Normal LIFE of Somalia countryside nolasha caadigaa ee baadiyaha somaliya jowhar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 511

  • @ibnkabir6268
    @ibnkabir6268 2 ปีที่แล้ว +122

    Ya Allah mercy on our brothers and sisters in Somalia۔ love from India🇮🇳 Muslim

    • @mohamedArab-r1o
      @mohamedArab-r1o 2 ปีที่แล้ว +6

      Thank you my brother allah mercy you too

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +4

      Thank you 💖

    • @yuusufyuusuf1951
      @yuusufyuusuf1951 2 ปีที่แล้ว +3

      Thank you my brother

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

      No nonsessesnonsessesesesses way women man Spouse familiessssssss familyyy

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

      Sooooo simple.hry

  • @rahmanproduction7729
    @rahmanproduction7729 2 ปีที่แล้ว +61

    I'm from Switzerland, 🇨🇭 and I'm very happy to see this video. keep going .👍🏽🥰🥰

  • @Um_Alkul
    @Um_Alkul 2 ปีที่แล้ว +34

    ماشاء الله 🙏مااجمل هذه الحياة حلوة وروعه احلى عيشه الله زيدكم يارب 🤲🤔🇮🇶

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว

      واياكم يا ام الكل يا أهل بلاد الرافدين اهل الكرم والجود

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว

      وهذه هي حياة الاباء البسيطه السحيه ولا تثمن ولا تقارن بأي ثمن، وهده الفحم المشتعله تعطي الحليب نكهة عطرة تقتل الجراثيم.

    • @CarafaadAbdi-zc1yn
      @CarafaadAbdi-zc1yn 5 หลายเดือนก่อน

      0:38 😊

  • @peacefullifetv5065
    @peacefullifetv5065 2 ปีที่แล้ว +67

    Real good house wife. Salute love and respect from Dhaka, Bangladesh.

    • @Zaam495
      @Zaam495 2 ปีที่แล้ว +2

      Waw welcome back

  • @منربوعالحجازالحبيبة
    @منربوعالحجازالحبيبة 2 ปีที่แล้ว +62

    الله يفرج عنكم يا أهل الصومال ويغنيكم من واسع فضله.

    • @rainirmala240
      @rainirmala240 2 ปีที่แล้ว +2

      saman safa garne yo ho arganice ?

    • @salmansomali
      @salmansomali 2 ปีที่แล้ว +2

      امين وعن جميع المسلمين،
      بس هذه الحياة اللي عايشين في القرى سهلة بالنسبة لهم وسعيدين جدا

    • @ibnkabir6268
      @ibnkabir6268 2 ปีที่แล้ว

      Ameen ya rabbul aalmin۔from India

    • @Darulcilmi6707
      @Darulcilmi6707 2 ปีที่แล้ว

      ameen yaa allah

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว

      الهاللهم امين وهذه هي حياة الاباء البسيطه السحيه ولا تثمن ولا تقارن بأي ثمن، وهده الفحم المشتعله تعطي الحليب نكهة عطرة تقتل الجراثيم، واخيرا نقول لك اللهم احفظ بلاد الحرمين ورزق اهلها الخير الكثير الهم امين.

  • @nazpez2097
    @nazpez2097 2 ปีที่แล้ว +22

    God job sister, lot of greeting from Australia

  • @myrnaloucancio6550
    @myrnaloucancio6550 2 ปีที่แล้ว +9

    Responsible mother, we love you from the Philippines ❤❤❤

  • @jasminelmorgen2876
    @jasminelmorgen2876 2 ปีที่แล้ว +13

    ما شاء الله تبارك الرحمن ، احسن عيشة و احسن هناء

  • @sucaad2
    @sucaad2 2 ปีที่แล้ว +11

    SOOMAALIYEY yacni dadka fahmaayo qoraalkeyga:-
    Videogaan waa viidhiyowgaagii waa dhaqankaagii adigoo kaa turjumaayaa wax ka baro Inshaa Allah
    Kalmadda wanaagsan aan ugu dadaalno dadka wanaaga wadaan sbbtoo ah sadaqo ayay kuu tahay

