Caalamkii O dhagaha u taagan & Xisblh O Shaki Muujinaaya| France O isra u careysan lubnan darteed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Caalamkii O dhagaha u taagan & Xisblh O Shaki Muujinaaya| France O isra u careysan lubnan darteed
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 110

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Allow ugar gaar Reer Lub naan iyo Reer Falastiin Allow Yahuuda dhulka la jar oo jabkooda Tusi Yaa Rabi

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilaahayow wax dhameeya ukeen isaraiil dhulka lasima

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    France hadalkeeda waa qawda maqashii waxna ha u qaban, yuhuuda ayeey france tageersan tahay, aaway France 2006 markii bayruut dhulka la dhigey

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Colkeena col Allaha u bixiyo ayaan maqli jiree yuhuud gaalo kale Allaha ku salado😊

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magaaloyin Suriya ku yaalo waxaa looga dabal dayaya dilka xasan nasrullah

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HizboAllah comfirmed Nasrallah is dead💔💔💔💔💔

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    هل يستوون ناس تقتلهم صوت صفارات الانذار وناس تقتلهم العالم جميعا فالاجوب منكم بفضلكم والله اعلم

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    هل يستوون ناس تقتلهم صوت صفارات الانذار وناس تقتلهم العالم جميعا فالاجوب منكم بفضلكم والله اعلم

  • @maryamamohamed8287
    @maryamamohamed8287 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shiiklhow aljazeera hada sheegtay allaha u nagariisto wuu dhintay

    • @SaaidaAbdullahi
      @SaaidaAbdullahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax wye waa la dilay

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waad naga nixiseen madhintay​@@SaaidaAbdullahi

  • @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
    @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .illaahay.awoodiisa.haku.halaago.cadawga.faransa.iyo.maraykan.iyi.yuhuud.waxba.isuma.dhaamaan.dadka.dhimanayan.uma.naxayaan.muslimiin.allaha.jebiyo.cadawga

  • @AhmedMohamed-jq3fi
    @AhmedMohamed-jq3fi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow ugargaar. Dhaman muslimtina . ALLOW QULUBTODA Midee ALLOW Ugu GARGAR allow Reer FALASTIIN dhibta ugargaar , IYO Reer LUBANAN.

  • @AxmedNuur-jm8te
    @AxmedNuur-jm8te 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israaiil.waxay.ogaatay.carabta.inay.maalimba.midmid.uxasuuqdo

  • @safiaafrah1248
    @safiaafrah1248 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasrallah waa run wuu dhintey lkn boqol Nasrallah oo joogto dagaalka lagula jiro yahuuda waa sidiisii. Waxba iskamabadalaayo.

  • @ismailhersi6242
    @ismailhersi6242 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc:
    Way qiratay reer Xusbilh Sh.Xasan Nasrulahi, inuu dhintay. Sida uu sheegayo HBN TV, eeg warka degdeg ee Aljaziir hal saac ka hor hada waa sheegtay inuu Shahiiday.
    Mahadsanid

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 52 นาทีที่ผ่านมา

    Yuhuud waa kibirtay bal aan aragno meeshay ku danbayso
    Koley guusha waxay kadanbaysaa
    Falstiiniyiinta iyo muslimiinta sunuyiinta baa ciribta leh

  • @Shacni724
    @Shacni724 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuu dhintay ninkaas carabtana ayaga dhexdooda lee is jaajuuseen.

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Innaa lillaah wainnaa ileyhi raajicuun naxariistii janno ia. Eheladii iyo muslimiintana samir iyo iimaan ia. Jaziira ayaa hadda kasoo warisay xisbullah???

