Madoobe qabrigu wuu modaw yahay, kursigu waa macaan ha ka kicin . Adiga, muuse biixi iyo Ismaciil cumar geeleh meel wada gali doontaan insha'allah. Ogow dad badani ma odhan doonan Alle ha naxariisto. Dhulka booba dadka dhacay sacabka ha la idiin tumo been sheega is caleema saraa is doorta. Markaad dhimataan indhaha kor ha u taagina foolxumadiina Allow hana toosin
Waar doorashaado xaalal aa oo qoof iyo cood ku imo , lakiin lalush xiilibaano laa siyoo xalal maha ,Wayo Ahmed u rabiin doraasho qoof iyo cood because waa garanaya inaay ciid baa doraneyn
Ninkan majerten ba abtiyaashiis ah waliba madaxwayne cabdulahi Yusuf jifidiisa hoose ba abtiyaal u ah. Marka hawiyow ogaadeenka taqaaneen ninka ma ahan ee yuusan buud idinkula tuman oo idin adoonsan.
Casan baa ogu mudan nin ladorto mantana walal dirirtay yad laheshiin isheg dadka hordhaf barada waqtigadi wudhamady adi iyo xamse mid bahari barada farmajo wuka xishonaya xamse lakin kama xishonaya Hayley xamse
Meesha dictator ma shaqeenayo doorasha aad adiga is dooranayso ma soconayso fair and free election ayaa la rabaa balan waaye kismaayo in xabad lagaaga saaro oo xabsi lagu geliyo.
Reer Jubaland hal qof iyo cod sameeya doorka dambe. Insha Allah waa soo duceyneya nabad inaad ku noolaatan. Peace and love from Hargeysa.
Maxa ku dhex galiyay faqash is haysta dhex dooda
@@NimcoFf waa maxay faqash
@NimcoFf reer Jubaland faqash maha waa Ogaadeen . Beesha absame aniga I weeydi waa dad qalbi wanaagsann oo sharaf leh. Dhaqan wanaagsa oo somaliyeed leh.
@@NimcoFfcuqdada miya meel waliba la taagan tahey doqon yahey
@@hargtech9301 jubaland waxaa dagan qabiilo badan
ogaadeen waa hal qabiil oo ka mid ah somaalida meesha dagan in kastoo uu laandheero yahay
This man is an ex Arsenal player. He needs to be arrested and sentenced to life in prison.
😂😂😂😂😅😂 try if you can?
15 sano kadib wali kismaayo Kaliya rabaa inuu ka sii taliya
Maxaa ka quseeyo adi?
Waan soo dhawaynaya madaxweynaha jubbalaan ilaahay haka dhigo kii diintiisa, dadkiisa, dalkiisa anfcilahaa reer jubalaan guulaysta
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐
Tan waa dhamaadka Madoobe
Waa kuwadanaa madaxweyne ahmed islan from burtinle Puntland somalia
BEEENAAALE BEEENAAALE BEEENAAALE DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE AXMED MADOOBE WAA DOBA BEEENAAALE BEEENAAALE
Markaas muxuu noqonayaa Culusoowgii u sajuudayey Bakhtiga Kenya?!
Xasan marku bena was noqdo o tuug noqdo ayu kana tuug noqonayaa beenawasna noqonayaa Waxa edeb darada wadana waa ina Shiikh gurguutmrte
Waa layaqaan waxa aad shegeyso waxa ah.
Shabaab madoobe your days are over
Ninkan waa dulli. Kursiga banee. Waji malihid.
Meesha katag hadii tanaasul jira hadii kale beentaas lagaa yeeli maayo
Hambalyo Mudane Madaxweyne.
Soo Dhawoow Axmad Islam.
Nabad baa Naas La Nuugo Leh.
Nabad Baa na Deeqda Hadaan
Nahay Reer Jubaland.
Maalmahaagi wuu soo dhamaaday.
Juboland Shariif uu jiogaa timid. Gadaashaa Xasanaa yimid wuu baxay, Farmaaja yimid wuu baxay. Xasana ayaa soo laabtay wali adiga uun baa soo taagan. Puntlnad gaas ayaa ku waqti ahayd gadaashiis deni ayaa yimid. Axamadow reer Jubaland waad la dagtay.
Erayga Somali waa eray mihima haa nolato Somaliya🇸🇴😘🙏
Dagalkaa gala reer Jubaland ❤
@@Turtle333face Wiilashaada iyo walaalahaa soo kaxee iyaga ha dagaalameene
Ok
0:28
حسبي الله ونعم الوكيل فيه اللهم دمره اللهم أجعل كيده في نحره
Madoobe qabrigu wuu modaw yahay, kursigu waa macaan ha ka kicin .
