Asc insha Allah Beri waxaa heleynaa madexweyne cusub insha Allah.Allah naguma socelsho Axmed madowe sharkiisa hala baxo waxow hor istaavay Farmaajo .kaa yelimeyno war keyga kaliya ha shaqeeyo adiga iyo saciid deni Allah ha idinku celsho sharkiina Amiin yaa Rabi yaa Qawiyo yaa casiis na dhafsii Axmed madowe saciid deni iyo dhamaan mucaradka Dowlada umada somaliyeed waxaa caqab ku ah waa mucaarad iyo medexwryne Goboleedka ayey ka shaweyn weyday laga sobilaabo wagii siyaad BareFarmaajo walalayaal waa dhamaatay shekadaas umada so.aliyeed waxey heysataa Nabad Alshaab waa laga xureyey meelo badan inta u dhiman Allah ha u fududeeyo Dowlada dalxureeye Amiin yaa Rabi .hadaa la shaqeynlaheydeen mar hore ayaa lawado xureynlahaa wadankeen waad Aragtaan gobolada waxaa lagu tagaa baabur iyo bajaaj .ewalna waxaa lagu tegi jitay diyaarad walalayaal iska daaya xasidnimada ee la shaqeeya dowlada hadaan nahay shacabka umada somaliyeed gudaha iyo dibadawaxaan ku tagersanahay madexwryne xasan sheek Xamsa cabdi bare shaqada fican ay u hayaan umada somaliyeed eeyna ku guleysanayaan in ay qabtaan Dorasho cod iyo Qof ah Dowlada Dalxureea cawgiisa Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
axmad madobe waa nin isaguna shaqaysta shisheeyshana u shaqeeya waa arin iska cad wax xitaa lagu taageero malaha oo anfcaya reer jubaland ama soomaliyaba qof walan oo qabiili ah mooyane aniga haddii madaxwayne soomaliya layga dhigi lahaa aniga oo aan la dgalamin anan dhig daadinin ban xilka ka qadilaha say doontaba haygu soortowdo aniga qaraba ayaanu nahay hadana wan ka soo horjeeda ma ah inad qofka ku taagerto indhala, aan waana nin ushaqeeya kenya, imaradka carabta,ethiopia waa tuul loo isticmaalo kala haynta soomalida
Ahmed yaa meesha kuhayo su all muhiim ah asi iskuma hayey gacmo Kalo kafilo maskax dagan hadii laku eeko wadamo waa ween baa la isku hayaa gobal mu hiim ah maxad u maleen wey cadahay yarabi Somalia 🇸🇴 adaa umaqan siyaa si nama tali karo ma jiro shi sheeye kal kaaal baa buuxa
Cuqdad baa ku heysa Kismayo Ogaden Baa leh Meeshu doonana geysana Haduu doono kenya ku darsanaya ee yaan laga dareemin laangabtahay wariye isku sheega ah😂
LabeentiivSomaliyeed girile ayaa ku dhameeyey kismaayo. Raamo le. Lakin maanta gari alaytaqaano balada isku haysta kismayo. A. MADOBE ayaa sax san... ogaadoo Somalia cid kale yaan la eedin. Hal reer ayaa halkaas Somali dhigay. Mooryaanta hogaanka dalka lawareegtayna waa imtixaan. Rag aan ogahay ha ooyeen halka anigu aan nasiino kujiro
AlxMdu lillaah Rabil Caalamiin❤❤❤❤ jubada hose
Waxaas oo dhan.. beeraha ayaa kawayn.. aduunyo kismayo❤❤❤❤
Makarafoonka xassan xamse Waa shaqsi aan garanayn shqadiisa
Kismaayo wa amaan 💯
Jubaland Waa meelaha aan ku fakarayey inaan mustaqbal ka dhisto laakiin qawleysataa fariisatey
INSHALAAH GUUL
❤❤❤❤macalin❤❤❤❤❤❤
Asc insha Allah Beri waxaa heleynaa madexweyne cusub insha Allah.Allah naguma socelsho Axmed madowe sharkiisa hala baxo waxow hor istaavay Farmaajo .kaa yelimeyno war keyga kaliya ha shaqeeyo adiga iyo saciid deni Allah ha idinku celsho sharkiina Amiin yaa Rabi yaa Qawiyo yaa casiis na dhafsii Axmed madowe saciid deni iyo dhamaan mucaradka Dowlada umada somaliyeed waxaa caqab ku ah waa mucaarad iyo medexwryne Goboleedka ayey ka shaweyn weyday laga sobilaabo wagii siyaad BareFarmaajo walalayaal waa dhamaatay shekadaas umada