Soomaalidda dhibaatadda heysata waxaa ugu weyn in hayadaheeddii kala duwanaa ee is korjoogteyn lahaa ay jeebka XSM wada galeen taas macnaheeduna wuxuu noqonayaa wax nidaam Dowladeed ahi inuusan Soomaaliya ka jirin. Siyaasaddu ma ahan indho-adeyg,been,khiyaamo iyo balan daro. #eebowmagantaa
Wadankaan waa taaganyahay xiligii la afganbin lahaa ,Hassan munaafuq iyo kuwa la shaqeeyo ,ciidamada somaliyeed hala wareegaan inta loo soo tashanayo ,meesha dawlad kama jirto
Dal xarashe uma soo dhan ba diiday akhirad a wuu sheegay tuug tuug la shaysta mooted cid ogaleyn Ma jirto axmad madoobe ayaa soo af Kari hawiye dawlad Ma Nara ayan boob mooye
Aan ku.saxo dadka soomaaliyed kuma soo heeshinin tastuurka dad meel lagu xareyay ayaa soo qoray dhibta ugu weyn tastuurka somaliya wax ku.cusub waaye federaal anaga manahay dad federaal qaadan kara su.aashu waa maya ummada soomaaliyed waa ummad reer gura dad kala dhaqan iyo diin iyo midab dad nocaas ayaa logu tala galay saxib putaland tastuurka federalka kuma dhaqanto konfurta oo kaliya ayaa lagu camcamiyaa
Ina cabdishakuur run buu sheegay laakiin arrintu intaas way ka wayn tahay hawiyow wadankii waa ku daayey nacab buuna gacanta u galay isma qabataan miyaa ?????
Ala xasan shiikh damiir xumaa waa sebi hadaaqaya.waa nacas waashay ilaahay miyirkiisa howsoo celiyo meel xun bùu ku danbaaynayaa inshaa allaah
Kansar ayay ka qaadayaan, inshallaah. Hantida ummadda
C.Shakuur wuu Dhaamaa siyaasiin Badan ee TAAGEERA REER MUQDISHOW..!!!!
Waa.layaab.mw.maxishoodo
Dalkii.iyo.dadkiiba.calooshiisa
Ayuu.geliyey.waa.layaab
Cunaha alah kumaqabta waan kutaageersanay xaqa alah kuwaafijiyo c/ raxmaan cadi shukuur
Waa runta ee allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Shalay qeeyb ayuukahaa dadkii riday dowladii Farmajo , maantana waxuu iska dhigaa wadani barlamanka wuxu ucodeeyaa xasan
Nabsigii Farmaajo ayaa soo baxey kkkkkkkkkkk
Farmaajoo xoloo masakiin madicijirin wayo waxu ahaa halyey qaran
Sheekadu waa Hadalkii ahaa Qabyo ninkeedaa dhameystira midii ayuuna wadaa Xasan Sh maxamuud wuuna Kaga dhabeeyay dhul boobkii Noocaas ahaa 😂😂😂
Guuulu abdi raxmaan. Cabdi shakur run sheega alle haku xafido
😂
0:22
XASAN HADUU MOODAYO IN UU LEEYAHAY CIIDANKA DALKA, WAA UU RIYOODAY. DALKAY IYO SHACABKA AMNIGOODA BAY U SHAQEEYAAN. XASAN HADUU DULMIGA JOOJIN WAAYO, SHACAB IYO CIIDAN HA LAYSUGU TAGO. CIIDANKA AWAL BUU DHAMEEYEY OO WAXBABA KUMA AY HAYSTAAN😊
Caasimada Somaaliyeed waa in laga bedelaa Muqdisho waayo xasan sheeq baa wada gatey meelihii aay Dowlada ku shaqeen laheed oo dhan
Walaal Taasi Weey Jeclaan Lahaayeen Waayo Asalk88 a Iyagu Ma Aysan Leheen 1991Ayee Duulaan Kusoo Wada Galeen Hadana Muqdisho Gowol Haan Waa Banaadir Dadka Ale Uu Ku Awuurayna Magacoodu Waa Reer Banaadiri Isku Dhaqana Ma Ahan Xitaa Diin Ahaan
1991Yaa Koofiyad Baraawo Iyo Khamiiska La Wada Arkay Iska Yeel Yeel Matalaada Reer Muqdisho Waayo Mooriyaantaan Muqdisho Kusoo Wada Qamaamay 1991Guryaha Xaaraanta Ay Ku Habsadeen Waa Furo Raar Xamar Iyo Daaroodkii Muqdisho Ganacsiga Soo Deji Jiray Iyo Isaaqa gutyahooda Taas Ayaa Sawabtay Ineey Mooriyaanta Ay Xaaraati ay Xalaashadaan Xitaa Caasimadu in La Raro Weey Jecel Yihiin Si Aan Looga Qaad8n Xaarantaas
ALLAH YAXFADAK A A SHAKUUR run sheege
Allaahakuguuleyo cc ❤❤❤❤ shaking guuul runsheeg
Xasan dhiiqo ilaahay hana qabto umada alaha dhaafiyo mid wanaagsan alaha nasiiyo
Wallaahi haddaan Xasan sh.si degdeg ah xilka looga qaadin somaliya 6 imaaradood ayay noqoneysaa.
