اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد😊
Wa edo masiba ah subxana laah subxana laah , malaha iyado will ka u soo dirtay way sii gaba gabay nay say gabadha yar 😂😂😂😂ax ax , I ‘ m emotional.sorry sister
subxanallah taasi eedo ma ahen aaqiro wara u yalo balayada ku aragtay dheh duf ku bax dheh musibada xun maxey bal u xasideysa gabar yar oo ninkeda dhalay oo hooyaded dhimatay ax
Wallhi bilahi qisadan caloosh ayeya I hurisay 😢war dadow ilmaha yari ilahey ugu cabsada oo Idin soo muteysten subaxanllah
إنا لله وانا اليه راجعون 😭😪🙈🙈illaahay kuuma naxariisto Eedo inkaar qabto. Aacuudu billah raxmadaranaa yuhuudna waa kadarantahay taas. Illahow Caddow hanoo jabin 🤲🏼
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲
Ilahey hakugu arsaqo Abaayo kuwa ku anfaco aduun iyo aaqiro
Aamiin yaa allaah
Aamin
Setahay Abayo tagero wen kuahay❤❤❤wankusalamay apyo😊 Allah hakusharfo ❤❤
Rer bari wxan unaqana digo ama saalo❤ faxiyay xppti wnku jeclhy illahy dartis❤
Digo xitaa waan dhahnaa saalo waa maqlay lkn waxaan udhaqanaa qolka qaliinka saaladuu saaranyahy cml hpipitiu
@@hodanmahamud9792 sax qolka qliinka wa ldhaha saalo lkn xppti saalo wan dhahna xywnka saxrdiisa magrtyna🥰🌸
Murad Ayan leyahaye izoo duceya Azxapta farxiyo plz 🥹🥹
Abayo allah haku siyo muradkada
Qali alaha kusa sahlo❤❤
allaha kuu sahlo muradkaga oo kheyr wata
Muraadkaaga oo macsi laheen Allaha kusiiyo
ilahay waxan niyada ku hayso hakuu sahlo wll
Anaa ugu horeeyo jah❤😂😂😂
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد😊
⁰⁰⁰⁰😊😊
Scw
Wa qiso xanun badaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin yarabi 🤲
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo
Subhana Allahi watacalaa camaa yushrikuun
Masha àllha
Hooyo la'aan waa xanuuun 😢 Aabe kuma ogaado, eedo kuma daryeesho ulbay kula dhacdaa 💔
Sax waaye walaahi
😢😢😢😢😢😢😢😢
Wsc💯💯💯💙🇰🇪
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Qisada magacyadeefa another level ah😂gani iyo xareedo
Salalahu caleyhii wasalam ❤
Ooooh my god 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
sorry wll dhamaan.team.farxiya.salaangobeed❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
AX dad badan aya sidass digada am hiisha ugu gubtay😢oo xita ku dhintay😢😢
Wakusalamy farxiyo Diego aaladhahaa
Anigaa uku horeyo😩😩😩👋😂
Xaax alle gacmaha kaa goy naxariis daranaa
😭😭😭😭😭😭 sorry
Asc❤❤
Mashallah.xilwo.dhamaansalaan.gobeed😘😍❤💚❣️💟💞
Walahi mucjiso waaye
Ala naagtas aqiro maxaa u dan beeyo😢😢
اللهم❤صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤الله❤ هليه❤ وسلم❤
Somalia 🇸🇴 ❤❤
Inna lillahi wa inna illeyhi rajicuun 😢😢. Subxanallah Allahuma najna.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
لا اله الا الله محمد رسول الله
xasbunallah wanicmal wakiil. Eedo shaydaamad ah waaye😮
😢😢😢😢😢😢
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢
❤❤❤
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🌹❤️👑🥰🎁
Asc digaaladhahaa
La ilalaha ilallah ala hoya Laanta xanun badana
Illaahoow hooyooyinkeena noo xifdi lantoid waa abaar
Subxanalah alle aduunkan maxa wax jiro aaqiro war yaala 😢😢😢😢
Subxanallah xasidnimadas xagey kakente
yaa rbi ilmahena bani adam ma inaga mudo wlh nolol silac bdn waye
Hindiyo 😢😢 Hoyo macn allow ku naxariso Hoyo ayan so xasustay cawa😢😢😭😭😭
farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo jimco mubaarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxnlha Ax ax ax xanuun badana 😢😢😢
