Ani horta sheekadaan wlh beerka I xanuunay guri laga so buriyay meel ay ciirsato ma taqaano wlh hda sheeko la iga sheekayay u egtahay gabar uur lagu inkiray oo abaheed sheekh ahaa ninkii waa loo tagay suu dhahay cunuga caloosha ku jiro ma dhalin meel kale ka keentay saa la dhahay kitaab ku dhaaro suu kitaabkii gacanta galiyay lkn familkeeda ayaa cunugii koriyay cunugana waa asagii oo meesha tagan noqday deriska xitaa way la yabeen siduu ugu egyahay markuu cunugii koray ayuu bilaabay in uu dhaho waa cunugayga gabdhii intay u tagtay baangad ku garaacday macaa hoyadee isgu tageen markii lagu so baxay arintii la ogaaday as wax la dhahay shalay adi diiday se ku kayntay in aad tiraahdo wan dhahay hadii agtiisa lagu arkay meedkiisa laga tilaabsan saas ugu quustay sheekadaan walidkayda way dayriyeen tan ani sheegana walidkeeda garab siinaaye waaw sheekada xafadeena warshada taraq iyo gaar ku jirto
Wlhi wey ku sugeen ninka nimanka Somalia qaar dhaqan waxey ka sayna gabdha uur lo yelaaa hadhow wala inkiraa markey nabad ku dhasho Koriso ninka so labnaaa dhahaa xaal Marin diyaar u ahay wa mar gabdhii la cebeystay la dhahay urka ma lihin dharka qaar waa maskin aniga ma lihi la leyahay hadhow marku so labto waa aqbalyna aniga Hadan ahan lahaa wlhi ma so shegten mar haduu igu inkiray lkin ilhey ka magan galay ilheyne iguma keeno mustaqbal wanagsan ilhey ka barye aniga io inta ila midka ah aan wali gursan guur xalal Allah nagu arsaaqo
Ax ax waxa kayabay tii saxibaded laba wajilay maxay u keentay guriga niiman ka bulcad kaa . Niin kaa gabadha dulmiyay dhibaa ku dhici . I can’t wait 😭😭😭😭😭.
Alla xanuun bdnaa subxanallah war gabadho iyo dumarow cheap ha iska dhigo lkn wuxu illhay swt ku qorey ma seegeysid lkn guur la guursada waliga ha aqblin in lagu meher xado maskin Idil 😢 especially gabdhaha in laqabi xado
aniga ayaa sugaya mid aan aduunka lagu arag alle haku ciqaabo dhaarta uu alle magiciisa ku dhaartay oo beenta ahna alle haku ciqaabo isaga iyo kuwa sidan oo kale gabdh u khiyaamayba
Illahay waxaan kabaryayaa in uu cunugaas moyee kuwa kaloo dhalayo awsan wax kudheefin asaga Lee soo hoos fadhiisto alla xanuun badan ayey dareentay 😔😢😭😰😪😓 allow noo maciin adigaa magantaada kujirnaayr
Waka xumahay wllhi idil waxa ku dhacay nin bini adan lama amino wllhi aniga 23jir ahay intaa.ka.yaraa dadas ilaa 2024 hada la marayo raga badan idhahayo wan arkay kuma sugi karo aan is meher xadno nin mela kasto kaso maraa dantuu leyahay suu.kagaga gaaro hadu uur kugu so baxo guri ku gesanaa ledhahayo wan so arkay boqolal dhibtan ku dhacay arkay wad dhaqan xuntahay dhahaa wlhi abayayol is ilaliya mustaqblkda shul iyo shal ma galo ninkan rerkda u imanen waxbo heysan haduu rabo keenso dhanto san camal intee kugu dhici laheda idilne wa uqorneda tan iney marto wixii ku qoran kun sano ka weynayhy nimanka xunxun gabdhaha san yelayo uqubo Allah ku rido😢😢😢😢😢
Wlhi gabdhaha somaliyed oo masakiinta ah mar walba daruufta looga faideystay hadane waxaa usii dheer bahdilaad lagu sameynayo Abyo yaal is ilaliya niman badankod waa waraba yaal aan xumaan iyo dan aan taas aheyn ma jirto 😢😢
