@@rahmaabdullahi9786 Maya sidaa kama wado aqoon shakhsi ayey u badanyihiin gabdhaheena ee aqoon family looma badna wiilkaba hadey si fiican isku bartaan mudo wada socdaan wey iska aaminayaan.
Allaha u naxariisto gabdhaha la wada dilay. Waxaa iswediiyaa ninka waa in la weydiiyo sababta uu u dilo dumarka oo idil. Waa in la googooyo asagoo nool.
I wanted to mention that your channel has viewers from all around the world. Some people may be new or haven't followed previous developments in these stories. Could you please provide brief context or background information when covering ongoing news? This would help viewers who aren't familiar with the full situation. As a journalist, making your content accessible to all viewers would be greatly appreciated.
inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun illahow unaxariiso Gabdha somaliyed wllhi Nairobi waxay indho Gaar ah in lagu fiiriyo Gabdhaheenii wa loo soo Tashtey Runtii
Yawaye gabadha canka ah Oo hada la sheegayo in la diley? Aniga Waxa la yabanahay Somalida guryo xayeensinayo in la iibsado😳 Illahay ha u naxaristo ninkas intu diley🤲😔
Kal yaha ayay is ticmaalaa hadii aashito lagu shubo laf lagama helo ee budo ayay noqonayaa. Ee beerla iyo kalyaha group ka ganac sada ayuu ku xiran yahay
Haddii aan reer *MUQDISHO* nahay halkaan waxaa ka baran karnaa in ay muhiim tahay in guri walba lagu xirto kaamirada *CCTV* si loo tixraaco wax walba oo dhaca.
Ilaahow gabdha 🇸🇴 somalia meelkasta joogaan bad baadi😢😢😢
Amiin🤲🏻
Aamiin yaa rabi 🤲
Ameen🤲🏻😭
Bfe8
@@Sundus724
Amiin Yaa allha tuma amin iinsha allha dhamanteen
:daily reminder to do your dikhr
10×SubhanAllah
10x Alhumdulillah
10x AstsugfuruAllah
10x Lailaha ilallah
10x Allau Akbar
good deeds for both of us😭💞
Jzakallah khayr bro
Gabdhaw wiil aanan familkisa aqoonin ha shukansanina wllhi ka fogaada xitaa hada familkisa aqoonin wa inaad barataan, Allaha idin xifdiyo 🤲
Waxaba ladhahay hashim walalahis hooyadis dhashay iyo gabadhan wa qarabo edp uyihin isna maba foga
@@Mu12salMohamed midakale dadka ku yaqana umba baryahan wax dhibateya dadkale maba ku yaqanan mxay ku dhibayan
@@rahmaabdullahi9786 maya sidaa kama wado "meeqa gabar jirto wiil aysan hoyadiisa garaneyn iska wadata ku dhaheysa aqontiisa iga badan" tiro ma lahan. Aqonta shakhiga kaliya dad kuma filna dadkiisa wa inaad taqaana.
@@rahmaabdullahi9786 Maya sidaa kama wado aqoon shakhsi ayey u badanyihiin gabdhaheena ee aqoon family looma badna wiilkaba hadey si fiican isku bartaan mudo wada socdaan wey iska aaminayaan.
@@rahmaabdullahi9786 Reerkisana waxey bartaan xiliga guurku uso dhawaado lakin waxa fiican marka barato mudo kooban inad reerkisana barato.
Subaxallah Subaxallah Subaxallah wlhi Wa Suur Gadoon yaa Rabii Yaa Jabaar yaa Umatul Mohamed❤ Scw Scw Scw Scw yaa Rabii Qatumal Khyer Ameen Ameen yaa Rabii 🤲🤲🤲 Subaxallah
Ilahow na amanso Kenya inta ila jogta🤲
امين يارب
Aamin
Aamin yarab abayo is,ilaali wllshei
Mnsha allah bro munasar warbixintaada qiimaha badan waad ku mahadsantahay
Gabadha somaliyeed waa Iney ilaliyaan shareecada islamka oo aysan rag ajaanib ah iska raacin oo aysan Kali la noqon
M.a allaah wadada allaah gabadhii raacda sidaas fosha xum lo gali maayo allaah haunaxariisto miskintaan 1wm
Allaha u naxariisto gabdhaha la wada dilay. Waxaa iswediiyaa ninka waa in la weydiiyo sababta uu u dilo dumarka oo idil. Waa in la googooyo asagoo nool.
