Mawduucan waa xaqiiq, xogahaaguna waa kuwo si aqoon iyo asluub leh aad noola wadaagto. Lkn walaalkayow, waxaan jeclaan lahaa in aad waddamada Muslimiinta gaar ahaan kuwa dhaqaalaha leh ee hagraday walaalahooda baahan in aad mawduuca xiga ka soo diyaariso. Sidaa waxaan kuu leeyahay, si warbixintaadu u dheelli tirnaato, oo aan loo arag mid dhan qudha ka raran. Mana habboona in aynnu reer galbeedka aad ula yaabno, sababta oo ah, Alle swt ayaa si wacan inoo baray. Dad badan ayaa og xaqiiqad reer galbeedka, adiguna labadii mawduuc ee u danbeeyay si wacan ayaad u iftiimisay. Mahadsanid Omer inshaar.
Subhanalah waxaynu ku jirnaa wakhti dad islmam ahaa ay ka baxaan diintooda macaan, xaga dad aan Muslim ahayni ayuu soo biirayaan diinta islaamka kooxo kooxo❤️💪🏾☝️
الحمد لله على نعمة الإسلام ،الحمد لله بلا عدد بلا حساب الحمد لله على كل حال. Wllahi wax yaba qar damiirku ima siinayo man gaab daba dhilif ah ,illahay baa nasiiyey sharaf ciso karaamo wax kasta oo allah ku abuurey ay na sharyan ,markanu nahay qaar korkooda ay sarantahay aayada rabbi, الله أكبر الله أكبر الله أكبر. Ilaa aanu isu aragno inaanu amiiradka aduunka nahay .الحمد لله رب العالمين
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم تقبل منا ومنكم صالح الأعمال اللهم نسألك رضاك والجنة وأعود بك من سخطك والنار اللهم اغفر لي ولوالدي والمسلمين والمسلمات وللمؤمنين والمؤمنات يوم يقوم الساعة 🤲🤲
السلا م عليكم و رحمة الله و بر كا ته اللهم اعني علي دكر ك و شكر تك وحسن عبا دك.. U adeegso Walinkaaga Diinta fidinta. Subscibe Ilaahay dartiisa igu saara Walaalayaal ha dhaafina
Masha allaah Wll omar mahad sanid allaah ku xafido Wax badan Noo iftiimisay Jazakallahu Muslim hadaa nahay guusha allaah Ka sageena xaqa aan ku sabarno
(ولن تر ضي عنك اليهودالا النصااري حتي تتبع ملتهم) Allah says:The people of holy scriptures weligood raali kuguma noqonayaan, ilaa aad rumeyso waxa ay aaminsanyihiin.
Mrdhow caalamka waxa awood kowad noponaya wa islaam beenta wa dhamanaysa runta aya imanaysa dad bdan aya diinta kuso biraya masha allah alle ha tuso xaqa Muslimka dhibataysan dhibta allaha ka dulqaado amin Abaaraha ka jira wadanken allaha naga dulqado somaliyey wallaha somaliyed e biya la.aantu dishay isu gaargaara alle ha ino garaagre una duceya
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد
Wall innaba caadi maahan barnaamijkaan waxaan rajeynayaa inay dhalinta soomaaliyeed arkaan xaqiiqada reer galbeedka ee ku dhisan "aan kuu taliyo oo kugu tunto"
Barmaamij fiican. Waa barmaamij tayo fiican oo wax na taraya . Cumar bal mar isku dhib inaad ka soo hadasho madaxda Somalida xaaladooda iyo bal meesheey u socdaan. Wb
Qofkii ugu ficnaa dunida somara waxa uu axa nabi mahamed scw
Qofkii ugu akhlaakhlada ficnaa qof ugu cilmi badnaa waxa uu axaa nabi mahamed scw kusali nabiga scw ❤
Scw scw
Yurub iyo america ame africa ame Asia iyo Astruila
Intaas aad ujeedin insha.allah waxaa maamuli doona islaamka insha.allah insha.allah
Cumarow waxaa fiican in barnamijka jimcaha hordhiciisa naxa suusiso Saliga nabiga SCW
💗 صلى الله عليه وسلم💗
Mashaallaah diin ilaahay faafinayo cidna ma hor istaagi karto alxamdulilah rabbigii muslimka inaga dhigay
Mawduucan waa xaqiiq, xogahaaguna waa kuwo si aqoon iyo asluub leh aad noola wadaagto. Lkn walaalkayow, waxaan jeclaan lahaa in aad waddamada Muslimiinta gaar ahaan kuwa dhaqaalaha leh ee hagraday walaalahooda baahan in aad mawduuca xiga ka soo diyaariso. Sidaa waxaan kuu leeyahay, si warbixintaadu u dheelli tirnaato, oo aan loo arag mid dhan qudha ka raran. Mana habboona in aynnu reer galbeedka aad ula yaabno, sababta oo ah, Alle swt ayaa si wacan inoo baray. Dad badan ayaa og xaqiiqad reer galbeedka, adiguna labadii mawduuc ee u danbeeyay si wacan ayaad u iftiimisay. Mahadsanid Omer inshaar.