Walidka qaar wa jisaar ilmaha ine u shaqeyan bes may u dhalan jacelki iyo amanti lacagta may ehed hadi ilmahaga burisid wuu sii fogaane ma ahne wax uma hagagayn
Nagaha inkaar baa haysata sacadas lajogo bay nin aan cidina la ogayn isku balaqan intaa dad ledahay baa lagu raba gabarey iska cayri ninki dadkaga iga qari ku dhaha
DNA BAA JIRA LAGU OGAANKARO ILMAHOO CALOOSHA KU JIRA TECHNOLOGY HORUU USOCDAY SANADAHAAN MAXAABA LAYSU QABQABSAN QISADAAN HADEY MAR HORE AHAYDNA ILMAHA MARKUU DHASHO AYAA LAGA QAADI KARILAHAA AMA CALYO AMA TIN AMA DHIIG, MAXAA JAAHIL SANAA HADEE CIDA
Ax maskiiin Marna waan kanaxa marba kama nixin Nin Ree leh maxaa Ku gaynaya 😢 Adoo gabar yara gabar kasta Allaha dhowro daruuf kasta oo Ku haysa Nin nagtiisiii hore iyo ilmihisiiii hore nici mayo ha is daalin ADOO NIN Single Heli kara ha aadin Nin Rer leh Abayo Allaha Ku gargaro sorry 😢
Qoftan naxaris dara ilmaha inay disho bay rabtay wu dhiman wayay hadana wa tura duruf kuma gayn e dila bad tahay acudubilahi mina shaydani rajim wa hoyo noce ah
Ha ku digan gabadha , waxa dhib ah ey soo martay waad aragtaa? Tan kale kuwii dhalay ayey naxariis ka weysay oo soo tuuray . Xagee ayey naxariis iyo jaceyl ka keeneysaa? Dariska ilaa dadka dhan ayaa ceynaayo. Ilmahaas yarna nolol fiican kuma koraayo oo waa la ceynaa wacal iyo wax daran lahu sheegaa. Koleey daruuf ayaa ku kaliftay in ey tuurto. Allah u danbi dhaafo
@@Ruuzah-2019 marka waxa sax ah inay ilmaha calosha ku disho kadibna turto acudubilahi mina shaydani rajim waxay shagayso dad. Dad badan waxka daran bay maren ilmohodana ma dilin mana turin naf la goyo kula fududa
@@hodanc6255 waa sax ma dhihin , laakiin dhibaatooyinkaas ku dhacay gabadha dad badan ayaa dambi ku leh , iyadane koleey qof yar ayey aheyd oo talo iyo tusaalo fiican ma helin . Laaakiin taas waxey cadeen u tahay Bulsho xun in aa nahay oo gabdhaha la dulmiyo waalid iyo bulshaba. Hadii waalidkeeda maalintas gabdha yar u baahneyd ey caawin la haayeen , gabadhan yar wey iska heysan laheyd ilmahaas yar. Ilmahaas.
Ilaahaw adaa gabdhaha nasiiyee noo ilaali waxba ma ilaashan karnee ya rabbi😢
Haa ale a ilaaliyo
Aamin ya Allaah
Aamiin Yaa Allah
Aaaamiiin yaaa rabi😢🤲
Nimankan somalida wan ka yaabay.. ilahay gabdaha yaryar ha ka qabto subhanalalh
Subxana Allaah Allaahu manajenaa illaahayow Nabad baadi Amiin Amiin
Ani horta sheekadaan wlh beerka I xanuunay guri laga so buriyay meel ay ciirsato ma taqaano wlh hda sheeko la iga sheekayay u egtahay gabar uur lagu inkiray oo abaheed sheekh ahaa ninkii waa loo tagay suu dhahay cunuga caloosha ku jiro ma dhalin meel kale ka keentay saa la dhahay kitaab ku dhaaro suu kitaabkii gacanta galiyay lkn familkeeda ayaa cunugii koriyay cunugana waa asagii oo meesha tagan noqday deriska xitaa way la yabeen siduu ugu egyahay markuu cunugii koray ayuu bilaabay in uu dhaho waa cunugayga gabdhii intay u tagtay baangad ku garaacday macaa hoyadee isgu tageen markii lagu so baxay arintii la ogaaday as wax la dhahay shalay adi diiday se ku kayntay in aad tiraahdo wan dhahay hadii agtiisa lagu arkay meedkiisa laga tilaabsan saas ugu quustay sheekadaan walidkayda way dayriyeen tan ani sheegana walidkeeda garab siinaaye waaw sheekada xafadeena warshada taraq iyo gaar ku jirto
