Xaqiiqada Dhabta ah Ceelka Barhuut | burinta dhamaan qisooyinkii laga aaminsanaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 483

  • @munafaysal
    @munafaysal 3 ปีที่แล้ว +192

    @OGAANSHO Monsha allaH editing kaaga isbadal weyn ka muuqdaa keep going

    • @sompoysproduction9704
      @sompoysproduction9704 3 ปีที่แล้ว +5

      Muna faysal gabar an tageero m.a wllo horey usoco dhinaca wanaaga usoo dhawoow talo wllka
      Sidaadii hore kusoo noqo ⚘🥰🥰

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +2

      Muna Faysal Quruxdi Hablaha Duco Iyo Adkaar Miisay Bal Inaan Maalin Ku helo

    • @mahatazizi3526
      @mahatazizi3526 3 ปีที่แล้ว

      Manshalh afkaga cano lagu qabay walshey
      Intan odhan laha tidhiba👏😇

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 3 ปีที่แล้ว

      Walaaasha waaku salaamay

  • @hamzeali6067
    @hamzeali6067 3 ปีที่แล้ว +7

    inta iga danbaysa nabiga ku saliya scw

  • @queensucaad4743
    @queensucaad4743 3 ปีที่แล้ว +14

    Omar inshaar nin codkar ah mansha allah ❤🥰

  • @حياةليبان
    @حياةليبان 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Ustaad Omar ilahow qof an wax ogeen ha cadabin ameen inshaallah 🤲🏻🕋✅🕌☪️🌏🌹🖤

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 24 วันที่ผ่านมา +1

    Omar inshaar masha Allah nin aqoon iyo caqiido zaxiixa isku dadsaday masha Allah wllhi waa kujeclhy

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 3 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa allah tabaarakallaah
    Jaza,a kumullaahu khayran wll allah yaxfidak

  • @apdizamettmohxaji8805
    @apdizamettmohxaji8805 3 ปีที่แล้ว +68

    Coming soon 500k😍💖

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 3 ปีที่แล้ว +17

    Congratulations Ogaansho channel for you 500k subscribers ❤❤❤💖💖💖💜

  • @nicmahomar6749
    @nicmahomar6749 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukrann walal qaali ah, xogaha aad inoo soo gudbiso ee badana inaga dahsoon ee fariimaha iyo fekradaha cudoon ee gudbinayaan..

  • @muuqaal2523
    @muuqaal2523 3 ปีที่แล้ว +2

    Caawa kahor mamaqal ceelkaan inuujiro thanks omar inshaar

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    Ceelkan muqalkan ka hor qalad banka fahan sana lakiin xaqada dhabta ah waa tan thenks brother masha alaa

  • @insaniaabdalla2025
    @insaniaabdalla2025 3 ปีที่แล้ว +7

    Gobolka ay kaso jedan owowayaashay mehra bin xaydan🇾🇪♥️

  • @qb7hakam799
    @qb7hakam799 3 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءلله الله يحفظك يا أخي

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah waa muhiim weeyna kugu soconayaan barnaamijadaadu,
    Shukran wlle,
    Baaraka Allahu fiyk

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku dhawaad sanad kahor ayaan Waberi media ka dhageestay

  • @abdiqanibaarbe1546
    @abdiqanibaarbe1546 3 ปีที่แล้ว +1

    Inbadan ba la socday shekadaan quraafada ah ,lkn manta aya iga daba geesay,thnka sxb

  • @ahmetnuur9224
    @ahmetnuur9224 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho Hambalyo 500k guul aya ku rajeyna

  • @Mahadinho
    @Mahadinho 3 ปีที่แล้ว +20

    we reached half a million😍👏🔥🔥🔥

  • @King_hanad20
    @King_hanad20 3 ปีที่แล้ว +1

    BARHUUT ANOO WAN SOO MARAY MRKAAN OMAAN KA IMAADAY

  • @Yaptalks1
    @Yaptalks1 3 ปีที่แล้ว +8

    Cawa waa inan gaarnaa 500k inshallah let's gooooooooo team ogaansho...💪

  • @naasirqasabi4645
    @naasirqasabi4645 3 ปีที่แล้ว +3

    عمر أخي العزيز ممكن تحكي قصة قبائل بن نبهان لأن انا عايش من صومال و انا اصلي عماني امي صومالية اترجاك أنك تحكي هذا قبائل

  • @sakariashire5990
    @sakariashire5990 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad muuqaaladii aad jinka ka sameesay aad baad ugu galgalatay. Ilaa aad quraafaad ku tilmaamtay .