Ninka Ugu Horeeyey Ee daawadey Love zaara
Manzha Allaah Inta Iga Danbeysa Oo Kaliya
Insha Allah burburka ree galbeedka inuu soo dhwoyahey ayan arkaa iyo islaamka inuu sii faafaayo insha Allah
Masha Allah waa sax insha Allah
Masha allah.. Cumar guulayso walal
Insha allah caburinta iyo faquuqa diinteena macaan lagu hayo qofkii aqli leh oo Muslim ah wuu fahmi doona
سبحان الله (٣)
الحمدلله (٣)
لاإله الاالله (٣)
الله اكبر (٣)
لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
استغفر الله (٣)
اللهم بلغنا رمضان
amin
قال الله تعالى((ورضية لكم إسلام دينا ))🥰😘
Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw 🇸🇴🙋♂️
Scw
اللهم بلغنا رمضان يا الله 🤲🤲
اللهم صلى على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
صل
Ilaahay cilmiga , cimriga , iyo caqliga saliimka hanoohu barakeeyo walaalkeen ama ustaad omar inshar.
Wlshis waxan so gudbiya muqalada travel Vlogs ah AMA dalxiiska iso boqo
Masha Allah. Thanks Ustaad Cumar you're awesome
Mahadsanid aad iyo aad, illahay haku xafido, reality ayaad kahadashay
I love this guy because of the truth and different than other somalia guys who report false report thanks keep up
What a useless comment lmao, englishka ayaa ku dhibayee afsoomaali iskaga qaraabo
Mahadsanid Cumar ianshar marnaamuj fiican iyo wejiga reer galbeedka
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Iso boqo si ad ula socoto muqalada travel Vlogs ah
اللهم صلى على محمد
Scw
Scw scw
Scw scw
Mansh allah waxad ifisaa wax yaabo badan 🙏 mahadsanid Ogaansho Tv
Allah akbar ❤
Waxan Kuu haya warbixin yar oo aniga iqabsatay arimaha Muslim nacaybka ee xage kala soo xariiraa
Eedo,جزاك الله خيرا
Keep us updated. The references for your news is beneficial.
Wuxuu ka buuxaa TH-cam iyo internet ka ee magacyada iyo cinwaanada ayuu kuu sheegay waad raadsan kartaa
Subhanalah waxaynu ku jirnaa wakhti dad islmam ahaa ay ka baxaan diintooda macaan, xaga dad aan Muslim ahayni ayuu soo biirayaan diinta islaamka kooxo kooxo❤️💪🏾☝️
Mashallah wll Omar inshar Markasto wax faaiido leh aya no keenta Barakallah❤️
Mahadsanid Cumar
We love you ustaad omar inshaaar runbadane🥺🥰🥰🥰
جزاك الله خيرا أستاذنا
omer inshaar halyeey soomaliyeed, dedaal iyo aqoon ka muuqato. ma sha Allah
الحمد الله على نعمة الاسلام
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
الحمد لله على نعمة الإسلام ،الحمد لله بلا عدد بلا حساب الحمد لله على كل حال.
Wllahi wax yaba qar damiirku ima siinayo man gaab daba dhilif ah ,illahay baa nasiiyey sharaf ciso karaamo wax kasta oo allah ku abuurey ay na sharyan ,markanu nahay qaar korkooda ay sarantahay aayada rabbi,
الله أكبر الله أكبر الله أكبر.
Ilaa aanu isu aragno inaanu amiiradka aduunka nahay .الحمد لله رب العالمين
Runtii warkaaga jimca walba waan sugaa m.a barnaamijka hori usii wad insha allah
Aad ayaan ugu mahadsantahay sida xaqiqda inaga qarsoon ad inoga soo gudbineso wll Omar Inshaar.
