DEGDEG GEERIDA DHIMASHADA ISMAACIIL CUMAR GEELE MARUNBAA? JABUUTI BANDOW CULUS LAGUSOO ROGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • DEGDEG GEERIDA DHIMASHADA ISMAACIIL CUMAR GEELE MARUNBAA? JABUUTI BANDOW CULUS LAGUSOO ROGAY

ความคิดเห็น • 96

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Somalia Wadageysa Haduu Dhinto Odayga Caloosha Weyne Dhimo Dheh Habaarqabaha

  • @SamiraDuala
    @SamiraDuala 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ilaahay kumasooceliyo dhimo oo dhulku kugo waa ninka soomaaliya kadagi wayday

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Geerida waa farale Geele hana dhaafo idim Alle waa Munaafuqa ay somaliya kadagi wayday walee aduun iyo aakhiraba somali kuma cafin doonta iyo dadkii reer Djibouti ee aad aduunka kucadaabtay!!!

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wariye caduun aftahan

  • @DiiriyeFaaxax
    @DiiriyeFaaxax 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    MANSHAALAAH WAACADAWGII SOMALIYA ALE ADUNKA HAKULUULUFIYO WANANKA SOMALIYA XAMAR KULAYA QARAXA IYO DILALKA QORSHAYSABA

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haddii uu dhinto ismaaciil cumar geele soomaaliya ayaa ka nasaneysa hada ayaa dowladi noo dhismin

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qofkasto Aadane Ah. Wu dhiman Taaso khasab ah. Xabaal Sugeyso nin walba Haddii uu dhintey na WAA khasab in la Ogaado taaso khasab ah. Ileyn lama qarinkaro midwalboo dhinta Ama xaniuunsan waa la ogaan doona?? Haduu buko alle ha Caafiyo. Haddii kalena waa la ogaan xaaladiiisa

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha nadhaafo dalka ayaa noo degaya soomaaliya oo dhan ayaa ka reysaneysa

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geeridu waa lagu wada xukuman yahay, qof kasto oo fiinta sare gaaraba Godkii uun baa Sugeysa.

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha dhinto dhib buu somalia ku hayey

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alow Geele Nadhaaf Munaafaq

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    alle kuuma naxaristo

    • @SamiraDuala
      @SamiraDuala 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dhimo dheh waa ninka kaliya ee somaliya ay kadhismiladahay

    • @____0934
      @____0934 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waqtigisa unbu qaadi e hadu dhinto bal wn egna inad dhisatan wadankina iyo inad sida un isku cuntan wn egna😂😂

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 15 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@____0934 waxaa laga yabaa kuwa Kala wareegta xukunka sida ilmahisa iney ka sii wadaan meshooda ayagana dhibkooda ayaga allaha ku ekeeyo lakiin alle waxaan u baryeyna mid rer jabuti wax u qabta oo inuu alle u keeno

  • @OmargeuzalehGeuzaleh
    @OmargeuzalehGeuzaleh 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkk

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Umaddii Djibouti ayaa khaati kataagan. Meeshaba isaga iyo reerkiisa ayuu kukoobay. Xasan isna waa copy gareeyey. Haday run noqoto Xasan yuu kashidaal qaadan doonaa?

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ismaciil wuxuu aaminsanaa in horumar uu ku gaaraya in dadka laisku dira, sharqoola lageysta, daroogada iyo hub laga ganacsada wixii lamid ah

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    war.annaga iyaa joogna wa been waxa lasheegay waxan ognahay majirto wax isbadil ah ma jiro wax madow ah ama isbadila dhimasha aad sheegtayna ma ogin wax iska badalay majiro waxa aad sheegaysiin ma jiro jabuuti way iftiimaysa sideedi wax isbadila jabuuti majirto Ismaciil wa noolyahay dhimashada iyo nolashada illahay baa haya jabuuti waxay u qabatayna somali waa la ogyay aduunka iyada u soo jeedisay kolki laga sii jeestay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walee aakhiro warbaa jira odeygaad wuuba daahey dad badan baa kumaqan ooy udbeysey mamo qadiijo diriye alaha unaxariistee

  • @kaptan-serious
    @kaptan-serious 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Darwiish TV miyuu dhintay??

  • @DiiriyeFaaxax
    @DiiriyeFaaxax 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    ALE RUNHAKADHIGO

  • @MahadsanDuale
    @MahadsanDuale 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Par la grace du tres haut ns esperons le retour en bon sante a notre aimable pres

  • @BarealiAbdi
    @BarealiAbdi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aa

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 56 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaaheey ha cafiyo Allah yashfiik 😢haduu dhibteyna allahya raxmu😢

  • @MedWahib-x4p
    @MedWahib-x4p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benaleh qulujed 😂😂😂😂sobaro halku Ku dhashey benale 😂😂😂😂😂

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh wuu ka nixi doonaa keligii Taliyaha macalinkiisa dhimasho qaraacday albaabkiisa ilaaheey xasan sheekh albaabkiisa soo xir ilaahayoow guriga da u qaado xasan sheekh

