Maxaa ku dhacay Sabina Nessa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Manta video geena wuxu ku sabsanayhy dilka sabina nessa. Sabina dilkeda wuxu kiciyay banan baxyo aad u faro badan oo dumarku ka cabteen dilalka loo gaysto!
    Thanks for watching🤍
    ✨SOCIALS✨
    TIKTOK: suzunadi
    INSTAGRAM: suzu.nadi
    Subs- 7,404

ความคิดเห็น • 154

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 3 หลายเดือนก่อน +8

    walal mcn baryahan bal jadwalka wax ka badal oo muuqaalo weak labo jeer nooo sogali hadaa time heyso cidii igu raacsan like saara ❤

  • @Nawaal-wh6xi
    @Nawaal-wh6xi 3 หลายเดือนก่อน +20

    Libaax baan dooran laha ya farax isku amini kara😇

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 3 หลายเดือนก่อน +3

      🙄🙄Isku mid baan nahay kaymaha ayaan ku lugeeyaa maalin kasta saas oo ay tahay waxa kaliya ee aan ka baqo waa nin maaha xaywaan ama libaax in uu iga soo hor baxo nin la iskuma halayn karee alle ha ina wada badbaadiyo.

    • @howdnugaal9607
      @howdnugaal9607 3 หลายเดือนก่อน

      Naa Ani isku Kay aamin😂😂😂

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@umuraage8617 abyo mondiale hore uqado ceywana hada kusowreer wa iska dhicinkrta

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 3 หลายเดือนก่อน +24

    Gabar jirto 9 ilaa 10 oo Eithopia ah ayaa niman soo qaateen duur ayeey keensadeen oohintii ayaa maqleen libaayo markeey uyimaadeen ayeey nimankii ordeen libaax yadii ayaa gabadhii sooraacay ayagoo wado ayeey magaaladii keenen nimanka qaar libaaxa ayaa dhaamo

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 3 หลายเดือนก่อน +3

      Libaaxu wowba badbaadiyaa dadka

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Walahi sheko cajoba weye shekoyin nocana libax dad badbadiyy wan maqli jiray lkn ma amini jirin

  • @Userdima1357
    @Userdima1357 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wiif jug😂 markaa cashada so kariyo isku abaalmarinaa videogaan😂❤ thanks susu❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Kal iyo laab bad iga qoslisay ileen nafta wad u roontahay😂

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 3 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi hhh🤣

  • @user-dq2gs1pv1k
    @user-dq2gs1pv1k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sidan u Daawanayay Qisooyinka Waxan Nacay Dhulka Gaalada Dhan Sababtuna Tahay Reer galbeedku Waa run dowlad Ahaan Way inaga fiicanyihiin Lkn Amaanka shaqsiga ah Ayaa Cabsi Cabsi Ah Wlhi Marmarna Waxad is odhanaysa inaan muslim nahay Ayaa Ameenka Dumarka Sabab u Ah iyo dhaqankeena oo aan habeenki bdnka Aad loo Socon Alxamdulillaah somalia Alle ha nagu Amaansado Qisooyinka Aad u Daawanayay Dhowr Sanoba hada Marka Waan yaabanahayba
    Keep going sister

    • @hodanhuseen9710
      @hodanhuseen9710 26 วันที่ผ่านมา

      isku mid baynu nahay wllhy

    • @01_____am
      @01_____am 14 วันที่ผ่านมา

      Walaalo dhulka Galaga waxa kadhaco waxkadaran dhulkeenee kadhacana galada ayaga waxooda maqarsana oowax hadeedhacaan tvyada lagasoodaaya lkin anaga malahana meel lagasoodaayo ama police waxyabahaas baaro hadii lasoobaro maalinkii ama asbuucii inta qof lagudilo afka gacanta lawada saaranaa qof Muslim nimo sheeganaayo hadana tuug ah taleefan xun si ooqofka ugu qaato ooqofkaas nafta udhaafinaa ama dhaawac xun ugugeesanaa dhulkeena waxoo iskudarsaday dowlad laan iyo dil joogta aha gaalkaaba nadhaama ooba leh dowlad

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok 3 หลายเดือนก่อน +2

    Libaax wayo ima fara xumaynayo ima marsiinayo rafaad ah inan xita cadalad lay helin alle haw naxariisto waa shahiid waxa cunay bahal ayaa la oran naftu mar ayay baxda mana wacna inan la nolato cabsi qof kula jismiya ragana alle iman hasiiyo iyo dumarkaba😭

