Waxaa laso weeraray ayagoo dukanka xiraya! Yuu ahaa dilaagu?? | PART 1|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Kuso dhawada video cusub iyo qiso cusub! Manta qisadenan waxa weye case la xaliyay. Waxayna ka dhex dhacday dukan la dhaho Lululemon.
    Please ha ilawin inaa subscribe isii dhahdid
    Dawasho wacan🤍
    ✨SOCIALS✨
    INSTAGRAM - suzu.nadi
    TIKTOK - suzunadi
    Sub - 6,566

ความคิดเห็น • 159

  • @samiraali1882
    @samiraali1882 3 หลายเดือนก่อน +6

    Gabar saxibo nahay channelkaan ii soo tilmamtay wllhi waa ka helay saa qisada u soo gudbisay hda kadib gambar ii yaalo inta😊❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +4

      Awww so dhawow abayo gabdhaas kuso tilmamtayna thanks ku dheh

  • @kadiirabdullahi-nn5or
    @kadiirabdullahi-nn5or 3 หลายเดือนก่อน +10

    Qisooyinka noo dhaadheeree 🎉 qisooyinka gaban waa cajis

    • @naimaahmett
      @naimaahmett 3 หลายเดือนก่อน +1

      Iyaga inta kueg wallo

  • @zemiiracarab
    @zemiiracarab 3 หลายเดือนก่อน +10

    3 saac kahor anigoo xiisad ku jira Ayaad soo dhigtay waan arkay ilaa aan kasoo dhameysanaye waan u dhararaye😂 Mahadsanid jacayl❤😍

    • @naimaahmett
      @naimaahmett 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂sidayda wicin😂 anigu sacad sacad uwaca

    • @zemiiracarab
      @zemiiracarab 3 หลายเดือนก่อน

      @@naimaahmett ayy Ina Aabe Naciima Axmed 🫶💋😂 me zamiira Axmed

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 3 หลายเดือนก่อน +4

    ay saaan kuu sageyey lee sistery mhdsnid walahi muqaalkaagii ugu danbeeyey baa ilaa maalinkii yar yaraysaneyey suusan iiga dhamaan shalay baa dhameeyey hada chanalkaaga soo raadiyey mise muuqaal cusub baa yaala horumar wacan kuu rajyn ❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +3

      Shukran abayo mcnto saan waxban ka badali wan idin so badin inshallah

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Suzunadiabyo m.a nosobadi

    • @samirajama6067
      @samirajama6067 3 หลายเดือนก่อน +1

      adaa mudan abyo ilaahy haku sharfo❤

  • @Nahwa6010
    @Nahwa6010 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abayo noo soo badi wax badan ku sugeynay wllhi😊

  • @dheemanabdi518
    @dheemanabdi518 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inta jeer aan soo booqday chanelkaaga xisaab malahan muqaaladii chanalka waan dhameeye mid cusub sugo baan is iri show waqti dheer bey igu qaadatay😢😅inosoo badi muqaalada pls.mhdsanid xppti

  • @Ahmed55-hy5cm
    @Ahmed55-hy5cm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid wll wan kahela story afsomali lagu shego 10k kudhwdy inta kle wadgari شكرا ❤

  • @Najah_Rizak
    @Najah_Rizak 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ku sugayey mahadsanid byo.❤️

  • @ubaxayaan9890
    @ubaxayaan9890 3 หลายเดือนก่อน +4

    Anigu naagtaan ka shakiyay ayada ma'am dishay mise wax ayay ka ogtahay anyway thanks ❤

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 3 หลายเดือนก่อน +4

    Isku dayo gbdha nol qorshoy mlegty bu aha mise niman cunsiriyina nag madowa dhafi laha mid cadna dili laha farba ku Gordon. Noloso dhaqso part 2

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 3 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks sundus please bring to us more

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +2

      Igu haleee

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi23 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walalo Naga daa waqtiga dheer aad qadanayso 🙏 please

