    Doctore aniga wuu I haya inbadan wn raadiyey wax ka hadla oo Somali ah wn waayey Allah kaa jazaid siiyo uurka ma kuu diidi karaa prolapse uterus

  • @NafisoCabdi-ki7gm
    @NafisoCabdi-ki7gm ปีที่แล้ว

    Wallo mid Ayan kusu aalaya wallo anigocadada malmaha uhoreta masameynkara kegses cml jawab

  • @DheymanXasan
    @DheymanXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Jah was sax ❤❤❤❤

  • @hodanclaahi7999
    @hodanclaahi7999 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 👑

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr minkaga gadaal u durkay aya lay dhahay maxa talo ah Ii so jawab pls🥺

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 2 ปีที่แล้ว

      abaayo gadaal mise horey😢😢

    • @Queen-Hani
      @Queen-Hani 2 ปีที่แล้ว

      @@najaxsiciid3367 gadaal

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 2 ปีที่แล้ว

      @@Queen-Hani abayo amba ciladaasa daremayaa waliba xagga hore bn isku arkay wali dhakhtar matagin gabarna waan ahay oo ma guursanba adi iiwrn wax dhakhtara mala xiriirtay
      alle cafimaad noo waydiin abaayo😢🤲

  • @FaysaAbdi-bm2zq
    @FaysaAbdi-bm2zq 5 หลายเดือนก่อน

    Dr uur ma qaadi kara qofka sidaas ahi

  • @maryanmohamedmohamud8096
    @maryanmohamedmohamud8096 ปีที่แล้ว +1

    👍🏻

  • @kaahakaalmeya1600
    @kaahakaalmeya1600 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr gabadh yar ban ahy cad xubinteyda kusoo jiraan arkaa wakhtiyadii hore xaalad caadiyaan moodi jirey waayo ma aqano manna garanayo iney cadka dumarku ka simanyiihin ama xubinta ku leeyin xogey qanjidho xanuunan wan dareema ama culeys siiba xiiyada caadada xaalad caadiyaan modayey ee dr xubinta dumar cad kasoo muuqda maleedahay oo caadiya mise waa minkii oo halkiisii ka yimi

    • @lipaxadachelsea3331
      @lipaxadachelsea3331 2 ปีที่แล้ว

      😰😰😰

    • @jihanjeylani3976
      @jihanjeylani3976 2 ปีที่แล้ว

      Se noqoty

    • @niimoniimo1418
      @niimoniimo1418 2 ปีที่แล้ว

      Sidee tahay hadda abaayo

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 2 ปีที่แล้ว +1

      @@niimoniimo1418 alla saas ayaan isku arkay gabarna wn ahay lkn xanuun malihi wll hada seetahay🙏🙏😢

    • @niimoniimo1418
      @niimoniimo1418 2 ปีที่แล้ว +1

      @@najaxsiciid3367 abayo wax kuusan oo meesha xubinta kasoo jeedo miyaa aragtaa?

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah kheir Dr intaa sheegtay waa runtaa dhamaantod

  • @NasroCabdi-m4s
    @NasroCabdi-m4s 10 หลายเดือนก่อน

    Wll waxan Raba lanbarkaga si ankula soxiriro xanunka ihayo kugu shegto icawi bilis 😢😢😢

  • @sacdiyaibraahim6447
    @sacdiyaibraahim6447 3 ปีที่แล้ว +4

    Exerciseka qaabkee loo sameyn karaaa sharaxaad fcn nooga bixi

  • @sacdiyoxuseen-gf4mz
    @sacdiyoxuseen-gf4mz 3 หลายเดือนก่อน

    Dr wx cad o xanjo dheyr moda iga so laladay ana wa so jiiday wadnaha ka dremay wana ture e mxe yihin aniga waba nax sanahay ame minka taha isdhahay😢