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 2 ปีที่แล้ว +12

    Maashaa allaah waa noloshii sharafta leheed ee isku fillaan shaha alle ha ubara keeyo dhaqan kaaba guuleyso guul qayr

  • @abdisamadmohamed2361
    @abdisamadmohamed2361 2 ปีที่แล้ว +60

    Waxaan u baahannahay. Dad wanaagsan oo si fiican u soo gudbiyo dhaqanka baadiyaha. Dadweynaha daawanaya waxaa looga naahanyahay in eey sii gudbiyaan muuqaalka
    Mahadsanidiin

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว +10

      Oo walaal sow tan inantan ubax isku howshay iney inoo soo gudbiso dhaqankanaga iyo nolosha saxda ah ee miiga sow kama habona inaad tiraahdo inantan eynu ku dhiira galino howshey inoo hayso allaaah ka abaal mariyee

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Shaashaa-fs8uy sifeecan ufahan wuxuu kawadaa Waxa loo baahanyahay dad sii faafiya

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumodahir8667 ok siwanagsan u fahmay huno ee waxan ana ujedkeyga yahay ma ahan inaan asaga walaalkey dhaleceyo ee waxan ulajeda markeynu inantan ukacno oon umada wada gaarto markaas ayey qof walba ku dhiiranayaa inuu sameyo barnaamijkan ookle

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Shaashaa-fs8uy wali maad fahmin wllo wuxuu yiri gabadha haloo share gareeyo waa hala taageero

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumodahir8667 ok iminkan si fican u gartay anigu marka hore waxan egayay markuu yiri WAXAA LOO BAHAN YAHAY DAD WANAGSAN OO SO GUDBIYA BARNAMIJKAN intaas ka hadlayay lkn iminka ayuu warka ii dhacay adiguna aad u mahad santahay inankuna sido kale ana kama marni wan mahad sanahay hhhhhhh intaana wakaftan 3 deynuba meel qureynu uwada soconay balse isfahan wa unba jiri

  • @toufiktabanet9629
    @toufiktabanet9629 2 ปีที่แล้ว +14

    مشاء الله على اهلنا فالصومال من🇲🇦

  • @met7910
    @met7910 2 ปีที่แล้ว +10

    I remembered my last life no back come again now, so I love you 🇪🇷🇪🇷❤❤

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +1

      Am Somalikenyan and I have eretrian friends here in my country

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow!!!.thz video waxba lagamaqaban karo ..waa another level .ms daqan kaaba keep going siz .i love my culture and my somali people

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow m.a gabdhan waxey u qalntaa 1m subscribe wlh allow inoo xafid

  • @raulinobrito9788
    @raulinobrito9788 2 ปีที่แล้ว +27

    Apesar das dificuldades, o gado estão bem tratados, é um povo sofrido, mas vai vivendo com a GRAÇA de nosso Deus!!!🙏⚘☘❤

    • @WacdiMedia10
      @WacdiMedia10 2 ปีที่แล้ว

      Hola

    • @ifrahkhalif4956
      @ifrahkhalif4956 2 ปีที่แล้ว

      Thank you for beautiful comment ❤ as Somali this is our culture

    • @sumayabashirsheikh6821
      @sumayabashirsheikh6821 6 หลายเดือนก่อน

      nah we don't live with the grace of ur human lord we live with the grace of the unborn and undying one true God Almighty.

  • @feisaloffical1149
    @feisaloffical1149 2 ปีที่แล้ว +18

    MashaAllah I remembered everything wt a beautiful culture proud to be Somali

  • @ahmedshire603
    @ahmedshire603 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah alla macak walaashay alle haku dhowro meelkasta oo aad tagto taariikhdaa kuxusi doonta . Love you.

