Gen: Odowaa Maxaa Loo Magacaabay Markale | Barnaamijka Wara-wareyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 144

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา +12

    Masha Allah Hashi (1) Waxan Uduceeynenaa Gen Odawaa Yusuf Raage In Allah Ku Nabad Geliyo Xilkiisa Oo Aan Shaki Ka Qabo iney Dowlada Hassan Sheikh Ku Shirqoosho (2) In Wasaarada Gaashandhiga Axsan Wasiir Looga Dhigo Wasiir Ku Xigeenka Hada Joogo Gashandhiga Xildhiban Abdifitax Oo Mudo Dheer Wasaarada Gashandhiga joogay wey Wada shaqeen karaan Gen Odowaa Taliyaasha uu lashaqeen karo Gen Odowaa . loodayo Cida lashaqeen karto Gen Odawaa Isagaa Aqoon Uleh Saraakisha la wadi karto intaa Hadu Helo Gen Odowaa Wasaarada Gaashandhiga Dalkeena Wey guulesteen Masha Allah ❤❤❤

    • @AhmedSalaad-vj3qr
      @AhmedSalaad-vj3qr 13 วันที่ผ่านมา

      Cabadifita qasin iyo jaamac waa nisa ee iska

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@abdikadirhaji6852 Waa Waxaan ka Baqeno in la shirqoolo 😭💔 sidi Marxuumkii Faraxnaa Faroole,😭💔 ILAHAYOW n'a amaanso 🤲🇸🇴👍

  • @luulsharib
    @luulsharib 13 วันที่ผ่านมา +8

    Hadalo lagu riyaaqo oo Xaqiiq ah baad noo soo gudbisaa
    Waxna noogama badalatid balse Allah abaalkaaga jano haka dhigo Xashi🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏼👏🏼✅✅✅✅💯💯💯❣️

    • @AyaanDhagadheere-m9e
      @AyaanDhagadheere-m9e 11 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @snw9257
    @snw9257 13 วันที่ผ่านมา +6

    Illahayow shiqolada kuwa diidan hoorumarka ciidanka Somaliyeed kabadbaadi . Saxiibadi iyo geesiyadi uu hogaamin jiray shiqol lodhigay lagu xasuuqay🦁🦁🇸🇴🇸🇴❤️

  • @AbdinuurRashiid
    @AbdinuurRashiid 13 วันที่ผ่านมา +4

    Mansha allah manta aya war lagu farxo ka so baxay vila somali guull❤❤❤❤❤❤

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 13 วันที่ผ่านมา +5

    Odowaa Wuxuu Soo Doontay Meeshu ku Dhiman lahaa Hasan Sheikh & Argagixisada Villa Somalia Fadhiya Waxay Raadinayen Ineey Dilaan Odowaa & Farxan Qaroole & Xijaar Waxay Dileen Farxan Qaroole Illaahey ha U Naxaristo Amiin Amiin

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 13 วันที่ผ่านมา +3

    Odowaayow ha soo noqon meesha tuugo aa ka buuxdo waa jecelnahay hanaga dhiman subxanalah

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 13 วันที่ผ่านมา +3

    Ax yaa dalkeygii 😭
    Ax yaa dadkeygii 😭
    Ax yaa Waddanii 😭 💓 ❤❤

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 13 วันที่ผ่านมา +4

    Ilaahow guulee soomaalida iyo falastiin odawaa guul guul houmar guul horfadhi

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein 13 วันที่ผ่านมา +6

    Toloow ma in ay dilaan ayey rabaan kooxda maafiyada damul jadiid odowaa allah haa ka bad baadiye

  • @AdenMohamed-zj5hr
    @AdenMohamed-zj5hr 13 วันที่ผ่านมา +5

    Manshaa allh odowayu ilahey cawaa hakufahansiyuu

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 13 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah odowa yusuuf rage

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 13 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu Akbar
    Allah unaxariisto inta ka dhimatay ciidamad Mw Farmajo dhisay

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 13 วันที่ผ่านมา +2

    Welcome back my dear general and please protect what left of our homeland

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 13 วันที่ผ่านมา +5

    Geesi odaawa raageee guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 13 วันที่ผ่านมา +2

    maansha allah walal suleymaan xaashi jazaakumullahu khayran jazaa walal qaali xaashi sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaawoAbdiraxman-w9l
    @XaawoAbdiraxman-w9l 7 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah aabo somaliyeed odhab ah allow hanaga hormarin aabo qaliya❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliAbdirahman-sr7kp
    @AliAbdirahman-sr7kp 13 วันที่ผ่านมา +2

