Waxaa loo dhigay dabin waxayna ku wayday nafteda!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Manta videogeena waxa ka hadlaynaa dilka loo gaystay Megan Sharpton!! Police waxay ku shakisanayeen dad badan inay ahayeen dilaga lakin ugu danbayntii waxay heleen dilaga saxdaa.
    ✨SOCIALS✨
    INSTAGRAM - suzu.nadi
    TIKTOK - suzunadi
    Thanks for watching 🤍
    Sub: 5,890

ความคิดเห็น • 108

  • @zamzamdahir4279
    @zamzamdahir4279 4 หลายเดือนก่อน +6

    Walaalo mahadsanid❤
    Qaab cajiiba ayaad usoo tabisay 🎉

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 4 หลายเดือนก่อน +20

    Hodan online badalkeedii adaa noo galay waan jeclahay qisooyinka crime caalamka ka dhaca guuleeyso abaayo

    • @DARK-RR
      @DARK-RR 4 หลายเดือนก่อน +2

      Hada kufakaryay

    • @samirajama6067
      @samirajama6067 4 หลายเดือนก่อน +4

      macal qaab soo jeedinta gabadhan baa kaga qurux badan say u soo jeedineyso shere dhaha muuqaalka suu meel fog u gaaro

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +3

      @@samirajama6067 mahadsanid abayo mcnto mar walba commentigaga qurxoon wan arkaa si gaara inan kugu mahad celiyo weye🩷🩷 kun iyo kow jeeer mahadsanid

    • @suheybocali5477
      @suheybocali5477 4 หลายเดือนก่อน +2

      Halkaan niyadaa kadhahaaye wallahi❤

    • @samirajama6067
      @samirajama6067 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Suzunadi abyo mcn adaa mudan 🙏🙏

  • @Ayaansae
    @Ayaansae 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ano jecla qisoyinka dilalka Adna wa isi jecleysisay kep going wllshay horu mar bdn Ku rajeynaya❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks mcnto🩷

  • @user-td7rb2ko8d
    @user-td7rb2ko8d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi sidi musalsal cml kusuga mcnto allah.haku xifdiyo❤❤❤

  • @abdifataahhassan2778
    @abdifataahhassan2778 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaa dhowr videos ayaan fiirsaday,so your stories are very great.keep going my sister.

  • @mushtaaabdallahi4532
    @mushtaaabdallahi4532 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ma jecleen ina dawado qisoyinka lkn march aa kugu so biray aad ana ugu helay so jedintada mhdsnid xppity😍

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +2

      So dhawow abayo qisooyinka saan u jeclahay in la iigu shekaaaya uga shekeyaa🩷

  • @XakiimoMaxamuud-dk6re
    @XakiimoMaxamuud-dk6re 3 หลายเดือนก่อน +1

    Msha Allah gabar yar oo asturan oo akhlaq wnagsan oo aad ugu wnagsan so gudbinta qisooyinka abyo ilahy hku dhowro asturnanteda hdalkeda dhawrson baa ideqday msha allh❤

  • @user-sv7is7wy1g
    @user-sv7is7wy1g 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo good job shaqo fiican inoo heesa😊❤

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah
    Ilaahey SWT ha ku barakeeyo codkad .

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Amin

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 4 หลายเดือนก่อน +5

    Usa meel.lagu.hoogey laakin Dembi baadhayal cajiiba leh😂😂😂😂😂

  • @Dejiya_
    @Dejiya_ 4 หลายเดือนก่อน +4

    Hdan awoodi krayo inan 10million bnku sii laha

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Aww you are so sweet☺️

  • @fionapea-bo2ym
    @fionapea-bo2ym 4 หลายเดือนก่อน +5

    Mcnto video yda noso badi isbuci 3 video noga dhig 😭💋

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid❤

  • @Najah_Rizak
    @Najah_Rizak 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you.❤️

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 4 หลายเดือนก่อน +7

    Thank you hppty❤❤❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko cajiiba booliska caalamka baadhistoodu waa heer sare mahadsanid walaal noo raadi qisooyin kale

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Right wax badan iyo wax badan bay naga horeyaan

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo inoo soo badi inshalah ❤🎉😊

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid suzunadi...