C c shakur haladhegesto geesi geesi dhalay❤
Dawlad majirto waa burcad
Soomali.soomli.hanoqoto.haa.
Daarood
Lasoco.waa.soomaali.wayfahmeen
Guul.abdi.ramaan.abdi.shakur
HG haddey timaado Xasan shiikh xaaji beytullaahi
Waaye🤣👈👈
CCE.taasi.waa.wabyaalad.koobi.maaha.mw.farmaajo.waxaas.isuma.quudho
Waa runtiis sida uu hadley wadanku waa fadaraal nin walba meeshiisa halagu ixtiraamo looma dagaal ooge ilahaw kuwo ka kheyer badan noogu badal yaarabi yaraxmaan
Awii kuwii lahaay dalxureyee 😂😂
allow ceebteena astur dad baa taageraayo tugadaas
Minoan cadi maha runta auu sheegey 16:39
Cabdiraman mucaarad but idhintay😂
FARIID FARAXALAN.!
MARKA XAFIISYADA LA IIBIYO WAA LAGA GUURAYAA CAASIMADA...!!!
Soomaalidda dhibaatadda heysata waxaa ugu weyn in hayadaheeddii kala duwanaa ee is korjoogteyn lahaa ay jeebka XSM wada galeen taas macnaheeduna wuxuu noqonayaa wax nidaam Dowladeed ahi inuusan Soomaaliya ka jirin.
Siyaasaddu ma ahan indho-adeyg,been,khiyaamo iyo balan daro.
#eebowmagantaa
Wax dastuur ah oo dalka kala haga maleh. Maalinba midka slxasan uu dantiisa ka arko ayuu dhahaa mudada waan kuu kordhiyay, waxaadba moodaa inuu isagu dowladnimada leeyahay cajiib. Waa sababta ay hadaladiisa isu duqeeyaan. Mabda’ maleh. Maalinba meel ayuu isku qaadaa, waxay dhshay hadduu maanta hadlo, waxaa loo keenaa hadal uu shalay yiri oo lid ku ah. Inteen ka baxaa meel Alla ayaa haysato
Hawiyow xasan qabta hadii kale waA waa laydinka tegaya idinkaa isku hadhaya
Walaal Taasi Weey Jeclaan Lahaayeen Waayo Asalk88 a Iyagu Ma Aysan Leheen 1991Ayee Duulaan Kusoo Wada Galeen Hadana Muqdisho Gowol Haan Waa Banaadir Dadka Ale Uu Ku Awuurayna Magacoodu Waa Reer Banaadiri Isku Dhaqana Ma Ahan Xitaa Diin Ahaan
1991Yaa Koofiyad Baraawo Iyo Khamiiska La Wada Arkay Iska Yeel Yeel Matalaada Reer Muqdisho Waayo Mooriyaantaan Muqdisho Kusoo Wada Qamaamay 1991Guryaha Xaaraanta Ay Ku Habsadeen Waa Furo Raar Xamar Iyo Daaroodkii Muqdisho Ganacsiga Soo Deji Jiray Iyo Isaaqa gutyahooda Taas Ayaa Sawabtay Ineey Mooriyaanta Ay Xaaraati ay Xalaashadaan Xitaa Caasimadu in La Raro Weey Jecel Yihiin Si Aan Looga Qaad8n Xaarantaas
Aabbuhu hadduu tuug yahay,
Caruurtuna tuug bay noqonaysaa.
yaahuu lagaa yaab uf
Xassan in la dilo waaye
WAR XASAN SHEEKH DIBADA IYAA LOOGA TALIYAA. DALKU GACANTEENII XASAN WAA UU K SAAREY. DHEGAHA IYUU NAGA XIDAY😢
Arinka aad kawaran tay waa wax jira
cabdiraxamanow xasan wuxuu sameyey mafarmjo sameyey
Wadankaan waa taaganyahay xiligii la afganbin lahaa ,Hassan munaafuq iyo kuwa la shaqeeyo ,ciidamada somaliyeed hala wareegaan inta loo soo tashanayo ,meesha dawlad kama jirto
C c shuur hadal wax tarimaayo ficil baa laydin karabaa
WAR XASAN TUUG WAAKA SUCUUDIGA U DHOOFAY EE AFGAMBI KU SAMEEYA OO YUU IDINKU SOO NOQON😢.
