Kaftanka Siyaasada "Feysal A Waraabe, Mohamed BK, Qamar Suugaani, & Halimo Gobaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 64

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaasin is legend and i hope he do more kaftanka siyaasada.

  • @aweysali
    @aweysali วันที่ผ่านมา +2

    War nin yahow manta shahadada aad bixisay wa midii ugu cadalada ficaned guul iyo goba nimo

  • @KhalidAbdi-u5k
    @KhalidAbdi-u5k วันที่ผ่านมา +4

    Yaasiin nacamleynta iyo qosol mcnka shahaado sii

    • @AbdulkadirAli-uj1nu
      @AbdulkadirAli-uj1nu วันที่ผ่านมา

      Adeer gari Ilaahey bey taqaanaa. Daarood baa dhibka wada. Waxay ka dagaalameen Kismaayo, Laas Caanood, Kilinka Shanaad, Ceergaabo. Waxay dagaal kula jiraan Dawlada Xammar, Somaliland tooda Puntland iyo ta jabuuti intaba, Meel kasta oo dab ka qiiqayo waa dul hogan yihiin . Weerarka Ceergaabo iyaga bilaabey. Nabadii odayaashu ugu baaqenn waa diideen. Dawacaley hilib iyo caano iyo ciir ayaa laga dhergiyey, hoyna waa la siiyey iyana xabad bey abaal uga dhigeen. Waa umad wardigoodu yahay Gala dagaalka ama dagaalka ha la galo. Dagaal kasta iyagaa bilaaba iyagaana ku jaba, qaxootigana iyagaa u bata. Xataa Itoopiya iyagaa noo keeney si ay xukunka u qabsadaan. Soomaali weyn si fiican ayey dadkaa u aragtaa waana yaaban tahay. Dad baa igu yidhi dagaalka lacag baa laga Sameeya. Dagaaalka gala ayaa awrka lagu kiciyaa, Kedib nin waliba reerkiisa ayuu qurbaha geystaa, gurina ka dhistaa, inta kalena xaabo dabka lagu shidey ayey noqdaan. Shanta gees bey degen yihiin hadana waa laga fadhiisan la yahay. Nasiib darada ugu weyni waxay heysataa kuwa colaada iyo dagaalada hurinaya ee gala gagaalka leh, kuwa sida xun wax u sheegaya iyo kuwa lacagta bixinaya Ifkana ajar uma yaal aakhiro cadaab baa lagu gurayaa.

  • @HusseinHared-h8m
    @HusseinHared-h8m วันที่ผ่านมา +1

    Zli walal waxa jirta gabar qali iah ama nafteyda ah walal kunol gabar abgal qurux badan wa gabadhan jecla dumida waxay daganed walal cali xafada bondhere ama dagadanka hos nasib bundo xaga midigta waxa jiray reer catiri dagadedenja mashidka x cali jineyey innan lagring maqarey ama degmada bondhere walal gadha wa wadnaheyga.hawa haji roble calitow walal adigo mahadsan walal icaawi❤❤❤

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 วันที่ผ่านมา +1

    Wàa saaxiibkaagii dhabta aha weeyee

  • @salahhaji-hussein1870
    @salahhaji-hussein1870 วันที่ผ่านมา +1

    Inta kale waa sax. Laakiin prime Minister Geeddi waad ku khaldantay. Geeddi Dawladnimaddii Soomaaliya waa soo celiyey isaga iyo Cabdullaahi Yuusuf AUN.

    • @AbdulkadirAli-uj1nu
      @AbdulkadirAli-uj1nu วันที่ผ่านมา

      Haayoo cadow bey soo kaxeeyeeen xageyse ku dambeeyeen mid baxay iyo mid ku daba jira ayey noqdeennn

    • @abdirashiddirie3522
      @abdirashiddirie3522 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkiii Xabashii wadanka soo galiyey oo reer muqdisho laayey

    • @raashiduudocumentary6728
      @raashiduudocumentary6728 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlh ninka kaliya oo runta laga sheegay weye meesha ay dadku u badan yihiin uu raacaa la iskuma hayo inuu dawladnimada wax ka qabtay

  • @abdiMMjama
    @abdiMMjama วันที่ผ่านมา

    Jamaal imisaad ka haysaa , waan hubaa wuu ku laaluushay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi วันที่ผ่านมา +2

    Faysal cali waraabe aabaha qabyaalada qadhmuun

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 วันที่ผ่านมา +1

    War yasiin wuu soo nuuray ,maxoow cunay.