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid hbti❤

  • @quakzyt3489
    @quakzyt3489 2 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd Allaha ku xafido wlshay qaali

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid.gabadh degen

  • @MuhammettmuuseMohan
    @MuhammettmuuseMohan หลายเดือนก่อน

    Your voice is clear ❤

  • @user-do2sz1qr9e
    @user-do2sz1qr9e 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ka helaa sidaa uga hadasho sifican baan u fahmaa shekoyin kaga ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walalo🤍

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 4 หลายเดือนก่อน +1

    ku jecliyaaa heedhe❤

  • @user-tc8pb5hw1m
    @user-tc8pb5hw1m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran ❤❤

  • @nimcoaxmed-my3su
    @nimcoaxmed-my3su 4 หลายเดือนก่อน +1

    Yess qofkii 6aad❤🎉

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน

      Yeeeey👏

  • @suheybocali5477
    @suheybocali5477 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid abaayo qisooyinka aadbaan uxiiseeyaa❤

  • @Aafraax
    @Aafraax 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lasoo dhakhso qaliyeey❤

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going wlloh mcn love you

  • @halimaabdi7715
    @halimaabdi7715 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid bbe❤

  • @AmiinAbdi-qz6cw
    @AmiinAbdi-qz6cw 3 หลายเดือนก่อน

    Qurux iyo cod karnimo kalsooni leh ba ka muqataa horay usoco hno ❤

  • @asmafaysal327
    @asmafaysal327 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walo sobadi wan ku sugayaya❤

  • @Mskydwrn
    @Mskydwrn 4 หลายเดือนก่อน +1

    24:26 Wallhi Markii Horaan Is Iri Armuu Asaga Yhy ,Coz Waaxaan Is Iri Gabadhaan Xaaskiisa Lasocota Inuu Kahelay Kadibna Isaga Shir Qoolay , QIsada Wali Ma dhamaysan, Iaga Soo Wacay dabcan Kuna Yiri Ama Iskaga Dhigay Xaaskiisa Inay Shaqo Uhayso I know, Saan Qisooyin Dil io ocriminal investigation UDaawanaayey Igaa Cml Noqday ❤😄

  • @SamaanSamaan-v4z
    @SamaanSamaan-v4z 17 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo soowda qaalib baa ugu fiican qisooyinkaan dhageeysto sodoo kale waxaan ogaaday in vodka qofka you muhiim uyahay qufka xodkiisa qurxaneen majeclaaneeysid siwalboo qisadiisa ufiicantahay

  • @YaxyeFarxaanIbnuweyso
    @YaxyeFarxaanIbnuweyso 4 หลายเดือนก่อน +3

    Well performed content creater with a great presenting 👌

  • @MuhammettmuuseMohan
    @MuhammettmuuseMohan หลายเดือนก่อน

    Keep goig taliso

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 4 หลายเดือนก่อน +1

    Malin wlpa ina so dhigta jeclan laha love u

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +2

      Qualityga hoos u dhacaysa hada malin walba ka dhigo xiligan la joogo lakin uga helee wan so badin❤️

  • @user-fo8dl9xj6j
    @user-fo8dl9xj6j 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ur videos are obsessive ❤️❤️❤️

  • @idilfaarah211
    @idilfaarah211 3 หลายเดือนก่อน

    Fint
    Gillar hur du för kort hela berättelse ❤

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhy gabadhan tallsntibay uledahy sheekoyinkee aynu 200k gaadhsiino asxaabey

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks abayo

  • @katrayasin7187
    @katrayasin7187 4 หลายเดือนก่อน +1

    San kusuugayay musalsaal camaal mahdsanid qali❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Aww mahadsanid abayo

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 3 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco

  • @dheemanabdi518
    @dheemanabdi518 3 หลายเดือนก่อน

    2 saacadood hadduu ahaan lahaa xitaa kamaan caajiseen❤mahadi hakaa gaadho xppti kaliya inoosoo badi

  • @luulmuuse7065
    @luulmuuse7065 3 หลายเดือนก่อน +1

    Plz Haka cajisin inaad wax no so duubto mar walbo wan ku sugayna ❤

  • @user-dz1lp2kf2x
    @user-dz1lp2kf2x 3 หลายเดือนก่อน

    ROSE

  • @sacduushmohaz9822
    @sacduushmohaz9822 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wanku tagera 🎉

  • @umaljama3800
    @umaljama3800 4 หลายเดือนก่อน +1

    nasiib baa u yeeshay inaan kamid ahaado dadka ku xidhan channelkan ku mahadsanid gacaliso wakhtigaaga iyo soo tebintaada horumar wacan kuu rajaynayaaa ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Waad ku mahadsan tahay adna dhagaysigaga iyo commentigaga qurxon mcnto🩷

  • @user-ss9ym8dj4f
    @user-ss9ym8dj4f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xpipti hlbta wad so dhaqsty m.a😊❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Duhurkii ban rabay ina so galiyo manta internetka i dhibay😭

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waaku salaamay quruxle masha,Allah shekawanaag af somali qurux badan

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 4 หลายเดือนก่อน +1

    I love this lady dadka arimaahaan jecel oo dhana way Ila qabaan as I know love you sis❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 3 หลายเดือนก่อน

    Ayaan Araweelo maxaad isku tihiin?

