Ramadan Bin Putin | Canuga Putin ee kabaha ka weyn xiran .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 823

  • @nimcomavia6640
    @nimcomavia6640 2 ปีที่แล้ว +212

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka Badnaa uguna aqoonta fiicnaa, uguna Naxariista badnaa, uguna akhlaakhda fiicnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu 9 waa nebi Muhammed scw🧡SUBSCRIBE ISO SAR 🙏 💖

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @mahmuodali8164
      @mahmuodali8164 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @AK_boy-
      @AK_boy- 2 ปีที่แล้ว

      Ogaansho ma waashtay allahu akbar mar uu ninka leyahay wuxu kasu dul qoray tabkiirta butin waa dambi taas

    • @yuusufmohammed3600
      @yuusufmohammed3600 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @lulmohamed4076
      @lulmohamed4076 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 2 ปีที่แล้ว +46

    اللهم أنت ربي لا اله الا انت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوه بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب الا انت

    • @NooradinHurdaye1
      @NooradinHurdaye1 2 ปีที่แล้ว

      Second time seeing your comment keep going

  • @abdirahmaanxaajicali617
    @abdirahmaanxaajicali617 2 ปีที่แล้ว +77

    Imtixaan aa gali rabaa ii soo duceeya walaaleheyga 🥰😍

    • @cabaasomar5273
      @cabaasomar5273 2 ปีที่แล้ว

      Sidokale sxb ilah hano fududeyo

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Hada ka heesho muqalada travel Vlogs ah AMA dalxiis iso boqo wa ad ku farxi

    • @dajistech1042
      @dajistech1042 2 ปีที่แล้ว

      guul sxb i.a

    • @sumayocabdi
      @sumayocabdi 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kuu fuudeeyo walkey

    • @thereds7223
      @thereds7223 2 ปีที่แล้ว

      Allaha kuu fududeeyo Lipaaaax Is adkweey kaliya pro🥰🥰🥰

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 ปีที่แล้ว +96

    "اللهم إنا نعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجأة نقمتك وجميع سخطك"🤲🤲🤲

  • @raxmoahmed8059
    @raxmoahmed8059 2 ปีที่แล้ว +48

    Muraad leeyahay Inu Ilahay ii sahlo igu duceeya 🙏🙏

    • @mohamedbashir5914
      @mohamedbashir5914 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay kusahlo wll

    • @saramoha5305
      @saramoha5305 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo

    • @abdimuhumed8411
      @abdimuhumed8411 2 ปีที่แล้ว

      Allahuma amiin ilaahay ha ha ku fududeeyo

    • @mahmuodali8164
      @mahmuodali8164 2 ปีที่แล้ว

      Illahau hakuu sahlo muraadkaga oo macsi iyo muslim dhibatadiosa kujiron amiin

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 2 ปีที่แล้ว +42

    Akhri salaada kadib
    33 SUBHANALLAH
    33 ALAHUAKBAR
    33 Alhamdulilah
    Kadib waxey noqdeen 99
    Kadib duco Kudar markasta akhri wall

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +1

      Jazakalah kheyr shugran wll

    • @drslarra1938
      @drslarra1938 2 ปีที่แล้ว +1

      @mr dolvin
      bisinka wll maxa dhacay
      salaada waa waxa ugu fcn ee allahaga
      ugu dhawaan karto waxan filayaa caadoyin aan fiicneyn inaad bilowdey kuwaas aa kaa hor istaagay

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 ปีที่แล้ว +6

    Wallhi waa sheeka aanan ogayn waa nin musiiba ah illaahay SWT hanaga qabto balaayo Minallaah katimid Allaha ku sallado Ramadan Butin اللهم أنصر الاسلام والمسلمين يارب العالمين اللهم امين 🤲🏻

  • @thespecialyone5113
    @thespecialyone5113 2 ปีที่แล้ว +14

    Allah subxaana watacaala Ha Ina gaadhsiiyo Bisha barakysan Ee Ramadan

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว +43

    Xaqiiqda eebe ayaa og anaguna waan ogaan doonnaa insha allaah Ukraine iyo Ruushka mid wax nagama galin waa cadawga dhabtaa ee islaamka ilaahayna waxaan uga rajeynayaa inah isku baaba aan illaa mid uu ka ciribtirmayo inshaa allaah Allaahj akbar