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 3 หลายเดือนก่อน +9

    Love you sister ❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +4

      Love u too

    • @abdimohamoud6730
      @abdimohamoud6730 3 หลายเดือนก่อน

      SMH I am a beautiful person who is my favorite in my life with me to my soul love you and your family and family to my heart ❤❤❤❤

  • @user-jm4bf6bb5r
    @user-jm4bf6bb5r 3 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن أنتي بنت قوي

  • @BoqranInaMohamed
    @BoqranInaMohamed 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wax badanaa ku sugaaye abyo thanks nosoo dhaqso

  • @updykarimkays3793
    @updykarimkays3793 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wllo waad dadaalaysa balse feedback ayaan ku haya waayo minutes ka way gaagaaban yihin please inoo dhere minutes ka iyo qisoyinka dhaardheer ok thank you ❤

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 3 หลายเดือนก่อน +2

    Habtabintaadu waa mid heersarre ah ❤

  • @lakisaed6784
    @lakisaed6784 3 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going sister kama daalo muuqaaladada❤

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo qaybaha iskumar so dhig please waa ku barya ama next day xata so dhig ❤more love

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qisooyin kala daran oo arxan daran baa ka dhaca maraykanka mahadsanid wll noogu soo dhakhso qaybaha kale

  • @shankaroonhaji4429
    @shankaroonhaji4429 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigaa ugu horeeya aad ayaan kuu dawadaa sis waxaan ahay taageerahaaga ugu wayn ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks abayo mcnto

  • @najmaaadan-ne4bz
    @najmaaadan-ne4bz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wll La soo DheeRe Waa ku sugaYNa❤️

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wa sii qiyasaa khibradayda anoo adegsanaya sheekada dhan wxa ka dambysa gbrta madowga tuugnimo sa u samaysa wxn k shakiye sbbt si fcn logu dili waye waliba iyago nimnku cadanyihin cadankuna hdy cid dhibatynyn madowga necebyihin tan kle in tuugo ahayd schoolk dadk wx ka xaday o qad qadk taqan😅

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน

      Nimanka ama yihin nimana madow aha cadanka hada heshiis ka dhaxeya iyada xita waku dari layahan ila gbdha cadanka xita wedilan

  • @Sahro-ih5lx
    @Sahro-ih5lx 3 หลายเดือนก่อน

    Apyo hosow dadweynaha. Chnel iyo adi fv a i thin siba adi i liked wlhi mashalahh❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks mcnto sahro wad iga farxisay!

  • @MaxamedmuuseMohaz
    @MaxamedmuuseMohaz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus keep going

  • @ahmezssleban8755
    @ahmezssleban8755 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walalo
    Walalo jecel mase histori. Nogu so dar hadi awodit ❤

  • @nimohassan7984
    @nimohassan7984 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah qaali qeybta 2aad noolaso dhaqso

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 3 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going❤😊 wllshey❤ 100k🎉 i.a

  • @saabir23
    @saabir23 3 หลายเดือนก่อน

    🥰❤️🤍🖐️Wow amazing girl 1m waa uqalanta wlh qisoyinka so deyso waa kuwo gaar kuu ah adiga I like it dear sister🙏🕊️

  • @maleeykaanuur1498
    @maleeykaanuur1498 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horoy usoco abyo wlhi mamaley kartid saan kuu sugo❤❤🎉

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks abayo🩷

  • @user-sv7is7wy1g
    @user-sv7is7wy1g 3 หลายเดือนก่อน

    Finally she's come back 😢❤ abyo inoo so dhaqso waa na ilaadey mlh😮

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Haye abayo mcnto asbuucan is badal wayn inshallah

  • @halimaabdi7715
    @halimaabdi7715 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thnks aşkooo ❤ çok bekledim seni bee 😩

