@@aweyscadexsn5526Wuxuu rabo ayuu ku qoranayaa maadama magaciisu isaga u gaar yahay adiguna aadan shaqo iyo shuqul toona ku lahayn, lkn kuwan warbaahinta bacdama ay afka Dadka iyo dalka soomaaliyeed ku hadlayaan waxaa waajib ku ah inay afSoomaali barax la' umada wax ugu soo gudbiyaan. Ma ahan sida inay ga*l cad la hadlayaan ama ay BBC yihiin camal wax noogu soo xariiqaan✌️
Shaqo kulahaa, dadka naftooda iyagaa ka masuul ah, bal marka ay ku dhimanayaan madagasar iyo meelo cilan maxaa u diiday in ay dhulkooda beertaan ileen wadankeena waa barwaaqo oo dhul beeraha ku fiican buu leeyahaye, yaab badanaa.
Allah u naxriisto dhmn wadanka haddu ahaa lahaa wadan nabad ah qofna Kama baxeen laakiin soomaaliya intaan ka dib halkee u soconaan waaba fahmi la dhahay dalkeen aan nabad ka dhigano sii aan hor mar u gaarno
Wan ka tacsiyeynayaa gerida ku timid walaalahen somaliyed balse waxan u sababenayaa dawlada umada somaliyed waayo iyada dayacday dhalinteda ku baa ba ay dunida daafahed iyo inta nool ee kudhibanba
Dhalinyarada somalida ilaa dad cadaan ay la dagaan oo ay daris la noqdaan ma nastaan cadaanka waa wax lawada jecelyahay markaasay cadaankiina ogaaden tani way ahaatay
Dawlada Haka hawl gasho dadka Dhalin yarada Haligaya Ee Ku xayaysiinaya Safarada Halaagaha Ha Facebook iyo meelaha kale Iyago Usheegya Inay Gaynayaan wadamo kle Sida Kuwan imanka Oo Lagayabo in loo shegay In lagaynayo Jaziirada France Xukumaan ee Mayook ee Comoros sland
Masha allaah wasiir fiiqii allaahay noo kaa daayo aamiin wasiir fiiqii ❤🇸🇴☝️🇸🇴❤️
😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha allah
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
❤❤❤❤guul soomaliland insha'Allahu guul soomaliland insha'Allahu guul soomaliland ❤❤❤❤❤
Mxaa kala guraysaa Wuxuba waa hal magac Yeysan kuu Kala qaad qaadin Isku day inaa wax fahantid ❤️
Alle raxma raximiin
Allaha unaxariisto dhamaantòd
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun allaaah ha u naxariisato intii kudhimatay walaahi waa masiibo aad uweyn allaaah ha inoo gargaaro
Illaahay kabaqa oo dhalinta barakicinta ka daaya, idinkaa u sabab ah inay dhalintaas soomaaliyeed halligmaan.
Innaa lillaahi wa innaa illeyhi raajicuun
Acuuddubillaahi acuuddubillaahi acuuddubillaahi subxaan allaah ❤❤
MADAGASKAR, kusoo Qora Af Soomaali Muuqaal baahiyahan waxaa leh uuna shaqeeya Shacabka Soomaaliyeed.
Uma shaqeysaan mawaadiniin ingiriis ah.
rashaad aabihiis adigane soo qoro ❤😂😢
@@aweyscadexsn5526Abaha rashaad dheh
Labadiinuba si wacan baad uhadasheen
@@aweyscadexsn5526Wuxuu rabo ayuu ku qoranayaa maadama magaciisu isaga u gaar yahay adiguna aadan shaqo iyo shuqul toona ku lahayn, lkn kuwan warbaahinta bacdama ay afka Dadka iyo dalka soomaaliyeed ku hadlayaan waxaa waajib ku ah inay afSoomaali barax la' umada wax ugu soo gudbiyaan. Ma ahan sida inay ga*l cad la hadlayaan ama ay BBC yihiin camal wax noogu soo xariiqaan✌️
@@aweyscadexsn5526😂😂
Guuleyso mudane Waziir...