Subxanallah arxan darana bisinka miyeysan alle ka cabsaneynin😢😢
Ilahey naarta haku fogeeye eedadaas xumayo oo naxariista dan laka qaadey waaye ilahey maskiintaan neh wixii xanuun so marey haka dir diro qalbigeed dabkaxanuunkiis qof kasto ayaa og adoo cunto karinaayo hadee farta ku guwado ayee maanta dan ku hureysaa lkn adoo dan hadii lukuku tuuro wlh waa xanuun iyo qalbi yab ilahey tan saas yeeshay iida iyo ciyaalkeed ilahey dulka haku daro naxaariis darada wlh waa wax xun markoo aabo ku daneeneenin ku dalo oo hooyo neh kaa dimado dibkeed ayee leedahay lkn aduunkaan waxaa rabtiin waa ku sameyn kartiin maalin aa daceyso oo awood aa laheed oo ilahey hortiis la daaganyahay maalintaas ayoo ka aargoosanaa qofkaa aad wax kasto oo xumaan ku suubisey aduunkaan korkiis
Subxanallah 😭 😭 xaasid sanaa waaa yaaabe😭💔ma qof baan gubi karaaa ilaahey iguma sababee😭🤲ilahow ku cadaab naagtaasey😭😒
Scw scw scw scw scw scw scw
Gabdhoow caruurtiina aayo ha u baahini
Wcs wallo waa qiso xanun badan❤❤❤
Alaah naagta cadawsanaa
Digo una Qana
Wa edo masiba ah subxana laah subxana laah , malaha iyado will ka u soo dirtay way sii gaba gabay nay say gabadha yar 😂😂😂😂ax ax , I ‘ m emotional.sorry sister
Subxaanalah 😢😢😢😢
Anagu reer puntland digo ama hiil baan u naqaan xaarka xoolaha 😂😂
Wcs ❤
Reeer waqooyi digo ayan nidha saxarada
farxiyo quruxzan waxan kaso salamaya casimada libiya Triboli
Wcs happy.mcn
Asc abaayo seetahay usku lahjada aynahay farxiyo wakusamaya nabarkada isodir
subxanallah taasi eedo ma ahen aaqiro wara u yalo balayada ku aragtay dheh duf ku bax dheh musibada xun maxey bal u xasideysa gabar yar oo ninkeda dhalay oo hooyaded dhimatay ax
Subxanallah 😭
ax🥹😭😭
asc wan kusalay fadxiya anagu waxan unaqana digo lakn adigu ma reer konfur ubad u shekaysa anagana maxan,fahnaa xabibti qurux
😢😢😢😢
Asc Xasidsan qoftu.
Asc Farxiya
Subxanallah
digo iyo hiil is malahan miyaa
حسبي الله ونعم الوكيل يا الله يا الله ايش فائده هذه الدولم حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل
Wcl sister farxiyo ❤❤
Eedo xasidsana 😢
Hisha waxan unaqaana geed dhulka kabaxo xoolaha saxaradoda waxanu dhahnaa digo canaha subaga laga lulu waxanu dhahna ciir
Inkaar kugu dhacday islaantu calool adkaa ilaahay ku ciqaab idam allaah Walaahay aayo markaan maqlo meel baa ixanuunta aniga hooyo iyo aabe ba sidoo korsaday laakiin walaalahay rajo ah baan xasuustaa anoo yar aan ana cuntada u qarin jiray oo jeebka uugu guri jiray Aad bayna ii jeclaayeen anoo weliba Aad u yar 5 jir ah
Digo ama faanto lo.aad baan unaqaan from mudug
😭😭😭😭😭😭
😮😮😮😮😮😮
Xasbiyallah wa nicmal wakiil eedadu xaasidsanaa
Ax ilhy KU gub bal maxay saqirk rajada ah ka rabta
😭😭😭😭😭😭😭
7:59 digo ayaanu u naqaanaa rer woqooyi
😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Shekoyinkan cml qebta farxada ka dhagesta jeclahy qaybta 3aad I balan ah calol iyo xumo gardaro iyo dulmi ma dhagysan Kari
Farxiya abaayo hiil ama digo baan baan u aqaan
Bisinka allow hana cadaabin
eedo arxan daran
😭😭😭😭😭🤲🤲
Digo inkastoo aanan loley ahayn anagu
Cadowsana eda balayo ku cadabtay
Wcs
Farxiyo digo ayaan unaqaana hadan reer mudug nahay
reer waqooyi waxan u naqana diigo
😢😢😢😢eedo
Farxiyo coodkaada gaabana malmahan manta waaba saaid makarafoonka miya iloowday mopelka dhagta in la saaro le kugu maqla quraac ku karsada iyo qada telka moyaha dhex galiya fadlan makaron isticmaal ani dhaga xanuun qaba makarafoonak dhagta ma isticmaali karo😢
Abyo laso dhaqso sheekada
😂