  • @FadumoXasan-p5b
    @FadumoXasan-p5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iska fhaaf waxba ka qaad qasdin edo maxayeelay dhimashadu maaha wax aargoosi gala lkn waa xaqxaqana laguma farxo xanuunkiisu lugaha ayuukabilaameen

  • @engilyas44
    @engilyas44 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War niinkanyar beenwayna aniga dhex jooga badhtamaha magallada ayu aqalkaygu kuyala dawo

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahau kugu soo dhaqasay waa ninkii soomaaliya kala dhataalay illaahay waa caadila

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    warkasi wa waxba kamajiran wa ayo jabuti w dalkayaga ismail cumar wa madaxweynahayaga intuba w cafimad balayada iyo warka foosha xun waxa kusha qaysta niman qurba jog ah oo dhintey oo qoxoti ku ah dalgalad warku wa ka sxb iska hubso arinta

  • @mussejama311
    @mussejama311 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa lama huraan
    Ninkastaana waajaho.
    wadka weeye ha moogaan..

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya ma meshan joogaad ka waramaysa beenalee ilahay ka go.ay iya tahay

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaagu warbaxin Mahan waa habaar maxaad ka dilaneysa dulufow

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DILAAGII EST AFRIKA HAA DHIINTO ILLAAHEEY KU CADAAB

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaad u joogtay dhabayac ayaad sii noqonaysaa,wiilkii yaraa oo aan Isla dhageysan jirnay,waa howl kuu taalla,sidii hire amaad ku fiicnayd,Dhulbahante waa kaa tageen, Mareexaan waa kaa tagayaan hoos ayaad galaysaa.,dadkii aan kugu soo daray waa I arkayaan,dameer yar ayaad noqotay.

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ismacil ma Isaaqii uu watay ayaa dilay nin abeeso koriyow buunoqday asaana u aayay

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah waa guuul uso hoyatey somaaaliya

  • @____0934
    @____0934 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhh wr ma adiga kusorogay isheg bal

  • @ahmedIssa-pp9vl
    @ahmedIssa-pp9vl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenta jooji si aad lacag aad u hesho

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mamruuk alle baa ka qabtay umada soomalia

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Akbar shaydaan hadu jiro waa ismaciil

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KALIYE TALIYE GEELE I hope canfar won’t take over that will be the end SOMALI rule of Djabouti. Ethiopia will have a proxy state

  • @MedWahib-x4p
    @MedWahib-x4p 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya xisho isaqii qojacade maha

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilahay ku dhafih umadah in shah Allah

  • @abdoahmed-mb8yr
    @abdoahmed-mb8yr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    adiga umba ka hordhimani

  • @NourJohara-hq8so
    @NourJohara-hq8so 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bala edab ma adu ku xakumay

  • @mahamudsulub35
    @mahamudsulub35 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa guuul inuu geeska dhaafo

  • @samatardjama9883
    @samatardjama9883 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waa been abuur😂😂😂

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay hacafiyo odayga

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Warya waxad iloowday hawshi u ka gelay dhismihi dowlada maanta ee soomaaliya wajiibkiisi soomaalinimo kalin weyn ayu ka gelay soyaalka ee darawiish tv waxan ku leeyahay qofku marka u buko ama dhinto wax xumo ka sheegu wa xaran aad baad u khaldan tahay waana ceeb ficiilkasi.

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhiimo oo ceeb reeb

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaahow caafimaad buuxa sii walaalkey haadii uu dhintona qof waliba waa dhimana

    • @SamiraDuala
      @SamiraDuala 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sida geele loo necebyahay cid loonecebyahay waligay ma arkin waa xaasid munaafaq ah reer jabuuti waa dad fiican ilaahay midkaqayrbadan hawgubadalo

  • @hawabohoche5295
    @hawabohoche5295 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benale

  • @SadikOsman-x3j
    @SadikOsman-x3j 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dayos

  • @nasrodinm9000
    @nasrodinm9000 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    35

  • @nasrodinm9000
    @nasrodinm9000 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    35

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    weriye why u acting like hater

    • @SamiraDuala
      @SamiraDuala 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      We hade him because he is bigest enemy of soomaaliya because of him soomaliya no peace

    • @MohamedMohamed-ny9rr
      @MohamedMohamed-ny9rr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SamiraDuala he is somali brother u ducee ilaahay ma jaclo xumaanta ,adeer wallahi wuxuu sameyey ,isaga iyo rabbi

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha Caafiyo MD geelle

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😥Waar yaa ciyaal ma Ismail Cumar Geele ayaad sida ku leeday Somali koonfor abaal ma leh ka xishood oo ka xishood wuu ku soo korshe. Rabi swt cafimaad deg deg ha siiyo Abaha Somaliyeed

    • @maryannoor2222
      @maryannoor2222 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iyaa cadowgayaga koowad ee Somalia waa calool weynahas abaalka aan laheen oo eey Somalia wax soo bareen ilaahow run kayaal dhimo oo dhulka kula dhaqaaq

  • @idiletheriss3366
    @idiletheriss3366 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    IL NE MOURA PAS

