Maalintii Shiishaan Dabka Laqabad siiyay | Qadiyadii La hilmaamay |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2022
  • 1994 : ruushka wuxuu shiishaan u diray ku dhawaad 40k oo askari
    2 sano kadib : askartaas waxaa kasoo laabtay wax aanan badnayn intii kale waxay ku ileen kaymaha tuulooyinka iyo magaalooyinka shiishaan : aljazeera .
    heer uu ruushku ku qasbanaaday saxiixida xabad joojin lagu tilmaamay ihaano iyo bahdil weyn , caalamku hal mar ayuu isha ku qabtay warka ah dowlada 2aad ee ugu xoogan caalamka oo ku jabayso dagaalkaas .
    Mowqifkaan ila daawo ninkaan midigta jiro waa Zelimkhan Yandarbiyev madaxweynihii shiishaan waqtigaas ninkaan kalena waa Boris Yeltsin hogaamiyihiin ruushka sidoo kale xiligaas .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 469

  • @mokhtar1258
    @mokhtar1258 2 ปีที่แล้ว +14

    Allah ka aqbalo shahaadada xilli waxey noolaayeen damiirku uu noolaa si sharaf leh ayeyna dunida uga tageen, ilaahow nagu biiri dadkii wanaagsanaa halki ay u bateen oo ah Janaatul-firdows

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +21

    Allaha ugargaaro dhamaan ummada muslimiinta ee meel walba lagu gumaadayo.mushaahidiintaana allaha unaxariisto

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +32

    Allaha u gargaaro dhamaan umada muslimiinta🥺🤲🏻

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 2 ปีที่แล้ว +22

    Wan filayay inaa kaso hadli doonta arrinta shiishaan thanks ustad🥰🥰

  • @cabdallacaraaleaadan5323
    @cabdallacaraaleaadan5323 2 ปีที่แล้ว +78

    سَيُهْزَمُ الْجَمْعُ وَيُوَلُّونَ الدُّبُرَ (45) بَلِ السَّاعَةُ مَوْعِدُهُمْ وَالسَّاعَةُ أَدْهَى وَأَمَرُّ (46) إِنَّ الْمُجْرِمِينَ فِي ضَلَالٍ وَسُعُرٍ (47) القمر
    Bi idnilaah Way Jabi Doonaan Gaalada io Gaala Raacyada
    Guusha Way Soo Dhowdahy.
    Allahu Akbar Allahu Akbar

    • @khadarcj4094
      @khadarcj4094 2 ปีที่แล้ว +2

      إن شاء الله

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว +2

      Gaalada Somalia Kala Qeeeb Qeeb Saday Qaatay Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Dhawaqiiiiid Xarbi Ah WAA Ilmo Yahuudeed Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Kuwa Aan Ka Taqalusno HADAY Sharaf JIRTO Waaye

  • @munira005
    @munira005 2 ปีที่แล้ว +14

    Mahadsanid bro “Allah” Ha Caawiyo Muslimiinta Caalamka Aamiin Yaa Rabbi 😭😭😭😭😭

  • @WaayaAragAcademy
    @WaayaAragAcademy 2 ปีที่แล้ว +6

    Macluumaad xiisa badan masha allah you deserve our support
    Thank you so much Mr. Omar inshaar.

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 2 ปีที่แล้ว +25

    I'M SO HAPPY TO BE FIRST PERSON.
    this is my academy of info💥💚

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 ปีที่แล้ว

      Suheeyb ✅ Ismaaciil ✅
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

  • @faizaaabraahimqaram5014
    @faizaaabraahimqaram5014 2 ปีที่แล้ว +3

    Masaajida Ayaan ka maqli jirey shiishan. ALLAH KU HIFDIYO SXB

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 2 ปีที่แล้ว +36

    Qisadan caawa igu horeeso aan maqlo 😭😭 jazakallah kheyr wllky wax bdn wan ka faiday 🥺

    • @abdinasirmohamed9345
      @abdinasirmohamed9345 2 ปีที่แล้ว +2

      Iydow flim lag sameeye ayaan daawday

    • @xannacabdinasir220
      @xannacabdinasir220 2 ปีที่แล้ว +4

      Ani ayado masajida looga doceyo mujaaahidinta shiiishan waa maqli jiray

    • @ifrahmaxamed1097
      @ifrahmaxamed1097 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirmohamed9345 wall filimka magaciis halkena ka hela