    • @Norwey000
      @Norwey000 2 ปีที่แล้ว +1

      Ukrain wa Wada galo madaxweynahoda na wa yuhud. Rushka muslim badan le yahay. Ukrain inay jabta fican bcz nato rushka le cashir OO dhigi kara

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Norwey000 Sxb Gaaloo dhan haysku baabado ilaahay idinkii 😭 Oo quwada islaamka leysku direy iyaga ilaahay hasoo jeediyo oo hatusiyo cadawgoodu inuu yahay yuhuud iyo nasaaro insha allaah islaamkii layaqaaaney ee awooda badnaa weysoo noqonayaan

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 ปีที่แล้ว

      @@abdilaahiabdirashiid8401 Ukraine waxa ku nool muslimiin tiro yar oo Chechinia ah . Dagalka way la safteen Ukraine 🇺🇦

    • @abdilaahiabdirashiid8401
      @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว

      @@Noredin20 sidoo kale waxaa ruushka kunool dad islaam ah wall lkn xukunku waa xukun gaalo

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 2 ปีที่แล้ว +22

    ماشاءالله زاداك الله علما وعقلا وغفرالله لك ولوالديك

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 ปีที่แล้ว +31

    الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة واصيلا

  • @mohamettbashir2564
    @mohamettbashir2564 2 ปีที่แล้ว +42

    WlalaYaL MuraaD Baan leYahe Izo DuceYa Insha allaH❤🖐✅🙌

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 2 ปีที่แล้ว +21

    Ramadaanka ilaahey samo ha nagu gaarsiiyo annaga oo caafimaad qabno

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว +1

      Jazaaka allhu kheyr Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim

  • @Abdiaziz12360
    @Abdiaziz12360 2 ปีที่แล้ว +31

    اللهم بلغنا رمضان يا الله 🤲🤲

  • @SayidAliismailMohamett
    @SayidAliismailMohamett 5 หลายเดือนก่อน +1

    1M COMING SOON INSHA ALLAH

  • @moudismael4603
    @moudismael4603 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @khalidahmed9649
    @khalidahmed9649 2 ปีที่แล้ว +17

    Allaha bisha barakaysan ee ramdaan khayr iyo wanag inagu gaadh siiyo walashay iyo walalkayoow

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว +1

      Jazaaka allhu kheyr Alle hanaga dhigo kuwii ducadooda la aqbalo Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim

  • @BAASHEBULZHAWI
    @BAASHEBULZHAWI 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar inshaar

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu kheiran

  • @cabdikariim7657
    @cabdikariim7657 2 ปีที่แล้ว +4

    cabdi mahad jazaakalaahu khayraa cumar inshaar wan ku cubahay channel ka my opinion please tell the Somali people(important of agriculture) in the world or human being

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +9

    Aaway dadkii nabigeena muxamed jeclaa SALALAAHU CALAYHI WASALAM Allah farxad mooyee murugo kuma tuso Aakhirona janatul fardawsa Allah ha kugu casuumo fadlan igula sali xabiibkeena muxamed
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 2 ปีที่แล้ว +5

    Ogaansho macalinkeyga history ga Allah kusharfo

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 2 ปีที่แล้ว

    Thanks walal Allah yaxfidkum

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 ปีที่แล้ว +10

    كنت انتظرك شكراً لك

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว +10

    Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda nooga filnoow Aamiin yaa Rabbi.

  • @abuhamzaabinhasan6108
    @abuhamzaabinhasan6108 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 2 ปีที่แล้ว +3

    Wanku salaamey cumar from hargiesa

    • @iknowyou1299
      @iknowyou1299 2 ปีที่แล้ว +1

      waa ku salaamay from Mogadishu 🇸🇴

    • @sakisaed4636
      @sakisaed4636 2 ปีที่แล้ว +2

      @@iknowyou1299 wanka qadey wllky somaliyed

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +15

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi 2 ปีที่แล้ว +1

    Thankz

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll Omar inshar

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 ปีที่แล้ว +20

    Wall cumar ka ilaali kanaalkeena muusiga sida kan bilowgiisa sayna barakadu uga guurin inshaa allh (๑˙❥˙๑)