    • @AyaanMustafe-h8m
      @AyaanMustafe-h8m หลายเดือนก่อน

      Wlll see tahay alle ha noo gargaaro hadaa nahay dumarka😢

  • @saamdahir7444
    @saamdahir7444 ปีที่แล้ว

    Wll dhaqtarad ba idhahaday minkaka gaadal bu u sikady Marka maxan sameya

  • @AswanAhmedAswanAhmed
    @AswanAhmedAswanAhmed 7 หลายเดือนก่อน

    Asc maxan kala so xidhidha

  • @imanhassan5978
    @imanhassan5978 3 ปีที่แล้ว +3

    Dr waxa ku moodi jiray cartoon wallahi 😳🥰

    • @imanhassan5978
      @imanhassan5978 3 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas860 ha kii asaga aha🤣

    • @imanhassan5978
      @imanhassan5978 3 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas860 kkk kartoonka xitaa wala dhaqaajin kara
      wana la sameyn kara kartoon kuu eg wuuna nuuxsan kara quruxey🤣

    • @hibozaidfarah8093
      @hibozaidfarah8093 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @imanhassan5978
      @imanhassan5978 3 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas860 waa aminay🤣

    • @canabquen380
      @canabquen380 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😳

  • @mashalaha
    @mashalaha 11 หลายเดือนก่อน

    Wllo anigu waxaan ahaay hooyo 1 ilma age 25 jiro waxaan dareema xaaga xubiinta daranka inayaa waxa iga so baxaayaan maxa taalaha

    • @AyaanAxmed-q9o
      @AyaanAxmed-q9o 10 หลายเดือนก่อน

      Abaaayo ana wan usku arkayn

  • @Mmm-t4c
    @Mmm-t4c 9 หลายเดือนก่อน

    Dr walige wax madhalim mayelan xita lkn subixi wa eber ila 2:sac wixi kadambeya wu so baxa mar mar un xanun igu qabta inu qaloca umoda marku enfaction ihaayo said xanun😢

  • @AlishaMaxamud
    @AlishaMaxamud 8 หลายเดือนก่อน

    Wll inte kala so xarira aniga sidas ah hada lkn 28 ayan jira mudo 1halsano 4 bila ayan sas ahye😢😢

    • @AyaanMustafe-h8m
      @AyaanMustafe-h8m หลายเดือนก่อน

      Qlliyeey Ma ka shaqysan karta ilaa wakhtihaa

  • @elramlisha8932
    @elramlisha8932 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC Dr wxa jira xanun an isku arko xiliga an ninkeyga isku takno minidhicirada I xanunya iso jwb plz

    • @HodenGarad
      @HodenGarad 5 หลายเดือนก่อน

      Walkley daawo ma heshay isku si baa la ino hyaye

  • @anisaosman9672
    @anisaosman9672 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you dr ❣️🙏

  • @aslialiadan8825
    @aslialiadan8825 2 ปีที่แล้ว

    Dr. kaadida meesha kasoobaxayso cuncun lagadareemo maxaa sawawa

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 ปีที่แล้ว +1

    Qayr allaha kusiiyo doctor

  • @HaniHassan-nu6px
    @HaniHassan-nu6px ปีที่แล้ว

    Wll

  • @حلاعبدالله-س3ع
    @حلاعبدالله-س3ع ปีที่แล้ว

    Wll aniga waxan joga sacudi sasey tahaye afka ayuu IGA imadey marka drs igu tiri waa qalin😢😢😢

    • @AyaanMustafe-h8m
      @AyaanMustafe-h8m หลายเดือนก่อน

      Wll ma lagu qalay please I so jawaab 😢

  • @haleemaumer69
    @haleemaumer69 3 ปีที่แล้ว

    Asc hoyada marka camil tahay o calosha socon miya istimcalikarta raqiya

  • @HaniHassan-nu6px
    @HaniHassan-nu6px ปีที่แล้ว

    Ineeh kasoxiriraa

  • @MunamuseAbukar-qg1ie
    @MunamuseAbukar-qg1ie ปีที่แล้ว

    asc

  • @xafsocabdulaahi6885
    @xafsocabdulaahi6885 ปีที่แล้ว

    Malihi wax xanuna lkn waxaan leeyahay cadyar oo xuninta igasoo muuqada maxaan sameeya wax dabiiciya