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 2 ปีที่แล้ว

      Marki ugu horeyse flim turki aya ku daawaday

    • @ifrahmaxamed1097
      @ifrahmaxamed1097 2 ปีที่แล้ว

      @@wejdanaabdurahman5973 film ka magciisa ii soo baas🤣

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +10

    Ruushku wuxuu isku waalaya waa inuu Nuclear iyo gantaalo badan hayso,
    Inkastoo caalamku waa eey saamen kuleeyihiina ilaa xiligan iyo Salado badan ee soosocda, hadii ilaahy nafta noo daayo,
    lkn islamrkaana waxaa meesha kujirta caalamku wuu ugudbayaa Electronic Warfare wax layirahdo oo hubkagaa kabadhigi kara waxaanan shaqeynin oo shaqada kafariistey🍃,
    Waxaa kalo meesha kujirta Ruuskhu cidamadiisu ineey daciif yihiin, meelo badan uu caalamka dagaal kagaley wey iska cadaatey arintaa, siiba 40kii Sano ee ugu dambeyse,
    Ilaahy hajabiyo isaga iyo kuwa muslimiinta xasuuqey ilaa hadana wada,
    اللهم أنصر المسلمين المستضعفين في كل مكان،
    اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين ودمر أعداءك أعداء الدين

  • @busuri35
    @busuri35 2 ปีที่แล้ว +14

    Qadyaddaas warkeeda aad baan urabay anoo yar baan maqli jiray shiishaan iyo dadkeeda muslimka ah
    Mahadsanid ustaad Omar

    • @Ismailainashe
      @Ismailainashe 2 ปีที่แล้ว

      Haa anba waa raadin jiray waa qaddiyad islaami ah😁🦾🦾🌙

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 ปีที่แล้ว +32

    Yaa islaamaaH☝️

  • @AMA-qt9jz
    @AMA-qt9jz 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustadd waad mahadsantahay 💯... Qadiyada Muslimka dulman

  • @HEYTHAM66
    @HEYTHAM66 2 ปีที่แล้ว +12

    Wow Ustaad Wax badan AYaa Ka faidnay Wlhi Alla yaxfaduk 😘

  • @leylafarah7713
    @leylafarah7713 2 ปีที่แล้ว +34

    Masha allah. I gained so much knowledge in this channel. Jazakallah walaal.

  • @Kiddoplaytime367
    @Kiddoplaytime367 2 ปีที่แล้ว +14

    allah unaxristo inta usoo halgantay! lkn xoreyn dalkena noga baahan dhalinyarada dalkina xureysta dheh dadkale arintoda inta ka fikirin teena aan kafikirno marka hore
    jzklh qeyr🙌🏾❤️

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ogaansho iyo cumar ba miisaan weyn anaa umada ugu fadhisaan

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel 2 ปีที่แล้ว +8

    احسنت mucalim maanta aad ayaan ugu farxay waayo waxaad noo soo gudbisay walaahi warbixin aan waligey maqlin marna isma leheen ruushka oo la bahdilay ayaa taariikhda kujirto afkaaga caano lagu qabay ajarna alaha kasiyo amin

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاءالله،
    ربنا أفرغ علينا صبرا وثبت أقدامنا وأنصرنا على القوم الكافرين

  • @maskacade6713
    @maskacade6713 2 ปีที่แล้ว +6

    Abo falh wx ka dheh mr omar insharow
    All somali younger we say "WE LOVE YOU"

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 ปีที่แล้ว +8

    Xogtaad nasiisay waad ku mahadsantahay💚

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 ปีที่แล้ว +7

    kkkkkkkk walahi waxaan kuqolsay cabdi ilayga shiishaan hadalkaasi waarun mahad sanid amiiin

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +100

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

    • @Hoyga-macalin-walaayo
      @Hoyga-macalin-walaayo 2 ปีที่แล้ว +3

      Caruur baa tahe aragti dhiibo duliyahow sidan muslin naf leh kuma tihide

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Hoyga-macalin-walaayo maxaa kaa qaldan ma wax ka fcn ayaa jiraa in uu nabiga ku saliyo, war xishoo oo dadka faraha ka qaad

    • @abshirtalaabo9356
      @abshirtalaabo9356 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @zainabhassan8547
      @zainabhassan8547 2 ปีที่แล้ว +2

      اللهم صل dheh walal

    • @haashimiproduction42
      @haashimiproduction42 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zainabhassan8547 ......................

