PRANK: MARISH OO AN GACAN UQADE:( sorry🤭)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +894

    Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +17

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN 2 ปีที่แล้ว +468

    Gurigeyga Iga Bax Ceeeb Waye Afkaga Ha Barin Samiha ☺️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว +4

      Please subscribe isar Walalo

    • @abaseyare7306
      @abaseyare7306 2 ปีที่แล้ว +14

      Riwayad weye ee magaca prank ayey isticmalayan

    • @dahuum23
      @dahuum23 2 ปีที่แล้ว +26

      Waa runta wallahi dhaqan Somali ma ahan in martida la guyirahdo guriga iga bax 😔🙃

    • @AbdulAziz-zb3hm
      @AbdulAziz-zb3hm 2 ปีที่แล้ว +11

      It’s really bad to used that word and she always like that

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 2 ปีที่แล้ว +3

      Ala maxaan nacay eraygaas oo kunacay qof aan ogahay

  • @abdikadir9049
    @abdikadir9049 2 ปีที่แล้ว +161

    Inta og in PRANK uu beenyahey LIKE SAAR sababtoo ah isla markii laxanaqayo iyo jilitankan beenta ah naga daaya😂!

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว +4

      Please subscribe isar Walalo

    • @cabaascabdicali3646
      @cabaascabdicali3646 2 ปีที่แล้ว +3

      Takale qof youtuber ah oo prank yada sameeyo marka camera daran tahay wuu daremaya inay prank tahay qasab
      Somalidii fake prank hada saaaaaid zxp

  • @sawdahassan9520
    @sawdahassan9520 2 ปีที่แล้ว +40

    Samiixa video wlba waxey dhahdaa iga baxa gurigeyga ma gurigey ufaneysaa dadka 🤣🤣🤣🤣

  • @mrshabalaza8678
    @mrshabalaza8678 2 ปีที่แล้ว +227

    Prank somalida qiimahay ka qaaday musalsal bay ka dhigeen 😂 keep going bal

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว +1

      Please subscribe isar Walalo

    • @whome4851
      @whome4851 2 ปีที่แล้ว +2

      Qeeylda ayaanba kunacay Soomaalida

    • @Readwithmira
      @Readwithmira 2 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi waa run waxy umada la wadagayan ba waa prank aargosi ah oo musalsal ah prank iska daayo wax fa,ido leh noso gali niyow

    • @ilhaanabdi4412
      @ilhaanabdi4412 2 ปีที่แล้ว

      So true non stop prank

    • @xiireeyomar8116
      @xiireeyomar8116 2 ปีที่แล้ว +1

      ha wlhipro

  • @koshinly1067
    @koshinly1067 2 ปีที่แล้ว +11

    Samiha gurigeyga igabax wlahi marwalba waad dhahdaa waxaas ceeb waaye respect kumajirto wlahi iskadaa

  • @hamseawil6204
    @hamseawil6204 2 ปีที่แล้ว +8

    Qoftan samixa wey dhaqanxuntahay dadka u imaada guriga iiga baxa unbey ledahay weli guri mayelan miyaa 😯

  • @asmamaho4285
    @asmamaho4285 2 ปีที่แล้ว +12

    Hhhhhh gabdhahan jcliya samixa cadawga ha jabo wlshy qali

  • @zakiabdi2521
    @zakiabdi2521 2 ปีที่แล้ว +12

    Daqan xuuma Samiha 😂😂GET OUT OF MY HOUSE kulaha😂😂

  • @JohnJohn-im3zy
    @JohnJohn-im3zy 2 ปีที่แล้ว +6

    Marish waa naag qurxoon oo kalsooni badan. Markay xanaaqdo lkn she shut the whole city down. Love u marish.

