Qisooyin ay ku dheehantahay xikmad iyo qosol.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2016
  • Qisada 1 aad (xoolihii la waayey)
    Waxa laga soo wariyaa Imaamkii waynaa ee Abuxaniifa ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee inuu nin u yimid oo uu waydiiyey su’aal cajiiba, wuxuu yidhi; Imaamoow, waxaan lacagtaydii ku aasay dhulka kadibna waan waayey meeshaan ku aasay, waanan baadhay illaa iyo mudo manaan helin ee ii sheeg shiikhoow xagay lacagtaasi taalo? Abuxaniifa wuxuu dhahay; su’aashani maaha mid la waydiiyo culumada fiqiga!! Kadibna imaamkii Abuxaniifa mudo ayuu fakaray, wuxuuna ninkii ku yidhi; saw doonimaysid inaad hesho lacagtaadii, waa inaad tukataa salaad caawa illaa inta qorraxdu kasoo baxayso.
    Ninkii waa baxay oo bilaabay inuu tukado salaadii hase ahaatee markuu dhawr rakcadood tukaday ayuu ninkii xasuustay meeshu ku aasay lacagtii kadibna intuu salaadii ka baxay ayuu soo saartay lacagtii. Subaxii ayuu wadaadkii uyimid oo yidhi; Imaamoow, ilaahay khayr haku siiyo sidaad ku garatay inaan lacagta helayo? Wuxuu yidhi; waxaan ogaa inaanu Shaydaanku salaad intaas la eeg kuu ogolaanayn markaasu ku xasuusinayaa si uu kaaga mashquuliyo salaada Ilaahay. 🙂
    gaaldiid.com/Xogta/qisooyin-aa...

ความคิดเห็น • 86

  • @abdulazizoogle
    @abdulazizoogle  7 ปีที่แล้ว +48

    aadbaad u mahadsantihiin dhamaan walaalahay, ilaahay khayr haydin siiyo sida aad noogu dhiirigalisaan dacwada iyo yabooha islaamka. Waxaan walaaladay ka codsanayaa inay iigu soo duceeyaan caafimaad, waxooga waan yara xanuustay inshallah. Ilaahay haydin barakeeyo dhamaantiinba. Shukran

    • @sahamafgooye929
      @sahamafgooye929 7 ปีที่แล้ว

      Allah ku caafiyo

    • @sahamafgooye929
      @sahamafgooye929 7 ปีที่แล้ว

      walal I so ducee anigaan

    • @adoontiiallah1992
      @adoontiiallah1992 7 ปีที่แล้ว +2

      gaaldiid gaaldiid alllah ku cafiyo xanuun ka dambii dhaf alllah kaga dhig o akhiii filaah cafimad dag dag ah all lah ku siiyo

    • @rukiaiisa2726
      @rukiaiisa2726 7 ปีที่แล้ว +1

      adoontii Allah i

    • @dulmidiid6998
      @dulmidiid6998 7 ปีที่แล้ว

      gaaldiid gaaldiid Jazaaka Allah Wa Yashfiika Allah
      wA yarxamuka Allah

  • @qaadirocali9433
    @qaadirocali9433 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar subxaanallaah waaa qisooyin cajib ah

  • @khadijamire9846
    @khadijamire9846 4 ปีที่แล้ว

    Mashlah xikmado cajiba shukrn wllky

  • @jamacabdirashid6902
    @jamacabdirashid6902 7 ปีที่แล้ว +4

    Mansh alah
    jazaka laah shiikhuna

  • @abdimaxamed261
    @abdimaxamed261 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah alle ha ku xafido

  • @hawoadan3349
    @hawoadan3349 7 ปีที่แล้ว +5

    masha aallah sheq qer allah kusiyo

  • @garaneabdi6168
    @garaneabdi6168 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh xafidahullah jazaakallah kheer mahadsanid

  • @hasanomar770
    @hasanomar770 7 ปีที่แล้ว +5

    jazaka laah yaa sheekh

  • @rahmaibraahim4906
    @rahmaibraahim4906 6 ปีที่แล้ว +3

    الله يشفيك

  • @munajama91
    @munajama91 7 ปีที่แล้ว +3

    alaah cfmd hakusiiyo

  • @ifrahadan9988
    @ifrahadan9988 7 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Ilaaheeeey barakeeyo

  • @decoalishire5913
    @decoalishire5913 5 ปีที่แล้ว +1

    Shikh alle hakucaafiyo asagaa awoodleh waanakaasugaynaa casharkii tajwiidkaa dhamaystir kiisii

  • @hodanmohamedahmed3719
    @hodanmohamedahmed3719 7 ปีที่แล้ว +4

    acw maashaa Allaah sheekh ku xafido ku barkeeyo aamiin aMin

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 6 ปีที่แล้ว +1

    ASC JIZAKA ALLAHU QEYR walaal macluumaadka qiimaha badan ee aad inla wadaagtey, ASC.