  • @cabaasibrahim9494
    @cabaasibrahim9494 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a wll allah xaku xafido runti kuxadalka dalalka islaamka iyo taarikh doodi wa mid aad loo jacelaado wll siiwad waku garab taaganahy 💯💯💯💪💪💪

  • @cabdulaahiyare7660
    @cabdulaahiyare7660 ปีที่แล้ว +1

    Ishaalah kuwi xoreyo ilahay hanaga dhigo dhulka musliminta dhaman wankushihidi dhona ✊Alahu Akbar

  • @engineerseefle6112
    @engineerseefle6112 2 ปีที่แล้ว

    M.A Ustaad waa wax jira aad baan uga helay Rabbi kor Alle haka dhigo marwalba Islaamka.
    Xor inaad u noolaato ama aad Alle aado..

  • @kumeelgaarka833
    @kumeelgaarka833 2 ปีที่แล้ว +5

    Inbadan oo iyaga eh ayaa aqaanaa 😁Sxibadeey ayaa ka I maadi dalkaas waa dad aad u fcn 😊

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 2 ปีที่แล้ว +6

    Shiishan guul insha allah 🥺🥰

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +69

    Omar baarakalaha wllky legend keep going brother ❤ 👍 🙏 another level 👍

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah taariiq cajiib ah oon wax badan aanan ka ogeyn ayaad noo sheegtay bro jasaa kumu allahu kheyr jasaa ee soo badi taariiqaha islaamka

  • @fadumoabdihakin4379
    @fadumoabdihakin4379 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazakalahu khyr wll aadabn u jeclahey qadiyada han oo kle noso badi allha ku barakeyo

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 2 ปีที่แล้ว +1

    Dagaaalkaa bbc ayaan sifiican uga dhagaysan jiray walina waa xusuustaa ilaa hada thanks for reminding us that war

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 2 ปีที่แล้ว +19

    Insha allaah islaamka oo guulaysta iyo hogaanka dunida oo ay qabtaan ayaan alle waydiisanaynaa

  • @macalimibrahim9245
    @macalimibrahim9245 2 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad mashallah Allah ka awaalmariyo.xaqiiqta maanta muslimiint ku noolyahiin wa qatar no so badi sida shiishan turkismaanta bare gobolka hawaaz iiraan kuyala iyo muslimiint Hindi

  • @mohamedfarah2583
    @mohamedfarah2583 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ugaas wan ku wadsa inta iyo inka bada Isha allah ayan ku rajaynaya inta ila dagerta oumar inshar like 👍 isara please comments

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 ปีที่แล้ว +17

    The family of ogaansho big RESPECTFULL
    ❤❤❤❤🤟💓💓❣🤞🤞🤟❤❤❤❤

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 ปีที่แล้ว

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

  • @ismael-xi2gy
    @ismael-xi2gy 2 ปีที่แล้ว +15

    اللهم اعز الاسلام والمسلمون

    • @almaazz8872
      @almaazz8872 2 ปีที่แล้ว

      Aaaaaaaaaaaaameeeeeeeeeen

  • @ciiltirrecabdulle9591
    @ciiltirrecabdulle9591 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha kuxafido aduun iyo aaqiro omar inshaar

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 2 ปีที่แล้ว +29

    Thank you Omar❤💯

  • @MUONHA.
    @MUONHA. 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa tariiq wallh
    Shukran wallo omar
    Aqontada ilahay hakuusiyadiyo

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allaah wallahay waxbadan baan ka faaiday barnamijkan ❤️dagistan iyo jeejniya ❤️✅🙏

    • @user-iq6rl3vz8l
      @user-iq6rl3vz8l 2 ปีที่แล้ว

      MaaShaaAllaah ✅ n ❌
      Maa shaa Allaah ✅ n ❌
      Walaalkeey ✅
      Kaa kororsaday ✅

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso libaaxyadii cadowga gumaadey tolaay maantana ruushku iyo ingiriisku labo cadow oo islaamka halakeeyey allow guusha sii geesiyaasha islaamka

  • @emraanahmed
    @emraanahmed 2 ปีที่แล้ว +4

    Alaha ku guuleyo walaalaheen jejniya halgankooda waxaana u rajeynayaa guul iyo horumar

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u gargaaro Wllaheen reer Dagestan iyo Chechnya ama Shiishaan iyo dhamaan muslimiinta ku nool Qowqaaz Ruushka☣☢

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 ปีที่แล้ว +12

    Allah, waxaan kaa baryaynaa nabadgalyo iyo naxariis nabigeena Muxammad ah🤲☝️♥️اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲

    • @guureguure5390
      @guureguure5390 2 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @gureycade6981
    @gureycade6981 2 ปีที่แล้ว +1

    wlh qadaab aan xasuusta galada suu ugaly masha allh gesi uu ahaay ilahow janada firdowsa geey

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma goblamin darwiishki geenyadi ma daalana
    Halka ka wada ayan leenay allena ha guuleyo qof kasta oo islama oo u halgamaya dadkisa iyo dalkisaba

  • @hanadabokor5793
    @hanadabokor5793 2 ปีที่แล้ว +36

    Aad u mahadsantahay ustaad.
    Waxaan kaa codsan lahaa inaad qayb labaad kasoo samayso iyo ragaasi sida ku shahiideen iyo waliba halyaygii Khadaab dagaalka uu la galay Ruushka.
    Mahadsanid.