    Taliye odawaa yuusuf raage waanku faraxsanahay soonoqoshada taliye odawaa

  • @NAJAXWARSAME-d8y
    @NAJAXWARSAME-d8y 12 วันที่ผ่านมา

    Alle ha ku guuleyo hawsha culus ee lodhibay gn odowaa alle hanona xifdiyo geesig inasha Allah

  • @MaxamedShankar-ot6bc
    @MaxamedShankar-ot6bc 13 วันที่ผ่านมา +4

    Mashalah siada ugufarxa solabashad

  • @Caliya7
    @Caliya7 13 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah hanoo badbaadiyo kuwa waxgalka ah ee wadaniyiinta ah

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah guuuul ilaaaahyaa ee waa 💖 😍

  • @AbdicaziizAbdullahi
    @AbdicaziizAbdullahi 13 วันที่ผ่านมา +2

    adawaa waa geesi geesi dhaley❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ishowspeedtj
    @Ishowspeedtj 13 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan skeekh 😢uu shirqooli rabaa miskiinka

  • @God-p5x
    @God-p5x 13 วันที่ผ่านมา +2

    Mw.odewa.taliye.idan.shacabweyne.masul.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤nolow

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 13 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @AbshirAadanGuure
    @AbshirAadanGuure 13 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan xaraash waxa uu u soo celiyey taliye odiwaa in uu
    dilo ayuu rabaa baan is dhahay aniga
    Marka odowaa alle haku xafido

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 13 วันที่ผ่านมา +2

    X sh malaha odowaa uunbaa uhadhay udoneyaa inudilo kadib marakuu katakhalusay ciidankii xoga dalka guul gudahan umada somaaliyed insha alaah

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 12 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxaan ka shakisanahay, ciiddamadda imaaraatka tababartay in aay dilaan.
    General Odowaa Allah ha bad’baadiyo

  • @SuldaanSulcayn-v5o
    @SuldaanSulcayn-v5o 13 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer waan kufahanay

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 13 วันที่ผ่านมา

    Illaaheey Hanoo Xafido Ciidamadeena Aad Ayaa loo Shiqooley Odawaa Hadduu Ilaaheey U Soo Celiyey Wey Kheyraayaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👮👮🙏

  • @abdirisaaqmaxamed3869
    @abdirisaaqmaxamed3869 13 วันที่ผ่านมา

    Guulayso sxb Sulaymaan Xaashi Nin xaqiiqooyinka Tabiya

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 13 วันที่ผ่านมา +3

    Odawaa jaanis labaad buu helay dalka ha badbaadiyo

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 13 วันที่ผ่านมา +3

    *Anigu waxaan ka cabsi qabaa in ay shilqoolaan kooxdan qawlaysatadda ahi sidii farxaan qaroole Ger: isjir oo taxadar badan muuji hadaad fariintaydan aragto.*

  • @abdifatahahmad8338
    @abdifatahahmad8338 11 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar Ciidanka qaranku way Soo laban doonan Xasan Sheekh inuu wax fahmo ayaan rajay naynaa

  • @maryanomar4186
    @maryanomar4186 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hebalkaa khayre

  • @nanogzan
    @nanogzan 13 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉 ❤ 🙌 general odawa raage 😍😍🙌❤️

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 13 วันที่ผ่านมา +1

    Odowaa WAA INUU KA TIGTOONAADA QORSHEYAASHA SHIRQOON EE XASSN GURGUURTE IYO KOOXIISA KHAWARIIJTA AH

  • @Dr.MohammedMaddaawi
    @Dr.MohammedMaddaawi 13 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa allaah taas waxay kamid ahayd qorshayaashii farmaajo ka tagay oo uu dalka dhaxal ahaan uga tagay waana la tabay

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hebelkaa Khayre 😂😂😂😂😂

  • @axmednuurshmuuse147
    @axmednuurshmuuse147 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ganaral odawaa Hambalyo ❤🎉