  • @fartuunismail4178
    @fartuunismail4178 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hdaa daaawonoyaaa😂❤❤

  • @NawalAhmett
    @NawalAhmett 4 หลายเดือนก่อน

    Waw amazing 🤩

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud 3 หลายเดือนก่อน

    Cod dahaby aby ❤❤❤❤

  • @naturenest24
    @naturenest24 4 หลายเดือนก่อน

    Mr ballen Somali version keep going❤

  • @mobashiir8127
    @mobashiir8127 3 หลายเดือนก่อน

    Qisoyin kan dambi baris ta waka helaa noso badi abayo thanks ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Wad ku mahadsan tahay dawashadada walalo

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus.10/10🖤💀☠️.

  • @user-fo8dl9xj6j
    @user-fo8dl9xj6j 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️❤️❤️

  • @idilfaarah211
    @idilfaarah211 3 หลายเดือนก่อน

    Maskiin 😢😢 hoyada iyo familka dhan uu baabi i yay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      😭

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 3 หลายเดือนก่อน

    subxanalaah ilahow umadaan shartoda naga qabo bal qof aan waxba udhimin ayay sasdhan udhibataynayaan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Aduunku amni ma jiro is ilaalis in lagu jiro weye

  • @saabir23
    @saabir23 4 หลายเดือนก่อน

    😅Inkasto aan iskajeclhy qaabka inogu so tabiso hadane marka ku arko ammar illaah waan qosla waxba kugu xasuusta 👍🧡keep going dear guuleyso

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +1

      Oo maxaad xasusataaa?????

    • @saabir23
      @saabir23 4 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi adoo lagu qiyaamay lagu dilay hade qisadan kugu dhacdo daawade maxa sameyn lahayd😀2qof nolasha lagu aasay kahadlesay wlh marka wajigaga arko waa qosla 🖐️😀

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +2

      @@saabir23 oooh😂😂 malintaas waxan waxas ku keeenay maqaaan but mar walboo xasuusto ama qof commenti ka bixiyo wan qoslaaa

  • @SamaanSamaan-v4z
    @SamaanSamaan-v4z 17 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo soowda qaalib iyo moo faami ayaan jeclahay qisooyinkooda vodka kane wuu idiinsaaciday dadka qaar codkoodaaba kacararee

  • @abdiazizdalel4257
    @abdiazizdalel4257 4 หลายเดือนก่อน

    I’m from Tennessee

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน

      Then Today we are your guest

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo crimeskii kansas ka dhacay soo geli

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 หลายเดือนก่อน

    Walalo soo gaabi waqtiga Dadka buugta akhriya miyaa tahay maanta dhan waa is dhaafinaya

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน +3

      Abayo hadaan so gaabiyo shekada detail walba ma helaysid . Xog badan ba hawada ka bixi

  • @Queen____of_____queen34
    @Queen____of_____queen34 หลายเดือนก่อน

    M.a kep goin. Abyo🥹💋

  • @sapreenah
    @sapreenah 4 หลายเดือนก่อน

    My girl ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  4 หลายเดือนก่อน

      Love🫶🏽

  • @xanandagal5853
    @xanandagal5853 3 หลายเดือนก่อน

    We love you beautiful ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks love

  • @sapreenah
    @sapreenah 4 หลายเดือนก่อน

    Yeyyyyy

  • @AmiinAbdi-qz6cw
    @AmiinAbdi-qz6cw 3 หลายเดือนก่อน

    Dambibaadhe inaan noqdaan ka baqayaa 😅😅 due to cashiradan ka baranayo

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Waba loo bahan yahay danbi barayaaal

  • @user-ff6vm3zn4v
    @user-ff6vm3zn4v 4 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @user-fo8dl9xj6j
    @user-fo8dl9xj6j 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @nasteexocabdikariim6945
    @nasteexocabdikariim6945 4 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid❤

  • @SamaanSamaan-v4z
    @SamaanSamaan-v4z 17 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo soowda qaalib iyo moo faami ayaan jeclahay qisooyinkooda vodka kane wuu idiinsaaciday dadka qaar codkoodaaba kacararee

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid❤

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid❤