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenalayaal, abaal-laawayaal.
    Kelitaliye Ina Geele wuu u roona Somaalia iyadoo aanay Somalinimo ka ahayn ee ay ka ahayd in Somaalia oo xabaal ku dhacday 1991, maqaarkeeda xabaasha laga soo saaro oo meyd dawlad lagu sheego si Ina Geele uu Caalamka ugaga maxafsado oo maqaam aanay Jabuuti lahayn oo ku helo oo deeqaha la dagaalanka macaluulaha iyo dibudhiska Somaalia uu dilaal ka noqdo. Isagoo noqday dawladii qudha ee Somaaliyeed ee taagneyd 1991 markii Somali Republic burburtay, wuxu uga faa'idaystey in dawladaha Caalamka iyo hay'adaha United Nations, African Union iyo Arab League uu Somalilaand ku diro oo uu ka bajiyo in aanay Somalilaand aqoonsan. Kelitaliyaha mudada dheer u talinaayey magaalada dawlada ah ee Jabuuti wuxu arkayey in Somalilaand oo la aqoonsado oo dal weyn oo xeeb dheer, Berbera iyo khayraab badan lihi ay dhamaadka iyo wedka Jabuuti noqon karto. Sidaa darteed si walba wuu ula dagaalamay, geed dheer iyo geed gaabanba wuu u koray 33 sanadood si aan Somalilaand loo aqoonsan. Aqoonsiga horteed wuxu Somalilaand kala dagaalamay halgankii SNM ee dibuxoraynta Somalilaand, halkaas oo u siyaasad, dhaqaale iyo sirdoon ku taageeray Afweyne iyo Somaalia si aan SNM iyo shacabka Somalilaand ugu guuleesan dagaalka dibuxoraynta dalkooda iyo dadkooda. Dhagar kasta, khiyaano kasta iyo wanjalaad kasta wuu u geestey SNM iyo shacabka Somalilaand si aanay yoolkooda u gaadhin, laakiin way gaadheen. Way isxoreeyeen oo waxay dhisteen dawlad buuro ah oo nabad, dimuqraadiyad iyo horumar ku naaloonaysa 33 sanadood Caalamkuna ka marag kacay !

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adigu Soomaliba ma’ihi baad tiri nasabiyadaadiiba waad ka’baxday abaa gadhaa iyo waxaan lagaraneyn baad sheegatay maxaa kaa galay Geelle iyo arimaha Soomalia? MSB AUN cidna xumaan mabarin adeer gacaliye wax maqorikartaan miyaa hadaydan MSB soo hadal qaadin reer cuqdadland? Waligiin Dawlad manoqonaysaan reer yar oo 3 tuulo degan miyaa Wadan noqonaya? Maantana idinkaa ugu liita dadka oo aan waxba islahayn. Muuse juudaan baa majaraha idiin qabtay Aakhiro ayuuna idiin direy SNM ta aad sheegaysana waxba masoo kordhin kuwii kadambeeyeyna waxba islama hayaan. Ictiraaf been ah oo wax la’idinku citiraafaba jirin ayaad ilaa qiyaamaha raadinaysaan. Buunku ha’idinku dhaco idinka oo cirka eegaya oo isleh shimbirtii duulaysaaba citiraaf bay wadaa. Reer waali cas.

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beenloow dowlad ma tihiin waxaad tihii gobolka waqooyi galbeed soomaaliya Edeb ma lidih afkaa yuusan ka hadlin soomaalileenta wadan ma aha

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA MADAXWEYNE SOOMAALIYEED.
    HADUU BUKO ALAHA CAAFIMAAD SAREEN AH SIIYO SI DHAKHSO AH. WAA USOO DUCEYNEY.

  • @abidell4173
    @abidell4173 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taariikhda waykaa qaldantahay uu dalka katalinaayey ee soo baar

  • @AbdiAbdillahiHoussein
    @AbdiAbdillahiHoussein 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale kaadib ah ayaad tahay adigoo afgooye jooga ayaad halkan aan joogno nooga waramaysaa tuugyow tuugu dhalay

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahey ha caafiyo waa odey somaliyeed Iinshaa allaah

  • @SadikOsman-x3j
    @SadikOsman-x3j 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAALAY ADIGO DIL DAYOS

  • @saeedmuse3955
    @saeedmuse3955 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenbadanaa

  • @idiletheriss3366
    @idiletheriss3366 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BENAALEH

  • @MuuAli77
    @MuuAli77 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidii qof Somali ah u hadal oo warka daaroodku xushmad malehee iska dhaaf.

  • @HibaaqMako
    @HibaaqMako 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar. Been ta jooji

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BEINALEH

  • @hassanmah6177
    @hassanmah6177 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been

  • @SaidAdirahman
    @SaidAdirahman 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Monteur arrête de parler notre pays

  • @idiletheriss3366
    @idiletheriss3366 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SE PA VRAI TU MON

  • @AyanHassan-x5n
    @AyanHassan-x5n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benale t es un menteu r

  • @SadikOsman-x3j
    @SadikOsman-x3j 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benale

  • @MohamedDaahirAli-o8r
    @MohamedDaahirAli-o8r 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yes he was evil who hate Somali people now Somali people living peace