Xogta Maalmaha
Xogta Maalmaha
  • 28
  • 45 751
Qiimaha Wakhtiga || Iyo 5 Taalbo Oo Ad Ku Maareyn karto Oo Fudud
Qof walba oo Aduunka ku nool Ilaahay waxa uu siiyay 24 saacadood; dadka guusha gaadhayna maaha kuwo ka waqti badan dadka kale ee dhigooda ah, ee waa kuwo si fiican u mareeyey ugana faa'ïideeyey waqtigaas kooban ee haysataan. Qofba qofka uu waqtigiisa ka maarayn ogyahay, ayuu ka soo wax soo saar badanyahay kana talaabo horeeyaa; dhibaatada iyo dib u dhaca ugu wayn ee Ummad ama shaqsi ku yimaadaa
waxa uu kaga yimaada maarayn la'aanta waqtiga. maaree waqtigaaga si aad u meel martid #comment #share #subscribe #like
#Wakhtiga #qiimaha_wakhtiga
มุมมอง: 162

วีดีโอ

Buug Muhiim ah || Fikir Oo Hodan Noqo | Afkaar Muhiim Ah
มุมมอง 6137 ชั่วโมงที่ผ่านมา
QOFKASTA OO RABA INU KA BAXO CIDHIIDHIGA DHAQAALENIMO GAADHONA ISKU FILNASHIYO HANTIYEED Raban inu Noqdo QOF MAALQABEEN HODAAN AH, BUUGANI AAD BUU U ANFACAYA BUUGAN WAX LAGU MAGACAABA THINK And Growth rich [[ Fikir Oo hoodan noqo Hadaba muuqalkan Waxaynu ku soo koobayna buugasi think and growth rich Fikir oo hoodan noqo #comment #share #subscribe
8 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 52016 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Asalamu caykum Waraxmatulahi Wabarakaatu Daawade Ma ogyahay In Qofnimadeenna waxaa qaabeeya oo qaybta ugu wayn sameeya Ay Tahay habka aan wax u xasuusanno oo u xafidno xogaha, dunida maanta waxaa laga cabanayaa xusuus yarida iyo ilowshaha da’walba. Hadaba Culimada cilmi nafsiga ayaa arrinta hilmaanshiyaha ah walaac ay ka qabaan darteed daabacay talooyin badan, sidoo kale waxey sameeyeen cilmiba...
5 xeeladood oo ad kaga hortagi karto dib u dhigista howlaga ku yalana ugu qaban karo wakhti kooban
มุมมอง 125วันที่ผ่านมา
5 xeeladood oo ad kaga hortagi karto dib u dhigista howlaga ku yalana ugu qaban karo wakhti kooban
JOOJI 4TAN SHAY EE WAKHTIGA KAA LUMIYA MAALIN KASTA || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 70514 วันที่ผ่านมา
Jooji 4tan arimood ee wakhtiga ka lumiya malin kasta Marka aad dhameysid muuqaalkan oo ah casharkaan ku saabsan sida loo isticmaalo waqtiga, waxaad heleysaa hadiyad waqti ah oo aad ku sameyn kartid waxyaabo badan oo aad u baahan tahay. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa inaad ka takhalustid afar shey si aad u joojisid khasaarinta waqtiga.
7 Fariimood oo Ku socoda Dhalinyarada || Muuqaal Badali Doona Noloshaada
มุมมอง 26514 วันที่ผ่านมา
Marxalada dhalinyarnimadu waa fursad aad u Qaali ah taasi oo so marta qofka bani aadamka ah, balse dadka badankoodu wa ay ku kadsooman marxaladan dhalinyarninada kamana warqabaan muhiimada ay ku fadhido, ilaa inta uu Qofku garwaaqsado in uu iska lumiyay fursadan iyo in aysan jirin wado haba yaraate lagu soo celin karo. Muuqalkan waxaan kugula wadaagaya fariimo an jecleestay inan kusoo gaarsiiyo...