Sheikh Macsari Wiilkisa Miyaa kasa Igu so dhacay Farxiyo Carabey Gabadheda
Wlhi wey ku sugeen ninka nimanka Somalia qaar dhaqan waxey ka sayna gabdha uur lo yelaaa hadhow wala inkiraa markey nabad ku dhasho Koriso ninka so labnaaa dhahaa xaal Marin diyaar u ahay wa mar gabdhii la cebeystay la dhahay urka ma lihin dharka qaar waa maskin aniga ma lihi la leyahay hadhow marku so labto waa aqbalyna aniga Hadan ahan lahaa wlhi ma so shegten mar haduu igu inkiray lkin ilhey ka magan galay ilheyne iguma keeno mustaqbal wanagsan ilhey ka barye aniga io inta ila midka ah aan wali gursan guur xalal Allah nagu arsaaqo
Alle ha noo kaa dhawro
Farxiyo fariido la aantaa abaar waaye
😢
Waalidka qaarod maxa ka khaldan waaba gabadha laaso halgantay caruruta inaay hooyada gabarteda sidas ugaasho naysan ahen😢😢😢😢😢😢😢
Walidka qaar arxan ma leh gabadha inta u shaqeynysy bay buriyen 😢😢
Maa layabtay abyo in sodhaweysatan ipmaha lagoriyaan ahed nadhana in walaguursaday lasofuray
Haa wlhi intas aye uu so shaqasay😢
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😢🤲
Aamiin aamiin abayo
wcs farxiyo quruxey hooyodey ayaa lamagac tahay ❤
Alla ciil badanaa 😢 gabdhaw raga qaar iska jira raga waa cadaw😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Maansha Allah. Mahadsanid wll.
Farxiya maweliya side buunkaad ii qabata my sister hore uu socod .
Subxanalaah run tii ragu waa cado meel kas to oo joo gaan gabdhoow is jira 😢😢
Ax wan kanaxay wlhi adbey u xanun badan tahay waxa daremi qof so arke dhibkas😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Anaa qof 3 ah
Sheko an dhagysto ti igu murugta madnayd wlhi 😭😭
Ax ax waxa kayabay tii saxibaded laba wajilay maxay u keentay guriga niiman ka bulcad kaa . Niin kaa gabadha dulmiyay dhibaa ku dhici . I can’t wait 😭😭😭😭😭.
Ay maanta ana u horeeyo
Bal fiiri ningaas dhibaatada u geestay gabadhaa yar arxan daraa subxaanalaah cadow ayey gacanta u kashay
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alahu akbar ilaahayow tana manoo dhinayd ilahow muslinkaga umiciin
Ilahayow gabdaha inohafid adiga qafura rahim ah
Alla xanuun bdnaa subxanallah war gabadho iyo dumarow cheap ha iska dhigo lkn wuxu illhay swt ku qorey ma seegeysid lkn guur la guursada waliga ha aqblin in lagu meher xado maskin Idil 😢 especially gabdhaha in laqabi xado
yaa sideyda o kle sugaaya cuqubada ninka ka so bixi doonta 😢
Ani wlhi ilahy mid daran haka so saro😭
Mid aan la arki karin ale haka soo saaro
aniga ayaa sugaya mid aan aduunka lagu arag alle haku ciqaabo dhaarta uu alle magiciisa ku dhaartay oo beenta ahna alle haku ciqaabo isaga iyo kuwa sidan oo kale gabdh u khiyaamayba
Koe Ka aha 😂 dadka sugayo ama aduun laga jaraaa ama aaqiro waligaa dulmi hagalin 😂
Walhi saan u oynayey cawa waan fuuray Alla murugo badanaa 😭😭😭😭oo ciil weynaa oo calool goa,d badanaa Alla idileey maxaa ciqaab argtey wan dhamysan wayey walhi shekadan ilhow haduu ninkaas noolyhy adunkaga ciqaaab kutus hadaad tusteyn qabrigiisa ku ololi xanuun mid lamida tus oo geero nolal u dhaxaysiii😭😭😭😭😭😭 qaracn weynaa waxaan sheego xataa ma aqaan waan sexan la ahy xafaa
