Allaw Alle good old days. Anigoo school ka soosocda abaare 1dii duhurnimo ee tahay maxaa Nadaara kusii dhageestay bi'ilka dhaxdiisa, ama Diskowgii Jaalaha ahaa ee ka shaqeyn jire Black sea iyo Suqa xoolaha inta u dhaxeysa.
Asc walaalayaal wa idin salaamay dhamaantiin.....waxaa ahay qof ku nool istanbul-turkey jaamacad masterkiisa gabo gabo tahay oo book inaa qoro kaliya harsan tahay....bachelor degree waxa ku so qaatay wadanka hindiya, waxbarasheeda kale waxaan ku dhigtay uganda ku barbaaray isla uganda.. waqtigaan la joogo part time ayaa onlineka ugu shaqeeya ilaa mudo 3 sano ayaa hooshaan waday isku dar ardayda wax u dhigay waxay kor u dhaafayaan 20 kun(20k) oo ardayda somalida gaarayan 20 rag iyo dumar isku jira. Waxa dhigaa naqshahada guryaha (home design) architecture .hadaba hadii ay jiraan arday somali doonaya in laga caawiyo designka guryaha websitekayga haso booqdo ama casharo toos hadu u baahanyahay online diyaar aya u ahay...waxa kalo dhigaa english math and physics iyo qur'an Waaladiinta doneysa caruurtoda in wax la baro onlinka diyaar aya u ahay
wcs brother qoraalkaada waa aqriyey wax yar baan kugu biirinayaa ee ha u arkin dhaliil iyo xumaan ileen isma garaneyno, laakin waxaa rajeynaa in dhaliisha aad wax uun ka faidi doonto in long run. marka hore waxaa kugula talinaa madama aa tahey ama no sheegtey in aad Ardey tahey jaamacad ku jiro oo Maater baranayo teeda kale waxa tiri 3 sano hab online baa ku shaqeystaa Ardey 20.000 gaareysp aa wax barto hadane just 20 qof oo Somali kugu xeran tahey. subjectieve yo badan neh aa barto iyo quraan online ah. marka saaxib waxaa ka dareemayaa career crises waxa loo yaqaano in ku heysato iyo financial management problem oo waxaa naga gadeysaa in wax walbo dhameysey ama daadisey. teeda kale waxaa uga sii yaabey marka tiri website keyga soo booqda hada aadan link HMTL ah aadna qoraalkaada raacsiinin. ee waxaa kugula talinaa adoo wax kale maskaxda ku mashquulin horta Master ka istanbul ka barato dhameyso ka dib waxii aa soo baratey juhdi iyo time soo gelisey ka miro dhali oo madadaas shaqo fiican ku raadso mahadsanid jumco mubarak
@@wdwscommittee1915 sxb group ayaa wax ku barnaa teedakale link ama phone number halkaan dhoor jeer ayaa ku qoray si automatic aya youtube algorithm iqabanaayo. Ma fududa wixii link ah youtubekayga "mahad design" aya ka haleysaan ..profilkayga riix uun Ani ahaan dadka under graduate aya naqshada baraa. Asxaabtayda aya dhiga quran iyo wixii kale.mahadsanid
Hanoolaato dad nolosha horumar ka sameeyay ama la kulmay dhacdooyin dadka qaar ayna la kulmin dadkaas oo kle soo warayso si aan wax uga faaidno lkn siyaasada iyo dadka yar yar ee warkoogu faaido lahayn hanagu wareerin
I like these kind of interviews please, Ayaanle upload it As soon as possible.
ayanle qofka uku horeyo dawado ban ahy🙏❤️
ASC
Jimce.wacan
wcs jimca lamid teacher
Waa barnamij add iyo aad ufiican hanoolato horay usocda
Mahadsanid warriye ayanle waa wareysi xiiso Leh ee fadlan isogo dhamaystiran NOLA Soo dhakhso fadlan . thanks
Ayaanle wll dacwo ayaan kaa ahay
Wax dhiba iimaad gaysan lkn wlo
Barnaamijka oo xiiso le ayaad jaraysaa
Fadlan hanaga jarin mahad sanid
hhhhhh
War jeceel😂😂
Horfadhi
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
Wanku subscribed gareyeey
@@abdimoe1049 sxb qali wad mhdsnthy e Rabi ha ku xifdiyo waligaa sxb qali
Wanku dhahay sxp
@@yuusufabdi1172 sxb qali wad mhdsnthy Rabi ha ku xifdiyo waligaa sxb qali
Alaah unaxariisto sheakh aadan
Nin wuxuu ahaa warkiisu cadyahay
Aamiin
guul iyo hormar walal Ayaanle
Somali ha noolaato
argagaxiso waxaa ah maraykan iyo waxii lajiro ilaahay hajabiyo aamin yarabi
Shabaab kwrn ayagane?
