#farxiyotawakalfamily

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 96

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว +17

    Allah maxaa gabar la iikeene ilmaha in laga soo ridaa larabaaa la leeyehe gabdhoow nin banaanka kaaga dhargay kuma guursanaayo is ilaaliya

  • @Illiyeen-v4v
    @Illiyeen-v4v ปีที่แล้ว +21

    Meel xun ku ogahay ninka gabadha xumeeyay 😭💔

  • @sacdiyaay
    @sacdiyaay ปีที่แล้ว +11

    Allah maxa gabdho duruuf looga faaaidaystay😢

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 ปีที่แล้ว +6

    Waa runtaa farxiya annaga familkeena ka mid ah oo markaas noogu danbeesay 2020 dib u qaarneen u booqdeen.

  • @anabosman7396
    @anabosman7396 ปีที่แล้ว +11

    Farxiyo waan ku xiisay abyo waan ku taageeraa waan ku xiranahay channel kaaga keep going sister ❤❤❤❤❤

  • @ASMAAAli-bt6wp
    @ASMAAAli-bt6wp ปีที่แล้ว +7

    Asc abayo side naqatay illahey haku caafiyo abayo kacbada iyo masjidka nabiga kuguso ducenaya insha allah abaayo suuratul falaq aqriso abayo waxana jeclaan lahaa inanad ilasoxarirto ama Mel an kala soxariiro inad ishegto shukran allaha kucaafiyo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +12

    Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +2

    Ciil badana kaso kale ayaa raga dhan ku nacsinaya jasakallahu khyr wll fadxiya kun karonay ilaahay garabkaga ha galo

  • @umunabeele1062
    @umunabeele1062 ปีที่แล้ว +7

    Ciwaanka calool xanuun😢ax😢😢 waye habo farxiyo

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf ปีที่แล้ว +18

    سبحان الله العظيم رب العرش العظيم

  • @halimaahmed6710
    @halimaahmed6710 ปีที่แล้ว +9

    Maskin walahi daruufta ayuu iga faidastay subxanallah nima wax ogan illhay ma cadabo. Nimaka qar war illhay oga xishoodaa gabadhaha “advantage” walahi 😢😢 gabdho idinkana Ha aqbalin in u nin ku meher xado oo waliba walidkaga nolol subxanallah Allaha dila dhinto…

  • @hibaqxusen5668
    @hibaqxusen5668 ปีที่แล้ว +6

    Farxiya codkaaga wa hoseyaa❤

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad1739 ปีที่แล้ว +5

    Farxiyo quruxey gaari dumarey ❤keep going love you ❤❤❤❤❤❤

  • @Nafiso-y6s
    @Nafiso-y6s ปีที่แล้ว +3

    Hapo farxiyo arin midaan ah ba iheysatee hlkee Kala soo xariira😢

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 ปีที่แล้ว +2

    Ninkasta gabadh maskiin ah khiyaamay Alle aduunyada haku ciqaabo

  • @SahraAliosman
    @SahraAliosman ปีที่แล้ว +3

    Abayo farxiyo quruxey❤❤❤ intee kala soxariiraa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +3

    Asc mashllah abyo guleso Allaha kuxfdo

  • @nimo758
    @nimo758 ปีที่แล้ว +4

    Wcs abayo wn kaqadnay qali ❤❤❤❤❤❤ shugran

  • @araweeloinanabadon6413
    @araweeloinanabadon6413 ปีที่แล้ว +2

    Farxiya tawakal miss you sister b❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RawanXaji-ed6uf
    @RawanXaji-ed6uf ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ninkeyga Hadu gabar wx ku inkiro wlhi waa uhilin lahaa eyga ama xitaa walalkey ama mid an dhalay

  • @Runsheegcaadi
    @Runsheegcaadi ปีที่แล้ว +3

    Waxaa qarsato wa ku qarsadaan gabdhoow daruufta yaan la idinkaga faaideysan. Kaligaa daruufta aduunka waa iska dhici kartaa lkn marki ilmo lagugu dayaco ama gabar nimadada lagu dhaafiyo ma maarayn kartid.

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +11

    Codka gaaban abaayo caawa daruufta ugu faaideystay balayada naxariis beena tusay

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +4

    Maskiin Idil dhulkay is dhigtay kaasna dhakhtar maahayn nin xaasid ah buu ahaa nina marba haduu qudba siro kuula yimaado nin fiican maaha guurka weli la’aanta ahna diintu waxay inoogu diiday dhibkaan oo kale baa ka imaanaya.