Illahay waxaan kabaryayaa in uu cunugaas moyee kuwa kaloo dhalayo awsan wax kudheefin asaga Lee soo hoos fadhiisto alla xanuun badan ayey dareentay 😔😢😭😰😪😓 allow noo maciin adigaa magantaada kujirnaayr
anaa ugu horeeyey❤😂
Ku salamay habbo yarisey😊
Masha Allah sister ❤❤
Habeenwanagsan.habo.😘😍💚💛💙💗💞
Subxanallah waa xanun walhi 😢😢😢😢
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯👭🌹🙆❤🎁💎🙏
Walwala ihaya walahi gabadha maxa la oran doona😭
Anaa ugu horeya😂
Alla maxa aqiro wax jiran
Waka xumahay wllhi idil waxa ku dhacay nin bini adan lama amino wllhi aniga 23jir ahay intaa.ka.yaraa dadas ilaa 2024 hada la marayo raga badan idhahayo wan arkay kuma sugi karo aan is meher xadno nin mela kasto kaso maraa dantuu leyahay suu.kagaga gaaro hadu uur kugu so baxo guri ku gesanaa ledhahayo wan so arkay boqolal dhibtan ku dhacay arkay wad dhaqan xuntahay dhahaa wlhi abayayol is ilaliya mustaqblkda shul iyo shal ma galo ninkan rerkda u imanen waxbo heysan haduu rabo keenso dhanto san camal intee kugu dhici laheda idilne wa uqorneda tan iney marto wixii ku qoran kun sano ka weynayhy nimanka xunxun gabdhaha san yelayo uqubo Allah ku rido😢😢😢😢😢
Asc mashllah Allaha gulinshallah
Subxanallah illahow gabadha uu gargaar wallahi wa wax laga xumaado
Wsc wll qali
Asc xabiiti ilaahi haku dhowro
Wcs abyo qaali
Wcs❤🎉
qalbiga ixanuunay tolow maxaa dhacaya
Waa qiso xanuun badan waaye✅💯😭💔😥
Gabadhaan iyo gabdho badanba duruufta ayaa looga faaidaystay
Farxiyo 😢sheekadan iney kumurugo galisay indhahaga kadaremay
Please abayo qli parti 3😂❤
Wlhi gabdhaha somaliyed oo masakiinta ah mar walba daruufta looga faideystay hadane waxaa usii dheer bahdilaad lagu sameynayo Abyo yaal is ilaliya niman badankod waa waraba yaal aan xumaan iyo dan aan taas aheyn ma jirto 😢😢
Hello number 1
Wcs farxiyo haldhAAA
Dr allh kucadaab bismiallh xasbuna allh
سبحان الله سبحان الله سبحان الله ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ax 😢wan ilmeyay walhi
Abayo adunka dhaqtar waxa kasaqajansan maleh😢
War raga shaatiga lee nala wataan mhee wlhi waa lagala kobsan yhy😢😢
Idil inkastoo ay ayadu isdayacday hooyayeed iyo aabaheedna laba qof oo calool agdag bay ahaayeen gabadhoodu maadama ay khaldan tay ninkii xumaa oo xaasidka ahaa inay uuga hiiliyaan bay ahayd oo dhexda u xirtaan gabadhooda
Wll qali ❤️
Sori abaye was ayuub iyo Xaalkiisa alahakuubedelo
Wcs Farhiyo tawakal 👍❤️💕
WCS Qali Allah ha no ka dawro
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Walhi sheekadaan markaan dageeysetey qeybti 1 walhi waan ilmiyeey sheeko badaan waan so dageystey lakiin midaan weey itabateey😢😢😢
Wcs xppti gabdhaaas kalsooni unbaa kamaqneed waayo hooyadeed moyee maxaykalee kapaqeysaaa inee lawadaagto baakaficned
Waalidka naxariis malaha miyaa subxaana allahaah
Walidka qaar wa jisaar ilmaha ine u shaqeyan bes may u dhalan jacelki iyo amanti lacagta may ehed hadi ilmahaga burisid wuu sii fogaane ma ahne wax uma hagagayn
Ninka wa noc yableh ma nag 3 kentay bu naftisa u halaga ben badana teda kale maxa kutubka logu dharin wayay ama DNA loga qadi wayay waba 2 kala daran