  • @maryamomohamuud6412
    @maryamomohamuud6412 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo sheeko sheekistaada waa jeclahey tiktok aan kaala socon jirey kow maalmihii koowaad muuqaaladdaaadii ugu horreeyey waan kula socdey kor ayaad usoctaa hanbalyo❤❤❤ sheekada noosooo boobsiiii❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks abayo mcnto 🤍 lafihii hora tahay hadaa tiktok katimid 😊

  • @wabaxa
    @wabaxa 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH walaashay

  • @user-ku9wm8mj5j
    @user-ku9wm8mj5j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo soo badi qisooyinka dhaadheer

  • @mahdra-
    @mahdra- หลายเดือนก่อน

    Wan ka xumahay inaan wakhtigan ku bartyy ❤

  • @YussufAbdulrahman7
    @YussufAbdulrahman7 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid inbadan

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran sundus waa ku raagsanay

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Wiif jug wan so dhacay

  • @gaasira
    @gaasira 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horto shukrn abayo and Waxan rabaa inaan ogalo marka lagu korturay gabada mey noleed and gabaga ayada xitaa mala kuf saday and waxaan kasha kisa nahay gabada nool lkn hadii ey ayada tahay sidey lugaha iyo gacmaha iyo afka iskaga xirtay ? And gabada 300 xanun bada naa bismiallah qofka sxasid nima muu uqabyay ??😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Adaa mudan walalo eeen sa au fakaraysid wan ka helay part 2 ban wxan dhan uga jawabi inshallah beri bay so dhici☺️

  • @daahiroDaahir
    @daahiroDaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Sida aad wax uso gudbiso aad ayey cajiib u tahay masha Allah ycni ina qisada taagnayd ayaba lagu mooda 😂Anigu muqalada sidana Waan ka hela kamana cabsado ma danbi baare ayn noqon raba 😊

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @mukhtarali2457
    @mukhtarali2457 14 วันที่ผ่านมา

    Maanta oo kaliya ayan channelkaaga ka dhagaystay in ka badan 7 qiso oo ta ugu yari ahayd 35 daqiiqo

  • @Ayaansae
    @Ayaansae 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo biri kaso dhig Part 2 way nagu socotay wllhi😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +2

      Inshallah mar dhow ban kaso tuuri

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Suzunadi awi hee abyo

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

    Tnx the last waso dhigtay love u 💖

  • @QaalisaciidXasan
    @QaalisaciidXasan 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks byo sundus

  • @user-do2sz1qr9e
    @user-do2sz1qr9e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxbadan baan ku sugay ino sobadi video yadada ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Inshallah

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ani sidan qiyasayo gabadha nol aya ka danbaysay dilka

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 3 หลายเดือนก่อน

    Plz soo dhaqso prt two❤

  • @Aafraax
    @Aafraax 3 หลายเดือนก่อน

    Eeen hadii ii TH-cam ku cod lahaan lhaa walhi wan ku so dibi lahaa aad ayd uu madsantahy ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Instagram igu so darso🤍

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 หลายเดือนก่อน

    Qiso cabsi cabsi ah,💔

  • @Ridwansalebannn
    @Ridwansalebannn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo qisadu haday laba qaybod tahay laba haben o isku xigta so dhig de hakala fogayn wan kala ilawaynabee😂😂😂

  • @sapreenah
    @sapreenah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaaayo saan maxa waaye waanagu bargooyse 😭

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      I’m sorry sis🥹

  • @QaalisaciidXasan
    @QaalisaciidXasan 3 หลายเดือนก่อน

    My dear sister keep goin

  • @user-gy1bc8jp5k
    @user-gy1bc8jp5k 3 หลายเดือนก่อน

    Sundus ❤❤❤❤❤

  • @sapreenah
    @sapreenah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Part 2 please 😭😭

