MASHAAKILKA CAAFIMAAD EE DALKA KAJIRA||
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Maxay tahay sababta dad badan ay u waayaan daaweyn sax ah? Podcast-keenan, waxaan kaga hadlanay caqabadaha, fursadaha, iyo sida loo hagaajin karo nidaamka caafimaadka si qof kasta uu u helo daryeel caafimaad oo dhab ah. Daawo oo ogow halka khaladka uu ka jiro.
Waa saxa dad badan oo uu arka drsirka inu iska waynyahay wadankiisa somaliland lakiin iskalama wayn kaliya waxuu ka hadalaya xaqiiqada taala wadanka ee aqoonyahaya siiyasii sheekh iska indho tireen mid kale oo jirata wadankeena anay dhaliyardii la fikirka ahayda lagu mashaquliyay qabyaala waa mesha kaliyee dhakhtar laan lagu dhiamaya dada badan xaqiiqo taala uun sheegaya waan dhibatada taala wadan ka s/land anigon dhaliilayan oo jecala lkn runta halisk wada racao @drsirka
Dr xaqiiqda ayaad ka hadshay
Maba lagu caajisayo Dr Sirka wx badan ban ka faaidey Allah u barakeyo aqontiisa no so badi wllo 🥰
M.a wa wax manta dadkena fahansanen ku bararugsanen Dr elmigaga ilah ku barakeyo🥰
Mashaallah dr ka wlh wax yaalo badan buu daaha noga qadey aan ku xisaabtameen taxaliilintiisana siduu balanced ugu asgaa dhinac walbaba edooda usoo jeediyey ha ahaato dowlada iyo bulshada, siduu ciladaha uqeexey iyo sida loo xalin karaba ilaahay aqoontaada hakuu barakeeyo dr❤
Ustaad thanks❤
dr sirka wan ku dhaliilayaa dhaliishaydu waxa weeye inad dalkaga somaliland ad ka faanayso intana igu qaado big fan bn kuu ahy dr sirka
Dr Sirka❤
Thank uuu for this episode
Dr serka🎉. Brother
Dr adnan io drsirka wax idinak kacodsnaya ina podcast kaso sameysid waxa dhameyay kulyida BCH of public health officer mrka mstr qorshyna ina wax badan iga fahan siisid qebaha kuhaboon mstrkeda plz tnxs 🫡
Wllo noosoo badi plz Podcastyada noocan oo kale ah❤❤
Mashalaah dr sirka alle haku xifdiyo
Good job bro 👏👏
Mansh allah tabarak raxmaan from dr sirka
Dr sirka allaj hku xifdoyo😢❤
Dr xuduuda itoobiya mahe waa xuduudka deegaanka somalida iyo somaaliland wajaale
Dr sirka 🤍
Mhd sanidiin 😊
Barkin warabe waa mashroom wadankena xta wadoyinka ayu kabaxa wa qali adunka lkn anaga xta manaqano
Naga yaree bal waxa dheer waa caaajis
Wllhi Pharmacy dhibato fara badan bu ku hayaa wadankena habaryartey injection qaldan lagu dhuftay sababsatey o ay maanta iiga hoseysa qofki arinkas ku sameyeyna wali way u furantahay pharmacy gii o wu jooga rabi naxriisto jano ha ku siiyo habaryar 😭😭waxa dhan in aan medicine and surgery barto igu kalifey wa intaas in qof ehelkeyga ah ay arintas danbe ku dhicin hadu alle idimo iyo waliba qof walba somaali ah Allah wadankena no hagaajiyo dadkenana xaqa allah tuso 🤲
I'm sorry that this issue still exists in our country 😢
Qof inu isbital malgashto mse as a busines ufurto wa mida ugu weyn e umadena halaga kuheyso sababto ah dhaqatir fcn makenan muhimadana wa lacagta dhankoda marka tas ina laga hadlo lomaba bahna madama dowlad dhaqtarkan control kuhesa malaha
Geele pwe waxa soo yareee saas dhan haubadin wax yaroo xiiso galiya soo dhig
Waan isku dayeynaa inshaa allaah, inkastoo waxyaabo qaar ay niqaash dheer u baahanyihiin