Gebdheheena Soomaaliyeed naga raali ahaada pls 🙏😭😭😭😭
abowe dadka isku mid Maha marka asaga qaladka galay asana marayo inqabtisa😢
Wiilasheena sharafta leh ma wada xuma imisaa wanaagsan ibnu xalaal ah aniga wiilal.waan dhalay weyna ila dhasheen gabdhana waan dhalay gabdhahayga markay kiiskan ka xanaqeen tusale badan usoo qaataa wiilasha ma wada xuma wallo.allaah haka raali noqdo Aaaaaamiin
Allow gabdhaha somaliyed badbadi
Allow magantaada nahay meel waliba aan joogno nagu Amaanso 🤲🏻🥹🤲🏻
Aamiin yaa rabi 🤲
ninkaan waa in la wareysto oo full interview laga qaado Allaha naga qabto iyo wixii la shaqeeye
Allahu akber Allahu akber akber 😢😢😢allah ha u naxariisto jannada allah haka waraabiyo xaqoodana allah hasow boxiyo
I wanted to mention that your channel has viewers from all around the world. Some people may be new or haven't followed previous developments in these stories. Could you please provide brief context or background information when covering ongoing news? This would help viewers who aren't familiar with the full situation. As a journalist, making your content accessible to all viewers would be greatly appreciated.
inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun illahow unaxariiso Gabdha somaliyed wllhi Nairobi waxay indho Gaar ah in lagu fiiriyo Gabdhaheenii wa loo soo Tashtey Runtii
Alle cimrigaaga ha dheereeyo ❤
Subhanallah
Gabadha allaha unaxriisto cadaaladna allaha siiyo
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Warninkaas wabadan ayuu somali kagalay dowlada somali waxaan kacodsaneyna in ay dalbato nankaas madamoo dadbadan oo somali ah oo dilay
aaway wixii dhalay waxa maweysan joogin subxaanalah
Dadka ficilada xun xun sameynaayo miyeysan damiir lahayn dhulka Alle☝🏽🤍❤️ halagooyee Ya rabi......🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Gabdhadha JARKEENA AYEEY AHEYD😢,MARKUU DILAY GABDHADHA KLE ASIGOO DUMANAYA AYUU MID GAAL LACAG SIYAY AIR BNB II KIREEY KUDAHAY ,QOFTAAN BEEN AYUU U SHEGAY ,WUXUU KU YIRAY SIDA LA SHEEGAY WAX BEEN AYAA LEYGU HAYSTAA ,IYADOO SAXIBKEED NOLASHA AMINSAN AYEEY SUPERMARKETKA UGU SO ADGTAY ,MARKEEY GURIGA UGU TAGAYNA SAXIRIR AYUU U DILAY 😢😢,GABDHADHA KLE AYUU DILI RABAY IYAKAA POLICKA U WACAY SIDAAS LAGU QABTAY
😢😢😢😢 hotel ka miya jaar ku tihin wllo
@souadelmi5470 haa Albaik ushirika
Bani aadam maaha waa bahal
Ilahow na Amaanso yarabi 🤲😭
Ya Allah 😢😢😢
بسم الله الرحمن الرحيم لاحولا ولاقوة الابالله العلي العظيم انا لله وانا اليه راجعون
Yaa allaah na amaanso
Xubno iibsad kii ayaa soo batay😢😢😢
Ninka dad cun amu yahay inaa lillah
Subxanallaah 😮😢
Dalaan dalkaga aheyn dareen ku joog waaye!
Waxaa saan yeelay wa soomali kale
Subaxaanalaah
Wa Group taxana ah oo dad cun ah gabadha wey cuneen SubxanaAllah 🥺😟
Wllhi caadi miyey u cunen 😢 3:07
ilahay ha u Naxriisto Amiiiin 🥲🥲
Sax sax waa runtaa iha hafashiloo kooxdasa
Ya Allah
Sax inta la ogeyn oo gabdha ah ayaa badan ugu yaraan wuu qashay 80 gabdho ah
Allow ummadda noo badbaadi inshallaah
Subaxaanallaah kanwaa musiibo manexe Subaxaanallaah 😢😢
Alpha unaxaristo
Subhanallah allow na amanso Mel walbo an joogno
subhanalah
Familyyyyyy dumarYartana tana wa lagu YaqaanE
Halis waaye wllhi
Js❤❤lll😂😂
Ilahy ha u naxariisto Amin 😭😭😊
Ilaahow amaanadaada naga yeel ninka na xubnahuu gadan jiray
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN
حسبنا الله ونعم الوكيل
Subxanallah Allow unaxariiso dhamantod
waa filim caadi ah ninkaan sheekadiisa
subxanalaah
Allaha ha unaxariisto
Subaxnaalla 😭😭
Subxanallah 😢
Amiiiiin
Ilaahey ha u naxariisto
wcs wlc brother 👍👍
Ilahow bad badi gabdhaha somaliyeed
Subxaanalah 😢
Why did they go to his appartment???? Maxay ka dooneen gurigiisa?
Ninkan qalbikis yow yahy
Subhanallah😢😢😢😢
Munasaroow aniga araktideeyda weey diidan tahay ninkan musiibada ah ee qaatilka ah waa somaali ninkaan hadii aay soobixi weyso waa oromo soomaali ma,aha aqoona uma lehi ninkaan waa oromo waa oromo waa oromo weji soomaali malaha malaha malaha adinkuna haashim ayaad ku haaysaan waa oromo
Soomaali uma eka waana oromo dadcun OO xaasid ah
Somalida Ethiopia waye Wana ogadeen sa la shegay orom lahayne cadi iska dhig
Raggii Mongare ilaalinaaya ayan kujiraa at Muthaiga Police Station,Mongare uu iska ooynaayaa lakin wax badan ayu sheegidoona
Waayo Mongare Deeqa xitaa wacay apartment Deeqa laguqalayna dhoor jeer ayu tagay
Mtaona kwa cctv in shaa Allah
ANIGA HORE WAA U MAQLI JIRAY SOMALI DADKA LAAN DHEERTA SHEEGTA INAY HILIBKA DADKA CUNAAN,LAKIN HADDA WAA II CADATAY.DAD YAR FIICAN WAA JIRTA OO DHARAF LEH MUSLIM AH.
