DAAWO - Ceelka Sulul oo kuyaala Deegaanka Sagag - 00 Kacaba Malaayiin Neef oo Geela Sanadkiiba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Ceelka Sulul oo kuyaala Deegaanka Sagag ee Gobolka Nogob
    Oo Katrisan Dowlda Deegaanka Soomaalida itoobiya ‘DDSI’
    ayaa waxa uu noqday Ceel muhiim u ah dad badan oo xoolo
    dhaqato ah asagoo ah Ceelka loogu isticmaalk Abadan
    yahay ee deegaanadaas.
    Ceelka sagag ee deegaanka Sagaga ayaa mara loo dhabagaly
    Xoolaha kacaba ee sida tooskaa ugu xiran ayaa waxaan la soo
    ogaaday inay Ceelka Maalintii kafulaan oo ay kacabaan in
    kabadan 20 kun oo neef, halka bishiina ay ka Cabaan 250 kun oo neef.
    Dadka xoolo dhaqatada ee kunool Dhamaan deegaanada
    Soomaalida itoobiya ayaa waxay kuxiran yihiin oo xoolahooda
    iyo dadkaba kawaraabsadaan Ceelal tiro badan oo deegaanka
    kuyaala kuwaasoo waayadan danbe ay Dawlada Deegaanku hor marisay.
    Ceelkaan oo saaxad banaan kuyaala ayaa waxaa uso aroora
    dhamaan dadka Deegaanka iyo kuwa kale ee dariska
    la ah Sida Dhuxun iyo dhagax madoow.
    …………………………………………………………
    ....................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskaskarimedia

ความคิดเห็น • 5