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Soon sis

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Suzunadiabyo plz sodhig😢❤❤❤

  • @user-sv1ek9wl5b
    @user-sv1ek9wl5b 3 หลายเดือนก่อน

    Saa ushararaxeyso jecla qisoyinka

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. 3 หลายเดือนก่อน

    45:35 Ba aaa hadan dawanayay koleytaba wa naagta badbaday waxbey kaogtahy🤔

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 3 หลายเดือนก่อน

    Barti2

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 3 หลายเดือนก่อน

    Mhd sanid wll qiso aad u wanaagsan bey aheed lkn waad kala jartey ee la soo dhaqso hadii alle idmo

  • @AmiinAbdi-qz6cw
    @AmiinAbdi-qz6cw 3 หลายเดือนก่อน

    Gbdha tugada ahayd baa dishay hadan sii u fikiro

  • @NawalAhmett
    @NawalAhmett 3 หลายเดือนก่อน

    Aawey hee prt2😢😢😢😢😢😢😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Coming soon

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn ayantaan walagu wayay quruxey abayo 😢😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Somaha wan so labtay

  • @user-nz2qp2iz3x
    @user-nz2qp2iz3x 3 หลายเดือนก่อน

    Part 2 lasoo dhaqso plz 😢

  • @AsmaaCllaahi
    @AsmaaCllaahi 2 หลายเดือนก่อน

    10k l.a🎉❤

  • @halimajeylani9243
    @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi marka dhahaday gbdha waxba xaada waxa is dhahay diligence ama iyada tahay is leyahay lkn wali madhameysanin waa arakay malaheyga ino iyada noqda dabi maara cml noqday hada ruun noqota diliga inoyhy

  • @Mssdaily
    @Mssdaily 3 หลายเดือนก่อน

    Part 2 aawy laso dhaqso❤ quruxey

  • @Ashkan659
    @Ashkan659 3 หลายเดือนก่อน

    Ugu dambayn wuu sodhacay waanba sugaye lasodhaqso abayo❤❤

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta ilaa shalay ayaan niyada kugu hayay aaan laha meedey susan maxa helay thnk u wlo sidaad noogu hagar baxdo🥰🥰

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks abayo mcnto malmahan extra mashquul ban galay lakin wan so noqday

    • @najmaadan9529
      @najmaadan9529 3 หลายเดือนก่อน

      Welcome back gacalo part2 noogusoo dhakhsoo ❤❤

  • @anisomahamed4039
    @anisomahamed4039 3 หลายเดือนก่อน

    abayo qisooyinoa 1hr ksoo dhig shaqada ku qabsanye😂❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Shaqada xitaa ma daremaysid igu halee abayo🫶🏽

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 3 หลายเดือนก่อน

    Asc xppti suusu wan ku salaamay qali macanto 7aadkii 3 jeer ama 4 jeer noosoo gali hadaa awoodo xppti mahadsanid❤

  • @Hajio_
    @Hajio_ 3 หลายเดือนก่อน

    Prt 2 laso dhkhso wllo

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @Salma-5i
    @Salma-5i 3 หลายเดือนก่อน

    Qisada ila hada qaybti kale meday shalay ayan dhegeystay ila hadana wan sugaya mise waba inta 😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Wiif jug sacad kadib bay so dhici

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 3 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinka soo baddi

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah keep going sis ❤

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 3 หลายเดือนก่อน

    Part two nosobobsi abayo 🎉❤❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน

    Meeshas inkaaran bay umadii la jeclaysiiyay

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 3 หลายเดือนก่อน

    Quruxeey maxaa saan noyeshay wlh ine qabyo tahay ma umaleneen wayo madawadeen markaad sodha meestirto dawan lahaa 1 kusoqor saan u ogado inee 2 ledahay markaad sodhamesid dawanaa codsi waye plz

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Sorry walalo inshallah next time

    • @ciiltirto9484
      @ciiltirto9484 3 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi mahad sanid quruxeey

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan u maleenayaa Lilli iney ka danbeysey waxan oo dhan oo ayadda plan gareysey dilka Janna tukaankana dhacdey waayo Lilli Dhowr Mar bey wax xaddey mrkaa xadniinkii un baa dil la gaadhey 😂😂😂😂 Prt 2 la soo dhakhso xubi