  • @Nawaal-wh6xi
    @Nawaal-wh6xi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wan ku haysata shekoyinkaga byo❤plz noo soo badi wad naga raagtaaye😊

  • @ZamzamAbdalle-dahapo
    @ZamzamAbdalle-dahapo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ani ahaan libaax baan dooran kahaa maxa yeelay Libaaxu waa boqor haduusan baahi qabin kuguma saqajaamayo sidoo kale haduu ku cuno laftarkeedana si sharafleh buu kuu cunayaa jidhkaaga masii kala qaad qaadayo waayo jidhkaagu waa isugu mid isaga ❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wll mcn wlhiy qisooyinkaaga masugikaro❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Walalay bal iso ducee ina gacanta ka dhaqsado🩷

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 หลายเดือนก่อน

      Eedo kasoo shekeey gabadha ladhoho Sarah Everard oo wxaa diley police man waxaan ladiley
      Isku dhowaad markii (Coved 19 ) kii

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thank u so much wlshy qaali❤

  • @suususharaf7353
    @suususharaf7353 3 หลายเดือนก่อน

    Waxabdan oon dawanayay qisoyinka aad sodaysid cawan ku saray sibas gaarbka wakahelaa qisoyinka aad sodaysid❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qisooyin midiba mid ka darantahay oo dareenle,,, mahadsanid wll

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 3 หลายเดือนก่อน

    Bismilaahi libaax aa kaas aragtidiisaba ku dhiman karaaye ninka la ii qaatay

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qisoyinkaga wan jecelhy wayo si bila naxdin ayad utabisa dadaka qaar aqlbi ayey ku xanuyinayan ycni cab cabsi ayey ka dhigayan

  • @HayaatHassan-pl1wl
    @HayaatHassan-pl1wl 3 หลายเดือนก่อน

    Go Forward sis👏
    * LIBAAAX

  • @Saha_nuurka
    @Saha_nuurka 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks for sharing markasta anoo jeclysnaya iga dhamaata qisoyinkga noso bdi sis

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 3 หลายเดือนก่อน

    Run ahaanti anigu nin ban doran lahaa anoo tixgaliya badbaadada lkn ragu waa dhurwaa aan maydkaaga dhaafayn xitaa
    Tacadiga ay dumarka ku hayan inay daran ba ficnan lahyd

  • @ruuncadaey5531
    @ruuncadaey5531 2 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax😢

  • @saabiriinabdisalam3942
    @saabiriinabdisalam3942 3 หลายเดือนก่อน +1

    Omg abayo soo badi qisooyinkan ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Haye mcnto

  • @ramlafuad9731
    @ramlafuad9731 3 หลายเดือนก่อน +2

    I would rather be alone with a lion than a man in the forest

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 3 หลายเดือนก่อน

    Welcome back Dear 🙏

  • @TasliimAli648
    @TasliimAli648 3 หลายเดือนก่อน

    Qaali noola soo dheeree caseska love you❤

  • @macaaneeyahmed
    @macaaneeyahmed 3 หลายเดือนก่อน

    Libaaxa ayan ka jclan laha sbbto ah libaaxa wuku cuna wdna og thy lkn ninka wxd kala kulmeysid ma ogid shar iya kheyr libaaxa ani ka jclhy 100%

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y 3 หลายเดือนก่อน

    Asc mahadsanid waxan veckan laha inu kahoryimado libax sababta libaxu wu kanaxaris badanyahay

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 3 หลายเดือนก่อน

    Qurux wngey next kiski inta bdn ka shaqenysay ka dhig ❤❤pls

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Hikmo mcney way isku daba xigaaan igu halese asbucan wan idinka dhisin inshallah

  • @Phawzia
    @Phawzia 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going my sister😽🧡🧡

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 3 หลายเดือนก่อน

    subxanalaah ilahow umadan shartoda naga qabo nin iyo libax waa iskumid labaduba waa cadow cadow aan nin ahayne naaagi malahan 😮

  • @user-dw4mb7mn7w
    @user-dw4mb7mn7w 3 หลายเดือนก่อน

    My fv youtuber❤

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 3 หลายเดือนก่อน

    qofkii 21waad oo 👍saara ahay adna❤❤

  • @safiyafaarax8570
    @safiyafaarax8570 3 หลายเดือนก่อน

    Thank abaayo nosoo badi❤

  • @Sahroabukar-ql7fy
    @Sahroabukar-ql7fy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Libax Baan doorana😢