Jazaakallahu kheyr.
😂😂😂😂😂 cumar caadi maaha ayaan xirsi markuu kahadlaayay waa iga qosliyay gaasha xunta balo ku aragtay
Waa Runtii Waa Qof xanuunsan Yartan
Shaydamad waye Ayan ilahay umada haka qabto ama haso hadeyo
Xiligi siyaad barre abaheed so ma'ahano ninki dhihi jiray luqada somaliga haa lagu adhaamo
Muhammad hijab daldalay quruntaas😂😂
Mohammed hijaab baa kormaray kkkkk
Ustaad mahadsenid wax bdn aakaa faaidey jazakallah
Alle ha ku barakeeyo Cumar alle waxaan ku weydiisanayaa in muslimka mideeyo
Brother: Omar:Inshaar: Biggest Thanks 🙏 👍✅
Allah haku dhowro ustaad omar
Walal allaha ku amaansado, sida saxda aad xaqiiqda uso bandhigtay. Allah haka ilaaliyo cadawga ilayn wee u tarjumi karaane.
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
Kaliya nagusoo biiir❣❣❤
Man sha Allaah soo dhawoow walalkeen muslim noqdayow👏🏽👏🏽👏🏽
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم تقبل منا ومنكم صالح الأعمال اللهم نسألك رضاك والجنة وأعود بك من سخطك والنار اللهم اغفر لي ولوالدي والمسلمين والمسلمات وللمؤمنين والمؤمنات يوم يقوم الساعة 🤲🤲
Allahuma amiin yaa alla 🤲scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw🥰 jasakallah u kheyran adna wll
السلا م عليكم و رحمة الله و بر كا ته
اللهم اعني علي دكر ك و شكر تك وحسن عبا دك..
U adeegso Walinkaaga Diinta fidinta. Subscibe Ilaahay dartiisa igu saara Walaalayaal ha dhaafina
Barnaamjka jimcaha waxaad ubixisaa (ifiyaha manta)
Masha allaah Wll omar mahad sanid allaah ku xafido Wax badan Noo iftiimisay Jazakallahu Muslim hadaa nahay guusha allaah Ka sageena xaqa aan ku sabarno
Ilahow Ramadanka cafimad nagu gardii
Maash allaah walala waa sax waxabadan baan ookanany wabadan waey soso socodaan
Finally xalqadii 3 Ee jimcha keep it up sxb
Barnaamijkan jimcaha ee ogaansho waa ku tashadaa xaqiiqdi sabar la.aan sugaaa🥲
Al hamdulilah juma Mubarak
Qofkii ugu horwyey ahay
Wa ku zlmy cumar
Iso boqo si ad ula socoto muqalada travel Vlogs ah
Gaalada dhamaanted waanu tirtiraynaa oo baabiinaynaa wayo alle aya nala jira guul caalamu islaam
Masha allah hore u soco wllky cumar iishaar
Masha allah wllo mahadsanid
Masha Allah wll Allah ha ha ku xifdiyo wan ku salamay hadu qoral kaygu ku soo gadho
(ولن تر ضي عنك اليهودالا النصااري حتي تتبع ملتهم)
Allah says:The people of holy scriptures weligood raali kuguma noqonayaan, ilaa aad rumeyso waxa ay aaminsanyihiin.
Of holy scriptures?? Don't misinterpret the Qur'an..🙄🤦♀️
“If you are tolarent for everything you stand for nothing” Fact
Masha alah mr cumar keep going brother thanks for your advise diinta islaamka waa diinta xaqa ah alaha natusa xaqa aamiin
Nabi ciise calayhi salaam
Cumar inshaar wararka caalamka adiga lee noo qaabilsan jazaakalaahu khyr
Mahadsanid Cumar Al-iishaar
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏
Masha allah wll allah ku xafido 🤲🤲🤲🤲
Mansha Allah. Maanta masaajidkan ku tukaday jimcaha qoys lix qof ka kooban ayaa tawxiidka loogu qabtay.
Goobtuna waa jigjiga
Indian dalits are becoming Islam everyday
Jimce wanaagsan alle hayna waafajiyo khayrka iyo wanaaga❤❤.