إنا لله وإنا إليه راجعون💔
Guuleyso wasiiir fiqi🎉
Allaah ha u naxariisto
ALLAH YAA RAXMA
Merina pure ❤❤❤
Alla yaaraxma intii dhimatay intii nool allaha caafiyo
Ya.. 😢😢
Allaha ha unaxariisto
Inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun
Wasiir fiiqi somalida aadiga dadkaa Jahre yaacen
Dhalinyarada waxay naftada u haligayaan waa shoqo raadis
Shaqo siiya waji garka daaya 😢
Shaqo kulahaa, dadka naftooda iyagaa ka masuul ah, bal marka ay ku dhimanayaan madagasar iyo meelo cilan maxaa u diiday in ay dhulkooda beertaan ileen wadankeena waa barwaaqo oo dhul beeraha ku fiican buu leeyahaye, yaab badanaa.
@@audijooyjoy7976 habar fadhida legdan U fududa
Adiga U same program beero ay Ku fashaan & nabad
Maalinkasta inalilahi wa Ina Ilahi raajicun miyaa latagnanayaa dadka somaliyed waxa wadankoodi kawaday o wadanshisheye jeclesiyay waa idinka hadad kanixilahaydeen Marhore ayaad shaqo usamayleheden oo dhulkoodana amni ugu dhigi lahaydeen lkn marabtaan sababto ah idinka oo dalka hogaankodi ah xor matihiin ee ruwaayadaan Faraha badan nagadaaya 😢😢😢
Dalinta markay dintaan aya mayyidkoda ladoonaya lakiin markay noolyihin lagama fakarayo noolashooda.
Waa nasiib daro😢
Wadanka hagajiya dhalinyarta ha hojogane
Allah u naxriisto dhmn wadanka haddu ahaa lahaa wadan nabad ah qofna Kama baxeen laakiin soomaaliya intaan ka dib halkee u soconaan waaba fahmi la dhahay dalkeen aan nabad ka dhigano sii aan hor mar u gaarno
Baniaadamka hami ayaa la wada dhigay, kuma xerno wadan fiican ama xun😢
Waziir dhaliyarada wax bartay ee bajaajleyda ah dilka ka daaya ayaga oo Jamacado dhameyay ayeey bajaj wadan oo shaqeystaan dilka ka daaya hadii aadan deyn karine yareeya.
😊
Dalka maxaa lagu jelaan karaa fiqiyo?
😢😢😢
Fashilka kale waaye dalkeena iyo Madagascar wax xiriir ah ka,a dhaxeeya miyaa oo xitaa qunsuliyad inooguma taalo walee waa na ceebayseen
Wan ka tacsiyeynayaa gerida ku timid walaalahen somaliyed balse waxan u sababenayaa dawlada umada somaliyed waayo iyada dayacday dhalinteda ku baa ba ay dunida daafahed iyo inta nool ee kudhibanba
Dowlada xasan waa balosheed
It’s too late idaacada caalamka aa ka hadashay ka hor inta dowlada soomaaliya ka hadlin
Somalia weyn Jooga wadankiine Xageed Uscotiin
Wadanki moryan aya heysta mel lajoko majirto
Marka madagasar iyo meelo cilan lagu dhimanaayo maa wadanka la beerto dhul qani ah baa heesanaaye.
Wadanka shaqalaan iyo amni daro loogu cararay ilaahay waxaa ka baryaa in wadankeena nabad ka dhigo
Qalad waye in laso celiyo dhalinyaradaas nolosha cusub raadsaday dowlada waxba uma heesa dhibatadii ay wadankooda ugu tageen wali way taagantahay
Xoolo aamuska ayaa kuu wacan iska aamu
Dadkaan dalkooda adinkaa ka qaxiyay. Nin walbo ninka oow ka tuugsan yahay ayaa imaanayo. Lkn Illaahay aduunka ciqaab ha adinku tusu. Waad isku soo sawireysaan kaliya.
