ii soo badi ayaan dhahay sokor ayaan kala baxaa a igu sagaar ma cabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ธ.ค. 2022
  • kooxda khawaarijta alshabaab ee ban3eystay dhiiga ummada soomaaliyeed ayaa galay xaalad aad u cakiran kadib markii ay dhac boob dil intaba isugu dareen shacabkii ku dhaqna goballada dhexe
    #aqabduco waa tuulo ki taal gobalka shabeellada dhexe
    mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in shabaab ay i soo direen lacagtii uu ku iibsan lahaa karfantii lagu duugi lahaa.
    shabaab ayaa gaaray heerkii ugu sareeysay xagga kibirka iyo jees jeeska marka ay rabaan in ay qof dilaan waxeey u soo hor mariyaan 10 doollar oo ah qiimaha karta qofka islaamka lagu asturo marka la aasayo.
    si kastaba ha ahaatee deegaanada shabeellada dhexe ayaa waxaa ka jira guluf looga saaro kooxda shabaab.

ความคิดเห็น •