  • @fowziailmi1493
    @fowziailmi1493 2 ปีที่แล้ว +4

    ilaahaya ha ku xafido aamiin aamiin yaa rabi

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 ปีที่แล้ว +14

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲

  • @HareedHussain4990
    @HareedHussain4990 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله

  • @bababoy8817
    @bababoy8817 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad cumar shukran

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 2 ปีที่แล้ว +4

    Omar inshaar shekadaas maa keentay maanatane😇 Reer galbeedkii aad canbareen jirtay maxaa helay🤔 qof muslim ah in la caayo adigiii nooga digi jirtay cajiib Somaliyeey ninkaan il gooni ah halagu haayo
    Mahadsanidiin😇😇😇🤔🇸🇴🤲

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @ابنالقيمابنالقيم
    @ابنالقيمابنالقيم 8 หลายเดือนก่อน

    Wallaal wax badan ii iftiimiyay alaah haku barakeeyo

  • @xamzesaciid145
    @xamzesaciid145 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Isku Mid

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 ปีที่แล้ว +14

    Salaan sare wllka 😍😍😍

  • @faxumaemad3797
    @faxumaemad3797 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta maqlay ninkan wa in shedana fadlan ha ugu yedhiin Nisha Ramadan ee barkesan shedankan haku masalin fadlan

    • @zakariye2906
      @zakariye2906 2 ปีที่แล้ว

      Sheydaan maaha Walaal ee waa ninka diiday dulmiga wahaabida fadlan wax baar qofkaan haiska aaminin

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 2 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar indheer garad wax walba og inta kale ogeen allaha garadsiiyo qadyadaha islamka dadaa si qaldan u fahmaye

  • @cabdikariim7657
    @cabdikariim7657 2 ปีที่แล้ว +1

    cabdikareem mahad nuux hargeysa mawdiicdaa inshalla ku baraaruji muslimka muhiimada ay u leedahay shareecadu macanaha u ishaar in ay wakhti aan fogayn ay ahayd cadaalad caalamka deeqday subxaanalaah baraarujin guud uun way jeclaystay arintaa cumar irshaad jazaakalaah your motivations for different topics.

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxip Omar inshar Horta anagu dad Islam ah baanu nahay Moda kale Horta ma ogtahay in warbaahinta reer galbeedku aysan war run ah sheegin oo ay Ku doonayso inay Ku suurad xumayso islaamka waxaana taas daliil noogu filan waxaa ay muslimionta Ka tabiyaan waxaana noo fiican inaad warbaahinta reer galbeedku aadan waxba Ka soo xigan sababta oo ah ma aha waxa ay soo gudbinayaan waxa xaqiiqa Insha Allah

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha aalllah alle haaka abaal mariyo

  • @muusecabdi156
    @muusecabdi156 2 ปีที่แล้ว +4

    inshar sxb fikirkaaga madaw waankaga soo horjeda waxbadan kama taqaanid taarikhda jahlibad kusugantahay afki wahabiyada protestant version of islam ( Zoinism ) ka ayaad kuhadlaysa

  • @sucaadmaxamad1484
    @sucaadmaxamad1484 2 ปีที่แล้ว +2

    Cumarow wll tanks ❤️❤️❤️ arimaahan wixi kasoo cusbanaaada nala socodsii bro

  • @faatmaali6814
    @faatmaali6814 2 ปีที่แล้ว +8

    شكرا اخي الكريم ❤

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 ปีที่แล้ว

      Hada ka heesho muqalada travel Vlogs ah AMA dalxiis iso boqo wa ad ku farxi

  • @FADSO
    @FADSO 2 ปีที่แล้ว +6

    👍

  • @asmaabashir8125
    @asmaabashir8125 2 ปีที่แล้ว +15

    Channel ka kaliya ee wax faa’ido ah laga helo OGAANSHO🙌🏽

  • @mohamedmukhtar1540
    @mohamedmukhtar1540 2 ปีที่แล้ว +3

    Rashka guuul ayaan u rajeynayaa

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu kheyr.

