25 sano io ka bdn hadi a jirtid isla ogow salidan waxay ku xafideysa collagenka wajigaga waji qurux

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @nazraadem-wu3js
    @nazraadem-wu3js 8 หลายเดือนก่อน

    Faisa nuuraaya alle haku barakeeyo 🥰

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah qali dhowr waxa oo collegenka u fiican noo soo geli

  • @amuunmuze7520
    @amuunmuze7520 8 หลายเดือนก่อน

    Mash allah tabarakalaah allhum Ameeen alle haku xiftiyo my sister ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah abayo mahadsanid jazakallah kheir ❤❤❤❤❤

  • @aishasayid5699
    @aishasayid5699 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maa shaa allha ❤❤

  • @amiraziad6089
    @amiraziad6089 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah ❤️🌹

  • @caashahassan7533
    @caashahassan7533 8 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ❤faysa

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah wllo mahadsanid 😍🥰❤️

  • @munaalio1853
    @munaalio1853 8 หลายเดือนก่อน

    shukran

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 8 หลายเดือนก่อน

    Seeram ahaan

  • @aalaprincess4437
    @aalaprincess4437 8 หลายเดือนก่อน +1

    Faizo aniga sanka lawadiisa dhinac saliid igasoodayaan marka nooceewaye iisoojawaab plz mararbadan ayaan kuwaydiiyay😢😢😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa tahay dadka maqarkodu dufanka leyahay ama subaga
      Karemo kugu habon jira iyo kuwo mamnuc ka ah
      Ama qajaarka usticmal iyo qasilka

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah abayo mahadsanid ❤❤❤

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walaashey face oil ka maloo isticmaali karaa ama noo soo gali❤😢

  • @suadabdullahi1451
    @suadabdullahi1451 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo saliid zaytuun maan kusamaysta budada qaxwada

  • @israismaaciil3858
    @israismaaciil3858 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mnzha allah lkn habeenkii maa lagu seexankaraa mcnto❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 หลายเดือนก่อน

      haa xbbti habenki wa lagu sexan kara

  • @hamditaaouled5385
    @hamditaaouled5385 8 หลายเดือนก่อน

    My Faiza 😘

  • @jawhirfarid1416
    @jawhirfarid1416 8 หลายเดือนก่อน

    Abaye Xage laga Hellas Salina qaxwada

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 8 หลายเดือนก่อน

    Abaayo qajaar iyo moos. Iyo dacar o isku shiidan habeen kii wejiga inta marsado makusexan karaaa iso jwb Abaayo qaali ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 หลายเดือนก่อน

      Habenki creamatka original ka a fcn in lagu sexdo abyo

    • @alishire6806
      @alishire6806 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Faizasworldbeautyabyo inaan wax kuwaydiiya rabaa hady mcquul thy meel aan kaala xariiro ii lsheeg muxtaaj ayaan kuu ahy please

  • @YaxyeCaabidiin
    @YaxyeCaabidiin 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha tabaarkllaah habo number kaag isoodir

  • @somaliwadani3110
    @somaliwadani3110 8 หลายเดือนก่อน

    Selo sameeya abyo saliida qaxwada nosheeg

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 หลายเดือนก่อน +1

      Channelka a ka heleysa abyo channelka ku jirta

  • @QamarKordahab
    @QamarKordahab 8 หลายเดือนก่อน

    Salida qaxwada xage laga hela

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 8 หลายเดือนก่อน

    Faisa snap ma leedahay abaayo

  • @xaqdoonaxmedmaye
    @xaqdoonaxmedmaye 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wll dhor salii oo last dhaqin aa rawaa oo isku darsado

  • @mssqosol
    @mssqosol 8 หลายเดือนก่อน

    Qaxwada wajiguu dhuubaa warkaas maxa ka jiro

  • @zeynabahmed8233
    @zeynabahmed8233 8 หลายเดือนก่อน

    Qaxwo ma heli karo nus coffee maku badalan karaa

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah ❤

  • @XaaliXaaji
    @XaaliXaaji 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaarakallaah habo number kaaga iisoodir wadankee joogtaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 หลายเดือนก่อน +1

      Faizacabdi7 snapkeyga waye igala so xirir hbo

    • @XaaliXaaji
      @XaaliXaaji 8 หลายเดือนก่อน

      Haye habo mcnto

  • @nasrahaji4535
    @nasrahaji4535 8 หลายเดือนก่อน

    Asc side loosameeyaa wllo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  8 หลายเดือนก่อน

      Channelka a ka helaysa abyo ayado original ahna wa jirta

  • @sihaammaxamed8889
    @sihaammaxamed8889 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @NuuraCismaan-g1d
    @NuuraCismaan-g1d 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo wajiga marka Qusada la marnayo muxu u tara