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 13 วันที่ผ่านมา +1

    Habalyo habalyo gen odowaa

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 13 วันที่ผ่านมา +1

    Allow inta dhimatay unacariso gorgoa harmacad danab dufaan iyo waran

  • @AbdifaysalIbrahim-z2f
    @AbdifaysalIbrahim-z2f 11 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waa arin farxad u ah dhamaan umada somaliyed ee qalbigoodu xumaanta ka madhan yahay yahay Ahna kuwo kafat waysta kitaabka kariimka ah ee alle (sw)inooso hadyeeyay inna diina cindallahi islaam odowaa was hogaamiye najaral ahlu cibaado ah ahlul cilmina ah xeelad dagaalkana khibrad u leh kasbana kara diinankiisa intaaso arimoodna waxa isku darsada ganaral daacada alle haku asturo oo haku garab galo madax Wayne xasan sheekhna waxaad mooda inaanu waaqica fahansanayn alle haku asturee
    Somalay tooso isku tiirsada hadba kiina taag daran taakuleeya waligiiney
    Tunka qabta Cadawgiina tunka idinka saaraney
    Turxaan tira islaam nimadeena eey tiirka alle cuskada
    Waala is ibtixaamayaa eey xaqqa kusamra samir iyo salaad baa la,ina farayeey

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 13 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂 bahalo iyo shimbiro kulahaa

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hagaag wariye wiliba waxaan ku talinlaha hassan shekh dhageyso warkas atiga buu ku aanfacaya

  • @abnas-ur7ez
    @abnas-ur7ez 13 วันที่ผ่านมา +1

    gen odaywaa in ay dilaan bey rabaan maxoo u oglaaday ar somaaliyaa

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiqo waa lugooyeee

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 13 วันที่ผ่านมา +2

    Biixina Ha soo celiyo hadii uu rabo ciidanka inuu dhismo

  • @farhandirshe5243
    @farhandirshe5243 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan kh waxuraba inu dilo odawayow iskajir

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 13 วันที่ผ่านมา +1

    Aad baan ugu farxay odawaa in lagusooceliyo heyada difaaca dalka hogaaminta ciidanka lkn halbaan ugula dardaarmayaa inuu iska ilaaliyo wasiirka gaashaandhiga waa nin aan laheyn han wadaniyadeed leh un dhuuntii xasan sheeq kooxgaarana gacantuu ugujiraa

  • @HabibaBakal-p4d
    @HabibaBakal-p4d 12 วันที่ผ่านมา

    Caawa Haa baashaalaan ciidankayaga

  • @HanadCabdilahi-w3k
    @HanadCabdilahi-w3k 13 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan waa xasan

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 13 วันที่ผ่านมา +2

    Alaha sahlo waxaan baqdin ka haystaa in uu dilo gurguurte odawaa. Allaa kareem

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 12 วันที่ผ่านมา +1

    Aad iyo aada ayaan ugufaraxsanahay unasodhaweynayaa inla magacabo taliye raage odowaa yusuuf
    Inkastoo walii xasan yaha madaxweynah kusheeg
    Ii dalka halaagay
    Dhaliyarad iyo wax garadkaba waxaan kacodasnayaa inlagarab istaago taliye odaywaa raage
    🎉Guuuuuuuuuuul Iyo gobonimo
    😂

    • @kulucowpeter4839
      @kulucowpeter4839 12 วันที่ผ่านมา

      🌏🏔⛰🏔⛰🏔🧭🧭🧭🌐🌐⛰🌞🌞🌞⛈⛈🌞🌞🌞🌞🌞🌞🙏🙏🤭🤭💗💗💗💗🎆🎆🎆🎆✨🎆🎆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌odowaa rage
      Well come
      He is leaged of youths of Somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 😍 🤣 😄 🇸🇴 ♥ ❤ 😍 🤣 😄 🇸🇴 ♥ ❤ 😍 🤣 😄 🇸🇴 ♥ Guuuuuuuuuuuleysta

  • @Daud793
    @Daud793 13 วันที่ผ่านมา +2

    Anigu waxaan aaminsanahay ODAWAA inuu afgambi ku qabsado somalia waayo madaxweynayaasha wax horumar ah ma leh waxaan filayaa inuu noqdo sidii AABBE SIYAAD uu horumar wadanka u gaarsiiyo VIVA ODAYWAA

  • @abdifatahahmad8338
    @abdifatahahmad8338 11 วันที่ผ่านมา

    Markii aan maqlay odawaa ayaa Soo laabtay waxaan dareemay guul kale OO soo labatay

  • @khadarhajji8793
    @khadarhajji8793 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hasan wa dulli doqon ah marku waxbo dhaqaajin wayay ayu odowa dib ugu yeeray😂

  • @HassanMukhataar
    @HassanMukhataar 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hanbalyo hanbalyo.