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว

      Abyo frintayda hada aragto ilaso hadal inaa isku mid nahay Laga yabaa

  • @samosiyaad2912
    @samosiyaad2912 ปีที่แล้ว

    Darad xoga weyn o Malin walbo forar lagu xaaqo dhibkaas ma keni karaa Dr fariis please jwb dhaqso iso sii

  • @ceyniyasin1129
    @ceyniyasin1129 ปีที่แล้ว

    Dr nag uur leh sisin mey cuni kartaa

  • @farhiyaahmed3678
    @farhiyaahmed3678 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr xagen kala soxarira fadlan iso jwb runti arin ban rawa inan kulawadago

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว

      Wllo links xaga sara yaalo soo raac facebook page-ka igu reeb farimaha

  • @fadumohussein7413
    @fadumohussein7413 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllh

  • @nashaadabdiaziz3533
    @nashaadabdiaziz3533 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah dr jasakalahu kheyra ilaahey haku barkeyo mudo wan kugu xirnaa waxbadan bna kaa faaida masha allaah

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allah Mahadsanid Dr Alle hakaa abaal mariyo 👨‍🔬👍

  • @abdiqanimaxamad4358
    @abdiqanimaxamad4358 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa lagaga hortagi karaa

  • @aminaahmed5601
    @aminaahmed5601 ปีที่แล้ว

    Asc walal
    Mahadsanid
    Aniga hada
    Xanuunkan ayaan dareemayaa
    Waxaad kushegtay
    Video dhexdiisa
    in hadii qofku 40 gaaray
    Daawo
    Hormone ka kor uqaada
    Lasiin Karo
    Kawaran
    Qorka kayar 31 jira
    Fadlan
    Walal
    Iso jwb
    Adiga dhaqtar Somali ahe
    dhaqtarkaygu wa ajanabiye

  • @fadumoguhad20
    @fadumoguhad20 3 ปีที่แล้ว +1

    asc Dr minka afkiisa qalaca mxaa ila talinlaheet qaliin miyaa ? uur ma qadi kara anigo sidas eh ?plz iso jwb

    • @hanajamac8585
      @hanajamac8585 3 ปีที่แล้ว

      Side lagugu shegey wll ma computerba lagu Mariyey se ku ogatay alha ku siyo ubad khayrqaba od ku faraxdo

    • @fadumoguhad20
      @fadumoguhad20 3 ปีที่แล้ว

      @@hanajamac8585 haa kumbitar aya hoos leyga saray abayo Amin xabibti

    • @hanajamac8585
      @hanajamac8585 3 ปีที่แล้ว

      @@fadumoguhad20 ma computer ka hoos laga Galiyo miyaa

    • @anisamaxamedaadan1047
      @anisamaxamedaadan1047 3 ปีที่แล้ว

      @@hanajamac8585 haa

  • @AswanAhmedAswanAhmed
    @AswanAhmedAswanAhmed 7 หลายเดือนก่อน

    Asc dct

  • @zeytunzeytun7146
    @zeytunzeytun7146 2 ปีที่แล้ว

    Jimicsiiga sogili doctor

  • @sumayaabukar-zf7gx
    @sumayaabukar-zf7gx ปีที่แล้ว

    Dr hda aniga xaldas kujira lkn kadida wan ceshan KRA lkn waxya aaso shektay mark maxa samaeya ilatali please dr

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah wll horay usoco ayaan kuleyahay doctor

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawowo

    • @sacdiyaosman1476
      @sacdiyaosman1476 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansh Allah wll thank you

    • @khuwaylakhuwaylachannel8376
      @khuwaylakhuwaylachannel8376 3 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas dr wllo gigel exercise ka mid kamida noosodub an samayno gigal badan aya dawaday

  • @naimahabeb617
    @naimahabeb617 ปีที่แล้ว

    Drs sual ayaa kuweydiin iiga jawaab pls

  • @hiboxasan4264
    @hiboxasan4264 3 ปีที่แล้ว +2

    Dr pls iso jawab wlhi wàa naxsanahy 2 bil ka hora dhalay wxan arka wx bananka uso baxsan o kuusan mana aqano wxy yihin wana ilmahi igu horeye pls wxas ma wx caadi ah ba mise waa minki🥺