  • @hacismailsen5142
    @hacismailsen5142 2 ปีที่แล้ว +15

    Maaşallah ALLAH güç kuvvet sağlık sıhhat versin inşallah saygı ve duayla esselamu aleyküm

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah, waa dhaqankii iyo haybadii dalkeena soomaaliyeed, kanaalkan shaqo fiican ayuu hayaa laakiin qaybo badan ayaan kaa sugeynaa.

  • @AnaRosa-hs9ou
    @AnaRosa-hs9ou 7 หลายเดือนก่อน +1

    Porque hay mucha gente que se burla de los humildes y no saben cuanto. Aprendemos en esa condición mis padres inmigrantes Españoles lo vivieron y yo tambn hermoso felices x teníamos para comer y dormir la madre naturaleza nos provee de todo x ello Dios nos puso en este mundo para con la esperanza y la Fe saliéramos adelante y Trabajando desde Argentina Mendoza veo sus videos gracias gracias

  • @samaalechannel8670
    @samaalechannel8670 2 ปีที่แล้ว +3

    14:00
    Waxaan u jeedaa sac geesaha
    Ay kagali rabaan maashka ama maskaxda
    Yacnii geesahiisa ayaa kusoo qaloocday
    Waan in laga jaraa
    Geesaha

  • @Mahmalyawa
    @Mahmalyawa 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah. Lots of love from iraq😍😍😍😍😍

  • @Zuhuuradam
    @Zuhuuradam 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah dhaqankaaba Allah kuxafido abayo wankaga mhdcelineyna sida quruxda bdan e Ad noguso gudbiso dhaqankena

  • @otiliapasin4392
    @otiliapasin4392 2 ปีที่แล้ว +39

    Deus abençoe sempre essas famílias, e o Somália!

  • @ismailaweys744
    @ismailaweys744 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaalo allah haku xafido degaankan magacii intay u jirtaa jowhar bal nala share garee hadaad awoodo si aan dalxiis ugu tagno insha’allah,

  • @OOBALE32
    @OOBALE32 2 ปีที่แล้ว +2

    Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh
    I'm from jowhar and i knew this lifestyle happy to see your video myself I'm so excited 😊

  • @السيدبيلي-ط5ص
    @السيدبيلي-ط5ص 2 ปีที่แล้ว +9

    ما اجمل واروع وانقي واطهر هذه الحياه

    • @josdchavez2386
      @josdchavez2386 2 ปีที่แล้ว +3

      Acá en México también cosinamos así en rancho todo natural y saludable saludos desde MÉXICO.

  • @zainababukar6077
    @zainababukar6077 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah allow Somali xafid meelkasta aya joogto.

  • @nasirmoali
    @nasirmoali 2 ปีที่แล้ว +12

    Beautiful culture from korea❤

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +1

      You are from korea🤔, bu; how kim jong un except for you to use on the internet...

    • @thealphaman
      @thealphaman 2 ปีที่แล้ว +1

      Hi Kim. Glad to see you sometimes
      relax from nuclear testing.

    • @mohamedhussein4124
      @mohamedhussein4124 2 ปีที่แล้ว

      @@AxmedAlpha2024 relax there’s internet in Somalia 🇸🇴 what do you think Korea

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaah hido iyo dhaqankeeni Awoowa yaashen🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖👍👍🇸🇴🇸🇴👏👏

  • @omferdaw67
    @omferdaw67 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله عليك اختي ربي يوفقك ويحميك أمين يرب العلمين شكرا

  • @muudeyiidow4247
    @muudeyiidow4247 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gabar sharaf lahaa tahay waxaanna ILAAH kaaga tuugay nin sidaadoo kale dhaqanka jecel inuu calaf kuugu daro

  • @AbOrigineFidelis
    @AbOrigineFidelis 4 หลายเดือนก่อน

    Humans would all be happier living this simple life in the country side...200 years ago 9/10 people lived like this all over the world...

    • @nocapnobs7845
      @nocapnobs7845 2 หลายเดือนก่อน

      1000% you guys don't understand the dialogue, these two people are happier than the ones living in norway, I assure you. I've met both sets of people. This family is eating off the land, the land provides for them, and they graze their animals and are happy with it. Isn't that the point of life?