Ninkaaan waaa amxaar ma ahan nin somalia ah sidaan maqlay waadad qal amxaar ah cadawtinimo ayuu noo
Haayaaaaa 😢
Waa somali waliba ogadeen itoobiya dagan waye naagtisa ayuu hore usoo jar jaray😢
Amxaar wax madilan waxana ma dhacan
Allaha uxariisto😢wllshena
Warninka wuunagaly bulsha somaliyed waxaan idinshegaa dowlada halaga codsado ninkaas iney kadalbato dhigeeda kenya somaliyey kukaca dowlada hadalbato ninkaas an jarjarnee asigana 😢😢😢
Alla xann io naxdn bdna Subxnllh allw na amnso
Runti aniga waxaan qabaa saxariirka uu marsiiyay gabdhaha in isagana lamarsiiyo oo lajarjaro
لا حول ولا قوة الا بالله 😮
Yawaye gabadha canka ah Oo hada la sheegayo in la diley? Aniga Waxa la yabanahay Somalida guryo xayeensinayo in la iibsado😳 Illahay ha u naxaristo ninkas intu diley🤲😔
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab magladi Nairobi iyo xafade i ayu bashal noga djiigaay ninkan hororka ah subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Ninkaan amuu xubnaha dadka ka wajacsan jiray.
Xasbunallaah wanicmal wakiil
Sheekooyinkii ray William Johnson bay u egtaahay
Subhanallaah
Haa dawo ayaa jirto hilbka qofka babiso lafo kaliya aya soohara wakimikal
Asc munasar waan ku salaamay
Ninkaa hilibka wuxuu kubaabi,iyey oo lafaha soo reebay waa aashito aashitada weey gubee oo hilika qaac camal ayuu ubaxayaa bal ninkaana si fiican haloobaaro waa oromo oo somaliba umaeko ama waa amxaar aniga taa ayaan aaminsanahay bal xog cad kakeenbal munasaroow
Munasrow kan naga dhaaf naar alle haku fogeye
Amuu xubnaha dadka ka ganacsan jiray.
Munasar aniga eedayda ninkeda 1995 kenya dhexdeda baangad ku jarjaray kadib walalkisa pasport kisa ku fakiyaya hada wuxu joga xamar waa taqtar maskaxda iyo narfaha magaciisa waa bishaar xaaji liire.
Bisinka Maxa lo qaban wayay hada
Shuuta Hada kiiskiis fura ama cafiya
@@Xaawo-c3g away ninki xaskisa gabay ila maxkamada u sareyso laga xukmiyay maxa lo qaban waaye waqti la dilo away kumanaankin ka horeyso kana danbeyse maxa loso qaban waaye xata oo maxkamad loso taagi waaye hadey cadalad jirto .
XASBIYALAAH WANICMAL WAKIIIL😢😢😢 MA DAD QALATOW NOQDAY 😢 MISE ULAJEDO KA DANBEYSO LEYNTA GABDHAHA😢😢😢😢 ALLOW KA QABO INTA ASIGO KALAA😢
Hadii lahayo waa mahad ilahe ee halagogoyo asigana
xasbunalaah wanicmal wakiil
Xasbunallahu wanicmalwakiil
Subxanallah لا حول ولا قوّة إلّا بالله
Soumhanallah
Xasbunalahi 😔😔😔
Filinkii baazigar baan xasuustay
munasar Gebedhan waa ikraan tahliil,
Hilibka gudka musqusha ku shubaaa😢
Nucuudu bilaahi minashaydaani
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Wuxuu ka ganacsanayey xubnaha bini adamka, sawab kale oo udilo ma jirto
Normaly qofka qof dila wuu is qariyaa laakiin Qaatolkan wuuba xaragoonaa cameradaha kama baqo isoo qabta hee ayuu Dowlada ku lee yahay dharkeedii, Rasiitkii dukanka iyo wsliba telkefonka ayuuba keeyey qabuuuraha.
Mida kale AIR B&B uu degenay Dadkii ka ijaartay Riinji ayeyba mariyeen.
Kal yaha ayay is ticmaalaa hadii aashito lagu shubo laf lagama helo ee budo ayay noqonayaa. Ee beerla iyo kalyaha group ka ganac sada ayuu ku xiran yahay
Haddii aan reer *MUQDISHO* nahay halkaan waxaa ka baran karnaa in ay muhiim tahay in guri walba lagu xirto kaamirada *CCTV* si loo tixraaco wax walba oo dhaca.
Dhaqan xumada naagaba somaalida ka mid ah. In Dha shareekaan in lamabnooco wasye