6 Xirfadood Oo Ay Tahay Inaad Barato || Ku socota Dhaliyarada 15 Ila 30 Jirka ah.
มุมมอง 1.5K14 วันที่ผ่านมา
Asalamu cayku waraxmatulahi wa barakaatu maanta waxaynu ka hadleyna Xirfado Ay tahay inad barato Kuwaasi oo ku fududeyn doona Inad Gaadho Guulo Aad U Farabadan Guushu waxay kaaga baahan tahay inad ficil sameeyso Si ad u Qabato Ficil Wanaagsan waxtarna leh Waa Inad lahaata Xirfado Qar badan oo ka mid ah xirfadahan laguma dhigo Iskuulada Hadii lagu Dhigona ma aha kuwo inagu Filan Liiska Xirfadah ...
6 Qalad Oo yar Yar Kuwaasi Oo Buurburinkara Nolishaada Hadii ad sameeyso || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 27021 วันที่ผ่านมา
Asalamu caukum waracmatulahi tacaala wabarakaatu Qaladaadka yaryar ee aynu Sameeyno inago an ka fikirin Ayaa burburin kara Nolosheena, inaguna sababi kar inaynu noqono Guuldaraysteyaal an gaadhi karin wax hormar ah, Sido kalena Waxay inaga Hor istaagi karaan Talaabo kasto aynu u Qaadi lahayn Si aynu u Dhisno Mustaqbal Ifaya Misena Aad u Qurux badan Hadii Ad Rabtid inad Ku Guuleysto Noloshaada m...
Qaababka Sare Ugu Qaad Xasuusta maskaxdada || 14 Qaab
มุมมอง 33021 วันที่ผ่านมา
Asalamu caykum Waraxmatulahi Wabarakaatu Daawade Ma ogyahay In Qofnimadeenna waxaa qaabeeya oo qaybta ugu wayn sameeya Ay Tahay habka aan wax u xasuusanno oo u xafidno xogaha, dunida maanta waxaa laga cabanayaa xusuus yarida iyo ilowshaha da’walba. Hadaba Culimada cilmi nafsiga ayaa arrinta hilmaanshiyaha ah walaac ay ka qabaan darteed daabacay talooyin badan, sidoo kale waxey sameeyeen cilmiba...
7 ARRIMOOD OO AY TAHAY IN AANAD SAMEEYN MARK AAD CADHAYSANTAHAY & SABABTA
มุมมอง 18921 วันที่ผ่านมา
[25/6, 3:49 am] marcus tervari.: Koobiyo labaatan illaa sideed iyo labaatan sanno jir waa cimriga ugu muhiimsan da’da qofka, waayo waa sannadaha saamaynta ugu badan ku leh jaangooynta mustaqbalkiisa iyo inta badan jidka uu ku socon doono noloshiisa inta ka hadhay. Waxaa se barbar socda isbedello nololeed iyo xitaa mararka qaarkood dhinaca hormoonnada qofka xilligan ku yimaadda, kuwaas oo keeni ...
Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Ku Dedaal 9-kan Qodob.
มุมมอง 40728 วันที่ผ่านมา
Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Ku Dedaal 9-kan Qodob Koobiyo labaatan illaa sideed iyo labaatan sanno jir waa cimriga ugu muhiimsan da’da qofka, waayo waa sannadaha saamaynta ugu badan ku leh jaangooynta mustaqbalkiisa iyo inta badan jidka uu ku socon doono noloshiisa inta ka hadhay. Waxaa se barbar socda isbedello nololeed iyo xitaa mararka qaarkood dhinaca ho...
Sidee Bay Luuqada Englishku Ku Noqotay Luuqada ugu Awooda badan aduunka || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 195หลายเดือนก่อน
Sidee Bay Luuqada Englishku Ku Noqotay Luuqada ugu Awooda badan aduunka #like #share #subscribe #comment ~video info; muuqalkan waxan kugula wadaagaya Sidee Bay Luuqada Englishku Ku Noqotay Luuqada ugu Awooda badan aduunka.