  • @nashaadnalka6004
    @nashaadnalka6004 ปีที่แล้ว +14

    Wsc alaaaa ciwankaba calosha ku hurinayo aqiro rag qar maxey la tagi donan 😢😢😢

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว +1

      Abyo qaxalabay hooyada abeh waba tarieven maxa cunug iska tuurtay in heysati ahed madame kashifantay kadib shaaqlo guryahay unoqota

    • @Illiyeen-v4v
      @Illiyeen-v4v ปีที่แล้ว

      @@halimajeylani9243 2006 ay ahayd bay tiri gabadha

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +1

    Xasbiyallah wa nicmal wakiil
    Ilaahay umadiisa wuxu ka dhigay bashar wuuna qadariyey, laakiin maxaan uugu bedelnay caasinimo
    ilaahoow noo danbi dhaaf danbiilayaal baa nahay
    War ragoow itaqallah dumarka sidan ka daaya aduun waa labo cisho aakhiradiina ha seegina
    Wanaaga ku dadaala dumarka xumaanta ka daaya
    Dumaroow guurka aanla ogayn iska daaya, walaahay inuusan Dan idinka lahayn nin haduu ku yiraahdo aanku qarsado, teeda kale waxan qarsoodiga ah waa wax aad usoo noqnoqonaya miyeydan tusaale idiin noqon kuwii idinka horeeyey, habloow qiimo isuyeela
    Farxiyo abaayo waaku salaamay
    Dar alle kuu jeclahay

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah alla dadkaqalad badana

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +4

    Xanuun badnaa😭 ninaa nacalaa kugu taal 🥺💔

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +2

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Mahadsanid

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 ปีที่แล้ว +7

    Sorry sister. Gabadha aad ban uga naxay waxa kudhacay : 😭😭😭😭 Allah dhagar buu ka badbadiyay. Naaf bay isga lisaay markay tidhi nagtisan u shegi. I can’t wait: keep going Farxiyo ❤❤❤❤

  • @fooseeyfaraxsan2858
    @fooseeyfaraxsan2858 ปีที่แล้ว +2

    Xbbtiyeey codkaada gaab waayee

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Wcs walaashey waan kaaqaadnay inbadan

  • @ayaancr
    @ayaancr ปีที่แล้ว +2

    Oh my God 😢😢

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @saramaxamed135
    @saramaxamed135 ปีที่แล้ว +11

    Gabdho hal talo aan idin siiyo qofka aad gursaneysid pls hado waxba heysan xitaa guur lawada ogyahay dhigta kudheh wax kama rabi sawabto ah hado qoba siro gu'gu gursado ado walidkaaga ogeen aya uur laimane hado gu'gu inkiro yaku maqan 😢hado waxba heysan xitaa meher lawada ogyahay isku mehrasada

    • @amiiramahamuud9243
      @amiiramahamuud9243 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa abaayo hadii uusan wax haysan xitaa waa inuu reerkaga kula ogadaan guurka

    • @saramaxamed135
      @saramaxamed135 ปีที่แล้ว

      ​@@amiiramahamuud9243 haa wlh 😢

    • @Illiyeen-v4v
      @Illiyeen-v4v ปีที่แล้ว

      Abayo dadkan hada wax way fahmayaan waayo arag bay unoqon dadkan dhibatada ay somareen gabadha 2006 aytiri markay qisada ay sheekatnaysay waaga ma is oran karta waxii ladoona laga dhac dhacsiin

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wwrbt Farhiyo tawakal 👍❤️❤️❤️

  • @amranothmaan7880
    @amranothmaan7880 ปีที่แล้ว +2

    Asc habo farxiyo❤❤❤

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว +3

    CW.xilwo.alow.astur.dhaman.hablaheena💚💙💟💞💥💝💖

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m ปีที่แล้ว

    ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😢🤲

  • @Haboncudoon1437
    @Haboncudoon1437 ปีที่แล้ว +2

    Xabbti part 2 lasoo dhaqso 😢

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯👭❤🌹🙆🎁🙏💎

  • @Kafiano-er8yn
    @Kafiano-er8yn ปีที่แล้ว +2

    Wcs jafitanka nosobathi habaryar farhiya dirigili ayaynonoqani e

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 4 หลายเดือนก่อน

    Subxana laah in

  • @mahathoyow8045
    @mahathoyow8045 ปีที่แล้ว +3

    Asc swt

  • @hibomohamed8887
    @hibomohamed8887 ปีที่แล้ว

    Farxiyo Abayo codkaaga wuu gaban yahay qali

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah 😢😢

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว +2

    Gabfhoow nin iyo gaal ha haaminina

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Waa qiso xanuun badan waaye💔😭😰

  • @Umuibtisam-m9f
    @Umuibtisam-m9f ปีที่แล้ว +2

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ryufh9464
    @ryufh9464 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abayo farxiyo wan dhownahy

