DEGDEG:Hargeysii Waxay U Bahantahay Inaan Loo Kala Abtirin"Cabdiwaahaab Sh . Axmed Cali Werar.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Beertii xuriyadaay bara caafimaadeey baxsaneey Hargeisaay❤❤❤ waan uxiisay.
oo hadey ku aasan yihiin ma meyti ku aasan baa xil ku helaysaa mise tacliin. ala muxuu suudhku khasaaro udinku yahay
Hargeisa ayeey iyo aabo ku aasan uma baahna ee waxay u baahabtahay daacad iyo wax qabad
Sidaa weeye
hargeisa waxay u baahantahay hadaan khadar dhukur laga qaban kii 94kii ookale
Adeer waad wanagsantay. Lakiin waxa lajeexay dariiq xun oo nin kasta oo waxa qabanyana lugu curyaaminyo.ilaa dhalinyarooy aad midawdaan oo qabyaaladan la idinku qafilay ee nimankan siysiyiinta ah ee liita idinku xurtaysteen xurtayseen aad ka xorowdan ha kayaabin in ay
idinka iyo ummaddaba wax u Hagagatan.
Change Outlook be your self
Waa tii ina mooge
Waar orod iska fadhiiso waxbaan iidiin qabanayaa waa lafahmee hunguri ayey noqotee kuwii kaa horeeyey maxay lahaayeen baha ayaanu malab ka dhiganaa imikana iyaga ayaa loo kala taag la, yey.