5 Wakhti Oo Ay Khasaba Tahay Inad Aamusto iyo Faaidada Aamusnaanta @Xogtamaalmaha
มุมมอง 2.3Kหลายเดือนก่อน
Aslamh calaykum waracmatulahi tacala wabarakaatu Aamusnaantu waa xikmad iyo awood waxan ay Leedahay ereyo , xita dadka qaarba u arka inay ka xanuun badan tahay ereyada waana habka ugu wanaagsan ee loga jawaab celiyo hadalda iyo ereyada anad jecleysan amusnaantu waa awood marka u qofku yahay qof xakamayn kara nafsadiisa xiliyada xanaaqa iyo xamaasada iyo waxyaabaha la midka ah qofku wuxu u baaha...
3 Qodob Oo Kaa Caawin doona Inad Hormariso Kalsonida Naftaada || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
Asalamu calaykuma waraxmatulahi warara kaatu Ku soo dhowaada muqaal cusub muuqaalka maanta waxaynu kaga hadli doona muwduuc àd u qiimo badan oo ah: sideebad u aragta nafsadaada mise ma tahay mid ku qanacsan nafsadiisa iyo 3 siyaabood oo ad ku haagjin karto ama ad ku hormarin karto kalsonid naftaada Waxan rajeyneya inad daawandoontid muuqaalka ilaa dhamaadka sido kalena ad la wadaagti doontid dh...
5 Caado Oo Ay Ka Simaan Yihiin Dadka Guulaha Waaweyn Xaqiijiyeey @Xogtamaalmaha
มุมมอง 722หลายเดือนก่อน
5 Caado Oo Ay Ka Simaan Yihiin Dadka Guulaha Waaweyn Xaqiijiyeey @Xogtamaalmaha
5 TAN DHAQAN AYAA KA HORTAAGAN INAD GUULEYSATO. @Xogtamaalmaha
มุมมอง 630หลายเดือนก่อน
5 TAN DHAQAN AYAA KA HORTAAGAN INAD GUULEYSATO. @Xogtamaalmaha
XEELADO AD KU JOOJIN KARTO CAADO XUN || KUNA BILAABI KARTO MID WANAAGSAN @Xogtamaalmaha
มุมมอง 279หลายเดือนก่อน
XEELADO AD KU JOOJIN KARTO CAADO XUN || KUNA BILAABI KARTO MID WANAAGSAN @Xogtamaalmaha
Sidee Unoqon Karta Arday Wanaagsan Oo Guulaysta? 6 TAALO OO AD KU NOQON KARTO @Xogtamaalmaha
มุมมอง 3862 หลายเดือนก่อน
Sidee Unoqon Karta Arday Wanaagsan Oo Guulaysta? 6 TAALO OO AD KU NOQON KARTO @Xogtamaalmaha
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 19K2 หลายเดือนก่อน
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
JENKIZ KHAN || DILAAGII DILAY 40 MILYAN Ee QOF
มุมมอง 1273 หลายเดือนก่อน
JENKIZ KHAN || DILAAGII DILAY 40 MILYAN Ee QOF
Qisadii Cajiibka ahayd Ee Azxaabul Kahfi || 309 Sano ayey Hurdeen Good @Xogtamaalmaha
มุมมอง 1723 หลายเดือนก่อน
Qisadii Cajiibka ahayd Ee Azxaabul Kahfi || 309 Sano ayey Hurdeen Good @Xogtamaalmaha
7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 1.9K5 หลายเดือนก่อน
7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha
6 QALADKA OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
มุมมอง 12K5 หลายเดือนก่อน
6 QALADKA OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
Sidee ayuu dalka Shiinaha ku noqday mucjisada dhaqaalaha adduunka?
มุมมอง 2576 หลายเดือนก่อน
Sidee ayuu dalka Shiinaha ku noqday mucjisada dhaqaalaha adduunka?
4 Arrimood Oo Guusha Kugu Hagaya! 100% Hadaad Si Fiican U Sameeyso 2024
มุมมอง 1.7K6 หลายเดือนก่อน
4 Arrimood Oo Guusha Kugu Hagaya! 100% Hadaad Si Fiican U Sameeyso 2024

ความคิดเห็น