M Xasan ayaa RAJADII KA DHAMEEYEY asagaana masuul ka ah wax meesha ka dhacay
Qabilkada aya ugu badaan waxa meesha jooga marka waxad cawiineysii ma jiirto hadi aysan aheyn habargiigir
😂
Ayaan taan oo dhan dadbaa olale tahriib waday oo aan la baarin ama laga hor tagin tolow xagay u sicdaan ma maqlaan miyaa waxa adduunka ka socda
Madaxda soomaalida gobolkasta jooga masuul ka ah iney dhalinyarada soomaaliyeed wadankood ka qaxaan
Somali inay amni kuwada noladan waxay kadoorbideen inay saxaaro iyo bado kudhintan
Kadib markay wadabkodi sookhariben
Iska hadal man wadaynaa dowlada waxba uma heeso dadkaas dhalinyaradii wadanka jogto aya shaqo la,an ah runtii wan lasocdaa anigo ka maqan ayan wax kasta lasocdaa
dowlada xasan shekh ayaa sabab u ah inee wadan ka qaxaan
Ka hor laga ma qaxi jirin Miya ? Ilhay ha u naxariisto dhamantood
Adiga kow ka ah inay dhalintu bada ku dhimato
Dhalinta somaliyeed EE badaha kudhamaanayo maad nolol iyo shaqo abuur usaneysaan inta aad leedihiin dhalinyara rafaadka qurbaha kutagay ayaan so celineynaa
Amaan siiya dadkas wadankii idinkaka tageen meshoda u dhaafa nolol ha idinka raadsadaan tuugo tihiin ilmahina wadamo kale geysateen
Dhalinyarada somalida ilaa dad cadaan ay la dagaan oo ay daris la noqdaan ma nastaan cadaanka waa wax lawada jecelyahay markaasay cadaankiina ogaaden tani way ahaatay
Dufow adiga iyo hooyada war waxasi ma wax lagu hadlaa doqon ba tahay
Wadanka idinkaa la idinka tagey
Dawlad aan dhaafeynin kuwii nool iyo kuwii dhintey idinkaa barakiciseen
Maxay horta ula jeedaan 10 luuqadood oo ay xaga danbe iskaga qoraan
Wasirka war fafinta aya is na shir jaraid qabtey adikana maxa shir jara id kuku kalifey
Dadkaas xamar ayay ka qaxeen idinka dartina tuugo yaheey
Been ayaa sheeegee dhamaan waa somali
SHIDAALKA KU DHAQSADA CADAALAD UQAYBIYA SI AY DHALINYARADU SHAQOOYIN UHELAAN DALKOODANA UJOOGAAN
Dawlada Haka hawl gasho dadka Dhalin yarada Haligaya Ee Ku xayaysiinaya Safarada Halaagaha Ha Facebook iyo meelaha kale Iyago Usheegya Inay Gaynayaan wadamo kle Sida Kuwan imanka Oo Lagayabo in loo shegay In lagaynayo Jaziirada France Xukumaan ee Mayook ee Comoros sland
Qof tahriibay mooyee qof kale wadankan xaq kuma laha
Sabab wlalal
Waa dadkii guryohooda aadka barakiciseen tuugayahay maafiyada ah😢😢
adeer iska aamu wax tar lagaa sugi maaye
AllaH adiga dalka hakaaa kexeeey0
Waa ninkii mamulgoboledka Somaliland ee hostaga dowlada Federaalka ah Somalia cabadka ugukeni
Ninka isaq land mel kuxirey
ICTIRAAFKII WAA DHOW YAHAYE Maad is qarxisid. huuno.
Wasir jahil cadawadisu somaliland awod bay utahay
Anag00 34sano kaa maqan ayaaba kaa amaan la.eee dadka somaliyed e masuulka ku moodsya alaH ha kaawado adiga