  • @Hassenlaki
    @Hassenlaki 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allha xubax waxan leyahy gull wacan allha ku dhebyareyo wall❤

  • @ahmedalmalhawi-xt9zi
    @ahmedalmalhawi-xt9zi 8 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله العظيم ..حياة صعبة ولكن بها متعة لكل من عاشها وذكرى جميلة

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 ปีที่แล้ว

    MashaAllh waa muuqaal aad uqurxbadan aadbaan kuusalaamay dhaqankaabay wll ❤

  • @brahimlkhabirwalhaja
    @brahimlkhabirwalhaja 2 ปีที่แล้ว +1

    تبل الله عليك اختي خوك ابراهيم محتوى البادية بامتياز مرحبا

  • @mrmm57
    @mrmm57 2 ปีที่แล้ว +3

    ❣️GABAR KA ADAG BIR❣️
    DHAQANKA Somaliyed ugaar tahay

  • @fdama
    @fdama 2 ปีที่แล้ว +2

    Naa subtitles ku dar. Ajnabi ayaa daawaniya eh.

  • @apdallaayded4497
    @apdallaayded4497 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan ugu faraxsanahay inaan wax ka barto dhaqankayga adiga walaashey waxaan ku leeyahay mahadsanid horumar wacan baan kuu rajaynayaa

  • @mehmoodi3220
    @mehmoodi3220 2 ปีที่แล้ว +1

    This is many
    Centuries old
    Coking style. And
    Lot of palution in
    Cooking proces now is time change and it
    Is 21century. We no
    Need that much hussal
    For one time eat.
    Regards from Sharif
    NEWYORK.

    • @dailychallenges2595
      @dailychallenges2595 2 ปีที่แล้ว

      I understand you man. But there is no pollution, chemical, stressful life here.... It's very simple, natural and unchanged life.... Direct from Trees to People & animal living .... Very simple & cute....
      It's true that it's old form of living, but 1 week of such life can make a man very fresh

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 2 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha allah abayo allah haku barakeeyo

  • @امماهرالحربي-ت1ش
    @امماهرالحربي-ت1ش 10 หลายเดือนก่อน

    اسال الله يرزقم الأمن والأمان ويرزكم من الخير والبركة

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqan Kaaba
    Geedka culayga ugu fiican waa meygaag
    Mallaga helaa Jawhar

  • @mohamedxasanali8467
    @mohamedxasanali8467 2 ปีที่แล้ว +1

    Guula ku rajeyna wllashey mcn❤️

  • @emine3463
    @emine3463 2 ปีที่แล้ว +5

    Maşallah çoktemiz yıkıyorlarAllahutala yadımcı olsun kardeşim

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 ปีที่แล้ว +2

    Lo'du Xoogaa Waa dhiifooneyd ma geedahii ay jeclayd baa dhamaaday oo Jiilaalbaa durba Helay, mashaa allaah, Sideenoo kale Maaha, Anaga barqadii la kacoo Bilaash Lee la Cunaan Baranee..

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d 9 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allah
    Nolosha miyigu waa nolol si aad
    Ah u caafimaad badan u macan
    Badan❤

  • @osamabashir2720
    @osamabashir2720 2 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الله نعم الزوجة

  • @peacefullifetv5065
    @peacefullifetv5065 2 ปีที่แล้ว +1

    Very hard working women! Salute!

  • @khadraaxmedofficial8789
    @khadraaxmedofficial8789 2 ปีที่แล้ว +1

    I grow up same like this village 👍👍👍💝💝🥰🥰

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Am kenyan Somali and we have same dialect I wondered

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว

      Laa ilaaha ila laah waad soo silicday sanadki halmar qubeesan jirteen. Ree-guuraaga biyo malahan hal caag 20le eh qoyska dhan isticmaalayaan saxarada xitaa iskama dhaqaan waa rugrugtaan qaarkood biyo yari darteed ama caleemo isaga tiraan ilaa ay ka tagaan meel ceel ama war ka dhawdahay. Iga tag halmar kuwa ehelka saan u nool ku booqday tuulo u dhaw ayago uso guuray ebedkeey ma booqanin markale, biyahaba ka araadsan.

