😭😭😭SOMALIDA RER KENYA 🇰🇪 WA DAD NABAD JECEL, OO ISJECEL, OO QABYALAD IYO QURUN, IYO AFDUUB AAN AQOON LAKIN KUWA YAR OO KA YIMID SOMALIA 🇸🇴 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 JIGJIGA AYAA WADANKA SOO GALAY OO QURUN AH OO DADKEENA DHIB KA DHEX WADAA..LAKIN KENYA 🇰🇪 DOWLAD AYAA KA JIRTAA WANA LA SO QABANAYAA...
Lkn,wlh Waka xumahy balse SE ayada kula socote uguna so adegtay in eey nin dialy ah u awiso alow maskinta ugargar qabriga uwasici iyo inti la dhinte ciqab adun weku marene
Beenale gacanku dhiiglahas ayey kula jirtay idinkana wad laogeeden.waayo gabdha uu lahalaayo xitaa way ogtahay in ay lasocotay dhibku ku jirayna u sheegay.
Ninka waa ogayeen lkn xiriirka raali kama ahayn lkn iyada labaxsatay o wadkeedi bu noqday Walaalkeed layaabi maayo o gabadhodi o laqashay misna wax anshax xumo ah lagusheego waa masiibo kale marka wu dafiray
Alla ha u naxaristo gabadha. Somaliyey edaynta jojiya oo gabadha iyo walidkeed u duceeya.
😢😢😢😢😢yaa allah walalkey ilahey qalbiga ha idin qaboojiyo
illaahi ha unaxariista qabrigeeda ha uqabiijiya sabar iyo iimaan illaahi ha idin kasiiya .
Allah haunaxaristo Deeqa may Allah gave the family justice and sabr Ameen.
Allah unaxaristo walshey deeqo 😭
Family dhamaan samir imaan Allah ka siiyo 🤲
So painful and may Allah rest her soul in janatul firdowsa cacla ameen thuma ameen.
Ilahe ha unaxaris too 😭😭😭
😭😭😭SOMALIDA RER KENYA 🇰🇪 WA DAD NABAD JECEL, OO ISJECEL, OO QABYALAD IYO QURUN, IYO AFDUUB AAN AQOON LAKIN KUWA YAR OO KA YIMID SOMALIA 🇸🇴 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 JIGJIGA AYAA WADANKA SOO GALAY OO QURUN AH OO DADKEENA DHIB KA DHEX WADAA..LAKIN KENYA 🇰🇪 DOWLAD AYAA KA JIRTAA WANA LA SO QABANAYAA...
Waan kuguraacsanhy runti kuwan Allah nadaafiyo
Saaxiib Soomaali waa isku mid meel ay joogaanba.
Dagaalada qabiil oo ka Wajeer, Ceelwaaq iyo meela kaleba waa dhulkaas Soomaalida Kenya.
Aqli sujuu waaka yaaaahuuuu
Caqliga lo,ada ayaa idnka fiican somali waa mid
Lkn waxa jira dad afsomaliga ku hadla
Alaha unaxaristo waridka iyo walahaha qalbiga alaha uqabojiyo😭😪
Ale ha u naxariiisto 😢😢😢
Telephone keda mxaa lo track waayey degdeg walaheli lahaa ayado nool
Ilahey ha u naxariisto deeqo silic kii ugu darna bey uga tagtay aduunka
Inna lillahi waina illehi rajiun .May Allah Almighty grant her a high rank in jannatul firdows 😢
alla u naxariisto gabadha markay codka soo duubaysay waxaa lagu helikaray find location telfonka meesha markaa joogto...missed opportunity
Yaa rabbi qalbiga uqabooji reerka gabadhana u naxariiso
Ilaahay naxaristii jano hasiiyo amiin yaa rabi
Wlh xisun iyo ceb la dhimo ceb haku racdo wlh wa xanun
Cuqubadii familkii labireeye idinka soo baxday haashim waa taqinee sawiradiisa social media yaalay gabdhaha dilka weeyogeed waxbo hainkirin markuu gabadhakale kuleeyahay deeqo weey tahariibtay mataqaano miyaa calaacalka jooji runta nilamasheginee adiinka xarig ubaahan
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😭
Alla ha u naxariisto maskiinta hashimoow jahanaba lagugu Xaree teeda kale masoo tuugin gabadhaa Haashim ma fahmin
Masoo doonan cml ba laga wadaa
Ma Soo Doonin weeye
@mohamedmuhamud6605
Haa waan gartey thanks 🙏🙏 wllo
@@الوردةالصفراء-د8ب haa thanks 🙏👍 wll
Illahow deeqa iyo gabdhihii kale ee sida arxan darada lo dilay u naxariiso
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Maxay gabadhu uweydiisay
Hashin deeqa meeday Hadii
Aan hashim lagu ogan inay
Lajogto ,waa lagu ogaa
Wuxuu ugu jawabay way
Tahiibtay ee lacag iikeen
Isago raba lnuu dilo iyana
Oo iyadu deeqa udirtay
Ogtahay waxa dhacay
Waad heydaa
Gabadhu sebay u ogaan wayday in ninkaan dilaa yahay maadama uu family layahay horayna naagtiisa u dilay
Gabadhar Dr dilay calaamo kugu dhacday
Maxaa u sheegi weeseen inee hashim lasocotay???
