8 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Asalamu caykum Waraxmatulahi Wabarakaatu
    Daawade Ma ogyahay In Qofnimadeenna waxaa qaabeeya oo qaybta ugu wayn sameeya Ay Tahay habka aan wax u xasuusanno oo u xafidno xogaha, dunida maanta waxaa laga cabanayaa xusuus yarida iyo ilowshaha da’walba.
    Hadaba Culimada cilmi nafsiga ayaa arrinta hilmaanshiyaha ah walaac ay ka qabaan darteed daabacay talooyin badan, sidoo kale waxey sameeyeen cilmibaarisyo, waxayna soo jeediyeen tiro aragtiyo ah oo xoojinaya xusuusteenna, horumarinayana habka maskaxdeennu u shaqayso, Talooyinka ay soo jeediyaan Ayeeynu Muuqalkan kaga hadleyna:

ความคิดเห็น • 4

  • @AmiiraReemagaal
    @AmiiraReemagaal หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @asmaaxmed2797
    @asmaaxmed2797 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah ❤

  • @Nastexamoha
    @Nastexamoha หลายเดือนก่อน

    Wllh dabecadeyda ka hadashay

  • @Xaawoahmed12
    @Xaawoahmed12 หลายเดือนก่อน

    Wllhi kun jeer bay dhacda