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah alle ha idin xafido
    Dhaqan kaaba. Ila intiina ka qaayb
    Gashay hoowlahan. Waad mahadsantiin

  • @Lekebil
    @Lekebil 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abaayo waa gabdha gaari ah ilahay ha idin xiftiyo

  • @fatimaduarte2355
    @fatimaduarte2355 2 ปีที่แล้ว +4

    O ser humano nunca deve ficar desocupado ele foi feito com a inteligencia e poder de Deus pra amar e fazer diferencia no seu dia a dia.E isso que fazo feliz garra e proteção Divina.

  • @RIZWANAHAMED2001
    @RIZWANAHAMED2001 6 หลายเดือนก่อน

    We love this vdo. From kndia

  • @DamalFilms1
    @DamalFilms1 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah guulayso dhaqankaaba wll

  • @samj6008
    @samj6008 2 ปีที่แล้ว +5

    Markaan yaraa sidaas ayaan uga qaban jiray saca la lisaayo canugeeda lkn dee xarig ayaa afka looga xiri jiray oo dacay la dhoho
    Sidaas ayaan ku bartay lo'lisowga
    Hada nusa saac ka hor camal ayaan soo lisay 2 saac 😁😁

  • @fatimaferreira7310
    @fatimaferreira7310 2 ปีที่แล้ว +8

    Deus abençoe vocês sempre 😘❤️ abraço 🇧🇷🙋

  • @kashuusevenk7
    @kashuusevenk7 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadii kaligey 100k oo like aan awotha gabadan ayan sini laha vedio walba ooy sodigta ....guleyso walashey

  • @moali27
    @moali27 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah🥰
    Allaha noo barakeeyo kheyraadka🤲🤲🤲

  • @mohamedabdi8938
    @mohamedabdi8938 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan masha allh wagabar karti badan sister guul ayaa ku rajenaa kama daalo daawashada dhaqankaaga thnks ♥

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah wa hooyo hawl kar ah , indhah aan ku dogsada dhaqankeena.

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 2 ปีที่แล้ว

    Shuuurooshaaakhlaaaa jecaley frm. Rer waqoy 🇮🇹✋✋✋

  • @امحسنللاكلالبيتى
    @امحسنللاكلالبيتى 2 ปีที่แล้ว +1

    بالتوفيق.ديما.مشاء.الله

  • @walalmajid1519
    @walalmajid1519 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waxa kula talina dawashada inay badnato hada rabto ciwaka Kore luqada ingilish ku qor guleeso

  • @caashoaxmad5198
    @caashoaxmad5198 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wan uxisi dhaqankan allah anodayo hoyoyikeyna

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa farxad in dhaqankeenii wanagaasanaa aduunka dhan laga daawanayo Masha Allah

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllhi nimaan dacayin weylaha nin ma aha waayo waayo aad isoo xasuusisay walaashey illahay hakula jiro meel walibo ood joogtid keep going.

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaha milix lagu darayo ama lagu karinayo weligay maan arag runtii.

  • @ibtihajomar7443
    @ibtihajomar7443 2 ปีที่แล้ว +8

    Bismillah, Nolosha miyiga Aadbay u adag tahay xaqiiqdii😢 Allha idiin yasiro

    • @hanimuridiofficially5791
      @hanimuridiofficially5791 2 ปีที่แล้ว +2

      Faraxad iyo qanacsanaan hada heysato wax kale u baahnid anaga faraxdeyna wa tel qanacsanaan wa internet

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa sax lakin. Dad ayaa maanta qurbaha jooga oo ku badalan lahaa nolashan oo caruurtoda xoog loooqa qaatey ama xabsiyo kaga jiraan ama drug addiction ah lakin dadkan irsaaqadoda allah swt aa hayo koley freedom ayeyw hestan

    • @ibtihajomar7443
      @ibtihajomar7443 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mariza101_ Tasan been ahayn
      Lkn Anu qurbo kuma nooli,waxan arka nolsha casimda inay fududahay.