  • @umuamiraskitchen
    @umuamiraskitchen ปีที่แล้ว +1

    Ninmaa naxariis laga sugaa

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว +2

    Wsc Abaayo

  • @SuleekhaCabdi-hf8xk
    @SuleekhaCabdi-hf8xk 11 หลายเดือนก่อน

    Subxana allha

  • @faizaahmed776
    @faizaahmed776 ปีที่แล้ว +1

    Asc❤

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @naemaahamedj8579
    @naemaahamedj8579 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @umuahil512
    @umuahil512 ปีที่แล้ว

    Farxiyo abyo codkaga wa gabnyhay

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Subxanallah💔😭😥

  • @malabeymanka3842
    @malabeymanka3842 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @najmabdiorrrcv8610
    @najmabdiorrrcv8610 ปีที่แล้ว +1

    Adiga ayaa isdayacay dhaqtar kuma dayacin wuuba kuushegay ninkan inuusan dan kalaheyn wuu isaga ka meel garayay

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha maxey isku bah dilan

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +4

    Codkaga aad ayuw u gaban yhy xppt

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว +1

      Codka magaabna ee waa xagiina dadka dhahaayo codka gaaban

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว +1

      Maya wuu gaabanyahay

    • @mariamedia2460
      @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +1

      @@Maria-wb7lj xagena ma aha ee wuw gaban yahay wll

    • @khadroaden
      @khadroaden ปีที่แล้ว

      Haa maila aragatay

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +1

    Wsc

  • @najmabdiorrrcv8610
    @najmabdiorrrcv8610 ปีที่แล้ว +1

    Nin nagtiisa ka cabsanayo maxaa marka hore kuu geeyay nagaha qar damiir lax meeshay is dhigtaa lagu gowracaa 😅

    • @Illiyeen-v4v
      @Illiyeen-v4v ปีที่แล้ว

      Saan ha uhadlin wanagiis ahaday aragty osasiisay 2006 dhacday qisada marka waaga maxay waayo aragtay sida hada loka sheekyanaayo cashar adiga kunoqoto hada waxa lagayaab inay noloshi ay somartay ka talaabsatay

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 ปีที่แล้ว +4

    Doctor ugu daran so bila Adan mah Doctors misin waxa walba waxa igu daran maherka boqol dollar ah dumarow qiminah hoos
    U dhigysan iska daya

  • @FaizaMaxamed-r2l
    @FaizaMaxamed-r2l ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢

  • @ruqiyocabdiguleed-xc4ph
    @ruqiyocabdiguleed-xc4ph ปีที่แล้ว +1

    My sister❤

  • @Xamdaquruxlov3
    @Xamdaquruxlov3 ปีที่แล้ว

    Habo codku waa gaaban yahay

  • @marianjimale4111
    @marianjimale4111 ปีที่แล้ว

    Make marqati kayigiib hadibo ilmgi lainkiray

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Marki hore ayu ushegay

  • @saqiqa
    @saqiqa ปีที่แล้ว

    Maskin ciil ay i haayo ilahay xaq ha tusiyo 😢😢😢

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว +3

    Idileey dhaqtarku khalad male adaa labadaada lugoog dhexdooda ka’adkanwaayay aabay maisaga kukufsaday oo cidlo kugu helay qooq majabe ninkiisa jaba weeye shekadu boqolaal gabdhod ayey kudhacda arintay adoo aabaha arkaya sidee nin uqarsata kaas guur maaha ee wamacsi cad jooga dumarow

    • @hodmaniitaqueen
      @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +1

      Fiiri sister waxaa kaa muuqa qabya weyni ilaahey ka cabso wll waa dambaabtay wxii kuu qornaa ma seegeysid tan kale adba luga waa qabtaaa ka adkow dad kale Haku digan so naagtii naag wax dhahdaa ayadaab aaba ka daran😒

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 ปีที่แล้ว

    raga qaar waa stubid

  • @nimcahilowle6131
    @nimcahilowle6131 ปีที่แล้ว

    Xanun badana

  • @nuuranalka6083
    @nuuranalka6083 ปีที่แล้ว

    44

  • @FaadumoCanshuur-n1k
    @FaadumoCanshuur-n1k ปีที่แล้ว

    Alxm meeqo nin isku dayada in qubo siro isku aroosno balaayo waaye nimaanka qaar iska ilaaliye

  • @Runsheegcaadi
    @Runsheegcaadi ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢

  • @NuuroMahamuud
    @NuuroMahamuud 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @FartuncabdixasanFartuncady
    @FartuncabdixasanFartuncady หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