Aamiin yaa rabi waad asiibtey
Shabaab iyagana maxay yihiin
@@kayfmohamed565 waa nacalad somalia ku dhacday
Allaw Alle good old days. Anigoo school ka soosocda abaare 1dii duhurnimo ee tahay maxaa Nadaara kusii dhageestay bi'ilka dhaxdiisa, ama Diskowgii Jaalaha ahaa ee ka shaqeyn jire Black sea iyo Suqa xoolaha inta u dhaxeysa.
Horn Affic days and mogadishu, I guess we can say good old days. Abdulqadir cashar nadaara Somali legend.
Allah ha unaxariiisto
ASC ayaanlow aad baan kuu salaamay
Nagaara wareysiga hanoo soo daayo waa funny waa ka helay
Ayaanle wariye qaran guuleyso damaan wixii Somalia ka dacay xogaha muhiimka ah sida muuqaalkaan camal nosoo badhi guuleyso mudane sharaf iyo karamo guul iyo gobanimo
Nadara legend magaciisa qof aqoon maleh 😂😂😂😂😂
Nambarka aad wacdi kama hello karo fadlan soo wac markale
ader love caliyada habaqilin❤️🙏
Ayamahan filman cabsi cabsi ah ba socota
Wreysi qosol ah 🤣🤣
Barnaamijkoo dhameystiran noo keena team hanoolaato
Ayaanle keep going bro.... I can't wait. Fahad yasiin na soo qabo.
Asc adeer waraysigaa SII daa fadlan
Waiting it eagerly plz upload it
Walaahi Waan Qoslay😁😁😁😁❤️♥️♥️♥️
Waraysiba waraysi waa ka xiisa badan yahay nadaara wakhti horaa iigu danbausay salaama akhyaarta
Ayaanle ustaad nadaara oo la wareeysanyo Waa rajeynayay maantana Waa keentay Waa wariye waaya arag ah wax badan usoo joogay wadanka . Wareeysiyo cabsi cabsi ayaa socdo maal mahaan hanoolaato horay usocda. Wariyaha sanadka ayaanle Waa caleema saaran tahay
Halista ayku sugan yihiin wariyayaasha anaguna war la soo diyaariyey dhib badana loo soo marey ayaan iska daawanaa ee mahadsanidiin
Ustaad Cabduqaadir Nadaara wuxuu ahaa macalinkii ugu horeeyay ee ii dhiga luuqada English ka Al Abaadir 2001 dii
Al abaadir 2 dhagax waan xasuustaa runtii
Qeybedii 2aad sodaa wll
When is going to be on
full interview soo gali mr Ayanle
Soo dhamays tira
cadowga ilahay àyaa dilay raximahulaah macalin aadam ilaah fardowso hageeyo aamin yarabi
amiin
Fadlan numberka aad wacday wuu dansanyahay ninka dhaho ma u cod ekoow🤣🤣🤣👉Hormuud
Mayeee waa asaga🙄
Asiga waayeeeee
🤣🤣🤣 foodolee mee kaa thy mise daacad cml ?🙈
@@ahlamhasansiyad3333 🤣🤣🤣👉Kii in oo yahay aan dadka Tusaaye kee
@@afitaaxdekadaha4256
Waaku dareemay🏃♂️🏃♂️
Noso dhamestira wareysi nadara 🙏🙏🙏🙏
Waa musasal cusube soo dhameystir
Good job 👏 ayaanle
Nadaara funny wyeH wllH waan sugeynaa soo dhaqsada
Mashalah.