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Alla jecliyaa sa u fakaraysiin part 2 inshallah beri bay so dhici 🩷

  • @user-gi5qe6fb3r
    @user-gi5qe6fb3r 3 หลายเดือนก่อน

    Laso dhaqso abayo♥️

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaaan u maleenayaa naagtaas ineey dishay gabadha soo celisay

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 3 หลายเดือนก่อน

    abaayo codsi kuwa dhaadheer

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 3 หลายเดือนก่อน

    Waadnagu xumaysay qali ha la raagin lkn hadaa sadaaliyo dilaaga waa naagta tuugada ah ee gabadha wacday iyadaa dishay saan qiyaasaayo bal la soo dhaqso please

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga cita saas ilyhy iyada shirqashoahay wyao dhawaca fuduud iyo in wax xaadijirtay

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 3 หลายเดือนก่อน

    Nosooo dhaqso byoooy🎉🎉

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mcnto hibadaada ale hakuu barakeeyo wax ku dhibana kuma tuso wan ku jeclahay anigoon ku aqoon sababto ah waxaad ii tahay wehel xiliyada aan shaqaynayo maskaxdeyda way kula shaqaysaa kow markaad ba sheegtid in qof la dilay adigoon gaarin inaad sheegtid dilaaga ayay maskaxdeydu shaqo sii qabataa ah inay iskeed dilaaga usoo qabato 😂 waxan ku fakarayay dilaaga inuu noqon doono ninka safka Apple Store ka ku jiray anyway abaayo qurux badaneey isku day inaad noosoo dhakhsato please ❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Best comment ever☺️ wad mahad sanatahay mcnto wana ku farax sanahay inaa malintada qayb ka ahay . Danbi baraa yara ka dhigi😅 bal qaybta 2 aad ka ogow ina sax sanayd iyo in kale

  • @iamqueen4778
    @iamqueen4778 3 หลายเดือนก่อน

    Ax maskin Jayna wan so arkay dhiga ka baxay 1980 farxad dunidan kugu so birtay lkn 2011 murugo walaga masafuriyay

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 หลายเดือนก่อน

    Waaba ku sugaayey msmo

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 3 หลายเดือนก่อน

    Lasodoqso koley dilagu nagta tii noled ba ehe ama ayada iyo qofkale ba islageeste

  • @gkhan212
    @gkhan212 3 หลายเดือนก่อน

    Qaybti labaad meeyay de wlal wad raajise kuso siidaa

  • @mcxulka6709
    @mcxulka6709 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

    What??? Anoo dhameysana hadaye commentiga qoray but wlhi wa confuse like ila hada ka fakatoya but mala xaliyey hada hadi la xaliyey noola so dhere prt2 pls 🙏

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Part 2 ba waxa dhan ku oganaysaaaaa inshallah

  • @nawaranuur1464
    @nawaranuur1464 3 หลายเดือนก่อน

    Baayo plz la soodhere

  • @NawalAhmett
    @NawalAhmett 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sapreenah
    @sapreenah 3 หลายเดือนก่อน

    My girl

  • @mushtaaqomar9657
    @mushtaaqomar9657 3 หลายเดือนก่อน

    Mxd sidaa noogu gadhay😭😭😭😭

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 3 หลายเดือนก่อน

    Qebta labad awe hee 😫😫😫

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      1 saac kadib bay so dhici

  • @sundusmoha2327
    @sundusmoha2327 3 หลายเดือนก่อน +1

    I like your videos abyo ❤ wan kugu cusbhy sas o ay thy video dhan wan so downloaded gareystay saam marka sexanayo u dawado i love you 😍 💋

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Love you more abayo 🤍

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 3 หลายเดือนก่อน

    ABayo week 2xabo nosogali please

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 หลายเดือนก่อน

    Sundus.10/10.🖤💀.☠️.

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤🎉🎉🎉