Adiga, muuse biixi iyo Ismaciil cumar geeleh meel wada gali doontaan insha'allah.
Ogow dad badani ma odhan doonan Alle ha naxariisto.
Dhulka booba dadka dhacay sacabka ha la idiin tumo been sheega is caleema saraa is doorta.
Markaad dhimataan indhaha kor ha u taagina foolxumadiina Allow hana toosin
Labadii xaaraan ku heshiisa xalaashay ku diritaa.
hala Wada. had lo. Soomaalia 🇸🇴
Hadii lagu soqaban wayo oo godka jilacow lagu geenyo wad arki doonta jiis kudhalay wase😂😂😂😂😂😂😂
Oohinta iyo baroorta kala yare ..hassan culusow umataliyo wiilkane goofkiisu joogaye😂
Axmed shalay waxa nagu diri
Magaca somali nimo qofkii sheegta ayaa qofka kale igala weeyn marwalbo somali nimo waxna masiisto.
Geesi geesi dhanaley
Waxaad jubaland joogaysaa inta ciidamada kiiniya joogaan dalka somalia
Hhh mxaad kaqaadi karta markaa ..kiinyey kuwaalata markaaso kale
Aniga waxan dhihi lahaa dowlada Somali wada hadal lafura yuusan shishee yaha iyo Shabaka idiinka faaidaysan wax walba uu sameeyay Axmad madobe adinka Karoo naada maxaa yeelay dawlad nimada Somali aya na anfacaysa intuu haynayaba iska yar 4 sano
Hambalyo... Hambalyo.... Hambalyo... Hasan Sheekh waa faashil... Hamzaha aad keentay weeye cadowga 1aad ee Jabba Land, PL & SSC.
Isku duunnaado oo dhexdiina leysu adeegsan
One day from America 🇺🇸
Abdirahman mohamed muse 😮
❤❤❤❤
Ilaahayow dowlad islaam ah nasii
Hambalyo ina adherkey ❤
Somalia xasdifaacdho
Waad socon sxb waqtigaagii wuu dhamadaay
Maasha Allah nooloow Ahmed Maxamed Islam ❤❤❤❤
Mxa marwalbo federalka culeys usara jubaland mxa jubaland yaala
wakaaa weel bhe
Zayid 2
Guul jubbaland ❤❤❤❤
Guuleeyso sayid ahmed madoowe.
waaa lagu qabanayaa midhaa doorkan sidad uhadlayso
Dorashadha madacdhe walalayal
Haaa
Waar wuxuu laandheraysana muxu aha
Geesi guul insha Allah somaliya guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War Meesha isga tag Regime waqtigiisa dhamaa
Waar doorashaado xaalal aa oo qoof iyo cood ku imo , lakiin lalush xiilibaano laa siyoo xalal maha ,Wayo Ahmed u rabiin doraasho qoof iyo cood because waa garanaya inaay ciid baa doraneyn
Hassan gurgurte yadooranayo..xageese kaqaban karaa qof iyo cod riyaad kujirtaane kakaca
Hambalyo Madaxweyne Hambalyo
Beenaale, dadka xoog kuma heysan kartid, waa leyska kaa celinayaa
Faysal.cali waraabe marku dawado waxu dhahay wakas arka ayaga heshiin lab😅
Liibax
Soomalida dhibta haysata nin baa iska yeelanaya sidii hantida
🎉🎉🎉🎉👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯👋🫡🫡🫡
Rer jubaland congratulations kuwa Xalane laga ilaaliyo iska fogeeya
Adeer adigu is sac iska ilow wixi shaley iskuna xishad dawladkasta aqabad ha kunoqon adigu waa runta sababto ah 15 sano adaa hortagan oo dorasho kasta maqarsarbad kensataa
Xil jeclaa waayeelkan 😂
xaafad waliba isked.haysku.mamusho.wax.dawlad.layira.majirte..