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 2 ปีที่แล้ว

    Axmed madoobe, CCW

  • @Shamso697
    @Shamso697 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan tageeri jirey Ramadan Qaadirof😢😢

    • @ishoabdikariim81
      @ishoabdikariim81 2 ปีที่แล้ว +4

      WAA SAXAN TAHAY WALHI TAGEER WAA GESI ISLAM AH KAAS OO U TAGAN DIFACA AMA U ARGUDIDA SHACABKA FALASTIN VIVA RAMADAN LEGEND

    • @boqorkacommentiga1237
      @boqorkacommentiga1237 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ishoabdikariim81 kkkkkk waa geesi islaam aaaa ?😂

  • @carabdurtube
    @carabdurtube 2 ปีที่แล้ว +1

    asc ustad cumer wankusalamy runtii ad ayan kugu xirnahay oo andhagaystaa barnamijyadad wa waxlagu farxo in xogaha adsogudbiso ay yihin kuwo lagu kalsonankaro
    tusale mowducaan kusabsan( ramadan kadirov ) ana kunow rushka xogtasnah aad oolasocdo sida uu iskugu duleyo putin iyo xitaa inuu kudharto si aan karo har laahyn
    guulayso ustaad

  • @mariyomaxamad6562
    @mariyomaxamad6562 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ISMAILIBRMO99-l2v
    @ISMAILIBRMO99-l2v ปีที่แล้ว +1

    Bro
    Ramzan kadyrov waa toosalaha halyeyada islaamka ah
    ? Maxa ka qaldan cumar wll

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 2 ปีที่แล้ว +8

    Ramadaan Qadiiroof waa Hogaamiye Wanaagsan oo Umaddiisa hormar gaarsiiyay isagoo dhibkii iyo Saboolnimadii ka saaray waana nin Ahlu diin oo Diintu iyo Maxabbadu ku weyntahay

    • @raashidomar2559
      @raashidomar2559 2 ปีที่แล้ว

      Nio waan ka yabanahy sida ogansho wax ugu sheegay ninkaa anaa safiican ubaaray balse qaladaad saas uweyn kumaan arag ee maxaa ogansho ka qaladan

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 2 ปีที่แล้ว

      @@raashidomar2559 Ninkaan Ogaansho waa Wahaabi sidaas buu u Aflagaadeynayaa ninkana waa Suufi

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad 4 หลายเดือนก่อน

      Taasa been aheyn shiishan waa wadan maanta dhan wlba ka dhisan 😢🎉

  • @somalisomali4723
    @somalisomali4723 2 ปีที่แล้ว +1

    asc cumar inshaar walal qof magaciisa lama raacin karo qof aan dhalin fadlan yeysan kaa tan badin nafta

    • @furahamustaqbalkachannel4243
      @furahamustaqbalkachannel4243 2 ปีที่แล้ว

      jaahil weye ninkan ogaansho ka hdlo waa qurun aqlaaq xun muslimkana loo adegsado marka uu wayy wax lacag ah aaya uu biloway in uu weeraro ninka si reer galbeedka xogaa u arkan waxna lo qabto lkin alle ha ka qabto ogansho halagala laabto subscribeka

  • @mohamedyarisow12345
    @mohamedyarisow12345 2 ปีที่แล้ว

    Wall wan ku salamay cumar inshar fadlan wall soo samey channel carabi Ah mahadsanid bro

  • @westy937
    @westy937 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan leeyahay ahdaaf iisoo duceeya si ilaahy iigu rumeeyo

  • @khadarmaxamed8396
    @khadarmaxamed8396 2 ปีที่แล้ว +2

    Nio @omar inshaar anuu waan layaabay dhan walba aqoon fiican buu ka haystaa haday tahy tarikhda haday tahy juqraafiga /diinta/luqadaha/ siyaasadaha / xataa xaga dhiiri gelinta
    Cajiib wuu dadaalay runtii shukran pro

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 2 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad ninkan wa cajiib runtii

  • @lailo8082
    @lailo8082 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @theLight9481
    @theLight9481 2 ปีที่แล้ว +4

    Ogaansho waa kanaal dhaqaalo doon ah oo afkaarta reer galbeedka gudbiya.
    Chechniya waxa ay ku taal bartamaha ruushiya, chechniyiinta waa dad halgamay oo dadaalay oo la hagraday.