  • @abdirahmanherzi2603
    @abdirahmanherzi2603 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah wayn baa la jira islaamka 🤲

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 2 ปีที่แล้ว

    Xog muhiim ah waqtigii ugu muhiimsanaana joogto
    Mahadsnid cumar

  • @inacaliguray5065
    @inacaliguray5065 2 ปีที่แล้ว

    cumar barnaamijkani wuu saameeyay runti Alle ha ka jasaayi siiyo ee soo kordhi tariikha la hilmaamay

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan1 2 ปีที่แล้ว +12

    ماشاءالله
    الله اكبر
    اللهم انصر اخواننا المسلمين

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 2 ปีที่แล้ว +2

    Tariikh cajiiba ayaad nabartay runtii shukran ustaad cumar

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow guul iyo gobanimo sii
    Cadow goodana jebi

  • @mahadalla7847
    @mahadalla7847 2 ปีที่แล้ว +5

    Tawakal Calallah meel walba ay muslimiintu jogaan Allah aya lajiro

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 ปีที่แล้ว +8

    move forward lion

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 ปีที่แล้ว

    Wllky cimar shugran illahay walalaheen guul ha siiyo intii ku shahiidayna jano ha geeyo noo soo badi wllow taarikhan naga qor soon wadamada musliminta

  • @aarkaxsn2144
    @aarkaxsn2144 2 ปีที่แล้ว +9

    Allahu akbar 😍😍 Alle haugargaaro wlllheyn muslimiinta ah

  • @hindamoktar9053
    @hindamoktar9053 2 ปีที่แล้ว +4

    Insha alaah ilaahay ayaa lajira musliminta melkasta ayjogaa

  • @elmanmohamed118
    @elmanmohamed118 2 ปีที่แล้ว +9

    Dadbdan Aya leh qadYada shiishan hda noogu horeso shiishan warbahinta caalamka gaar ahan islaamka aad maysan ubunbunin mxa yeelay ayga mahn carab midakle ruusha maqoslo xuquq biniadam iyo waxas maqoro Cidi warar lid Ku ah qorta way udhamaty ruushku mahn reer galbeed

  • @deeqocaddey4163
    @deeqocaddey4163 2 ปีที่แล้ว

    Gul ayan u rajenaya shishana mahasnd wall cumar keep going 🥰🥰💪💪

  • @Soml7000
    @Soml7000 2 ปีที่แล้ว +2

    Aaway kuwii jeclaa xabiibkena Mohammed scw❤️❤️

  • @shuceybabdikadir4026
    @shuceybabdikadir4026 2 ปีที่แล้ว

    Ninka kaliya ee Somalia ku jiro wakana ilahey Haku Bara keyo qadiyada islamka masha Allah

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 ปีที่แล้ว

      Afweyne shuuciyada no keeney kwrn ilhey naga wdey baa mahad lahaa

  • @cabdifoodcade5853
    @cabdifoodcade5853 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid cumar inshaar diyarinta barnamijkan waxan ka rajeynaa inaad wax badan noga soo diyariso insha Allah

  • @shucaybcali4789
    @shucaybcali4789 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia kasoohadal sxb Cumar ogansho

  • @aligedo7589
    @aligedo7589 2 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho is my Home👤💘

  • @meimathebosslady7098
    @meimathebosslady7098 2 ปีที่แล้ว

    خطاب waa magac igu qaali ah wallkey oo waagi ithpianka 2007 la iga dilay ayaa lagu nanesi jiry🥺🥺😭😭

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha caawiyo muslimiinta

  • @abdimuhumed2090
    @abdimuhumed2090 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ha u dhamaantood allahuma amiin

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah tabarakala thank so much brother

  • @abdiwasacibraahim596
    @abdiwasacibraahim596 2 ปีที่แล้ว +1

    JazakuLLaHU Khayr wll omar intellgent person

  • @cumarmaxamed4915
    @cumarmaxamed4915 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akbar allaahumahligal kafarata wal mushrikiin yaa rabal caalamiin allaahumansur iqwaananaa mujaahidiinal fil shiishaan

  • @najibfarahmohamed3439
    @najibfarahmohamed3439 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahada Sanid Ustaada Sida ada Xoogta Kooban oo Qiimaha Leh Nagu So Tabisay 🙏

  • @abdirizakbasey6998
    @abdirizakbasey6998 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah mudane Allah ku sharfo kuna barakeeyo

  • @mohamedcirro912
    @mohamedcirro912 2 ปีที่แล้ว

    Wallaahi waa qadiyad la halmaamay sida caadada inoo ah. Shukran wll sidookale dhamaan inta dar ALLE Kubaxday ALLAAH haka aqbalo.