  • @Snuxy
    @Snuxy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHEEKHOOW WAARUN SIDA EEY SHEEGTEY ISRAAIIL NASRULAAHI WAA DHINTEY SIDA EEY HAFA SHEEGEEB XISBUKAAHI

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 นาทีที่ผ่านมา

    Wallahi waxa kudacayo rer lubnan iyo rer gaza waxa u saabab ah wadamada carbed ii modayo ayaga in ladan dono israel markeye kaso faraa xalato lubnan iyo rer falastin ayaga unba kuxigaa aabohod lagubka

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaabs U hadhay lubnaan qasaba ka darane Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekhu waxba ma oga xisbulah ayaaba hada cadeeyay inuu dhintay ninkaasi

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahuud iyo shiico alla haisku baabi,iyo muslimlimiintana haka badbaadiyo Aamiin🤲

  • @MuqaMoha
    @MuqaMoha ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lubnaan hadey sidan kuso dhamaato dagaalka ku xiga iyo dilka ku xiga waa aayatulah qeymani ee iiraan

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaatoolig weeye lubnaan madaxdeeda maroonida waa kaatholig markaa diin ahaan
    Utaageerayaa isagaa sameeyay
    Hhhh lubnaan iyagaa sameeyay cida maashu waa masiixiyiinta mawaarinda

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AL CARABIYADA SUCUUDIGA LAGA LEEYAHAY WAXAY USHAQAYSAA YUHUUDDA WAAYO KUWA SUCUUDIGA XUKUMA AYAA ASALKOODU YUHUUD YAHAY

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAXAAN JECLAANLAHA INUU NETANYAHU BURBURIYO DHAMMAAN WADDAMADA CARBEED EE KUXEERAN SIDAY U BURBURIYEEN LUBNAAN IYO GAZA WAAYO WAA WUXUUSH USUJUUDA YUHUUDDA IYO MARAYKANKA

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lubnaaniyiinta kiristaanka ah ayaa haysta laba dhalasho oo Faransis iyo Kanada ah Xagga dhaqanka baananka iyo Faragelinta Khaliijka waa saldhiga ugu dhow marka laga reebo Jabuuti

  • @83587
    @83587 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahey awood hasiiyo ay isaga celiyan lkn lubnan wey oged in tan ku soosocoto, ama Iran dagal gelimeyso oo wey sugee ilaa fadhigeeda loogu yimaado. Ee Somaliyey anaga maxaa nooga qorsheysay addunkan mase waxan sugeynaa inta Sida Falastiin in wadan la’an nagu dhacdo

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaas qawda maqashii
    Waxna ha u qaban fransiis waa Israel
    Israel na waa faransiis
    Ha dhagaysan hadalkaas

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل.
    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 55 นาทีที่ผ่านมา

    ma kula tahay sida israel ay sheegeyso in dhul ka mid ah oo dhowaanka carabta ay sheeganeyso

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAR WAXAASI WAA BEEN FARANSIS ,MAREYKAN IYO YUHUUDBA WEILBA INGIRISKA WAA AFARTA SHEYDAANE ADDDUNKA IN LAGA QQABTO U BAAHAN

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 36 นาทีที่ผ่านมา

    Beentiis waaye waa sheeko wadna qabooshis ah carabka baarki yaa aminaayo

  • @abdulkhadirmohamud342
    @abdulkhadirmohamud342 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh Mohamed Aljazeera ayaa confirm gareeyay.

  • @anabiman2148
    @anabiman2148 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax qiimo badan malaha in France 🇫🇷 gumeysato ma maantaa jirto wadan muslim ah oo xor ah gumeysiga unbaa loo badeley waa la gumeeystaa hadaadan xitaa muslimiinta dhibaatada heysata u gargaari karin oo talaabodaada lala socdo maxa ku dhiman

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuhuudka wuxuu rabaa muslinka inuu dhameyo oo qabsado kuli diyaarada io hubka ciidanka waa maraykan ingiriska yuhuuda ma ahan hadalkeeda ee kal soon ayey ku baabiinaysa muslinka

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h ชั่วโมงที่ผ่านมา

    alle uma rumeeyo sharkooda yuhuuda lakiin waxa la dareemaya in carab mar hore ay god ku dhaceen io debinka cadowgooda

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iran haddey hadda dagaalka qaadi weydo wa la gaadi doona iyadana, xisbullah sirdoon ma leh, lidka dayaaradah ma leh???

