Bye bye dheh waji caato Face mask botox dabici wajiga cayilineyso o cadeyneso madmadowga ka qadeyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @zahracleaxmed9711
    @zahracleaxmed9711 28 วันที่ผ่านมา +1

    Recipes
    Baradho
    Xulbad
    Caano booro
    Waraango

  • @Farta-tu2je
    @Farta-tu2je หลายเดือนก่อน +2

    Maalinkasto mala marsan karaaa abaayo mahadsanis❤❤❤❤❤

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah tabarakallah mahadsanid abayo ❤❤❤❤❤

  • @anhaarmohamed9535
    @anhaarmohamed9535 หลายเดือนก่อน

    Xulbadaas uun baa idhibtee Inta kale Waa samaynkara Mahadsanid huuno

  • @farxiyoabdi2401
    @farxiyoabdi2401 หลายเดือนก่อน

    m.a abayo ilahay qer haku siiyo mcnto

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

    Aniha youtoup samayso is idhah sax imanoqdo wayo cake aya taqasus ku ahay laki. Youtoube dham wan fahmiwayey laymaqorin 😂😂😂😂walaahiy wandalay sodam usamayso islaha abayo hore usoco qaliyey waji dhuban nadhibay wa in kunaxina intaan

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 หลายเดือนก่อน +1

    Girin maska noso gali 😂

  • @AsmaCabdiraxman-le7pr
    @AsmaCabdiraxman-le7pr 28 วันที่ผ่านมา

    Mhdsnid habo❤

  • @UmulkheyrCabdiladhiifmaxaad
    @UmulkheyrCabdiladhiifmaxaad 26 วันที่ผ่านมา

    abyo warangada wax maku dhibeyso wajiga dhibaato uma keneyso miyaa abyo

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

    Abayo sual biyaha baradhada hadan waxkuqasto markuna xasaasiyad igukacaysa cascasan gubasho aya kadarema maxa lagubadasha

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah nice 👌

  • @amiraziad6089
    @amiraziad6089 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ♥️🌹

  • @faizamohamed1
    @faizamohamed1 หลายเดือนก่อน

    Qaarka dambe wax lagu cayiliyo noso gili quruxy ❤

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 หลายเดือนก่อน

    Gacmaha iyo lugaha mala marin karaa

  • @MaryamAda-so4og
    @MaryamAda-so4og หลายเดือนก่อน

    Hadaa kariyo baradhada kwrn

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 22 วันที่ผ่านมา

    Layk waad ukhalantaa xabiibtii

  • @minshiinohomefashion6078
    @minshiinohomefashion6078 25 วันที่ผ่านมา

    Aniga qalel waye wana xasasi

  • @ashahussein1087
    @ashahussein1087 หลายเดือนก่อน

    Mala huba alabtan waji cato idhibey

  • @fdwehliye7048
    @fdwehliye7048 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xulbo eheen oo wajiga iicayiliya iisheeg wll wax idhibaba xulbadaa ka arkay

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  หลายเดือนก่อน

      Qamiikana wajiga wa cayiliya leebitada iyo baradhada

  • @user-ge4fq9mp5r
    @user-ge4fq9mp5r หลายเดือนก่อน

    Asc walal waan Ku bahanahay shakhsiyan number ka walal ISO diir inchallah

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  หลายเดือนก่อน

      Faizacabdi7 snapkeyga waye igala so xirir abayo

  • @ayuushAhmed-im1hc
    @ayuushAhmed-im1hc หลายเดือนก่อน

    Faaisaay kujecliyaa malin walbo kuso hormara guulo badan gaar abyo dar alla kuujecllhey❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  หลายเดือนก่อน

      Sido kale abyo mahadsanid ❤

    • @FaizaCumar-f5w
      @FaizaCumar-f5w หลายเดือนก่อน

      Caruurta yar timaha wax ubixiyo isheg sami

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  หลายเดือนก่อน

      @@FaizaCumar-f5wcaruurta yar 5 sano intay ka garayan saliid io shanlada a ku filan saliida qumbaha hadi ay ka weyn yihiin maskatka brotien ka a lomaria timaha ay ugu baxayan sida ukunta mayonnaise yogurtka malabka