  • @abdinasirhassan4066
    @abdinasirhassan4066 2 ปีที่แล้ว +1

    May Allah save you time like you saved us time !

  • @jacfargurey3527
    @jacfargurey3527 3 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshaar pro hormar wacan

  • @mustaphamahamud184
    @mustaphamahamud184 3 ปีที่แล้ว +1

    msha alh omer wlhi macluumo fiican ayaad nala wadaagty waxkle ayaan amin sanyn jazaka alhh wll jaza ka llh akhi

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 3 ปีที่แล้ว +2

    Wadku mahadsantahay video gan quruxda badan wakhtigane aaad galisay

  • @yahyetio7568
    @yahyetio7568 3 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti in badan baan sugayay ceelkan saaxib thanks ogaasho

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 ปีที่แล้ว +5

    أعان الله قلباً تمنى ما ليس مكتوبا له😓😓

  • @ibrahimhussein1767
    @ibrahimhussein1767 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll cumar Hal sual rabay inaan ku weydiyo xadiiska uu nabiga Scw ku dhahay biyaha aduunka ugu fiican ama ugu ajarka badan waa zamzam kuwa ugu xun ama sharta badanna waa kuwa ceelka bahruut jawaab kaa sugaa insha allah

  • @maxamedyarre2381
    @maxamedyarre2381 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah Hambalyo nxt 500k

  • @maxamedismaaciil6694
    @maxamedismaaciil6694 3 ปีที่แล้ว +1

    omer inshaar macalin caqli baladhan uleh kahadlida xaqiiqoyinka🥰🥰

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Ustaad 500K
    Inshallah 1Million dhowaan.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 ปีที่แล้ว

    @OGAANSHO OMAR INSHAAR
    SALAN SARE WALL 👏

  • @AliMahado
    @AliMahado 3 ปีที่แล้ว

    asc waa dàahir jooga Germany wacn ku gu habalyenya gaadhista 5 baqlo kun insha Allah wax ku rayanya 1000000 hablyo Channel ogaasho

  • @shortvideos7006
    @shortvideos7006 3 ปีที่แล้ว +3

    Waligay waan kaaasugahay wlhi ogaansho 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😇

  • @salma114
    @salma114 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkeey Omar Mohamed hampalyo maalin ama laba ka dib waxaad xiri doontaa half million horay u soco walaal

  • @Sir_cm
    @Sir_cm 3 ปีที่แล้ว +2

    Ugu dambeyntii half million 500k hambaliyo👏👏

  • @amiirka6885
    @amiirka6885 3 ปีที่แล้ว

    Wllkey cumar inshaar ugu horeyn waanku salamay waa wllka somaliyed oo kugu xeran mudo ka bdn sanad wax bdn ayaan kaa faa,iiday balse weligey kumaan weydiin su.aal maanta waxaan ku weydiinayaa su,aal
    Saliida bidaarta loo marso research nooga soo sameey ama soo baar dhibaatadeeda ilaa heer inta eey la ektahay😢🙏🏻

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว

    🙋‍♂️Qoralkan yare koban aan isku xasusino saliga Nebiga scw scw 💯

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 2 ปีที่แล้ว

    Thanks walal jazakallahu kheyr nin wax badan og ayaad tahay by researchers

  • @jalwow0532
    @jalwow0532 2 ปีที่แล้ว

    Omar in shar waxaa tahay qof dheyman ah oo laga hadli Karin horey u soco wll

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +2

    Barhuud iyo Barmuuda isku si baa quraafaad looga faafiye 🖐️

  • @abdukadir909
    @abdukadir909 3 ปีที่แล้ว

    Bilaa calaykun xaqiiqo la aaminikaro ayaad nala wadaagtay mahadsanid

  • @mohabinhaji
    @mohabinhaji 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro waligaa hooray un u soco