  • @amoulahussein1475
    @amoulahussein1475 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaley ceeb wye si doonta uxanaqdid dadka ha dhihin gurigeyga iga bax wlhi ceeb wye

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 2 ปีที่แล้ว +50

    First kuwaan inaa iska daawada jeclahay bayaayaal isgursada afartiina😂😂😂😂

  • @officialmaliyunbabes9642
    @officialmaliyunbabes9642 2 ปีที่แล้ว +91

    Marish is such a vibe

  • @mahamedabdiaziz9658
    @mahamedabdiaziz9658 2 ปีที่แล้ว +53

    Riwaayad cusub soo badiya 😅

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว +53

    Asc, walal albaab walbo kaa xiran Allah haku furo, Murug walbo aad dareemaysana Allah farxad hakugu bedelo hadad subscribe Iisaartid, Gambaleelkana furatid Aaamiiin Yaa Allah, waxa laga yaba adiga inay kula fududahay, balse anaga qiimey noo leedahay..!

  • @aishamohammed1899
    @aishamohammed1899 2 ปีที่แล้ว +57

    Marish M.a😍 she is Soo humble 🔥💓🥺

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 2 ปีที่แล้ว +5

    samiiha respect samee abaayo marka lagu yimaado

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +3

    xabiibkena scw ku sali wll
    wllka musliimka ah muumiinka ah imaanka leeh kherka jecel dar alle naguso boqo naguuso biir kherka nala faafi alle haku xafiido subscribe like shere wano muhiim mel foog ayu na garsiiya alle wax walba jeceshahay haku siiyo jasakallah

  • @Hassan_742
    @Hassan_742 2 ปีที่แล้ว +151

    Marish is a professional TH-camr 👏

  • @zouleira1816
    @zouleira1816 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc samixa dumashi nag oo dhan iska ilali. Dirisle inader gabadha kada pranka sidas ah. Love you Samixa from Djibouti.

  • @umulkhermohan4314
    @umulkhermohan4314 2 ปีที่แล้ว +54

    Sorry walashey sameho🥰🥰

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @khaalidfoore1535
    @khaalidfoore1535 2 ปีที่แล้ว +16

    Marish is aprofessional girl
    Waan u bogay
    Marish keep going Marish

  • @maxamedmaxamed8406
    @maxamedmaxamed8406 2 ปีที่แล้ว +6

    mxaa idinka dhacey saan muuqal idinka sugeyney wan daalneyee malinkii labo hadadan ka gaareynin hal hita noga dhiga plz

  • @ahmedtmofficial5849
    @ahmedtmofficial5849 2 ปีที่แล้ว +5

    tan ka nin u noqda wuu walnba 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mussolinifootball4947
    @mussolinifootball4947 2 ปีที่แล้ว +114

    Dirisle and marish always Legends 🙏🙏

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 2 ปีที่แล้ว +18

    War Kii Prank aHa Wuu piYo dHacaY caMal MusasaL 🥴😂😂😂 Nagu Kla wada

  • @suleymanhassan5958
    @suleymanhassan5958 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi dirislow,gabadahani,way,ku jaceshahay,tan.hadhow, wey,ku dile,hadad,guursatid

  • @ayanleabdulahi55
    @ayanleabdulahi55 2 ปีที่แล้ว +9

    Naaya ina khaliil ibaraahim wiilka ma apaha baa dhalay kadaa waabinta fulay baad ka dhigtaype 😂😂😂

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 2 ปีที่แล้ว +40

    Marish maskiin waaye afgaaban 😘😘 nolow siz

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 ปีที่แล้ว +27

    11:53 qosol iga dhamadey kkkk 😅🤣😂😂😂😂😂😂 dirisle marish iyo samixa salan✋🖐

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +10

    Illahay dambigaga hadhafo shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi🤣😅

  • @fum9560
    @fum9560 2 ปีที่แล้ว +32

    😂🤣 it’s so funny but samiha stop screaming, you too loud other than that it’s very funny 😆😍