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran zundus🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maima4ever2
    @maima4ever2 3 หลายเดือนก่อน

    Merci belle 🥰

  • @saabir23
    @saabir23 3 หลายเดือนก่อน

    😅Libaax iyo nin ba illahey duur makugu tuso suzanadi waxa jeclan laha ilmo yar inuu duurka kaga hor imaado Libaax kolay kudhaafi maayo nin sidoo kale 😅labo kala daran mid dooro arinkan cml la dhahaaa inkasto halka sawabtu iyo ajasha kujirto la aqoon hadane waa wax laga duceysto 😂❤

  • @mn5ter266
    @mn5ter266 3 หลายเดือนก่อน

    Eryda qaar aad isticmlysid yara bdl sida kastuumo iyo wxs wxa uso gbsn krtaa wala faraxumyey caruur Aya ku dwnysa ama mqlya wxa dhahyso👍🏻😀

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Caruuur maxay true crime u dawan away walidkoood?????

  • @user-gy1bc8jp5k
    @user-gy1bc8jp5k 3 หลายเดือนก่อน

    You always look 10/10❤❤❤

  • @Marriahana
    @Marriahana 3 หลายเดือนก่อน

    Ur stories ❤️

  • @umuabdirahmaan2048
    @umuabdirahmaan2048 3 หลายเดือนก่อน

    Libaax xoog baan uga baqaa lakin 2badaba madoorteen

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga libax hada dhimanayo xita an raxo udhinto kufsi wa silac udhimo😢

  • @NajmaAli-hr6ml
    @NajmaAli-hr6ml 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks baaye🥰

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 หลายเดือนก่อน

    Sundus.10/10.🖤💀☠️.

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sbbta muxram nalagu sameyay

  • @Fatuma-Cabdiqaadir
    @Fatuma-Cabdiqaadir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tagero bn ku ahaya wllhi apyo 😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks mcnto

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 3 หลายเดือนก่อน

    U Look pretty..though u said sheeko wxbdn diyaarinayay soo wdaa where is it ?

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      It’s on the way i’m having terrible migraines but inshallah i’ll upload somewhere this week

    • @Urfavuser-c3n
      @Urfavuser-c3n 3 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi ok qrux badn we just waiting 💗💗

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow na amaanso wlhi qisooyinkaan waa cimro qaadasho dilka sera sooraaci gacalo

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxeey nimanka ka siman yihiin hadeey gabar iska furto ama eeydiido naag oo dhan ayeey cadaw,tinimo ayeey uqaadaan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +2

      Bal ma dumar oo dhan ba wax ku dhimay ilahay amarkii

  • @halimaabdi7715
    @halimaabdi7715 3 หลายเดือนก่อน

    Waa kaahynaa bbe❤

  • @Ashkan659
    @Ashkan659 3 หลายเดือนก่อน

    Waa soo dhacay❤❤❤

  • @cayniitaismail176
    @cayniitaismail176 3 หลายเดือนก่อน

    Libaax

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 หลายเดือนก่อน

    Park ga ayey dhex mareysay xili habeen ah nin ayaa soo daba galay burus ayuu ladhacay isla park uk Newska dhannayaa sheegay shabaxiina walasoo qabtay

  • @nawalahmed-hs1le
    @nawalahmed-hs1le 3 หลายเดือนก่อน

    soo dhacyeey🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anu nin ba doran laha sbbto ah wan la dagali kara wana macqul ina dagalka kaga guuleysto lkn libax minut ka u horeeya waba i cunay marxumad ahay😅

    • @nawalahmed5807
      @nawalahmed5807 3 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅

  • @Marriahana
    @Marriahana 3 หลายเดือนก่อน

    Libaaax obviously

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 3 หลายเดือนก่อน

    Thank u wlo ❤❤

  • @Salma-5i
    @Salma-5i 3 หลายเดือนก่อน

    Wll waxan ka yabay dilayashu maxay gabadha markay dilan maxay dharka uga bixiyan waliba qaybta hose maxay uga siman yihin tolow wan is waydiya marmarka qar xata hadanu kufsan gabadha

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Ceeebayn bay ka tahay inay horta siday u dhigaan sido kale inay kaga yabsadan qof ka heli dona mid kale qarkood ayagoon taban bay ku qancan oo intas bay raben bas

    • @Salma-5i
      @Salma-5i 3 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi ha wa dad maskaxda ka buka hada ninkan gabadhan wax cadawada kamay dhaxayn wu iska dilay bes

