Talo fiican baad siisay laakiin kaama uu qaadan khasaaraana ka raacday tala xumadiisii ee ummada Soomaliyeed inta hartay Allaha ka qabto Xassan Shiikh ceeb iyo khasaaruu sababay.
Odawa ❤ oo nin yar oo dhalinyara ah wax uu gartay Sidee nin laba jeer xukunka qabtay uu u garan waayey In aysan haboonayn in maamul goboleed dadkii degana doorteen xukuumadooda oo sharci ay tahay . In dhalinyaradi wadanka difaaci laha lagu dhiiranado in ayagu isku duulaan .iyado hall nin la raada Ceeb iyo kashif ba halka ka dhacay.
ASC.EN J.Odowaa mar iyo laba jerba waan kula taliyey Hooyana wey kula talisey en Somali weyna sido kale mar aan dhaweyn ayaa lagala taliye in aad wadanka badbadisan Adiga iyo j.Xijaar ee maxasusatan Allah Maxaa laidalataliyey
Waaba qalad in ciidan walalo ah in ladhaho dagalama somalida mafahansana miyaa in ciidan loo sameysto cadowga in leyskaga celiyo ee mahan in walalaheen loo isticmaalo labada ciidan mid uun baa jabilahaay labadana waa walalaheen maahan in lagu farxo somaliyey Alle kabaqa cadowga iska celiya idinkoo wada jir ah ee idinka ha isdilina waxa naga dhimanayo waa wiilasheena labada dhinac waana wax laga xumaado waxaan madax mahan ee waa cadow ee ka tashta
M Xasan sh mahan qabqable dagaal wanna kama yaqano meletery qidadiis lataliyashisuna had an ayey kariden taladiisu mashiila mana hufna salfudeyd ayaa kujira marjic maleh iyo talo isu celin .
Been waaye warkaasi, ciidanka isagaa madax u ah. Hasan waa shacab talo soo jeedin ayuu leeyahay laakin ciidan kuma Amri Karo inay wadan nabad ah Ku duulaan. Odaywaa waa in la maxkamadeeyo haddii kale uu is casilo.
waxaadan ogayn aa ka hadashay Somalia Ciidamada waxaa maamuula xasan sheykh iyo wasiirka gaashadhiga tik tok jaajuus oo meesha u fadhiyo in Ciidamada Somaliyeed la jabiyo markasto
Waaw odawaa masha Allaah geesi qaran❤❤
Hassan wuu fashilmay dalkii, sumcadii,iyo ciidankii qaranka uu Farmajo dhisay ayuu burburiyay 😎Ciidankii qaranka difaaci lahaa buu isku laayay badiina wuu saxiixay 😎Xassan kursiga halaga qaada dalka iyo dadkana halaga badbaadiyo🙏😎🥰❤️.
Talo fiican baad siisay laakiin kaama uu qaadan khasaaraana ka raacday tala xumadiisii ee ummada Soomaliyeed inta hartay Allaha ka qabto Xassan Shiikh ceeb iyo khasaaruu sababay.
Gen odowaa waa geesi qaran oo wax badan og
Odowaa Aboowe magacaa hajiro soomaali dhab ah
Wiil caQli badan baa tahay laakiin Hassan baa ku cunay
Odawa ❤ oo nin yar oo dhalinyara ah wax uu gartay
Sidee nin laba jeer xukunka qabtay uu u garan waayey
In aysan haboonayn in maamul goboleed dadkii degana doorteen xukuumadooda oo sharci ay tahay . In dhalinyaradi wadanka difaaci laha lagu dhiiranado in ayagu isku duulaan .iyado hall nin la raada
Ceeb iyo kashif ba halka ka dhacay.
Video ga waa meel kale hadal u socday. Odawaa halkee xiddigle, kabtan, gaashaanle, korneyl ku noqday ama ku ahaay?
G.odowaa nin qaaliya taladadi ladiiday mishaheedii x.sheekh wuuhayaa
Mshaa alah. Odawa waa.geesi somaliyed wara xagu.kadhacay
Marxuunki 😂😂😂😂😂
Juballan guuul❤
Hassan Sheikh has done exactly what the enemies wanted him to do, does he work for his country or the enemies?
You´re absolutely right. He is the first enemy of somali people. He works for aliens nations
ASC.EN J.Odowaa mar iyo laba jerba waan kula taliyey Hooyana wey kula talisey en Somali weyna sido kale mar aan dhaweyn ayaa lagala taliye in aad wadanka badbadisan Adiga iyo j.Xijaar ee maxasusatan Allah Maxaa laidalataliyey
Odawa geesi qaran guulayso
I’m so sorry Subxaanallaah 😭😇😇😇‼️‼️‼️waa ayaan daro ku dhacday somali 🇸🇴 badiina wuu saxeexay Subxaanallaah
Odawaa waa geesi somaliyed
Dee waxa khaladka Iska leh jubbaland !!!