  • @boysinthehoood6616
    @boysinthehoood6616 2 ปีที่แล้ว +120

    AniGoo OG in Ay been taHy AyaaN XaDaNa DaaWanaYa😂

    • @ikranadan3642
      @ikranadan3642 2 ปีที่แล้ว +3

      Anba sidokale blh😂wa ogahay iney been tahay hadane wadawanaya

    • @faizahaniabdull2021
      @faizahaniabdull2021 2 ปีที่แล้ว +1

      Asago been ah hadana waxa qeyla baxdey mamaqleysey🤣🤣🤣🤣

    • @zakipinhajizarakizha6467
      @zakipinhajizarakizha6467 2 ปีที่แล้ว +1

      😆😅😁 nio merkaY camerada gacanta ku dhufaneysay my damiso

    • @boysinthehoood6616
      @boysinthehoood6616 2 ปีที่แล้ว

      @@faizahaniabdull2021 Hhh ha prank Kii soomalidu ruwaayad bey ka dhigeen😂🤣😂

    • @boysinthehoood6616
      @boysinthehoood6616 2 ปีที่แล้ว

      @@zakipinhajizarakizha6467 Waa Film sxb way ina WaaLa Yaan Dadkan😂😂

  • @tripleC22
    @tripleC22 2 ปีที่แล้ว +19

    Zamiixa dabeecad xumadii oo qofa🥰🤗🤣

  • @ifrahkhalif4956
    @ifrahkhalif4956 2 ปีที่แล้ว +1

    I just don't like how this youtubers are keep twisting trying make us fool 😒 better make some changes 😤

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaan ninka guursanaya ha diyaar garoobo waxay noqonaysa مسيطرة

  • @iloveyouxanta2335
    @iloveyouxanta2335 2 ปีที่แล้ว +6

    Soo aarso samiixaayy mid walba gaarkiisa uga aarso

  • @esabelasln8833
    @esabelasln8833 2 ปีที่แล้ว +63

    😂😂😂😂😂maseeer Jiq anu xili horan buubu lahaaa

  • @mohaniupdirizak5107
    @mohaniupdirizak5107 2 ปีที่แล้ว +11

    oh my days wlhi guys samiiha waxn ka dareema saa id inay u jeceshy dirisle. aad bay uga masayrtay 🤦‍♂️

  • @marimarnovic6096
    @marimarnovic6096 2 ปีที่แล้ว +108

    When the great people meet great things happen.....am happy for you guys 👦

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia 2 ปีที่แล้ว +8

    😂😂m.a dulqaad miran ahay hadaba ano og in prank dhan been yahy Ina dhameesty😩😂😂

  • @nimomohamed8448
    @nimomohamed8448 2 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle adoo madax firinfir leh saan ayeey kaaga soo aruurtay xigmad majirto

  • @munacadey3938
    @munacadey3938 2 ปีที่แล้ว +46

    😂😂😂 qoftu qaylo badana waba xanuun soconaye bisinka

  • @yaxyenuur2010
    @yaxyenuur2010 2 ปีที่แล้ว +2

    Sameexo ooooo weraatahy Runtii sabab too ah waxaad nsgu noqotay doqon ingirhiish bartay hadana kaabasii daran maba kunuureysid ingi riishka waayo codkaagaa weyn wiliba saaid sidaa darteed afsoomaliga nooguwat 👍 👌 hadiikale codka iska soodhis cod ceeriin hanagu lacageynin abaayo runtana leeskuma naco ok isdaji muuqalka aa duubtay Dib ugulaawo abaayo wax qaldan Maa cabtay waan garan LA ahay abaayo isqabo waa fakatay ilmo eeda dadii looga tagay ahaan ayaa ubah dishay lahjada kadaa codkaan qamarjiga ah ♥

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว +25

    Prank-gaan haduu run ahaan lahaa Marish hadalkaan uma dulqaadateen saa'id bay u xanaaqi lahayd
    Qof u dulqaadan kara in sidaas loola dhaqmo ma jiro marka waa riwaayad

    • @deeqomahad7457
      @deeqomahad7457 2 ปีที่แล้ว +1

      Marish iyo darisle way isla ogyihin nh mrka ma xanaqeso😂

    • @lukyluky7061
      @lukyluky7061 2 ปีที่แล้ว

      Marish iyadapa samey naysee

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiq marish waba gbar kulul

    • @romanticsofficial8449
      @romanticsofficial8449 2 ปีที่แล้ว

      Haa walhi waa run Loma dulqadan Karo duqan qaylada der leh si xun bey u bahdishe gabdhaa ka Yar maskinta marish