  • @umumaida5085
    @umumaida5085 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walal illahey hakuxafido

  • @nurtoabdiaziiz7935
    @nurtoabdiaziiz7935 7 ปีที่แล้ว +5

    gaaldiid gaaldiid ale haku caafiyo walal xanunka ale danbi dhaaf hakugu badalo iyo inta xanuunsan ale cafimaad taam ah ale hasiiyo

  • @macalimsacdiyo6279
    @macalimsacdiyo6279 3 ปีที่แล้ว

    Ma shall allaah

  • @nurtoabdiaziiz7935
    @nurtoabdiaziiz7935 7 ปีที่แล้ว +5

    شكرن يا أخي جزاكم الله

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle haka abaal mariyo walaal 😍😍😍😍

  • @zuhraismacil2896
    @zuhraismacil2896 7 ปีที่แล้ว +5

    Mnshlh Jazakallah khyr wl

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah Sheikh Abdiaziz

  • @inacumar1524
    @inacumar1524 7 ปีที่แล้ว +5

    ilaah caafimaad haku siiyo insha allh ilaah danbi dhaaf ha kaaga dhigo wan kuu weyninaa لا بأ طهور ان شا ء الله
    اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن شفيك

  • @rahmaibraahim4906
    @rahmaibraahim4906 6 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @malyuunmohamud4208
    @malyuunmohamud4208 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @munaabdi5162
    @munaabdi5162 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @rahmaibraahim4906
    @rahmaibraahim4906 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خير

  • @lakilove2401
    @lakilove2401 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaalha

  • @abdikanidiriye9342
    @abdikanidiriye9342 7 ปีที่แล้ว +3

    mashallah akhi fillah jazakkalahu khayran

  • @mohhealthfoods.3859
    @mohhealthfoods.3859 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku cafiyo

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 ปีที่แล้ว +9

    mashallah channalka kada waa chanaal wanaga laga mashallah

  • @fatimahusen4266
    @fatimahusen4266 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah 👍😍🥰👌

  • @yoonisjeele3528
    @yoonisjeele3528 7 ปีที่แล้ว +3

    akhi jazakaalhu kheyraa

  • @f.n6491
    @f.n6491 7 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah Jazakallah qeyr sheekh

  • @cr7skillshowhd792
    @cr7skillshowhd792 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay waxaankaaga baryayaa caafimaad aduunka intaad nooshahay aad kwaarto.AAMIIN

  • @hibakhmohamed834
    @hibakhmohamed834 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @suhuurziyaad9776
    @suhuurziyaad9776 6 ปีที่แล้ว +1

    jasakallah.khyr sheekh

  • @suhuurziyaad9776
    @suhuurziyaad9776 6 ปีที่แล้ว +1

    jasakallah shrikh

  • @duniyacabdullhiduniyacabdu4400
    @duniyacabdullhiduniyacabdu4400 7 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh wll illah ku xafido dhamanten waxan illahay ka baryaa in u janada inagu kulmiyo

  • @rahmaibraahim4906
    @rahmaibraahim4906 6 ปีที่แล้ว +1

    احفط الله احفطك

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 ปีที่แล้ว

    ALLAH SW HAKU XIFTIYO SHEIKH

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 7 ปีที่แล้ว

    illaahy wall hanoo kaaa caafiyo insha allh

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 ปีที่แล้ว +4

    mashallah wllkey shukran

  • @fufuxubifufuxubi9262
    @fufuxubifufuxubi9262 7 ปีที่แล้ว

    MASH Allahu jizakallaah qeer aqii

  • @ibadoahmed1967
    @ibadoahmed1967 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh ilahay ha ku xiftiyo

  • @sulaybiibbade6737
    @sulaybiibbade6737 7 ปีที่แล้ว +2

    allha ku cafiyo wll dar ikahy ayaan ku jecel nahay

  • @sulaybiibbade6737
    @sulaybiibbade6737 7 ปีที่แล้ว

    jasa,ak allh wll

  • @iqraahmed8314
    @iqraahmed8314 6 ปีที่แล้ว +4

    Galdiid adi barnaamijka Qatar waaye Lkn videokaga ayaa waqtiga saaidkadhigtaaa Ee wll iskudey inaad sokobkobtid thnx

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว

    jazzakallah khayr wll

  • @cabdalecabdicasiis2344
    @cabdalecabdicasiis2344 5 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @saciidcabdulahi8192
    @saciidcabdulahi8192 7 ปีที่แล้ว

    Allaah protect you

  • @hooyonimconuuura9365
    @hooyonimconuuura9365 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkk

  • @qamarmaxamuud5943
    @qamarmaxamuud5943 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilahey haku xafidoh wllky

  • @mubarikmohamed1598
    @mubarikmohamed1598 7 ปีที่แล้ว

    jasakallah sheekh

  • @funnyofall3189
    @funnyofall3189 7 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا على هذا الموضوع

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @munajama91
    @munajama91 7 ปีที่แล้ว +3

    الله يشفيك