Xassan haka taliiyo Hobyo ilaa Barawe… Odaygan Xassan waxaa ka aklii badan kana siyaasad fiicaan wiil dhalii karo Abiy Ahmed waxuu dhashay 1976 meesha Xassan dhashay 1955 😂😂😂 Muse biixi iyo ismaciil saddex futole abiy waxey uu noqon karan awooweyaal 😂😂😂 Irir Samale wiil yar oo Oromo ah aye ka cabsadan 😂😂😂😂
Kani waa munaafiq oo dowladnimo waxba kama yaqaano duli ilaahay kuwaan umada haka qabto
Af qoyani ha iska hadlo pland iyo jubaland way joogaan
Waadan waxba fahmin
Dani iyo axmed madoobe miyaa jubaland iyo pland
CABDI XAASHI MUXUU XUKUMAA??? WAA FADHIID WEYN OO HAWL GAB AH...!!!!
Hadaalin Hassan horumar ayuu gaarsiiyey dalka. Inta Hassan diidan waa tuug iyo qabiili oo nidaam dowladeed an marnaba ogoleen
Dal xarashe uma soo dhan ba diiday akhirad a wuu sheegay tuug tuug la shaysta mooted cid ogaleyn Ma jirto axmad madoobe ayaa soo af Kari hawiye dawlad Ma Nara ayan boob mooye
CC shakuur Nin la yaqaano oo aan lagu sirmeyn baad tahay kkkkkkkk.
Qabiiliste yaa adiga kaa eex badan
Burburkii Jamhuuriyadii 3Xaad ee Bacrimiskii Carta Iyo imbagaati Unukaa Iska Leh Ayeey Ku Dhamaatay
Fadaraal inlagabaxaa kadanbeeysay oolagu heshiiyay oolasaxiixay
Ninkaan dakka ha laga qabta
Dhulka dowlada yaa u fasxay!!!!!????
Aan ku.saxo dadka soomaaliyed kuma soo heeshinin tastuurka dad meel lagu xareyay ayaa soo qoray dhibta ugu weyn tastuurka somaliya wax ku.cusub waaye federaal anaga manahay dad federaal qaadan kara su.aashu waa maya ummada soomaaliyed waa ummad reer gura dad kala dhaqan iyo diin iyo midab dad nocaas ayaa logu tala galay saxib putaland tastuurka federalka kuma dhaqanto konfurta oo kaliya ayaa lagu camcamiyaa
Xasan shiikh inuu is casilo uun kaliya ayaa udhiman eax kaloobudhiman maleh waddanka bohol ayuu ka tuuray xasan jaahil maaha laakin milkiile ayaa dhumiyey kassoo ah digteetar ismaaciil cumar geele oo 40 sano xukunka xoog isaga fadhiya yaahu subxaana laah
Ina cabdishakuur run buu sheegay laakiin arrintu intaas way ka wayn tahay hawiyow wadankii waa ku daayey nacab buuna gacanta u galay isma qabataan miyaa ?????
Beenbadan
Dowlad dumiye cay waa laguugu og yahay ama dowlad dumis warkaaga ayaa xaaraan ah adiga maa ka baxdid xildhibaan nimada qaskaaga wuu batay
Adigalee maaheynoo kii dhahaayay Farmaajo waa Mariixaan kadibna uu idinka keenay Yuhuudmaatihiin. Markaas maad saxneynd misse hadda ayaad saxantahay ina Makow🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂
Beenale duugha dhuni qaateha ikaarqabe ufuf
Adeer dalka doowluu leeyahay warkaaga naguma socdo macaaradna kaamaba dhamaato adiga waxaad rabtaba lamayaqaano
Fasal.cali.waraabe.walaalkiis.caal.dheere.qumayo.ku.qaaday..dhirir iyo.dhugmo.leeysukuwaa..walaal.yaa.ku.dooraa.cabdiraxmaan.laba.cod
Waar moryane waaxa ceeb ah waa dhaqanka moryanta hamar ciid kale oo somalie ah oo hoganka daalka qaabto ficilada folxun masameyan ciida burburka iyo bobka bililaqada argagixisada waa dhaqanka moryanta grub hirab somaliwen daadka nuca ah ma waax ma lugudarsankara waa maaya waar nimankan muqdisho halodaya waa buxda dhul somaliyed oo casimaada ku wanagsan waa hadi somalie dawlaad raabto
qaladka waxaa leh dadka ka boodey baabuur socda oo aan la istaajin adna ina beydanoow waxaad lamid tahay orgi abaar dhawaaqay ogobalada aad shegeyso maxaa kaa galay adiga dhinte
C.shakuur waa mucaarad dowladi timaada wax qabadka xasan shiikh waa muuqdaa adigu mar walba waxaad tahay mucaarad dagaal ayaad cilaamise bilaaw aan aragno cidi ay dhibayso tuug baahan