Xogta Dagaalka Duqeeymo Dhacay, Gadiid la gubay, Qasaaro xooggan oo jira, dhaqdhaaq hada socda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @ZakariaAbdirashid-eh6xm
    @ZakariaAbdirashid-eh6xm วันที่ผ่านมา +1

    Juballand guul

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 วันที่ผ่านมา +5

    Qabiilada Irir Samale ku abtirsada sida Biimaal wardey Cali gaal jecel Shekhaal waxaan ugu baaqayaa Axmed Madoobe kasoo hoos baxa Dowlada lasafta Axmed Madoobe ladagaalama Dowladiina garabsiiya xaqiina si aad u heshaan Axmed Madoobe waad ku hoos dulmantihiin hadana yuu idinka dhigan difaac xaqiina ayuu idin duudsiyay hadana yuu idinka dhigan xaawada dabka lafu shido dowlada xabadeeda yuu iskakiin dhigin dowladiina lasafta si Axmed dhuxule dhiigya cab kismaayo loo dhaafiyo xaqa allaha idin tuso insha Allah

    • @MahamedCabdicaraley
      @MahamedCabdicaraley วันที่ผ่านมา

      😊😊

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 วันที่ผ่านมา

      Ahmed madobe tol laan maahan Daarod badanu ka dhashay isaso raca ha kala harina kuwi manta gajeysna sida lo xasuqay unba la idin xasuqaya Damantin

    • @MahamedCabdicaraley
      @MahamedCabdicaraley วันที่ผ่านมา

      😊

    • @sadiosheikhabdi6202
      @sadiosheikhabdi6202 วันที่ผ่านมา

      Qabiil ma rabno
      Midnimo Amxaaro ha loo midooba
      🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿

    • @saynab7503
      @saynab7503 วันที่ผ่านมา

      Beenaale hadii làgaa adkaaday dadka juba land ladaga waa dad nabadeed oo ay darer wadaag noqdeen dadka dagaanka qabiil wax ku riixàa may arkin balaayo wadayaal baa tihiin balaayadii aad usoo ðusheen bad dabada haysaan waadna ku guban doontaan bi idni Allh qabiilada waxy ku kalson yihiin meeshay intaa joogeen oo ay ku ilmo dhaleen idiin mana soo cabanin hawiyaha xamar dagan iyo miidiyaha cabaadka kayseri media ha way ar kaan jubaland dhib kuma qaban xil dhibano iyaga soo doorto kensa da looguma taliyo kuwa xamar ee boosts koodii laga bara kicinayo daaya oo siwanaag san haloola dhaqmo kuwaasa labara kicinayaa oo caruurtii iskuulka iyagoo nabada katagay gurigoodi markay ka imaadan waxay arkayan gurigii oo cagar lagaliyay meesha ma bini aadanimaa taala may laf cad baad toobin ku haysaa somali waxay dhahday dhala sha daada dhaqan wadaagaa kaaga roon

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade วันที่ผ่านมา +2

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍👍👍👍👍

  • @NasteexMaxamed-u1f
    @NasteexMaxamed-u1f วันที่ผ่านมา

    Guul jubaland

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 วันที่ผ่านมา +1

    Guul ciidanka Somalia 🇸🇴. Walajabiye argagixisada ajnabiga ushaqeyo

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule วันที่ผ่านมา

    Suldaanoow meeshaas waa lagu dhamaaday xaqiiq waana laga baaqsankarah

  • @ahmedabdi390
    @ahmedabdi390 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaliyaa gűuul

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c วันที่ผ่านมา

    Ciidankii axmed munaafaq oo calooshod u shaqeysta yasha ahaa manta waxbaa baalahooda yaacay

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 วันที่ผ่านมา

    Jubaland dadaal..ohleys garaaco...waa sidaasi

  • @abdirashidgedidaisow3020
    @abdirashidgedidaisow3020 วันที่ผ่านมา

    Wax macna ah ma laha in la dagaalo lkn waxa wanagsan in dhalanyarada aan la isku laynin

  • @abdirazkfarah2560
    @abdirazkfarah2560 วันที่ผ่านมา

    Beenaale wixi kudhacay aala fuutadi iyo maxaysatadi aadkeenteen kamboni kaalaya aasta bakhtiyadoodi adal wakutarimaye

  • @khadarmohamed4113
    @khadarmohamed4113 วันที่ผ่านมา

    Guul jubaland🎉🎉

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 วันที่ผ่านมา

    DAGAALKAANI WAA ITOOBBIYA IYO SOOMAALIYA

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyadoo dagaal dhicin baaba been badneed see laguu amini

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade วันที่ผ่านมา

    😁😁😁😁😁😁
    JABHADA XASAN CULUSOW
    HOGAMINAYO SAKA JAB IYO NASABEL KAGADHACAY GOBIHII LAISKU FARASARAY 👍👍👍👍

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 วันที่ผ่านมา

    Waxa la sheegayaa in puntland hub culus u dirtay kismayo, wuxu isu bedelay dagaal hawiye iyo daarood.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 วันที่ผ่านมา +1

      Buqlan wall afkay kahaddasha dagaal ma gasho faankoodo dhuusada ha rumeeysen toodey u cabsen