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    France iyo israel waa is ogyihiin 😂 ee sidii ciyaalkii hanoogu sheekeyn . Iran 🇮🇷 waa in ay dagaalka soo gashaa hadii kale gurigeeda loogu imaaan

  • @nestehamohame
    @nestehamohame ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dagalkan waxa ku jiro nimnaka kibreye y reer halbeedka wan waxa ligu talgaleye in carbtan dha babiyo inta amusan e masar aye ka kow taheye lo so socda

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbullaah iga daa ee mujahidiinta Hamas maxaa ka cusub nimankaas ayaa la loodin la ahay qaladkii ay galeen waa in hogaaamiyahoodi Haniya u ogolaadeen inuu u safro Iran Allaha guuleeyo falastiin reer Gaza

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AAD BAY UGU DHOWDAHAY INUU KUDHINTAY DUQAYNTA XASAN NASRULLAH WAAYO WUU SOO HADLILAHAA HADDUU NOOLYAHAY

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikhow Al carabiya waa TV yahuuda leedahay o iyaaga ushaqeya

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalka faransiiska ? Waa qawda maqashii W , H . UQaban???.

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CARAB WAABA DHIMANAYAAN AYAGOO MID MID AHE BAL NAFTA QUURAAN...

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 52 นาทีที่ผ่านมา

    Islaamku intay is nabayaan ayaa laga faaiidaysana waxa la ogaaday in anay is jeclayn isku hilinayn marka yuhuu way sheegtay inany daynayn dawlaha hore u goomoobay sida ciraaq suria urdun iyo masar in waayo muslimku waa agoon hore ayaa loocunay markii iraaq lagu eegay ee libiya lagu eegay ee suuriya lagu eegay dee maanta waxba layskaga tirin maayo hadii barigaa dawladaha is laamku ay mid noqon lahayeen galadana xidhiidhka u jari lahayeen sadaamba lama qabsadeen bal soomaliyeey maxaa inoo dana xagee u socona waynu aragnaa caranti inanawaa ku xignaa wala inoo soo socdaa wax aynu isku ogaano oo saw inaynu diyaar sano saw maha

  • @Signal.studio
    @Signal.studio ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sheekho
    idaadcadaha kale wey soo qaatan lkn idinka maxaa idinku diidey inaat vedio soo qaadatan aad caadi u shidaan ?

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba ma soo galayso 🇮🇷 iyadaaba gacan ku gabada waana laysugu tagayaa

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimaan warankaadu gelin warkaadu magalo xaa loola hadlaaa lama xanuun jiyoo

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIDA AAN FILAYO YUHUUDDU WAY WADA QABSANAYSAA DHAMMAAN WADDAMADA CARBEED EE KUXEERAN WAXAANA SABAB U NOQONAYSA SIDAY UGU SUJUUDAYEEN ILAA INTII LA AASAASAY YUHUUDDA IYO MARAYKANKA OO AY U ARKAAN INUU ILAAHOODA YAHAY

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALAGA YAABA IN FRNSSK U YAHAY JAJUSAY LA SHAQEYNAYA SRIL MADAMA UU JOOGO LUBN WAYO HADA KAHOR AYU SHEGAY IN SAMEYNAYO ASKAR MASIXI AH OO LA DAGALAM XISBUL LUBNAN

  • @mohamedabdi3885
    @mohamedabdi3885 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dulmidid allows your late news xalo hore ayuu ahaa xisbulaahi wa hadlen nasrulaahi wa nolyahey ayeey dhaheen 2 aqbaaro an xala saka kala dhageysana miyaa manta cawa nakala siine sxb updated noqo

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 47 นาทีที่ผ่านมา

    Aragtidayda, iiraan. Lama Madagaalamayso israil .

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 33 นาทีที่ผ่านมา

    Waala xaqiijiyey inu dhintay sheekh xasan

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasrallah waa laga taqluusay shalayto ayana Lasoo afjaray

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jajuusaka ugu weyn waa farsiinka ee jooga wadankasaa l

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iran waa la weerarai doonaa ayagoo aan waxba iska difaaci karin

  • @BuraaleYusuf
    @BuraaleYusuf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc soodhiga Waxah yuhuuda gaadha sawiro

  • @SaaidaAbdullahi
    @SaaidaAbdullahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan nasrullah waa la qaarjiyay

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sayyed hassan nasrrallag hmartyrdom allahh u naxariisto

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax ka awood wayn LA ha ku salado way dhiben aduunke

  • @husniproductions9363
    @husniproductions9363 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Breaking news Hasbullah confirms the death of Hassan Nasrullahi

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 30 นาทีที่ผ่านมา

    Gal sxb magalo dhanaheesa mooye

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    *FRANCE WAXBA KAMA QAADI KARO ISRAEL*

  • @Salaaxadiin8690
    @Salaaxadiin8690 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh waaba u dhintay xasan nasra

  • @saxardiidibraahin558
    @saxardiidibraahin558 20 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan nasrula wuu dhintay

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow uhiili mujaahidiinta

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahawnaxariisto wllken

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqtigoodi baa dhaw yuhuda

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين والبنان وفي كل مكان

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه .😢

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dhinty xasan narulaah

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax ayaa xanuunay walli.