Wakaxumah😭😭😭😭
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Ninkaa alle waxaa ugu baryaa inuu cad cad ukala dhigo haduu nool yahay haduu dhintey na cadaab ta jahanamo alle hageeyo xasbiyallah wanicmal wakiil
Magacii baa kaa soo baxsade
Naag ma lo cabta ano wali dhageysn ba cil i haya gabdho is ilalsha illahba wax ilalshe
Farxiyo Tawakl 🥰🥰🥰🥰🥰
Qali.noso.baadi
Nina xasidsana
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ax ax ax ax xuuma ninmka somalidu 🥲🥲🥲🥲🤭🤭 hoooyadi iyo abha maxa dadka ka gali inantodi baba diban
Asc😂😂😂😂
😢😢😢😢
Runta inlasheego ayaa xalka kujira xujo mafuranto ee xaaja furanta layiri
Nagaha inkaar baa haysata sacadas lajogo bay nin aan cidina la ogayn isku balaqan intaa dad ledahay baa lagu raba gabarey iska cayri ninki dadkaga iga qari ku dhaha
Gabdhaw wa cadaw nimanku is ilaaliya 😢
Wcs habo inaan aniga uhoreeyo yaa dood kaqabo 👉👉👉👉
Aniga
Nin hadu mar ku dhaho xaskeyga wan ka cabsana mana rabo iney ogaado kaas nin ma ahan ee iska ilaaliya gabdhow daruufta ya la idinka faaideysanin
Maxey ku danbey donta gabadhan hooyada iyo abaha maxa ka qaldab gabadha ayaga u xamaleysy hadi masibo ku dhacdy mxey u eryen
DNA BAA JIRA LAGU OGAANKARO ILMAHOO CALOOSHA KU JIRA TECHNOLOGY HORUU USOCDAY SANADAHAAN MAXAABA LAYSU QABQABSAN
QISADAAN HADEY MAR HORE AHAYDNA ILMAHA MARKUU DHASHO AYAA LAGA QAADI KARILAHAA AMA CALYO AMA TIN AMA DHIIG, MAXAA JAAHIL SANAA HADEE CIDA
Wall waa sax lakiin DNA wadankz wali may baran ta kale dad quuta daruurigi la daal dhacaya ayey ahaayeen
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Abayo vodka wonaku yaryahay
Ax maskiiin Marna waan kanaxa marba kama nixin Nin Ree leh maxaa Ku gaynaya 😢 Adoo gabar yara gabar kasta Allaha dhowro daruuf kasta oo Ku haysa Nin nagtiisiii hore iyo ilmihisiiii hore nici mayo ha is daalin ADOO NIN Single Heli kara ha aadin Nin Rer leh Abayo Allaha Ku gargaro sorry 😢
Wcs
❤❤❤❤❤❤
Wsc
Ciil badana DNA in la samen karo aa fiicnaleheed 😫
😢😢😢
Aye
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔😢😢😢😢😢😢
Wcswrwbr it👏👏👏soodhawaawfarxiyocadeey❤❤❤❤💕💕💕🌺🌺🌺🌺✋✋✋✋haifive
Subxanallah💔😭😥
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waan sugi lahay qeebta xigta farxiyo soo boobsii 😔
Sorry sistery❤
🥺😭😫
Ala xanuun wenaa in dadka lagabaqo dhibatadan ayay ledahay intey ceeb kacararyen ayay labo nafdayecen kaso
Qoftan naxaris dara ilmaha inay disho bay rabtay wu dhiman wayay hadana wa tura duruf kuma gayn e dila bad tahay acudubilahi mina shaydani rajim wa hoyo noce ah
Ha ku digan gabadha , waxa dhib ah ey soo martay waad aragtaa? Tan kale kuwii dhalay ayey naxariis ka weysay oo soo tuuray . Xagee ayey naxariis iyo jaceyl ka keeneysaa? Dariska ilaa dadka dhan ayaa ceynaayo. Ilmahaas yarna nolol fiican kuma koraayo oo waa la ceynaa wacal iyo wax daran lahu sheegaa. Koleey daruuf ayaa ku kaliftay in ey tuurto. Allah u danbi dhaafo
@@Ruuzah-2019 marka waxa sax ah inay ilmaha calosha ku disho kadibna turto acudubilahi mina
shaydani rajim waxay shagayso dad. Dad badan waxka daran bay maren ilmohodana ma dilin mana turin naf la goyo kula fududa