  • @abdinasirjimalehssan3967
    @abdinasirjimalehssan3967 3 ปีที่แล้ว +1

    guleyso pro omar

  • @salahosman6862
    @salahosman6862 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 3 ปีที่แล้ว +1

    woooow waa arin anan horay u maqal weli thnks omar wa muqal waqti galay

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 ปีที่แล้ว +2

    legend omar inshar guuleyso

  • @sh.Mustafe10
    @sh.Mustafe10 3 ปีที่แล้ว

    HureY u socoo ustaad
    Waaxn sugnaaba waa 500k

  • @Salmaanyare-v7z
    @Salmaanyare-v7z 3 ปีที่แล้ว

    Hamblyo 500K half Million

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah waan jeclahay qisooyinka aad soo dayso mahadsanid

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️Suuratul al axqaaf❤️isku magac yihiin ceelka 🙏danbi hadaan galay alaha iga cafiyo🤲🤲🤲🤲

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali5028 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Mr Inshar.

  • @maamedayax812
    @maamedayax812 3 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan cumar inshaar 🥰

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 3 ปีที่แล้ว +3

    MASHALAH wllo omar inshar wali ma somaliya ayda jogah

  • @indheeyindheey8105
    @indheeyindheey8105 3 ปีที่แล้ว +5

    Another level 500k 💥❤💯

  • @aarkaxsn2144
    @aarkaxsn2144 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllo alle hakubarakeyo 😍cumar inshar qof aankufano

  • @cali___cadawe7official477
    @cali___cadawe7official477 3 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo badi wll omar❤

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 3 ปีที่แล้ว +1

    Hmbalyo Hmbalyo Hmbalyo Ustaad Cumar Inshaar🎆🎆🎆❤️500k

  • @sahrabashiir5728
    @sahrabashiir5728 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going legend of legend💪

  • @ahmedlaki3160
    @ahmedlaki3160 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad ka soo hadal qaaran waaa lacag ay qaraabadu iska aruuriso iyo dhaqankaa iska xun marka la eego ustaad bal shey gaas noo bayaami

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 3 ปีที่แล้ว

    Alle aya mahad iskaleh

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +1

    🥱Bismilaah ilaahoow agtiisa xataa hay geeynin geesisanaa kuwa ag taagan ee fiirinaaya gudahiisa🥱🥱waa mucjisooyinka ilaahay sameeyay ilaahay baana yaqaana

  • @cabdulaahicabdicasiis9940
    @cabdulaahicabdicasiis9940 3 ปีที่แล้ว

    Yes haa

  • @ISMAILAINTE
    @ISMAILAINTE 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadex xagalka bada kasoo war bixi isaguna ma quraafaad baa Mise waa run

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll laas geel na kasoo hadal bal waxa ay ka amin sanyihin somalida ee khurafadka ah

  • @feysalmohamed2873
    @feysalmohamed2873 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going legend

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 3 ปีที่แล้ว +1

    Congratulation omer inshar 🙏
    OGAANSHO 500k🔥

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 3 ปีที่แล้ว

    xqiiq ayaan ogaaday masha allah allha kuxifdiyo ogansho channel

  • @mohamedjama9551
    @mohamedjama9551 3 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo coming soon 500k insha_ allah elle nabad hanu gadhsiyo

  • @youngmali329
    @youngmali329 3 ปีที่แล้ว

    Wll Omar aad bad umahadsantahay sida wangsan muuqalada noogu soo gudbiso iyo waqtig aad galiso🙏🏿💪🏿

  • @abdirashidosman2022
    @abdirashidosman2022 3 ปีที่แล้ว +2

    Coming soon 500k

  • @cabdixakiingaaciye9571
    @cabdixakiingaaciye9571 3 ปีที่แล้ว

    Cumar ishaar
    Sharaxaad hufanbaadnagsisa

  • @awaarepilot4103
    @awaarepilot4103 3 ปีที่แล้ว

    500k hambalyo walaal omar inshaar

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +1

    Congratulation 500k subscribes Mi bro Omar Inshar, Ogaansho ❤️

  • @ahmedbare3566
    @ahmedbare3566 3 ปีที่แล้ว

    Omar pls kuso xiji qisadii dadkii meeshaas dagi jiray yacnii xuduuda Yemen iyo cuman