From TikTok
Plz upload 🙏 😢
Old is Gold abdaqir waa saxafi degen runtii
Waa warausi holac ah soo daaya
ayaanle thanks
Ayaanloow sxb part 2
Ayaanle guuleeyso Brother
🖐💯💯
Waraysi qiimo lee . Waa sugayna ee laa soo dhaqso sxb.
Waa gormeh walal
Hhhhhhhhhhh
Waraysi xiisa leh masha Allah
masha Allah dhaha ahmed abdisalaan caqligiisa bisinkee waxay raga waa weyn een ninka caqligiisa maxeey ugu saseen bisinkee
Wax xunba ma iyagaa yiri posetive noqo wll 🙄
Waanku salamay ayaanle adiga iyo bahda hanolaato
Dacwana waabkaa ahay waxan wareysigaan kusoo arkay Facebook waxadna nagyso xawishay TH-cam kaan waan imaaday siwaliba xushman iyo xiiso gaara ku dhehantahy ee aan BARNAMIJKAAN uga helay subscribe tii laiska baryi jiraya waankugu sharfay balse
AAY INTERVIEW OO DHAMESTIRAN
UGU DANBEYTINA WAAN BOGADINAA SHAQADAN WEYN EE AAD BULSHADA UHEYSO HANOLAATO WAXAN LENAHAY
AYANLE HANOLAADO
Nadaara hada uuba cabsanooyaa 🤣🤣🤣
Noo soo dadaji ayaanle in sha alaah.
Arinkan Cabsi cabsi waye 😅
Wallahi anaaba cabsaday maxaa nadaara la gaaraa. Hhhh
@@khalidmohamed1079
Maxaa isku ogthy oo ka cabsatay nio 🤣
Asc walaalayaal wa idin salaamay dhamaantiin.....waxaa ahay qof ku nool istanbul-turkey jaamacad masterkiisa gabo gabo tahay oo book inaa qoro kaliya harsan tahay....bachelor degree waxa ku so qaatay wadanka hindiya, waxbarasheeda kale waxaan ku dhigtay uganda ku barbaaray isla uganda.. waqtigaan la joogo part time ayaa onlineka ugu shaqeeya ilaa mudo 3 sano ayaa hooshaan waday isku dar ardayda wax u dhigay waxay kor u dhaafayaan 20 kun(20k) oo ardayda somalida gaarayan 20 rag iyo dumar isku jira. Waxa dhigaa naqshahada guryaha (home design) architecture .hadaba hadii ay jiraan arday somali doonaya in laga caawiyo designka guryaha websitekayga haso booqdo ama casharo toos hadu u baahanyahay online diyaar aya u ahay...waxa kalo dhigaa english math and physics iyo qur'an Waaladiinta doneysa caruurtoda in wax la baro onlinka diyaar aya u ahay
wcs brother qoraalkaada waa aqriyey wax yar baan kugu biirinayaa ee ha u arkin dhaliil iyo xumaan ileen isma garaneyno, laakin waxaa rajeynaa in dhaliisha aad wax uun ka faidi doonto in long run. marka hore waxaa kugula talinaa madama aa tahey ama no sheegtey in aad Ardey tahey jaamacad ku jiro oo Maater baranayo teeda kale waxa tiri 3 sano hab online baa ku shaqeystaa Ardey 20.000 gaareysp aa wax barto hadane just 20 qof oo Somali kugu xeran tahey. subjectieve yo badan neh aa barto iyo quraan online ah. marka saaxib waxaa ka dareemayaa career crises waxa loo yaqaano in ku heysato iyo financial management problem oo waxaa naga gadeysaa in wax walbo dhameysey ama daadisey. teeda kale waxaa uga sii yaabey marka tiri website keyga soo booqda hada aadan link HMTL ah aadna qoraalkaada raacsiinin. ee waxaa kugula talinaa adoo wax kale maskaxda ku mashquulin horta Master ka istanbul ka barato dhameyso ka dib waxii aa soo baratey juhdi iyo time soo gelisey ka miro dhali oo madadaas shaqo fiican ku raadso mahadsanid jumco mubarak