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +1

      Wlllo calmaha soo sheegay hadii aad leedahay booqo xarumaha caafimaadaka

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +1

      Si loo xaqiijiyo waxey yohiin

    • @hiboxasan4264
      @hiboxasan4264 3 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas mahadsanid Dr insha Allah

    • @sagalduniyo3547
      @sagalduniyo3547 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay haku caafiyo

    • @rumandeeq1085
      @rumandeeq1085 3 ปีที่แล้ว +1

      6bil marka garto cadi noqonee abayo ha walwalin cunug marka dhasho sidi hore kumanaqaneysid tartiib uba aaa

  • @abdillahikhuruj1213
    @abdillahikhuruj1213 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc doctor waxa raba inaan ku waydiiyo waxa layga saaray 3 sano kahor xameetida sanad kadib ayaan dhalay markaa xundhurta ayaa i furun ayaa layga yiri wax qoyaan ah malaha lkn way i damqataa wll marka uur mayeelan karaa waxaa lay dhahay qaliin ayaad ubaahantahy isoo jawab wll plz

    • @ubahal8907
      @ubahal8907 2 ปีที่แล้ว

      Wllo gabar aan daris nahay weyku dhali jirtay waxaa ka socon jiray waxaad moodo jeel camal amba ukunta qeeybta cad marka aniga ahan aa lkn dhaqtar mahi lkn weyku dhibaneed cafimaad wllo

  • @amnyali8654
    @amnyali8654 2 ปีที่แล้ว

    Sorry minku waxay ha lay faaideeeyo

  • @asiasalaad6226
    @asiasalaad6226 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh jasaka lah Dr

  • @aslashash5465
    @aslashash5465 3 ปีที่แล้ว

    Dr ani san adsheg tay aya i qabsatay dhkhtar na u madhwi maxan sameya marka

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Leg

  • @filsanosmaan2520
    @filsanosmaan2520 3 ปีที่แล้ว +1

    asc dr carurta leygu qala marka calosha hawa ika gashay o iweyn e wax ika cawi karo isheeg DR

    • @sacdiyoxuseen-gf4mz
      @sacdiyoxuseen-gf4mz 3 หลายเดือนก่อน

      Anbo we iga jirta😢 wax
      Cad neh we iga so laladeyn ana wa so dhameystiray😢

  • @safiamachallah1025
    @safiamachallah1025 3 ปีที่แล้ว +1

    Machallah thanks Dr

  • @munocadee5006
    @munocadee5006 2 ปีที่แล้ว

    dr mhdsnid aniga markii aan suliga galo yacni aan kadinaayo waxa iga imada wax yaalo yar yar oo cadaaan ah mana fhnsani plz iga soo jwb plz plz plz plz plz plz plz

  • @hoodomaxames1850
    @hoodomaxames1850 3 ปีที่แล้ว

    dr ka warn markuu soo baxo 1

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaruun😢😢😢😢

  • @Jemaale
    @Jemaale ปีที่แล้ว

    Dr maxaa sababo cervical tear repair kaso hadl iyo waxyabo samenta kenayo marddow jiro

  • @maryanmaxamed8901
    @maryanmaxamed8901 3 ปีที่แล้ว

    Dr numberkaga ayaan donayaa sigaar ah ayaan donayaa inankuula hadlo

  • @samiirainashukri7618
    @samiirainashukri7618 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr Qof astaamaha shegtay leh uur ma qaadikaraa hadusa qaado dhib miya ka imaanayo?

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo uurka waxaa ka muhimsan in cilda la xaliyo

    • @SamiiraHasan-be5xg
      @SamiiraHasan-be5xg 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@drfarisalattasHaa lkn Dr blz n0 zheG wax Uura miyu qaadi kara Qof astaamaha leh plz noz0 jawp

  • @ythhythh4218
    @ythhythh4218 ปีที่แล้ว

    😢😢😢