    • @furahamustaqbalkachannel4243
      @furahamustaqbalkachannel4243 2 ปีที่แล้ว +1

      haa dhaqaalo aaya uu wayay wlahi been ma ahan caawa unsubcribe uu hely

    • @tayos6070
      @tayos6070 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan kala saari waayay in reer galbeed oo maanta dawlad xoogleh ay ishayaan meeshii islaamku u hiilin lahaa russia miyaa kuwii na dilayay la safanaa taasi waa maya waa maya russia dagàalka reergalbeed ay kula jirto waa inaan dhedhexaad laga noqon oo lagu taageeraa cadawgaaga cadawgii waa saaxiibkaa

    • @furahamustaqbalkachannel4243
      @furahamustaqbalkachannel4243 2 ปีที่แล้ว +1

      @@tayos6070 l3g3nd wan ku taagersanahy annga🇷🇺😍

  • @omarlibanishaq
    @omarlibanishaq 2 ปีที่แล้ว

    Waa Cali yare Cali o kale hadu alle ku idmayo

  • @mohamedabdullahi7101
    @mohamedabdullahi7101 2 ปีที่แล้ว

    Mawduuc muhiim ah

  • @abdurahmaanmaxamedhilaal9925
    @abdurahmaanmaxamedhilaal9925 2 ปีที่แล้ว +2

    Geedbi geedshey yaa dhalee ustaad Umarow hal haarang eh nirig halaal eh mi dhalaasi

  • @baburo101
    @baburo101 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha dhageydanina ninkaan asagaaba daba dhilif u hadal ege. Ra'yigiisa ayuu rabaa in uu si khasab ah idiinka dhaadhiciyo. 👍

  • @Muslim-t1u
    @Muslim-t1u 27 วันที่ผ่านมา

    Cumar iishaar mahadsanid wll . Marka koobaad waad ku mahad San tahay Saad xaqiiqooyinka u iftiimisid , balse waxaan ka codsan lahaa in aad soo diyaariso please abuu riqaalada soomaalida . 😭😭😭

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shiishan iskam celin karaam wadnka ruuushka been ma fiicne waxa la rwa siyaasd dagaal waxba ma taro waan wataa ramadan hduu yhy qeur wade😢😢

  • @encrypted983
    @encrypted983 2 ปีที่แล้ว

    Waa Cabdi ileeyga Ruushka

  • @ogaalchannel1808
    @ogaalchannel1808 2 ปีที่แล้ว

    اللهم انا نعوذ بك من جهد البلاء ودركالشقاء وسوءالقضاء وشماتةالاعداء

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid😇❤️

  • @ibrahimmohame7520
    @ibrahimmohame7520 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh ku xafido ustaad wakugu xeranhy 🙌🏻

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragii shiishan inay dawlad noqoto u shahiiday sida aslaan maskhdov basev dudayev haday dhulkoodii ninka hor jooge looga dhigay ka war helaan kolay janada ayay ku jiraan warkiisa way helayaane qabriga qaban mahyaan ilaahay ha u naxariisto allahuma amiin

  • @ahmedhussein1760
    @ahmedhussein1760 2 ปีที่แล้ว

    Wll Omer Inshar wd dambaabtay istaqfirulayso waa arrin aan fcnayn in qof muslim ah oo Allah qiraya waynidiisa in la dheho wxa ilaah u ah Gaal masiixi ah Hadalkaa ka cudur daaro wx comment ah ma bixiyo maanta arrintaadaas ayaa igu kalliftay bini aadamku waa gefayaal kuwa gefana wxa ugu khayr badan kuwa towbad keena

  • @IbrahimAli-zb1wc
    @IbrahimAli-zb1wc 2 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu horeeyay oo daawaday sow ma ihi

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 2 ปีที่แล้ว

    الله اكبر

  • @nasriinismail4029
    @nasriinismail4029 2 ปีที่แล้ว

    Ommer inshaar alle ha kudayo pro

  • @ifrahqaali5532
    @ifrahqaali5532 2 ปีที่แล้ว +2

    💛❤Wow🤎💜💚 maanta waxaan noqday firts like ❤💚🧡🧡💛

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar full respect 🙏

  • @abdoulrahmanaden101
    @abdoulrahmanaden101 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc bro, nin fican oo kuxiranyahay aya tahay lakin markad kawaramayso arimaha roushka waxan fahmay inaddd ku xirantahay inta badan edecadaha arabta iyo yurubka. Sifican uma taxlilisid arimaha rushka . Anika kunola dhulkaa xita khadirof wa nin xok ufican waxad ku tilmamayso sax maha horta siyro shishan wad fahmi donda runta rakasii