    • @fowziaadan5800
      @fowziaadan5800 2 ปีที่แล้ว

      @@romanticsofficial8449 maxad ka ogthy inay ka yartahay yaab labadoda wan tagerra lkn tii yar Alla og waliba samexa u maleyna inay yarthy

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka komentiga bixinaya wax wayn ka qaldan waxan waa vidyoo veiws lagu raadinayo. Qofka metelaya dabeecadiisa saxda ma ahan waa jiliin si loo daawado in badan. Waxaan arkay dad badan oo samiixa khaliil iska maagaya sidiinaad cadaw ugu tihiin ee samxiixo waxba may samayn waa jiliin dabeecadeeda ma ahan

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 ปีที่แล้ว +26

    Samiha wlhi wa Fariid xaqeeda dhacsan karta,oo Nool😂😂♥️♥️♥️

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wxn waa la Isla ogtahay cameraday Damien lahaayeen😂

  • @qumanxasan6971
    @qumanxasan6971 2 ปีที่แล้ว +5

    Qof dulqad badan marish best walhi

  • @khaalidmaxamuudjeeraar2390
    @khaalidmaxamuudjeeraar2390 2 ปีที่แล้ว +6

    Dirisle daanyeerka weyn oo aan asaga aheyn majoogo Nairobi😁😅

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 2 ปีที่แล้ว +5

    wlhi Mariish io Dirisle samiiha wlhi Run Run Ayee u xanaagday 😂😂😂😂

  • @ismailsanyare4354
    @ismailsanyare4354 2 ปีที่แล้ว +1

    Guriga iiga bax waa kelmad aan ku haboonayn qofkasta oo marti ku ah xataa hadaad cadhooto ma haboona .

  • @munishabdi9770
    @munishabdi9770 2 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂 marish dhibley waye 😂😂😂 samixa 😂😂😂😂 I'm sorry quruxey 🥰😂

  • @cabdixamidcali2818
    @cabdixamidcali2818 2 ปีที่แล้ว +1

    Samixa waxan ogaday darisle ina si dhab ah u jeceshahay

  • @same7470
    @same7470 2 ปีที่แล้ว +5

    prank idinka dartii ayan uu nacy wlhii🙄

  • @abdull1772
    @abdull1772 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala somali been bdna

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 2 ปีที่แล้ว +11

    Marish inta ila jecel 🤞❤❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @michelehawthorne2637
    @michelehawthorne2637 2 ปีที่แล้ว +1

    Samiixa ayadaa barnaamijka wadatay maxaa dadkan ka qaldan see ayada prank loogu sameeyaa May wax kale la yimaadaan

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +4

    Maserki oo qof aha samixa dirisle war Kuma yalo 🤣🤣🤣🤣marish maskin

  • @fartaxaaji6654
    @fartaxaaji6654 2 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle gabadha maxaa saas ugu galeesaa naag kale inta usoo wadatay that’s not nice

  • @idilmohamed2149
    @idilmohamed2149 2 ปีที่แล้ว +54

    Prankiga khayaaliga ah umada la dhaafa wllyalow😂

    • @nimcoxuseen9500
      @nimcoxuseen9500 2 ปีที่แล้ว

      Waray Abdirazaq xaigu kalifi inan koo ayoo nacalla Adiga iyo firounkan uegataxiba kuu yallee samixa waa boqartoyo midagan yaho Umara oo egaa Ara mallin dhabee kusamee waxanokalle

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 2 ปีที่แล้ว +1

    Marish qalbi toorte waa maskiin

  • @abdifatahmohamedabaas8402
    @abdifatahmohamedabaas8402 2 ปีที่แล้ว +36

    Prank in la'isla ogyahy ano og aa hadana u dawanaya jiliinkoda ma yahy mid macquul ah somalida prankigii sheko xariir bay ka dhigen wlhi😂😂