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 13 วันที่ผ่านมา +2

    😂 🇸🇴❤️ Runtii aye Arkeen Xasan iyo kooxdiisa 😭💔 Lakiin Dacad ma ka Tahay ?Magacawida ODO WAA Xasan ?

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 13 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleyso

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p วันที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 13 วันที่ผ่านมา +3

    Qabiilka iska dhaafa somali weyn qabiil aa faciina idhinka reebe

  • @axmedabdi9705
    @axmedabdi9705 13 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuul
    Guuuuuuuuul
    Guuuuuuuuul

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hadiii madaxweyne soo maray somalia burburki ka dib waa maxamed cabdulahi farmaajo ilahay isagaa awoodee hasoo celiyo

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay cidan uma dhiso Somalia

  • @SidiiqAbdalla
    @SidiiqAbdalla 12 วันที่ผ่านมา

    Jeneral wad ogtahay ninki raga aha fir fir conay taliye farxan qarole mishinka lo dhigay walalow is ilali ilaah ayaa wax ilaliya aniga maga cabistada waxan u maleyn qorsho in u jiro cidanka kuwa oged maha walagu jira ogow mesha lugta dhigesid General cimri dheri iyo cafimad alah ku siyo guul somaliya hanolato

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 11 วันที่ผ่านมา

    Waamaxay xishmad la aanta aad kuhadleyso magaca iska sax Hewalkaa qeyre waamaxay wariye ayaatahay magaca iska sax

  • @BotanGhedi
    @BotanGhedi 13 วันที่ผ่านมา +2

    Sarkaal micno leh waxaa Somali ka haray Sarreye gaas Odowaa isagana Xasan Shekh inuu Odowaa dilo ayuu u magacaabay sababtoo ah meel kale oo uu gaado ayuu waayey, war hooy Odowaayoow iska diid jagada ajalaysan

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hada runta larabo waa in mesha lagasaro wasirka gashandhiga TikTok maxamed nuur

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 13 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahow.kabadbaadi.odawaa.inuu.kharajiyo.ayaan.kacabsanaa

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ka baqaa inuu Maro Wadadii Farxaan Si loo Burburiho Hal Abuurkii In muddada ahba loso dhisayey Somalia 😢😢😢

  • @KhalifHeybe
    @KhalifHeybe 13 วันที่ผ่านมา

    Guul dhalinta soomaaliyeed

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 13 วันที่ผ่านมา +1

    ODOWAAYOW WILKAYGIYOW DIIQA AD LUGAHA KULA JIRTA😂😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 13 วันที่ผ่านมา +1

    USC INEY XOOG KU QABSADAN XUKUNKA AYUU U KEENAY MOORYAN DARAJADA BOOBEY OO REERKA LAGU KEENEY

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 13 วันที่ผ่านมา +1

    Farmaajo Fataale soo noqon maayo waxba ha isxiiqin

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 13 วันที่ผ่านมา +1

    Maga caabista janaraalka odowaa waxba soo kordhimeeyso mar hadaan meesha laga saareeyn ninkuu ka dacwoonaaye xaga wada shaqeeynta

  • @abdinuurmohamed1825
    @abdinuurmohamed1825 13 วันที่ผ่านมา

    shimbirayahow heesa weeye magacabista odowaa haday dhab katahay xasan sheekh ha,u magaabo odowaa wasiirka gashaandhiga soomaaliya waxa kale waa haa haa iyo halbacaad lagu Lisay

  • @HusseinShukripcm-xe1li
    @HusseinShukripcm-xe1li 13 วันที่ผ่านมา +1

    Maskin ilahayow ufududee markii la,adeegtay baa lasooceliyay

  • @burhandini906
    @burhandini906 10 วันที่ผ่านมา

    Hada aya la dhisey ciidanki ugu wanagsan intuu madaxweyne xasan shiikh maxamuud joogey ee langaab qabyaalad badan ayad tahay

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hagaag waxan leyahay wariye guubaabo waxaa noku filan hatalada afkaka kasobaxaya hashegeystan kuwa siyasiyinta somali madaala