@@wdwscommittee1915 sxb group ayaa wax ku barnaa teedakale link ama phone number halkaan dhoor jeer ayaa ku qoray si automatic aya youtube algorithm iqabanaayo. Ma fududa wixii link ah youtubekayga "mahad design" aya ka haleysaan ..profilkayga riix uun
Ani ahaan dadka under graduate aya naqshada baraa. Asxaabtayda aya dhiga quran iyo wixii kale.mahadsanid
Allaha idin xafidi
guuleyso ayaanle shakhsi dadaal badan
so daa Muqalka✅
Waa fuuray wlh nadaara waa funny
Thanks Ayaanle great interview
Asc ayaan soo gali dhakhso
Shugran wll
Wareeysigaan xiiso badan ayuu leeyahay maad noo soo galisaan
Mashalaa
Baqdin ma iska jirtaa nadara
Haa wey iska jirtaa wlhi funny wareysi waye kan cabsi cabsi
wlh biya cabaaye qosolaa u dhintay
First commente
HANOLLAATO ALLA YA CIZAK AAD IYO AAD AYAD NO UPDATE GAREYNEYSA XATA WIXII NAGA HOREYEY
RUNTIINA XULASHADAADA OO KALA AH DADKA IYO SHEKOYINKABA AXSAN
WARIYE DIYARSAN BAD TAHAY
Wareysiga isoo wada day saxibow
Facebook kaso Dawaday lkn meshana kii leh yaale
Waku soo lo go'ay wlhi facebook kasoo raacay why lkn beenta intaa le eg aad usheegeeysan aaad uleedihiin baraamishkaan dhameeystiran youtubeka kasoo daawo
🤫
@@likeisaaar8423 biriyoo soo danaa see ila tahay
Suaalo ciidamada amisom soomali maxay ujoogan ?
Ciidanka soomali amaaka wadanka maxey ula wareegawayeen?
Dabgal arinkaas,.
Wareysigaan oo dhamestiran goormee heleyna
Waxaan sugnaaba waa part2
Nadaara wax badàan ayuu so arkaay waa halyey
Yaakhe wakhti qabo goormaad soo dhigaysaa 🤨🤨
Wareysigaas oo dhameestiran waxna laga jarin ma helaa waa xiiseynooyaayee😁
Asagoo dhamestiran soo galli walaal
Walaahay nolasha wariye nimadu waa cabsi cabsi
Kaadibaa i qabatay, anigaaba is mooday ninka Aadan Xaashi Ceyrow wareysanaayo.
Kkkkkkk
Cabdulqadir cashar nadaara waa ninkii ugu horeyey aan dhageesto markaan news inaan dhagesto iigu horese 2006 salan sare
So dhameystira❤️👀
Hanoolaato dad nolosha horumar ka sameeyay ama la kulmay dhacdooyin dadka qaar ayna la kulmin dadkaas oo kle soo warayso si aan wax uga faaidno lkn siyaasada iyo dadka yar yar ee warkoogu faaido lahayn hanagu wareerin
Kiii fahad kan iga xiiso bdn wlh wariyasha dhib eey qawan iyago waresi radinayo ayee cabsanayan wax wala so maray
Waligay maqoslin maanta ka hor
Naga soo daaaya waraysiga zxp
TH-cam booqo maxaa la yiraah waaba ku jiraahe 😂 soo daaya de
Dhabarkaa ku muuqda.
Qayti 2 soo da
Dacad Ayaan uqoslay Balo adigamaaba Arkay🤣🤣🤣😂🤣
Hanoolaato hanoolaato
Nadara cimri dheer ALLE hakusiiyo
Soo daa✌
Cabsi cabsi waye walahi
Nadara maqli jiray kan miya 🤔
Naga so dhaqsada
Wareysi cajiiip ah
Salama nadara iyo ayaanle rag culus
Allaha unaxariizto shahiid wll aadan xashi
Warninyohow waa warsi Cajiibehsoowadagaliwareysiga saaxib wad mahdsantahay
War waaba musalsal kii Fahad kaa wacan ar noo soo badi wllow 🤣😁😅
Waaxey dee fb baad tidhaahdeen ytb ka adana kana saanaa bye I Never come again
Wale waxa ka dhacay
Interesting i can’t wait siduu u jareeyay wariye Nadaara inaan maqlo
Waa jognaa barta ma heyno wareysigaan