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 2 ปีที่แล้ว +2

    Horta kalmadan guriga iiga bax Ma fcna iskadaa sis

  • @shuwaykarCade
    @shuwaykarCade 2 ปีที่แล้ว +3

    Manta dhan wxn u hystay samixa inay PRANK samaynayso

  • @yahyeibrahim8644
    @yahyeibrahim8644 2 ปีที่แล้ว +2

    Anoo og iney riwayad tahy ayaan hadane iska dawanaa

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 ปีที่แล้ว +19

    SHORT FILM 📽️ FAMILY 👍👍✅

  • @Missionreaders
    @Missionreaders 2 ปีที่แล้ว +2

    Gurigayga iiga Bax wax lagu yaqaano maaha dadka somaliyeed dhaqana maaha ceeb calayk samiiha khaliil

  • @shamso621
    @shamso621 2 ปีที่แล้ว +6

    Prank hadduba run yahay bilaa xushmad baatahy sisy 🙄🤥

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar wllo

    • @shukriomar8393
      @shukriomar8393 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo ma ila aragty ,samiixa Tarbiyo malahan Guri soomaaliyeed laguma soo korin baa is dhahay

  • @qisaswacibra
    @qisaswacibra 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa ka xumahy inaa saas dhan isku bahdishid waaba isa siisay ninka wake up wiilkaaga ma ahan

  • @xuseenburcaawi2911
    @xuseenburcaawi2911 2 ปีที่แล้ว +5

    chalenge samiixa Soo meeya adiga iyo Dirisle abdi

  • @xayaath
    @xayaath 2 ปีที่แล้ว +1

    Miyu ku qaba ninka aad u masereyso

  • @farxiyajaamac3525
    @farxiyajaamac3525 2 ปีที่แล้ว +7

    Samiix masiir badany wllhi marish waykudiiligadhay😘🤣🤣

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurigaga iga bax Mar danbe ha odhan samix dhawr jeer tiree Malin hore xataa ceb waye waxas yaan badawd gurigu u cusub yahay Yan lagu modiin plz kalmadaa iska daa

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂 amazing prank…….. hada kadib samiixa un la dhiga prank all three of you!!!!!! Waayo xamasad bey u yeesha vidoe yada Manshallaha!!!!!! Lakiin mid iska ilaali… ( samiixa) do not say guriga iga baxa? markad just walk away or meesha oga tag adiga since guriga la jogo…..hadii world record lagu galinayaa…….kkkkkkk❤️👍🙏

  • @maxamedcabdiraxmaan7078
    @maxamedcabdiraxmaan7078 2 ปีที่แล้ว +3

    Prankiga in laysla ogtahy wxaa kuu cadeenaysa samiixa horay ka xanaaqday ayadoo meesha wx saa uwayn oo laga xanaaqo oo lin

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 2 ปีที่แล้ว

      Way isla og yihiin waa xaqiiq

  • @mumtiii123
    @mumtiii123 2 ปีที่แล้ว +26

    5 minute 1k anther level 😘

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @sadaminho1432
    @sadaminho1432 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa isla ogyihiin🤤🤤

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 2 ปีที่แล้ว +1

    Samiixa maseer baa haya maxay tahay

  • @zamzamabdulaahi2857
    @zamzamabdulaahi2857 2 ปีที่แล้ว +26

    Ar qoftan xaa ka qaldan qofka layskuma dhadhajiyo keep going la dhahaa

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan mawacantahii love you ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 😀 ♥ 1000k subscribe kaarr inshllah keep going and ask for more information 😊 😀 👍 😘 😄 ☺ 😊 😀 1000k youtube 💖 ❤ 😘 💕 ♥ 💙

  • @hamdihussein8836
    @hamdihussein8836 2 ปีที่แล้ว +12

    Dhabecad majirto
    😂😂
    Marish wa calm 💋

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 2 ปีที่แล้ว

      Calm? Maxay samayn lahayd iyadaaba wax prank garaynayse? Ma iyada cadhoon lahayd?