    • @darkmafiagamer9353
      @darkmafiagamer9353 3 ปีที่แล้ว

      Yeman yahuud waooyiga degnaayeen kuwii ugu dambeeyeena waa la raray israaiil ku laabteen

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 3 ปีที่แล้ว

    M.a warbixin aan zugayny alle haka abal mariyo wlloh

  • @HALYEY7
    @HALYEY7 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho

  • @xidigchannel5826
    @xidigchannel5826 2 ปีที่แล้ว

    War waxas hanoga shekeyn waxas Barhot celkas San mahan anga dul tag nay Barhot iskada in lagu Dage qayldisa bad Amini Karin

  • @cabdulaahicabdicasiis9940
    @cabdulaahicabdicasiis9940 3 ปีที่แล้ว

    Majiray mar kaas kaamiro

  • @malikjaanuu6870
    @malikjaanuu6870 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi omar sàan ugu raaxesto vidoe yadaada thanks wllkey

  • @mkm7074
    @mkm7074 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho 500k hambalyo

  • @saki7952
    @saki7952 3 ปีที่แล้ว

    Maanta ayaa iigu horeeysa maqlidda Ceelkaas wax ku saabsan!
    Ku mahadsanid muuqaalka iyo xogta aad nala wadaagtay.

  • @cabdiraxmancaddow2545
    @cabdiraxmancaddow2545 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan kaaga mahad celineyna waqtiga aad gelisay vedio gaan aad ka uquruxda badan

  • @madadaalo3805
    @madadaalo3805 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad omar
    barasho wanaagsan barhuut maanta ka horba kuma maqal😄😄

  • @nasteexo_____nasto3631
    @nasteexo_____nasto3631 3 ปีที่แล้ว

    M.a waa vidio wax laga faaido runtii

  • @feisalabduqadir8016
    @feisalabduqadir8016 3 ปีที่แล้ว +2

    Ascwww walal omar ad ban kugu hanbalyeynaa hanbalyo 💯💯💯

  • @saacidccaziiz809
    @saacidccaziiz809 3 ปีที่แล้ว

    M.a wall horey usoco👍

  • @faaruuq1598
    @faaruuq1598 3 ปีที่แล้ว

    OGAANSHO Before 2022 500k I.A

  • @mohamedbashiir2476
    @mohamedbashiir2476 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho allaha ku sharfo waxbadan baad naga caawisay

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 3 ปีที่แล้ว

    asc dhamaaan walaalahay een wllkey cumar inshaar dhoor muuqaalo ayaan ceelka ka daawade waxaase igu argagax badnaa kheyladda kaso baxeyso celka marka see wax u jiraan eebo waan wareere koly anigu

  • @apdiyare8241
    @apdiyare8241 3 ปีที่แล้ว

    Inshllh waan boqan

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar

  • @zeynebabdirsak4156
    @zeynebabdirsak4156 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @fang5776
    @fang5776 3 ปีที่แล้ว +1

    500K COMING SOON SXB INSHA ALLAH

  • @ehlusunnah5269
    @ehlusunnah5269 3 ปีที่แล้ว

    Sxb wacdaro aya ka dhigtay chanalka 500k insha allah horay u soco brother, from addis ababa

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

    Ceelkaas hada ka hor TH-camrs Somali ah baa dadka ku cabsiinayee sida Waaberi Media oo ka daawaday

  • @hassanmacruuf2918
    @hassanmacruuf2918 3 ปีที่แล้ว

    Omar inshar faafiyaha haqiqooyinka

  • @apdikadir.1438
    @apdikadir.1438 3 ปีที่แล้ว

    Cilmi

  • @somalipeacetv6528
    @somalipeacetv6528 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHALLAH My brother Omar Inshar Nearly Nearly Your Almost There 500k My ALLAH blessed you Congratulations 🎉