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 3 หลายเดือนก่อน

    Labaduba kala daran isma dhaamaan

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi libaaxa dooran lahaay 😭

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 3 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay abaayo wakhtigaaga iyo dadaalkaagaba
    Suashaadaa hadan ka jawaabo😂 libaax baa ii roon sababo badan oo ay ka mid tahay libaax ifaro xumayn mayo imana qawinayo uun wuu icunayaa that’s it ninkuse waa idilayaa ikufsanaya isilcinayaa anoo qaawana iga tagayaa indho xumo iyo qaabkii uu ii dilayna hadhow arkayaan Famliy geyga so libaax ban doortay😂dhan kale qisoyinka ama dilalka gabadhuhu waxba ma dilaan miyaa dil ay naagi geesatay baan kaaga fadhiyaa😂😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Kalay horta ma maskaxdayda ku jidhe bisinka next case dhagtu haku tagnaaato😅 bentana maha always libax sababaha shegtay dartood

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 3 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi wan kaa sugaynaa mcnto daqiiqadahana noo kordhi 😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Igu halee malmhan anoon u dan lahayn bayba shekoyin gaban idin la daba dhigte

  • @Ayan-yr9
    @Ayan-yr9 3 หลายเดือนก่อน

    Libax 😢illhayow Na badbaadi oo Gabar walbo Xafiid

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Amin amin

  • @mushtaaabdallahi4532
    @mushtaaabdallahi4532 3 หลายเดือนก่อน

    Finally waa imatay no so badi abayo wana mhdsnthy❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Enjoy xbbti

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 3 หลายเดือนก่อน

    Wlh waxaan xasuustaa ano wada ween marikaro Inaan wado hodah mari jiray aroor walbo saan udahin alxm allaah ixafiday lkn hada naf jecli maba marigari

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Bisinka alx dheh teeda kale waxad modaa yarantii inan anaga dhan caaqiiin ahayn

  • @nasteexocabdikariim6945
    @nasteexocabdikariim6945 3 หลายเดือนก่อน

    Plz soobadi muqaalada 😂❤

  • @shimbirtiixurowdey
    @shimbirtiixurowdey 3 หลายเดือนก่อน

    Of course libaxa doran laha

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka dhankisa adi laha lkn libx ya wajahi kara mrki runta lashego

  • @mulkibare
    @mulkibare 3 หลายเดือนก่อน

    libaax

  • @aneesobilan167
    @aneesobilan167 3 หลายเดือนก่อน

    Can you believe qisoyinka dhan ee ku jira halkaaga less than a week ku dhameeyay 🎉😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks love i appreciate!

  • @farhangurey1685
    @farhangurey1685 3 หลายเดือนก่อน

    Laba aduunyo ayaan kala joogna anagu dhibka ma qabno wllo cidina gabadh ma disho meshan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Ma aduunkan anan jogin midan ahyn ba walalo jogta???

  • @Marriahana
    @Marriahana 3 หลายเดือนก่อน

    😍😍

  • @mumtaazmohamed8496
    @mumtaazmohamed8496 3 หลายเดือนก่อน

    labadoodaba Alle nama bado 😢

  • @FarhiaAden-bd5go
    @FarhiaAden-bd5go 3 หลายเดือนก่อน

    Inuu ega hor imado bear

  • @axmadiid1241
    @axmadiid1241 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wllshy

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi cajiiib waaye. Ragaaan Wax Dilaaaya Ee Hadana Dumarka iyo Caruuurta Dilaaaya yaaab… Madaafiiic Iyo Diyaaraha Hadii Aanka Badbaadno. kufsi Iyo Qaloow Miyaa Lagu Dilaa Dumarka. Ilaaahooow Ragaaan Nagasoo Gaaar Waana Dhibeeen. Wllhi Guurkooda Xatee Ma aamino Waanka Fogaadey🥲😭

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +2

      Benta maha wayadan danbe nacaybku waxaba moda inu kaso darayo xata kii ku qabay iskuma halayn kartid 😭

  • @hayaat3584
    @hayaat3584 3 หลายเดือนก่อน

    Habeenki imaadaa ani xataa cabsida aduunka mrkasta adkaarta Afka ku haayaa

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Ilhay haku xifdiyo abayo mcnto

  • @Amiira552
    @Amiira552 3 หลายเดือนก่อน

    Sida ku sugaye hda ogaan lahed daqiqad walba vidio soo dhigi lahed😩😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน +1

      Videogan shaln rabay ina so dhigo saa ayadoo 10pm la maraya arkay anyway wan so dadaaali 🩷

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Mahdsaniid qalbiyeey❤

  • @Fareha_jannah
    @Fareha_jannah 3 หลายเดือนก่อน

    SUSU mcney 4bari asbuci nooga dhig 😢😢 ❤ wa sugi waya inta soo galinaysid😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Walaley saas ban rabay lakin asbucan 3 bay iga noqotay igu qaaata!

