@@AK_boy- saxibow ninkan arimaha an kaga shakiyay waxa ka mid ah Arinti sigada oo dhahay waa cafimad iyo culumo wa weyn ay samen jireen asoon sheegin kitabka ay ku qorantahy Ayan dhawed mar uu ka hadlay arigtida qarxii weynaa(big bang) waxa muqalka ku dhaxjiray danyee kiskis yar isugu badalyo bani adam taso ah wax ay amin sanyihin mulxidinta Sido kale qisoyin iyo tarikhaha islaamiga meshoo kaso xigto lama yaqaan Marka ninkan aad ban uga shakisanhay maxa yelay ayan waxa la arkay somali ilxadka iyo kirishtanka faafinayo
Qisooyinka nabiyada oo soo deeyo waxaa kabuuxo waxyaabo badan oo beena ninkaan in laga digtoonaado waaye barnaamijyada diinta laxariira kama daawado waa iska daaye
wll cover aad saarto runtii waa kuwa aan habooneen 1: wax yaabaha ay aamis san yahiin kuwa aan muslim ka aheen in ay yahiin malaa ig waa laga fiican yahay in aad tusaalw ugu soo qaadato
Sxb sawirka aat u isticmaashid qisada nabiyada fadlan kagawa at mida labaat nabi Ibrahim iyo fircoon isku waqti maheyn e waxaat tirahda namruud sababtana fircon dadka o dhibay wayahuud yahuudana waxay kaso farcameyn nabi Ibrahim marka nabi Ibrahim iyo fircoon odonsanayay rer banish israail
Niyo ninka waxan kaga yabay marku kahadlayo nabiyadi alleh soo diray muxu usosara sawero aan ku haboonen ninka arkinkaas iska da yaadha oo kala garo wax fiican ee ku soo bixi kara ee aad soo dhigi kartid
Sawirka nagta qaawan oo balaha losameyay mxa ulajeedaaa??????
Waaaa dambi wayne in malaik tusaale ahaan ugu soqadato naaag qaawan,subxanallah.
Saara gabadha ducaynaysay ma ahayn ee nabi ibraahim ayaa ducaynayey ama habaartamayey qisada iska sax 👈👈👈
Jazzakallah wiilo qeer allahakusiiyo
Wll keep going noo wad qisooyinka🙏🙏
mashallah shiiikh wdku mhdsanty sidad nola wadagto qisooyinka nabiyada
Keep going sxb legend
Sxb sawirka aad thumbnail ka ka dhigatey maxaad ula jeedaa ?
Malaa'ik ta inaad naag ku tusaaleyso waa dambi bal ka fiirso ha fududaanin
Alle haku barakeeyo si qurux badan baad noogu soo gudbisee😍😍🥰
Keeep going my teacher my father or my friend we are Annaga production
Keep going saaxiin
Channelkaan Wuxuu Soo Gudbiyo Far ayaa kugodan sababtoo ah cadaymo makeeno sida axaadiith sidoo kale music background ayaa saaran kaaga darane thumpnail-ka sawiro fool xun sidoo kale qisooyinkiisa qaladaad ayaa kapuuxa saxip kala saar diinta sidaad utabinayso iyo maadiga sidaa d utabinayso qaladaad padan ayaan aragnaa 👈👈👈
Waaw masha Allah
Masha allaah
Bro waxaad ino soo diyaarisaa Islaamka Adoonsiga waxa uu ka qabo. Mahadsanid 🙏🏽
Mashallah keep going
Scw
Qisadani waa tii Ibrahim ee tii isaxaq maha ee isaxaq kasheke sxb
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮
Keep goin brother
Muqalka inta oo daarmin waxa saaran naag qaawan qisooyinka nabiyada ka ilaali waxyaabaha nuucaasa
Ninkan arintan dhoor jeer ayaa losheegay wuuna iska dhaga tiraa
arimo sixir ah woo soo diyaariya diintana waxee leedahay qofki sixir bartaa waa gaal marka ninkaan warkisa waxba kuduugan
@@AK_boy- saxibow ninkan arimaha an kaga shakiyay waxa ka mid ah
Arinti sigada oo dhahay waa cafimad iyo culumo wa weyn ay samen jireen asoon sheegin kitabka ay ku qorantahy
Ayan dhawed mar uu ka hadlay arigtida qarxii weynaa(big bang) waxa muqalka ku dhaxjiray danyee kiskis yar isugu badalyo bani adam taso ah wax ay amin sanyihin mulxidinta
Sido kale qisoyin iyo tarikhaha islaamiga meshoo kaso xigto lama yaqaan
Marka ninkan aad ban uga shakisanhay maxa yelay ayan waxa la arkay somali ilxadka iyo kirishtanka faafinayo
Qisooyinka nabiyada oo soo deeyo waxaa kabuuxo waxyaabo badan oo beena ninkaan in laga digtoonaado waaye barnaamijyada diinta laxariira kama daawado waa iska daaye
Keep going
Thanks
Masha allaah chanalkan adi miyaale wan ku saaraya wlkay nolow
Asc asxaabta fadlan subscribe ii saara allaha idin sharfee aakhiro iyo aduunba 🤩😍🇸🇴🙏
Wan ku saare anigana isaar walal macan
@@DEKOWSTUDIO bro wn ku sry
saxiib wan ku Saray adna iisaar
M.a zxp kepGo
wll cover aad saarto runtii waa kuwa aan habooneen
1: wax yaabaha ay aamis san yahiin kuwa aan muslim ka aheen in ay yahiin malaa ig waa laga fiican yahay in aad tusaalw ugu soo qaadato
Sxb sawirka aat u isticmaashid qisada nabiyada fadlan kagawa at mida labaat nabi Ibrahim iyo fircoon isku waqti maheyn e waxaat tirahda namruud sababtana fircon dadka o dhibay wayahuud yahuudana waxay kaso farcameyn nabi Ibrahim marka nabi Ibrahim iyo fircoon odonsanayay rer banish israail
Allaayacisak
Annaga production shaydaan
Sheeydan ayaat SUBHANALLAH ILLAAHEY KA CABSO HADALADA BARKIIS LAGUMA DHEELO NINYOW ISKA JIR SEYDAN MIYAAT
😢😢😢
Marka sawiwada malaa ig miya , war xisho sawirada ka qaad thumnilka
❤❤❤❤❤
❤😂😂😂😂
M.a
Tankis
Niyo ninka waxan kaga yabay marku kahadlayo nabiyadi alleh soo diray muxu usosara sawero aan ku haboonen ninka arkinkaas iska da yaadha oo kala garo wax fiican ee ku soo bixi kara ee aad soo dhigi kartid
Asc
Sxb waxaan jeclaan lahaa inaad adigoo raaliya aad mar noosoo galiso mawduuc kusaabsan buurqaaf maha sanid
Maalikta in dumar lagu shabaho waa qalad wayn inta aad raadineyso iney dad badan soo jiidato haka dhaxlin danbi ka fiirso sawirka
Aduunkan waa imtixan wlhi wx kasta wad arke.😑
Cs
sxp inaan ku cayno Ma doonaynee Imisa jeer baan kuu sheegnay malaa iguhu maahan gabdho Sawiradan aad soo dhigayso waxaa aaminsan yuhuuda iyo gaaladii quraysheed markaa Naga daa sxp qli😡😡😡😡🤬
Ok
TEAM DUKHAN Allah idiin barakeyo.
Halkaan ka dawada sheeko xariiroyiñ xiiso leh th-cam.com/channels/Uu2kiu5scOGxvhDJRez0eA.html