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa beentood france

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa Waa Sax Waan la ogyahey

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iran ma soo galayso

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya manta ayaa ii1ah

  • @Isaaqnimo
    @Isaaqnimo 22 นาทีที่ผ่านมา

    Uu dhintay

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya alagamayabo

  • @yuuplanii
    @yuuplanii ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Confirm waladilay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanaallah

  • @cabdirasaaqbashiir9337
    @cabdirasaaqbashiir9337 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la dilay

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ان الله مع الصابرين

  • @Inspirationchannel-uc3yv
    @Inspirationchannel-uc3yv 53 นาทีที่ผ่านมา

    Al jazera confirmed he is dead

  • @mohamedgerat2619
    @mohamedgerat2619 58 นาทีที่ผ่านมา

    Wale wa yab

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 51 นาทีที่ผ่านมา

    Allah unaxariisto Sheikh Xassan Nasrullah waa Bayaankii ay so saartay Xisbullah jannatul Firdowsa

    • @mychannel-ed5rm
      @mychannel-ed5rm 25 นาทีที่ผ่านมา

      alle ha unaxaristo aaa nin shiici ma ledahy alle ha unaxaristo 😂😂 ninka saxaabada rasulka sallallahu calayhi wasalam caynaya marna nacladayaaa😮

  • @HassanRobleh-m4m
    @HassanRobleh-m4m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya

  • @canabciise6593
    @canabciise6593 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa dhintay Hassan Nasrulahi allaha unaxariisto aamiin Xamas ba ka tacsiyesay

    • @mychannel-ed5rm
      @mychannel-ed5rm 23 นาทีที่ผ่านมา

      Alle aa nin shici ah saxabada rasulka sallallahu calayhi wasalam caynaya marna nacladayaaa😂😂

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nasrullah Ninka kaliya ee weedhi ugu qaalisaneed ku hadlay Israel 🇮🇱 Waxa ay ka yar tahay xuubka caraada laakin anaga ayaa ka yar marka Aan isku jeesano suni iyo shiica

    • @TerminatorNiceman
      @TerminatorNiceman 15 นาทีที่ผ่านมา

      Muxuu ulajeeday hadalkaas

    • @TerminatorNiceman
      @TerminatorNiceman 11 นาทีที่ผ่านมา

      Wax kadarnxasan nasrallh lee soobaxaa ee yahuudey hakuseexanina hana kusookicinaa inii laidiinka haro walee nabd kumaseexataan yahuudeey

  • @MedIltireh
    @MedIltireh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    مات حسن نصر الله انالله وانااليهي راجيعون😢😢😢😢😢😢

  • @awalijr9923
    @awalijr9923 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahey haunaxaristo wuu dhintay ninkaas 😢😢

  • @Salaxc112
    @Salaxc112 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa farxadaada maanta. Xaflad dhigo

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    مات حسن نصر الله حقيقة رحمه الله تعالى ❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉😢😮😅😅😊😊😮😢🎉🎉❤❤❤😂🎉😢😮😮

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadawga Isbaheystay Alle kama farxiyo xassana cimri dheer guul muqawamada waxa loo leynayo shiicada waa maxaad muslimka u difaaceydan oo aad Falsstiin u cawineeydan ileen iidahii xayawaanada ahaa ee sunnida ayagaba dhiiba lacagaha Islamka lagu baabaiyo Nacalad idinku dhacday xaaraan yahay dal walba ayaga gubay cadawguna waa emarat sacuudi qadar kuwait baxreyn masar urdun marooko carada Alle idinku dhacday Amiin walhi reer Falastiin gasa cidleey joogan Alla weyn baan u baryaaya inuu guusha siiyo Amiin