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 ปีที่แล้ว +7

    اللهم بارك عمرك وبارك أولادك وبارك علمك 🤲🤲🤲

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 2 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid.
    Wllo waxaad tahay qofka kaliya ee waaqaca Islam ka warhaya ee dadka anfacaya kana faa,iidnay.

  • @KaatibAcademy
    @KaatibAcademy 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks brother, noosoo badi cinwaankaan ama taariikhda Islaamka.

  • @ozil4303
    @ozil4303 2 ปีที่แล้ว +6

    M.allah anigo dhageysan aya ogahay iney wax qimo leh yihiin m.allah

  • @FADSO
    @FADSO 2 ปีที่แล้ว +9

    👍

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso shahiidiinta muslimiinta gaar ahaan shiishaan

  • @malikabdiazizshorts5064
    @malikabdiazizshorts5064 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah wllkyow allaha ku barakeeye shaqaad noo haysa aad noo anfacaysa dhan walba oo aad nooga soo tabiso mahadsanid abdirahman oinshar.

  • @radosomtravel35
    @radosomtravel35 2 ปีที่แล้ว

    Qisada iyo taariikhda anigo og ayaan hadana shucuurtaydu u kacday sida qof aan wax ka ogayn inshaa allaho maalin way xuroobayaan shishaan

  • @bulshochanel
    @bulshochanel 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar alle ayaa mahad leh ugu horeyn
    Walal inshar mahadsanid manta kahor ma maqlin chaychan 😌😌😌😌
    Gumestaha ayaan umaleyn jiray garab😪😪😪😪😪😪😪🇷🇺

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan xasuustaa sidii ay galeen guushuna mar uu baa lahelayaa inshaa allah

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 2 ปีที่แล้ว +4

    Muuqaaladan taariikhda xambaarsan waa muhiim. Waxaana kaa codsanaynaa inaad joogtayso waadna Mahadsantahay

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baarakallahu fiika yaa Ustaad

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid detective journalist, Maracade

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 2 ปีที่แล้ว

    Thanks walal Allah yaxfidkum

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 ปีที่แล้ว

    Rushka ama Gaalada oo dhan maanta waxey ogaaden iney islamka isu gurman waa ayaandaro in muslimiinta caalamka lagu dhibaateyo maanta meel walbo ilaah maanta wuxuu nagu maneystey dahab shidaal dheeman silver gas dabiiciga inmaanta Gaalada ayna duleystan waa ayaandaro ilaah cadaabkiisa xageyn ka galeyna maalinta qiimaha ilaahow kuwa caqliga saxiib u ah diin jaceylka nosoosar kuwa dadaalo naga dhig quluubta isu soo dumi caalamka islamka oo dhan Amiin.

  • @abdirahmanabdullahiosman766
    @abdirahmanabdullahiosman766 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Alle ha unaxariisto o ha ugargaaro dhamaan wllahena musliminta meel kaste joogaan iyo xaalad walbe ku suganyihiin.

  • @zebiao
    @zebiao 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u gargaaro umda islamka mel walba ee jooga!

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم اعز الإسلام والمسلمين

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow ustad omar thanks 😊

  • @gurhanmohamed5314
    @gurhanmohamed5314 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah illaah aqliga ha kuu barakayo

  • @mahadcali5750
    @mahadcali5750 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb cumar

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 2 ปีที่แล้ว +3

    ''Ramazan kadyrov oo lagu magacaabo eygii PUTIN oo la mid ah Cabdi Ileygii Ethiopia''. Mahadsanid adeer. Ma xuma in la ceebeeyo kuwa xun ee danbiga ka galay jinsiyadda Soomaalida.

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 ปีที่แล้ว

      musatafa cagjar maxu idn xuryey wli Ethopia hoos fadhidaan 70 sano

  • @omarhasan591
    @omarhasan591 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxp Omar

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 ปีที่แล้ว +1

    I n shaa Allah guuul Ayaan urajeeynayaa wallaheen shiishaan