War waxo landere sanaaa❤❤❤❤
War ninkan meeshiisa u daaya
Odaga
Axmed.madowbow soomalinimo afkaaga ka dhowr ma aha wax aad danka leedahay , waxa kuu daran ee u dagaalamasaa waa daroodnimo.iyo qabiil doon
O ma hassan ba somaalinimo utaagan wa odey hawiye midaa un bu na utaaganyahay e
Mudani madaxweeni gulleso
Benale tuuuug
Hadal kada waxa u fahmay wax wada qabsi diyaar ayaa u ahay ee 🪑 kursiga buuqa iga daaya iyo dagaalka , intaas le rabnay anaga
BEEENAAALE BEEENAAALE BEEENAAALE BEEENAAALE DABO DHILIF GAAAL BEEENAAALE
xaaraanyahaw mooryaankaa ah yaakuweydiinaya nacaladyahaw
Somaliweyn 😂
Nin walbo meshu daganyahy ha lodaayo
Mujrim illaahay ummada hakaa qabto, jubba land waa xabsi dusha ka furan 😂😂😂
Hhhhhhhhhh war anaga wax aragne wamaxay Ninkan xanaqsan
Balaayo garcad😂😂😂 kan illaahay hasoo qabto
Umadii ataa agtiisa ku baabaeysa, asagana waaba sooo taaganyahay
Ninkan majerten ba abtiyaashiis ah waliba madaxwayne cabdulahi Yusuf jifidiisa hoose ba abtiyaal u ah. Marka hawiyow ogaadeenka taqaaneen ninka ma ahan ee yuusan buud idinkula tuman oo idin adoonsan.
Aar soogandoodsaday wuxuu gaadho wuudili
❤❤❤❤❤😂
Mashallah guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guleyso
Haiwye waa mooryan dowlanimo ma yaqnan xaa cuna xaa biliqeystaa bay yaqanaan no more madaxweyne haiwye ...next madaxweyne waa dani 2026 inshallah ....darood baa yaqaaan dowladnimo haiwye wa shacab mark hawiyioow hiihibaa nijaas baa noqoteyn dhaqan xun somalia haiwye baa ceebey markahaiwye ha dhiidhibsado shacab baa noqon
Jaamac faadumo bal magacaaga eeg isagaa ku sheegay.
Hassan dhiiqo qac😂
Agah o hada ma lagu soo qaban rabaa badoobee
Hambalyo Mudane madaxweyne Ahmed Maxamed islam. Ahmed Madowe guul waarta ayan U rajaynayaa Bi'idnillah 🤲🏻☝️🎤
Guul insha Allah axmed maxamed islaan from Gabilay soomaaliland
Ahmedow sxb hore u soco , aniga iyo tolkeyba waan wadanaa , maangaabta dalka xaraashysa in la horistago waa gobnimo.
Asagaa is doortay madoobe kkkkkkkk
Laandheere
Casan baa ogu mudan nin ladorto mantana walal dirirtay yad laheshiin isheg dadka hordhaf barada waqtigadi wudhamady adi iyo xamse mid bahari barada farmajo wuka xishonaya xamse lakin kama xishonaya Hayley xamse
We support you Mr president
Gesi somaliyed madaxwayne uqalma inui madaxwayne unoqdo somaali odhan cadawga hajabo
Guuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guuuuuuuuuul iyo gobanimo Ahmad ma doobe guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
oohinta cesho xasan sheekh wuu kugu soosocdaa
Xasan sheekh haku taak nato cid xoog lagu ma maluli karo majirto ✊
Guulayta jubaland ❤️
Axmed madamoboow maxaa kuudiiday inaad tanaasusho muusa biix bo dadkisuu u tanaasulaye waxbo ha qaylinin fidnadoo dhan waa adiga
Meesha dictator ma shaqeenayo doorasha aad adiga is dooranayso ma soconayso fair and free election ayaa la rabaa balan waaye kismaayo in xabad lagaaga saaro oo xabsi lagu geliyo.
Ninkan reer jubland way wataan xasan iyo xamsena dabaday hayaaan maxa ka dhexeya tolow
Ninkan waxa la dagaalaya mahan fadaralka Waa Dowlado shisheeye Taas la socda umada somaliyeed
Saxib iskocano shub cidkayeleso majir dadka otur
Odaygu wuu calacalay
Xasan iska cesha waa dictator,
Hambalyo mudane madaxwayne, hogaamiye dhab ah waan kuu ognahay Horay ugu soco shaqooyin badan ayaa kusugaya guulayso
Waa dambiile ninkan
Asc habalyo mashaa alaah hore usoco
Guul guul guul iyo gowonimo madaxweynaheena waan kuu hambalyeeynenaa jiroo joog
Tuug garab og waad u egtahay
Aduun AhmedQabqable ayaad uxiibsibatay Shalay Saad eheed baad manta noqotay
Ahmedow dadka reer jubalan wad u xogshegatee allaha kaa qabto inkastoo xassan dhanto😡😡