    • @user-mustafa290
      @user-mustafa290 2 ปีที่แล้ว +1

      Ogaansho iyo Al Jazeera waxba haka rumeysan xaalada lagu jiro iyo meesha uu nala aaday baan ka gartay

    • @haawodaahir1371
      @haawodaahir1371 2 ปีที่แล้ว

      Labo wax ayuu isku khalday oo kala ah
      A- Dooda udhaxeysa
      suufiya iyo wahabiyada ee ah anagaa Muslim ah iyo anagaa Muslim ah
      B- iyo qurxinta mowduuciisa suu ugadmo

  • @xerow5346
    @xerow5346 2 ปีที่แล้ว

    Asc Salaan kadib haddii aan su aal ku waydiiyo akhii
    Maxay tahay faaiidada noogu jidha barashada qofkan ama wax ka ogaanshihiisa?

  • @ismaannuur5499
    @ismaannuur5499 2 ปีที่แล้ว +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل,اللهم انصرالاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين

  • @waagaberyaymedia5084
    @waagaberyaymedia5084 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan maahan wll ramzan kadyrov wye magaciisa

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 ปีที่แล้ว +1

    و عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @mohamedabdul1986
    @mohamedabdul1986 2 ปีที่แล้ว +1

    warbixintaada shaki ayeey igalisay waxaa ka soo shiiraayo naceeybka suufiyada qofka aad ka hadleeysid waa inan dib u baaraa adigana mahadsanid

  • @iftingedi6357
    @iftingedi6357 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah aduunkaan waxbadan oo naga qarsan aya jira mahadsanid ogaalka dunida

  • @Muureahmed
    @Muureahmed 2 ปีที่แล้ว +5

    Ogaansho Omer inshaar qof iska qaaliya😂

  • @faadumomuxamad2277
    @faadumomuxamad2277 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall Wan kula arkay ninkan Ramadan lkn waxn wlhy kanaxay ciidanka ufurimaha geeyay iyo siduu ula allahu akbar wx ta iiga siidarn dadka tageeraye ee ruushka kuhaya iyo ninkaas Ramadan taariikhdu iyadaa isqorta diwaankasta wa kii jira ninba taariikhda meelkagali

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 2 ปีที่แล้ว

    Erayga jaxiimada naarta inta badan cumar inshaar muuqaal kaste wuu kusoo qaataa waa eray cajiib ah

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 2 ปีที่แล้ว

    Kuwa Allahu akbar ayago leh gubanaya arkaya magaca ilahay lee ya ka dhiga Ha iska gubtane

  • @britishsomaliland1398
    @britishsomaliland1398 2 ปีที่แล้ว

    (ALLOW) cimri dharar nasii iyo cafimaad

  • @mushti.cabdinasir
    @mushti.cabdinasir 2 ปีที่แล้ว

    Cabdiiley gii shiishan

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว +4

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Hadalka wiilkaanu uu ku sifaynayo qof islaam ah waa hadal diin la aan ah waa wax akhlaaqda diinteena ka baxsan wuxuu isticmaalay caabuditaan oo uu yiri nin muslim ah ayaa gaal ilaah ka dhigatay taas akhlaaqdii muslimiintii la aqoonjiray ma ahan laakiin hadda akhlaaqaha fikradaha qaldan la socdaan waa ku badan yihiin ninkaan madaxwaynaha ah waa nin aad iyo aad u wanaagsan maswiradaan nala tusayo oo uu putin la sawiranyahayna wax kale ma ahan ee chechnya waxay ka torsantahay wadanka Ruushka waa madaxwaymihiisa isku diinna ma ahan madaxwaynaha chechnya waa nin diinta ku adag kuna dhawrsada sidaas darteed waxaan walaalaha soomaaliyeed u sheegayaa in wiilkaan chenelkaan iskaleh maskaxdiisa la gadiyay oo kuwa dadkeena iyo dalkeenii argagaxa ku riday ay maskaxdiisa maamulanayaan hadda dadka noocaasa wixii aad ku caawisaa dadkaagay ka jarantahay ee sidaas aan ula socono wa billaahi towfiiq

  • @donomar1127
    @donomar1127 2 ปีที่แล้ว

    Alxm