Mr odawaa soo dhawow
Odowaa ka mahadlin
Waaruun Waaruun. Wll.odowaa
Alle hakala qaboojiyo😢
Madaxwaynaha talada dalka hadii ay sidan kusii socoto ceeb tan kawayn baa dhici doonta oo shisheeye kasoo socota
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Askartaas waxaa meesha kumishamy hasan iyo hamza
Ideas waa geesi grab ayey Xasan car walaal alle umada ha dhaafiyo
Xasan manta yu mamula wa madaxwyne jubalnd puntland konfurgal bed meluu gacan ku hayo malahn badii waka 2:23 cidanki somaliyed kenyati bay marti uyihiin badii wa ibiyay talow rer xamarkasi jilicsana wr orodo ninka ku mudaharada muufo hayska cunine wr wuxu jilicsanaa
Xasan dal xaraashe Ahmed madoobe kuma gaaro siyaasada waa kaa ceebta aduunkan dhax galiyay😅
Waaba qalad in ciidan walalo ah in ladhaho dagalama somalida mafahansana miyaa in ciidan loo sameysto cadowga in leyskaga celiyo ee mahan in walalaheen loo isticmaalo labada ciidan mid uun baa jabilahaay labadana waa walalaheen maahan in lagu farxo somaliyey Alle kabaqa cadowga iska celiya idinkoo wada jir ah ee idinka ha isdilina waxa naga dhimanayo waa wiilasheena labada dhinac waana wax laga xumaado waxaan madax mahan ee waa cadow ee ka tashta
Deg deg haloo casilo midkaan lagu sheegayo taliye ciidan. wasiirka gaashaandhiga iyo kuwa fara badan have to go. iyagaa cadwoga la shaqeeya.
Odawaa taliye that’s right
Janarlka waxaa lagu qaataa mudo 40 sano ah odawaa wali ma gaarin 40 sano talow waa yaab is weydiiya cimrigiisa iyodarajadiisa waxaa cimriweyn darajadiisa
Soomaaliya idoyaashaan dhamaan naga qabtadhamaantoodwiilashoodii waa dirsadeen masaakiintaan ayay naga dhameeynayaa
M Xasan sh mahan qabqable dagaal wanna kama yaqano meletery qidadiis lataliyashisuna had an ayey kariden taladiisu mashiila mana hufna salfudeyd ayaa kujira marjic maleh iyo talo isu celin .
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭CXDS
hooyada siilka kaa waso
😂😂😂😂😂😂
sax xasan halala xisabtamo axmed waa wadanu libaxa inbadan udigay bahane xaq iskudifacay axmed geesi gardarada mayelo lagama gulaysto libaxyada ogaden cadawgay fashiliyan dulmigay burburiya burburiyan dulinimo maqatan daacad weeye halgama soomalida difaco dayr iyo darbi uah lkn wadkaso darteno darajadii ilahay dasyimugu manaystad dafirten ood diiden xaqa lamadabole allah maxan idiin digay daawiyo xalradshoo doofarayahow iswashen dulmi iigu duushen ana intan kugu doobiyay dirgax kugu ciyaron guul iyo damashad daralee libin helay wali kugumanan digan xoog kuguma doobiyin wankudirnaxo soomaliniman uqiil dayay daryel bsn kusiyo gobaniman kudaye wanwada daldali lahaa ciibahagiban daday duliyohow tani wadignine dandansiga daa hayguso dabalugiin balayo durban hautuman ogsonow inan ahay geesi libinsido guushu igulaman tahay tariikhda diburaac guuuul guuul libaxyada ogaden landherenimo 🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲💪🔥🇬🇲🔥🇬🇲🔥🇬🇲♥️🇬🇲♥️🇬🇲👍💋🫅🫅💯🙏✌️
Xasan munaafaq baa LAGUU nacay
Kan waa lagu khasaaray waxaa jirtey inuu farmaajo
Rag badan ka jor matiyey
Wuxuu farmaajo tegey isagoo
Ciidamo nadaamsan dhisan
Edeb akhlaaq ciida moral wadaniyad u dhameystiran tahay oo isagana ku daba
Faylsan odaygan xabaalo qufte qaran xaraashe ciidamadii lagusoo tabca
Layidhi saraakiishii ayuu
Baabiyey dadka qaar ayaa ku doodayaa inuu isagu mishime
Saraakiil ciidzn'ba wuxuu garan waayey maadaama ciidanku ku ogalyihiin dalka
Ka bad baadii duqan aan naxayn qayladanii waa mid hore maaha hadeer
Been waaye warkaasi, ciidanka isagaa madax u ah. Hasan waa shacab talo soo jeedin ayuu leeyahay laakin ciidan kuma Amri Karo inay wadan nabad ah Ku duulaan. Odaywaa waa in la maxkamadeeyo haddii kale uu is casilo.
waxaadan ogayn aa ka hadashay Somalia Ciidamada waxaa maamuula xasan sheykh iyo wasiirka gaashadhiga tik tok jaajuus oo meesha u fadhiyo in Ciidamada Somaliyeed la jabiyo markasto
@ER-qw6fh Odawaa muxuu meesha la joogaa? Taliye muxuu Ka yahay? Ciidan dadkiisa Ku duulayaa soo wixii Somalia 40 sano u burburtay ma ahan.
Haa waa sax isagaa ah taliyaha ciidanka lakini xassan sheikh baa uga sareeye ee taas ha ilaawin
Beenaalaat. Tahay waryaa. Wararka dacaayada. Ah. Anaga. War hanooga. Dhigin. Noociinan. In. La dhegeystaba. Maaha