  • @Asajoog-d6z
    @Asajoog-d6z วันที่ผ่านมา

    Dadka kaftan uun wadaaa. Waa in la dhaliilaa

  • @siradm
    @siradm 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqdisho maa jeesjeeska ka daysaan?

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Cali iyo Yasin Qoslaye sanad wanagsan 2025

  • @AxmedCabdiSuldan
    @AxmedCabdiSuldan 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cali xarrare fara dhaqdhaqaajinta badan waxa ay Astaan u tahay inaad cilaaj gashay

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu วันที่ผ่านมา

    Ali kuma qoslee waxaan ku qoslaa labada daan ee jiiiibinayaaaaa sidi wuxuu xardo ku jiro

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q วันที่ผ่านมา

    Timiyii maha ku dhacay😅

  • @adanabdi4078
    @adanabdi4078 วันที่ผ่านมา

    Saliida SAFA oil London Xageen ka helaa Fadlan iso Sheeg Aad ayaan ugu baahanahay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 วันที่ผ่านมา +2

    Darood xukun buu u waashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cal xaraaroow.afqadhmuunta cali xaaray munaaq

  • @hassanshakur4137
    @hassanshakur4137 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ismaan dhaaf ashaahado iyo shahaado 😂😂😂

  • @mohamednour541
    @mohamednour541 วันที่ผ่านมา

    Mr. Yasiin saaxiib waa laguu darsaday. Dadihinta barnaamijka iyo qosolkaaga cidna keene kariwayday

  • @JamalAli-k4l
    @JamalAli-k4l วันที่ผ่านมา

    Jamal Rune buu ka sheegay wlhi

  • @AbdiKarimAbdulkadir-d5x
    @AbdiKarimAbdulkadir-d5x วันที่ผ่านมา

    Weydii hooyadaa

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q วันที่ผ่านมา

    Mushacaarka nacmlahaa waa meyka 😅

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 วันที่ผ่านมา

    Yaasiin iyo caliyaw raga iyo haweenka ka cunto badan ku noqda bal ragaa ka cunto badane.

  • @XaajiXuseen-b3m
    @XaajiXuseen-b3m วันที่ผ่านมา

    Dadaalaa Wii gaaraa ee ragaas ka har

  • @fadumoahmet8635
    @fadumoahmet8635 วันที่ผ่านมา

    Asc wan idin salamaya 2yasin a qosolka madkusisid

  • @DHISMAKAABSTORE
    @DHISMAKAABSTORE วันที่ผ่านมา +1

    cali xarooro kan ku agfadhiya ayaa u baahan shahaado nacamlaynta ah

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 วันที่ผ่านมา +1

    Yasin qoslaaye madaxa dagdaga😂

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q วันที่ผ่านมา

    Caway GADARBUSI Kii ma la bafinayaa 😮
    Aliiyow GADARBUSI sotaa Minnesota ku dholaa 😅

  • @musemohamed4508
    @musemohamed4508 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc. Meesha. Jareer weyne. Maxaad cu. Hilmaantey. Kkk. Caliyow

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 วันที่ผ่านมา

    YAHYE AMIIR ILAHAY SIIYEY CILMIGAAS WAANA NINKA GALIYE PASSPORD SOMALIGA KU SAFRA WADAN KASTANE KU TAGA

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 2 วันที่ผ่านมา

    Ali walaal wardheere jamacada wax kamadhigo. Lakii waa article anagaa derision ah?

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 วันที่ผ่านมา

    Ashahaado aa

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adnanceelow3250
    @adnanceelow3250 วันที่ผ่านมา

    Wad kumahadsantihin kafatanka

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cali Xaraare waa lagu fahmayaa reer aan ogahay baad ku socotaa reeo kalena waad raali geli aysaa

  • @Wanaaje
    @Wanaaje วันที่ผ่านมา

    Calow yassin barnamijka waa shidan yasin abukar dhanka giijinta training ha siiyo

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 วันที่ผ่านมา +1

    Saliidan S.F.A anaa iibsaday oo ka bixiyay 200$ waxna iima tarin ha iibsanina lacagtiina iska haysta yayna idinka khasaarine waa iga talo somaliyeey that's a fake business.