  • @amaldhawrsan8378
    @amaldhawrsan8378 3 หลายเดือนก่อน

    First❤🎉

  • @sumayahassan-el4ei
    @sumayahassan-el4ei 3 หลายเดือนก่อน

    Libax baan ugu yaran si raxo leh bad uu dhimaneysa oo lafahada kaliyaa la helay not adigo qawan

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 3 หลายเดือนก่อน

    ninkaa ii dhaama busunkee ilaahaw libaax ha itusin

  • @farxiyofarxiyoxasan7428
    @farxiyofarxiyoxasan7428 2 หลายเดือนก่อน

    Ani ahaan bilaax dooran lahaa😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Anaga dhan ban kula qabna hada dumarland nahay

  • @user-rd2jm5ij2v
    @user-rd2jm5ij2v 3 หลายเดือนก่อน

    Sax inader

  • @ilhaanofficial7941
    @ilhaanofficial7941 3 หลายเดือนก่อน

    Libaax dhooranaa

  • @BalqisAbdirahmaan
    @BalqisAbdirahmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Libaax 😢

  • @Mimmi50
    @Mimmi50 3 หลายเดือนก่อน

    Libaax dhaamo marka qaar

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 3 หลายเดือนก่อน

    Miskiin, sacadeeda ayaa soo dhamatey, ,lakiin, hadan muslimnahay, waain aan adkaar aqrisanaa marka aan guriga ka baxeyno, ileen sharta baa badan,

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Ha walahi

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j 3 หลายเดือนก่อน

    Horan udhageystay shekadan

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Hada ku labeee

  • @jamiadde2663
    @jamiadde2663 3 หลายเดือนก่อน

    Libax baa jclan laha in uu iga horyimado runti

  • @Bilan149
    @Bilan149 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka Ayan dooran lahaa hadnu hub markas sidan wad la daagali wad ka ordi se libaaxu argtida kobad ba wu ku cunayaa orodna kaga ma baxsan kartid

  • @user-ss9ym8dj4f
    @user-ss9ym8dj4f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xpipti m.a cwa wxn ahy qofki ugu horeya dwada like sara😂😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Big love🩷

  • @Moongirl492
    @Moongirl492 3 หลายเดือนก่อน

    Away video gii dheeraa

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Inshallah arbacada diyaar

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 3 หลายเดือนก่อน

    Nin haweney surwaal keda kastumadeeda kasaaray lugaheda kala balaqay maxowkalow karaba an eheen haye haye😍🫶keda

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Bal adba🤯

  • @jamiadde2663
    @jamiadde2663 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidaa ku sugayey lee susu

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Way kan mcnto

  • @Aixasm
    @Aixasm 3 หลายเดือนก่อน

    Libaax😂

  • @NawalAhmett
    @NawalAhmett 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NafisoHusseinYusuf-pm2oy
    @NafisoHusseinYusuf-pm2oy 3 หลายเดือนก่อน

    Apyo ino so badi pls

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Igu hale qali

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 หลายเดือนก่อน

    🏆❤️

  • @inabashir7109
    @inabashir7109 3 หลายเดือนก่อน

    Am leat today 😢

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      No you are not

  • @quakzyt3489
    @quakzyt3489 3 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd in badan

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

    Pov: you live in uk kaligay ba jeclhy ina school ka kasoo lugeeyo hda kadib laiguma uga walalahay baa sugi kara lee anyways thank u ani wxa Doran laha libaax

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Be careful sis 🩷ilahay haku xifdiyo

  • @Mssdaily
    @Mssdaily 3 หลายเดือนก่อน

    Qisada dhahesay wa idin so dayna weekgi hore kan miyaa susu 😮 qiso dher sugaaye😂

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  3 หลายเดือนก่อน

      Maya abayo 😂😂 taas dabkay saran tahay quruxey

    • @Mssdaily
      @Mssdaily 3 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi haa sas i dheh🤣 homework aa tas u diyarsaty mrka qabanayo ina daawado laso dhaqso🥰