Way ogeyd ninkan inu dad dile o laradinayo mexey ka donte ayada ?
Allaha unaxariisto😢
Lkn,wlh Waka xumahy balse SE ayada kula socote uguna so adegtay in eey nin dialy ah u awiso alow maskinta ugargar qabriga uwasici iyo inti la dhinte ciqab adun weku marene
deeqa horta ilahay hawnaxariisto aamiin lakiin waxa ku yarayd garashada waayo reerba soo dirsaday oo ku tabcay waxay daba carartay kiriminaal iskada marki hore lakiin markay ogaatay inuu 3 qof dilay waxay ahayd inay ka gaabsato
Markeey soo ogaatay amuu filay hee maskiinta
Qof dhintey eed maleh Ilahey haunaxaristo
Allaah haunaxariisto idinkana samir iyo iimaan aamiin
ALLE HAW NAXARISTO
😭😭😭😭😭😭
Alle haunaxaristo
Haashim manaqaan kulahaa oo aabaheed soo tuulahaa qarabo waaye adinka seeh u hadlaysaan
Ma lagayaabaa in dharka dhiiglamar mariye eeynooshahay..😇😇😇😇😇😇
I don't think she is alive
Lafahana ma beenbaa.
Nope gabdahi kale arintoda ayay wax ka oged sas ayu uu dilay
Markeey soo baxday ayeey ogaatay markeey weeydiisane waa uu dilay maskiinta
Aad ayaan uga xumahay runtiiii
Gabadhaas waxba ka khaldana maxa ninka weyba ogeyde maxa daba dhigey
reerkan gabadha denbigey iska moosayan iska fahan
Bisinka ano hargaysa ku sugan cabsibaan u dhintey😢
24 October ba
Masoo tuugin waxaa laga wadaa maso doonin camal
Ilahay subxana watacaala qalbigena ha idin qawojiyo iyadane meel qeerqabta Allah mar siiyo😢 ax waa xanun sida logalay lakiin Ilahay subxana watacaala ciqab kale ma maesiiyo meel fiican Ilahay ha geeyo yaarabi 😢
Xax😢😢
Reerkan far baa ku godan. Haashim maa aqaan iyo uso doontay bal adba isgali
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Reerkan musiibo aya ku dhacday lkn wa qadar Rabi😢😢illhay haunaxaristo geeri xanuun badan waye wlhi
Waad ogaydeen ee imikaad baqateen marki hore qariseen
Walhi fikirkasan kula qaba!! Way ogayd ayada ala ha unaxaristee way qarisay
@@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي haa xitaa wuxu la hadlaya inankale oo ay ina aabti yihiin deeqa oo ukuleeyahay lacag isii askarba ihaysate deeqa way tahriihte tasiba sow dawlad umay sheegteen
So painful 😢😢
Beenale gacanku dhiiglahas ayey kula jirtay idinkana wad laogeeden.waayo gabdha uu lahalaayo xitaa way ogtahay in ay lasocotay dhibku ku jirayna u sheegay.
Way ogaa yeen
Ninka waa ogayeen lkn xiriirka raali kama ahayn lkn iyada labaxsatay o wadkeedi bu noqday
Walaalkeed layaabi maayo o gabadhodi o laqashay misna wax anshax xumo ah lagusheego waa masiibo kale marka wu dafiray