Wax cusub ma dhicin ee dad cishooda iyo kuwo waxay hallay kara halleeya. Xurkufi hadday ka qof ama jilib Isàaqa, Darood waa isugu taga. Ta kale, Ogaadeen ma aha qabiil ee waa Raxanweyn 75% Irir. Been iyo baroobagaando ayàa ku qabiileyseen. Sidiinna ayaa la idiin la wadayaa.
MAASHAALLAAH WIILKAN
Allas yaa Cisak..
True
ALLA NINKANI WAA MUSLIM SOOMAALI DHAB AH.ALLAA HAKU XAFIDO.
MADAXWAYNE ISU SOO SHARAX PLEASE. ❤❤❤❤
Allaa ya Cisak.
Sharefe waa nin ilaahye yaqena
Sharafo. Waa nin rage yaqaane
Markan arko wiilal yar yar oo dhuudhuban oo qori wata waan oya😢 ilmahan yaryar waxbarsho aya ubahan yihine oo maa bahna in xabado laa iskugu dhiibo.siiyaasiyinta iyo odayasha soomaaliyed caruurahoda dagal maa galaan waxa ay isku dirayaan waa hoyoyin masakin ah ilmihi ay siilaca iyo gajada ku soo koriyen ayaa dab lagu shuba malin walbo😢. Idinka hadlayo wiilashina keena haaisku dirina caruurta .
Munafiqiin.dadka.isku.dira
Wax cusub ma dhicin ee dad cishooda iyo kuwo waxay hallay kara halleeya. Xurkufi hadday ka qof ama jilib Isàaqa, Darood waa isugu taga. Ta kale, Ogaadeen ma aha qabiil ee waa Raxanweyn 75% Irir. Been iyo baroobagaando ayàa ku qabiileyseen. Sidiinna ayaa la idiin la wadayaa.
Waar ilaameedar Ninkaas baa uga caqeli baden