  • @michelehawthorne2637
    @michelehawthorne2637 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuuba u sheegay su’aasha maxaa qaldan mariish sometimes si qaldan ayey u hadashaa samiixa is soo innocent but this is prank.

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 2 ปีที่แล้ว +15

    Runtii san u qoslayay wan ilmeeeyey hhhhhh MARISH IN THE HOUSE

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 2 ปีที่แล้ว

      Wax lagu qoslaba uma jeedno

    • @shamkehade5972
      @shamkehade5972 2 ปีที่แล้ว

      @@KhanYunis7 hhhhhh zxp wax ka qosliya in la radiyo waye

    • @Amiraqassim
      @Amiraqassim 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂waxnbo hada ku qoshashy isbital aad

  • @fuadlazio9805
    @fuadlazio9805 2 ปีที่แล้ว

    Maxa idinka dhaxeeya kulaha arqoftan idirow masayr dartii mindi bay ku gekin doonta😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @queenfatma9598
    @queenfatma9598 2 ปีที่แล้ว +6

    Samixa maserki oo qof ah😂😂😂😂

  • @maxamedmuxyadiin1163
    @maxamedmuxyadiin1163 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn mid ayaan kugu nacay guriga ii ga bax iskadaaa abaayo 👿

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 ปีที่แล้ว +11

    Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto wll qaali waa codsi mahadsanid
    please pin wallshey qaaliga ah

  • @farduusaxmed7657
    @farduusaxmed7657 2 ปีที่แล้ว +7

    Samixa naagu so dhawayna ma galan iska ilaali taa yar 😂🙈

  • @zamzamgacalo119
    @zamzamgacalo119 2 ปีที่แล้ว +1

    Uf tani waa badowyad laxa

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 2 ปีที่แล้ว +5

    Samiiha waa laga gashtay 😂😂😂 dhigaa kukici gaadhay 💑👏👏👍

  • @quruxsan3951
    @quruxsan3951 2 ปีที่แล้ว +1

    Prank soo badi

  • @abdullahigedo3753
    @abdullahigedo3753 2 ปีที่แล้ว +8

    Pranka la isla ogyahy 😂😂

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA TH-cam.KA MEELKASTO JOOGTAAN..

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 2 ปีที่แล้ว +9

    Wow samixa wan la dhacy runti keep going inderty qali

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 2 ปีที่แล้ว +1

    samiixa qaylo badanidaaaa

  • @queenamuun2780
    @queenamuun2780 2 ปีที่แล้ว +26

    Marish iyo Dirisle wee isku soo baxaaan wlh Mansha allah👩♥️🤴

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +1

      yaaahu😂🙈

    • @nasrojama9367
      @nasrojama9367 2 ปีที่แล้ว

      And iyo aad

    • @thisworldisend6143
      @thisworldisend6143 2 ปีที่แล้ว

      @@Muslimah536 ma adaa isla raba ninka mrkaa hno😅

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว

      @@thisworldisend6143 mayee gabadh ban la raba 😂🙈

    • @thisworldisend6143
      @thisworldisend6143 2 ปีที่แล้ว

      @@Muslimah536 haa saas miya😅✋

  • @maaabaa3057
    @maaabaa3057 2 ปีที่แล้ว +2

    Maseer wa dhaafy waxan

  • @amiirfahad1804
    @amiirfahad1804 2 ปีที่แล้ว +34

    qof buran caqli malaha unban maqli jiray. even prank iyadoy tahay hadana sidan walaga qurux badan yahay 😂😂😂😂😂xata Lama dawan karayo

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi gdbhan wa doqon qof wyno fudud bisinka

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 2 ปีที่แล้ว

      @@Xuska-bukgaari-xuska waxaan layabay muyu ninku qaabay maseyr waliyaa iga dheh

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska 2 ปีที่แล้ว

      @@sihaamhassann8413 doqon wyee hadna fudud oqofwyno fudud yaba wadikara