Ustaadunaa omar iinshaar❤❤❤
Masha Allah wll omar wad ku mahadsantahy xaqiiqada aaad nala wadaageyso🥰⚡
Ogansho alah hakuxifdiyo ilcadaw ilaahay kumatuso iyo gacan cadawtoona
Aamin
M.A Alle ha ku barakeeyo cumar inshaar
Saxiix inshaa alah xaladu sidan ma ahaan doo to dadku wuufahmayaa xaqiiqada ardaal mooyane
Wll aad bad u mahasanty runtii waxyaaba badan oo naga qarsona ayaad daaha nooga qaday, aqontada waan ku faaidnay, ilaahay haku xifdiyo.❤❤💯💯
Cumar inshaar the best Somali TH-camr mashallah guulayso sxb
thank you very much brother waa barnaamij qiimo leh
Jazakallah Umar Allah hakubarakeyo brda
Magaca barnamijaka hadaan fikir keyga kadhiibto(kalasaar) oo ah runta iyo beenta, xaqa iyo baadilka, fikirka wanaagsan iyo midka xun, waxa ay isku qasaayaan dulmilooyaasha.
Thanks your information Omar inshaas sxp waxaan ahay qof ugu horeeya ee daawada vedioyada aad soo dhigto jumco walba💯💯
Iso boqo si ad ula socoto muqalada travel Vlogs ah
Mancha allh Diinta Islaamku waa clear jasaakallaahu khayr
Ustaad Cumar Isha Mahadsanid
Subxaanalaah Allaahu Akbar illaahay Ayaan mahadleh Naga dhigay umad islaama mashaa Allaah jazaakalaa kheer
keep going m.a
dadkeeena reer gelbeed raligintiisa baa degtay oo lawaynaatye
Allah haku barakeyo walalo cumar.inshar
Barakalaah fiika al ustaad cumar inshaar
Mrdhow caalamka waxa awood kowad noponaya wa islaam beenta wa dhamanaysa runta aya imanaysa dad bdan aya diinta kuso biraya masha allah alle ha tuso xaqa
Muslimka dhibataysan dhibta allaha ka dulqaado amin
Abaaraha ka jira wadanken allaha naga dulqado somaliyey wallaha somaliyed e biya la.aantu dishay isu gaargaara alle ha ino garaagre una duceya
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد
Keep going ustaad omar👍
ALLAHA KU BARAKEEYO SH CUMAR
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
Laclad haku dhacdo reer galbeed iyo wixii la halmaala 100kii sano ee aduunka maamulayeen way dhamaatay
Wall innaba caadi maahan barnaamijkaan waxaan rajeynayaa inay dhalinta soomaaliyeed arkaan xaqiiqada reer galbeedka ee ku dhisan "aan kuu taliyo oo kugu tunto"
Kufaarta allah ayaa no sheegay dhagartooda labo wajiileynta iyo gumeysiga ay nagu hayaan balse aduunku waa maalmo kooban.
Hadii aad muqaalkaan daawoto haka tagin adiga oo xaqiisa siin waan Like iyo share Mahadsanidiin
حبيبي الله الا الله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم
AYAAN XIRSI HADII HANUUN U QORAN YAHAY ALLAHA SOO HANUUNSHO HADII KALANA QAAB XUMADAAN AY KU WAARI DOONTAA AAKHIRANA JAHNAMAA SUGAYSA
Somali miyaa nagta mise african
@@aasiya2236 lol waxan moodayay nin kenyan ah oo la waraysanayo laakiin waa naag somaliya oo madax xiiran
Barmaamij fiican. Waa barmaamij tayo fiican oo wax na taraya . Cumar bal mar isku dhib inaad ka soo hadasho madaxda Somalida xaaladooda iyo bal meesheey u socdaan. Wb
Masha Allah 🥰🥰🥰
Walal cumar mahadsanid
Alle haku barakeeyo wll iftiimiye baraaruhiye daraasadeeye xeel dheere tabineed intaba adaa jira guuleyso Cumar iinshaar
Alla yacizak maclin Zharafi korkaaga ha ahaato🥰🤗
masha allah waan ku faraxsan nahay in aad sameyso barnaamij maalin la ah.ogaansho,
Allahu akbar allahu akbar wall cumar guleso isnsha allah
Mclin Omar inshar inta taageerto ismuujiya ☝️☝️♥️🇸🇴🇸🇴
Allahayow adaa qaafiroo qaniya oo wayne umadda muslimiinta midee
قال الله تعالى : ولن ترضى عنك اليهود ولن نصرى حتى تتبع ملتهم : ...
Nacladaha ilaahay gaalada dushooda ha ahaato ...
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم الله أكبر