    • @ibtihajomar7443
      @ibtihajomar7443 2 ปีที่แล้ว

      @@hanimuridiofficially5791 Saxiix🙋

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh😂,Way kaa taajirsantahay imisa subscribes ayay haysataa

  • @Saccid1122
    @Saccid1122 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazaklah kher abayo wax badan ayaa na bartay

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah waa hooyo nadaafad badan 💙🇸🇴

  • @SSTV2
    @SSTV2 2 ปีที่แล้ว +6

    Digaagtu kamid ma ahayn Dhaqankii Hore ee Baadiyaha Soomaalida

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว +8

      Koofurta waligeed laga dhaqanjiray

    • @diiwaanmedia769
      @diiwaanmedia769 2 ปีที่แล้ว +1

      Koonfurta dhaqankii ka jiray miyaad taqaanay adigu ?

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 ปีที่แล้ว

    Shaah miilix laaguu daraayo wax yar baa laaguu saaraa iyaaduu waay ka buuxiisaay waaylaahaa yaarar caani uuu kaaa maadhiiyaay subaxana Allah

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +1

    HOOYOYINKA SOMALIYED ILAHAOW U GAR GAAR. BA CUULAYSA AY MADAXEDA KU QADAY DAY IN CAFIMAKA IYO NERFAHA MADAXEEDA DHACA SOOGARO AYA SUURO GAL AHA😭😭😭

  • @HassanHassan-y5n
    @HassanHassan-y5n 2 หลายเดือนก่อน

    Turkiye den selamlar olsun size Allah a Amanet olun

  • @sucaad2
    @sucaad2 2 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي
    Waxaan ku farxay in videogan ay daawatay ku dhawaad 3Miliyan
    Alx marka hore, gabadha noo soo gudbisay waa mhadsantahay abyo mcn Allaha kaa abaal-mariyo
    Kanaalka kaliya ee lagu soo gudbiyo dhaqankeena oo sax
    Talo :-
    Waxaan kuugu la talinaayaa in videoga aad soo dhigeesid aad ka fiirisid inay ku jiraan wax alle ka caro galinaayaan
    Inaad kusii dadaasshid wnga hdda aad wadadiisa heyso .

  • @abdimahadhassan2447
    @abdimahadhassan2447 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wa nolol qurux badan oo booq la aan ah hooyadas iyo hooyoyinken oo dhan illahay haxifidiyo intii dhamatayna allaha naxariis hasiiyo 20 litir qaad biya ayado dhabarka kusida hadana cunugii sida

    • @fatimafarah8189
      @fatimafarah8189 2 ปีที่แล้ว +1

      Nolosha quruxda badan xagay joogtaa, waa rafaad aduune

    • @mohamedhussein4124
      @mohamedhussein4124 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimafarah8189 see raad u tahay stress free a ladhaha ciyaal xamar ma fahmayan ijaarka is dhiib

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 2 ปีที่แล้ว

    0:10 dhiisha waa la cugayaan, kadib waa la cidaadaa. Geed ka kidiga ayaan ku cugnaa

  • @habibahassan375
    @habibahassan375 2 ปีที่แล้ว +2

    Sonkorta shah ha lagu daray tiro badana reer somalia sonkorow ka ma baqaan miya

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH dartii baan ku jeclahay dear sis

  • @xaajicumarcabdi610
    @xaajicumarcabdi610 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay roob khayr qaba nasii

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 ปีที่แล้ว

      Aamin yaa rab

  • @Hassenlaki
    @Hassenlaki 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhaqan aan cadiba a heyn allha xafido dhamantiin walalha rer migga dhabti dalka iyo dadkaba la aantiin waa abaar

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 2 ปีที่แล้ว

    Runti hadan awodi lahaaa million subscriber in la saari karo waa ku saari lahaa 💙 waxan so xasusaty lo" jir mara ahaa baa roob xogan i qabsaty malin ila qorax dhacii roobkas iku dul socday .

