Taariikh nololeedkii Saara Nabi Isxaaq hooyadii
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- 💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 play.google.co...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
Walaalayaal, waxaynu soo qaadanaynaa taariikh nololeedkii Saara xaaskii koowaad ee Nabi Ibraahiim ahna hooyadii dhashay nabi Isxaaq ilaahay nabadgalyo korkooda hayeelee. Ujeedaduna walaalayaal waxa weeye inaynu ku dayano dadkaas wanaagsan, gaar ahaan haweenka muslimaatka ah waa inay ka yeeshaan xidigaha iyo geesiyada la majeerto sidoo kalena ay aqoonsadaan in haweenaydu hadii ay Ilaahay ka cabsato ay sharaf iyo karaamo ku leedahay Ilaahay agtiisa,
Saara waxa la dhahaa waxay ahayd gabadhii ugu quruxda badnayd Aduunka marka laga yimaado Xaawa oo ah hooyadii dhashay dhamaan Basharka. Saara waxa la dhahaa waxay ilmo adeer ahaayeen Nabi Ibraahiim (Alkhaliil) naxariis iyo nabadgalyo korkooda ha ahaatee.
Saara waxa guursaday Nabi Ibraahiim, waxayna ahayd dadkii ugu hor rumeeyey diintiisa ayad iyo wiilkii nabi Ibraahiim adeerka u ahaa waa nabi Luud (N.N.K.H), kadibna waxay ka hijroodeen dhulkii ay u dhasheen ee Baabil (Ciraaq) ayagoo u kacdoomay dhulka Shaam. Nabi Luud isaga waxa loo diray qoomkii nabi Luud oo la dhaho waxay daganaayeel labada degmo ee Saduum iyo Camuura, halka nabi Ibraahiim iyo xaaskiisa Saara ay deegaan ka yeesheen dhulka Shaam.
Nabi Ibraahiim iyo Saara waxay safar ugu baxeen wadanka Masar hase ahaatee Masar waxa haystay boqor Fircoona oo ahaa nin aad u dulmi badan oo dumarka soo gala Masar ee qurxoon ka yeelan jiray adoomad kana qaadi jiray ehelkoodii. Dabadeedna ciidamadii fircoonkaas ayaa ogaaday Saara oo u sheegay boqorkoodii in wadanka ay soo gashay gabadhii ugu qurxoonayd markaasu damaaci ka galay Fircoonkaasi oo ka dalbaday ciidankiisii inay gabadhaas hor keenaan hadii ninkeeda ay helaana ay dilaan.
Nabi Ibraahiim wuxuu dareemay ciidanka uyimid inay fal shaydaani.. Halkan ka akhriso qoraalka oo dhamaystiran. gaaldiid.com/Xo...
Rabi yahfidak Oogle WAXAN ku raketbas mustaqbal wanaagsan dunya wa wal. AQir
Ma shaa Allah Allah tabaaraka Raxmaan
Habeen dhawayd ayaan daawaday walahi wan qushuucay sida alle uga aqbalay
Xasbunallaah wanicmal wakiil
Masha alaah ale ajir iyo xasanaad ale hakaasiiyo sheikh shukran
Maashaa allaah jizaakallaah kheyr aamiin yaarabi
❤️🌷🌷🌷jazaka allaahu kheyr 🌹🌹🌹🌹
mash alalh ilahay qayr hakusiyo waa nofa idaysaye
mashaallah wll jazakallah Khayr allah hkaa abaal mariyo
Jazaakallaahu khayray wll aamiin aamijn
💕💕💕💗💗💓 ماشاءالله جزاك الله خير 💓💓💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
mansha Allah jazakumulaha khsyr sheekh Abdulazzi
jazakilaah qeer jizaa sheikh
جزاك الله خير وبارك الله فيك يا شيخ 👍
🌷 🌹 🌸 🌺 🌷 🌷 💐 🌺 🌺 🌻
mansha allaah jasakalaah
Mashaallah Jazakallah qeyr sheekh
Fatima Kalif mashalaah.shukran.yaa.akhii
jisakaalahu qeeran wajisaa
Jizaakallaahi kheyran
Masha alaah sheikh
Jazakalahu kheyr
Masha Allah
Jazaakalaahu qeeran😍😘👏
Nasteexa Ladan facebook ga ku ogay intana wadaad maa ka tahay 😂😂
Nasteexa Ladan
Hudiii Mo hhhhhhhh
Jazakalahu khayran wll
jazaakallahu kheyr walalo
Shukran sheikh
Jazaka allh kharyran sheekh alle hakaa abal mariyo qisoyinka iyo wanoyinka fican ee ad noo soo gudbiso
Masha Allah
jazaakallah sheikh manshallah
Amiir Mohamoud
جزاكاللة خير يااخي
mashallah wllkey shukran laki wll
Alle hakubarakee shekh
masha allaah
mashallah wll meshaa kawad sxbow
ماشاءالله
Mashallh
mansh allah
ألله اكبر
Mashallaah barakallaah
Subxanallaah 😭😭😭
Jzklh sheekh
great
Dar alle u jecelahay sida nugu faaidayso Vidoe walba ka daawatana TH-cam kaga Waa ku ooya Ilahay ajar Allah ku siiyo Abowe 😭🙏🏽
Asc ooooogle
where did you learing deen .
sadio muuse ffhb yh ytyh
inta dislke ta sartay ma in yuhuda tabacsanba sumxanalah
سبحان الله
ma sha allah