so.aliyeed waxey heysataa Nabad Alshaab waa laga xureyey meelo badan inta u dhiman Allah ha u fududeeyo Dowlada dalxureeye Amiin yaa Rabi .hadaa la shaqeynlaheydeen mar hore ayaa lawado xureynlahaa wadankeen waad Aragtaan gobolada waxaa lagu tagaa baabur iyo bajaaj .ewalna waxaa lagu tegi jitay diyaarad walalayaal iska daaya xasidnimada ee la shaqeeya dowlada hadaan nahay shacabka umada somaliyeed gudaha iyo dibadawaxaan ku tagersanahay madexwryne xasan sheek Xamsa cabdi bare shaqada fican ay u hayaan umada somaliyeed eeyna ku guleysanayaan in ay qabtaan Dorasho cod iyo Qof ah Dowlada Dalxureea cawgiisa Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
😂Nin dooran aya dib Loo Dooran 😂Taas Ayaa La filayaa Berto👍
Aniga ahaan aad baan ugu faraxsanahay dib U dorashada Ahmed Madowe guul waarta ayan U rajaynayaa Bi'idnillah I'm from Southwest state Wil RRA ah
Mr Sir ❤A madobe
xashiyow amed imisuu shabab lladagalamy dowlada lama dagaalin runtii
axmad madobe waa nin isaguna shaqaysta shisheeyshana u shaqeeya waa arin iska cad wax xitaa lagu taageero malaha oo anfcaya reer jubaland ama soomaliyaba qof walan oo qabiili ah mooyane aniga haddii madaxwayne soomaliya layga dhigi lahaa aniga oo aan la dgalamin anan dhig daadinin ban xilka ka qadilaha say doontaba haygu soortowdo aniga qaraba ayaanu nahay hadana wan ka soo horjeeda ma ah inad qofka ku taagerto indhala, aan waana nin ushaqeeya kenya, imaradka carabta,ethiopia waa tuul loo isticmaalo kala haynta soomalida
WAA SIDAY TAHAY
Wllhi waa duldhigtay sida ay tahy 😂
Ahmed yaa meesha kuhayo su all muhiim ah asi iskuma hayey gacmo Kalo kafilo maskax dagan hadii laku eeko wadamo waa ween baa la isku hayaa gobal mu hiim ah maxad u maleen wey cadahay yarabi Somalia 🇸🇴 adaa umaqan siyaa si nama tali karo ma jiro shi sheeye kal kaaal baa buuxa
Maxay kuugu taalaa reerkiina waalaga soomiyay indha midgaa nle iscadee
Kismayo iyo muqdisho miyaa isku qaladay kismayo waa meeesha dunida ugu amaansan anagana jogta ee cuqdada Ogaden yaan lagaa dareemin kurtun baa tahay
Ahmed mahamed islaam waa madaxweynaha ruuxiga ah ee jubaland
Muqdisho tariikhdeeda hadii adan aqoon iska aamus. Muqdisho magaalo ganacsi weyn beey ahaani jirtay Romans iyo Persians ayee ganacsi la laheed kun sano kahore. Magalo dhan baa ka hooseeso Muqdisho manta oo tariikhda qarsoon ah. Ganacsi iyo Muqdisho kalama harin waligeed. Wax ka baar tariikhda
Cuqdad baa ku heysa Kismayo Ogaden Baa leh Meeshu doonana geysana Haduu doono kenya ku darsanaya ee yaan laga dareemin laangabtahay wariye isku sheega ah😂
Ahmed waa is dooranayaa hawshuna waa midi midi kutaag.
WAXBA. BUUQ LAGUFURO AXMED MADOOBE KAMA QAADI DOONTO WAAYO KOOXDA FILADU WAXAY WADAA WAA WAX TAN AXMED MADOOBE KADARAN
Isaakukuma isagaana xukumi doona intuu wadku ugu iman markaana wagaranaysaan waa uun absame macidkalaa?
Kismayo nabad ma aha waa beentaa anagg joogno
Guul. Madobe
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Xasan shiikh xamso wuxuu u magacaabey in uu jubaland iyo darood loo isticmaalo
😂😂😂😂😂😂😂😂
Ahmad Ma Doobe Guuuuuul Ahmad ma Doobe Guuuuuul
Guul jbln. A. Madobe. Culusow. Waxa. Wada. Isir. Nacayb darod. Naceyb. Culisow. Hargeysa. Banxilihore. Wada. Jognay benti. Darod. Nacebka. Oloshegay. Ayuaminsanyahay. Isaga iyo general galal godayulagalay. Dadki. Ay2galal culusow. Sida. Abyan.ragilalayay. okale