  • @anisakosar2026
    @anisakosar2026 2 ปีที่แล้ว

    Mashala dhaqankenu wa cajiib shukran walashy

  • @abuakram9184
    @abuakram9184 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah dhaqaan kaaba raabigu ha kuxifdiyo

  • @sahlahassan4159
    @sahlahassan4159 2 ปีที่แล้ว

    Waa barmamuj aad iyo aad u Qaaliy waxunbu Kawaramayay Kalinta muga iyo milgaha Leh ee Gadhaha Somaliyeed
    Kaga Jiran Ramah Qoysga iyo Tuwalba oo lobahdo

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m ปีที่แล้ว

    Waligay baadiye kuma noolaan lakiin aduunka baadiye baan ugu jeclahay ilaa anoo 8 jir ah iyo maaandoo aan qof wayn ahay❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh meeshani waa dhaqan kale shaaha la milxinyo kkkkk😳😳😳

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว +1

      Madareentay waxbadan baa rogan

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 ปีที่แล้ว

      Sababta ma fahmi kartaan ileen biyo nadiif ah ayaad u baraten marka ilaah ha idin tusiyo sababta maalin aadan qosli karin ayaa laga yabaa in adiga xaladas ilaah ku geliyo

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 2 ปีที่แล้ว

      @@mariza101_ bilaash sodon sano dawlad uma nihin adiga oo kale aa buuxa waa maxay habaarka iyo waxaa calool xumada aa daldalayso waxaa niri un xoogaa dhaqanka baadiyaha kii hore ay soo tabin jirtay wuu kaduwanyahay maxaan qaladnay marka subxaanallah

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh nolosha baadiyaha qurux io gabadha gaaridà ahba

  • @lopk4568
    @lopk4568 2 ปีที่แล้ว

    Wll shaqo wacan baa haysaa ee siiwad, videogan anoo wax kale baaraya buu iisoo baxay. Waana ku faraxsanahay inay jiraan gabdha soomaaliyeed oo isku xilsaaray inay dhaqankeena soo gudbiyaan ina tusaanna sida loogu noolyahay baadihay oo inaga maqan qaar badanoo reer magaalah oo anigu ku jiro

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว

    walaal ka soo hadal ceelasha meelaha aad aado. warbixintaanna ku soo dar
    1. ceelasha meeqa mitir ay biyaha ujiraan
    2. ceelasha magaaladaas meeqa aa la gadaa?
    3.dadka ceelka sida ay u isticmaalaan
    4. riig miyaa mise ceel gacmeed waaye
    biyaha waa daruuro biyo laanta waa in aad ka hadadhaa.
    waana mahadsantahau

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว

    Meeshasi wll waa xage mar inan tagaan rabaaye😮

  • @isaakali1948
    @isaakali1948 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaah Milix lagu darayo waa ii kow Somaallidu qayba dhaqan gooni ah bay haysataa.

    • @abdif1256
      @abdif1256 2 ปีที่แล้ว +1

      Biyaha xareedda ah sida baraagaha iyo balliyada, cusbada waa lagu daraa.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 ปีที่แล้ว

    Xamar Baadiyaha baanba ka jeclahay.
    Waa Gobonimo ku dhimo..
    Anoo Yar baa Mar-leey geeyay, Bali-cad.
    Hawiyaa ku I Ileeyay camal.
    😂 🙏 Kaftan Lee.
    1000 Gooryaan Baan tuuray, Libaaxiina Wuu Cabsaday.

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax

  • @ccdnewsnetwork3317
    @ccdnewsnetwork3317 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxaad kumahadsantahay sidaa usoogudbinayso dhaqankeenii soomaaliyeed 👍👍

  • @najmohassan1394
    @najmohassan1394 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan yari Waa geesi maasha allaaaah