  • @HanadCabdilahi-w3k
    @HanadCabdilahi-w3k 13 วันที่ผ่านมา +2

    Maxuu ka magacabay ciidan uu utaliyaaba majiree

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 13 วันที่ผ่านมา

    Xin iyo xaasid ayey aheyd xasan dhiiqo wuxuku Kacey ciidamadiina uuku baabiiyey hadii illaahey maanta ugaransiiyey waa illaahey mahadii

  • @Caliya7
    @Caliya7 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan jeclaanlahaa inuu sidii aabo siyaad inqilaabo xasan sheeq iyo dalka oodhan meliterigu lawareego burburiyaana odoyaashan dalkii qaribey ee qeyrkeen naga reebay.

  • @RafcaPerdise-qo8bx
    @RafcaPerdise-qo8bx 13 วันที่ผ่านมา

    Odowaayow meel fariisso yaan lagu diline, xasan maka soo ceshtey 45ka qooys imaaraadka ,ma joojiyey ciidanka imaaraad ka sameeystey gudaha dalka, weriye feker ha aaminin xasan sidii horraanta doorashadii xasan dadkana ka daa caloolyowga, xasan isma bedelin hayaaaaaaaaaaaay Odowaa ciddii ka nexeeyso ha u digto .

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilama aha in xasan tuug qabuura fakte xasan daani in uu ka sooraynayo

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 12 วันที่ผ่านมา

    Dalxoreeya Maanshalaah guul guul ❤❤

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 13 วันที่ผ่านมา +2

    Codkaan hurufadhi media sooma aha

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t 13 วันที่ผ่านมา

    Dani usheeg in uu iska daayo xaasidnimada, iyo axmad madowe

  • @abdiisse6808
    @abdiisse6808 13 วันที่ผ่านมา +3

    Weli ofay baqtiyay oo aad isku reer tihiin baad af kunoolee isleedahay
    Hadakaaguna wuxuu la mid yahay midka atanyaahu ee qabyaaladeysan beenbeentana ku dhisan ee haddii aad iska deyn laheyd saxafadaan reereysan meel baad gaari laheyd baan isleeyahay aakhiradaaduna nadiif bey ahaani laheeyd lkn Daaroodnimo ayaad Allihii ku abuurtay hortiisa been iyo bakhti sheegis uga go'day !!!!!!

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s 13 วันที่ผ่านมา

    Lkn waxaan ka cabsi qaba sidii lo shirqolay farxaan qarole in loo shirqolo Allow xifdi

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hada ma waxay kulatahay xasan inuu asxan usoceliyey odawa shiikh shariif ayuu kaga hortagaya iyo in uu ciidankii kalayacay uu isusoceliyo silogu dhameyo inta hartay ee illahay shartiisa hanaga qabto xasan waa cadowga somaliya

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caliabukar2167
    @caliabukar2167 13 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka qaar ma astaahilaan inay ka hadaan arimaha soomaliya sida Kan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 13 วันที่ผ่านมา

    Macwasleyda.ayaaba..as.ah

  • @RafcaPerdise-qo8bx
    @RafcaPerdise-qo8bx 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mmmmmmmmmmmmmmmm odowaa waxaa loo soo celiyey in la dilo si eey calooshood u shaqeeystayaasha imaaraad aan la arag cid ka hor imaan karta .

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 13 วันที่ผ่านมา +7

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahihussein5354
    @abdulahihussein5354 13 วันที่ผ่านมา +1

    Walee inaad taageero farmaajo tahey caad ma saarno balse maagaabyada usheeg warkaad isku qasqadtey

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 13 วันที่ผ่านมา

      Hawiye action group wax aan qabyalad iyo bililiqo iyo qarax ahayn ma maqlay I Know you are family qaxaya

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 13 วันที่ผ่านมา +1

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 12 วันที่ผ่านมา

    INTA WASAARADA GAASHAAN DHIGA UU JOOGO TIK TOK WAXBA. IS BADALI MAYAAN

  • @YasinBile
    @YasinBile 13 วันที่ผ่านมา

    Wasiir tiktokna wasaarada halaga wareejiyo, hadiikale badhifuradii ciidanka kadhanka,ahaabu siiwadi Odaywaana keligii waxmabedeli karo.
    MWNE Xassan shiikhna lama ogaa inuu daacadkayahay soocelinta Ciidankii xoogaa Dalka.