  • @AliAli-oh9nc
    @AliAli-oh9nc วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhh boqolkiiba qof barkiis

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk,caawa waad naga qosliseen,laakiin saaxiibkaa Martin maad ka deysid jagadaa taasaa aad iiga qoslisey

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk วันที่ผ่านมา

    Hhhhh waa daAda meedka lagudhaqo

  • @hajiaflax8965
    @hajiaflax8965 2 วันที่ผ่านมา

    Kii Doqonki 😅😅

  • @IidleAbdul
    @IidleAbdul วันที่ผ่านมา

    😅😅😅

  • @fmlogistics588
    @fmlogistics588 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka iska qosla hadaad qadisay shahaadooyinkaas waa celis

  • @Hawo-ek3sq
    @Hawo-ek3sq 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂👄🏆🏆❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 วันที่ผ่านมา

    Adigaaba fadhiga ku cuna meel walba wax ku cuna 😅..isaaq kuma dhagana putland waa somalia raaca idinkaa sland ku dhagan darood eeg kaftan kulahaa..waa cuqdada siyaasada 😅

  • @Asajoog-d6z
    @Asajoog-d6z วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu วันที่ผ่านมา

    kaftan munaafaq . qatiya ceebtiina qosolkaa yaryari waa waxaad nagu kkaldeysaane Soomalidii wey is baratey xilliigan kala guurka ahe Adeer warsangali iyo dubatadii maxaad wax ka sheeg kaftanka ku dar hadaad daacad tahey.

  • @moussawaberiidriss6326
    @moussawaberiidriss6326 วันที่ผ่านมา

    Warya Cali waha tahay criminal wallahi because hadi miskinkan u gosli 😂wayo 😅lagta 100ka dollars ee bishha ma sini doontiid

  • @muktargurei2474
    @muktargurei2474 วันที่ผ่านมา

    Cali xadhadhe waxba kama tagin korku kahaya dabecada somalida shaqsi iyo qabilba

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 2 วันที่ผ่านมา

    Tuutaha farmajo aya laga bartay

  • @Abdul253dj
    @Abdul253dj 2 วันที่ผ่านมา +1

    Jamac cali Xussein waa phd qabyalada, geela aya iskugu kaya jira ninkiblaha weyu!
    Maxa dad la bartay!!

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AbdulkadirAli-uj1nu
      @AbdulkadirAli-uj1nu วันที่ผ่านมา

      Adeer gari Ilaahey bey taqaanaa. Daarood baa dhibka wada. Waxay ka dagaalameen Kismaayo, Laas Caanood, Kilinka Shanaad, Ceergaabo. Waxay dagaal kula jiraan Dawlada Xammar, Somaliland tooda Puntland iyo ta jabuuti intaba, Meel kasta oo dab ka qiiqayo waa dul hogan yihiin . Weerarka Ceergaabo iyaga bilaabey. Nabadii odayaashu ugu baaqenn waa diideen. Dawacaley hilib iyo caano iyo ciir ayaa laga dhergiyey, hoyna waa la siiyey iyana xabad bey abaal uga dhigeen. Waa umad wardigoodu yahay Gala dagaalka ama dagaalka ha la galo. Dagaal kasta iyagaa bilaaba iyagaana ku jaba, qaxootigana iyagaa u bata. Xataa Itoopiya iyagaa noo keeney si ay xukunka u qabsadaan. Soomaali weyn si fiican ayey dadkaa u aragtaa waana yaaban tahay. Dad baa igu yidhi dagaalka lacag baa laga Sameeya. Dagaaalka gala ayaa awrka lagu kiciyaa, Kedib nin waliba reerkiisa ayuu qurbaha geystaa, gurina ka dhistaa, inta kalena xaabo dabka lagu shidey ayey noqdaan. Shanta gees bey degen yihiin hadana waa laga fadhiisan la yahay. Nasiib darada ugu weyni waxay heysataa kuwa colaada iyo dagaalada hurinaya ee gala gagaalka leh, kuwa sida xun wax u sheegaya iyo kuwa lacagta bixinaya Ifkana ajar uma yaal aakhiro cadaab baa lagu gurayaa.

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu วันที่ผ่านมา

    kaftan munaafaq . qariya ceebtiina qosolkaa yaryari waa waxaad nagu kkaldeysaane Soomalidii wey is baratey xilliigan kala guurka ahe Adeer warsangali iyo dubatadii maxaad wax ka sheeg kaftanka ku dar hadaad daacad tahey.