Deg Deg Warbaahinta Itoobiya Oo Iftiimisay Aqoonsiga Somaliland Ee Trump Miiska U Saaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    innaallillaahu waa innaa illeyhi raajucuun😢 Alloow unxariiso aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢

  • @yurub5288
    @yurub5288 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Itoobiya Anagoo siinin bad banu Aqoonsi helynaa yaa xaar way guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 ❤❤❤

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      May awalba hshiiskii aynu etopiya lagalay ayaa indhaha caalamka inagusoo jeediyay markii dambana doorasho isasaaran oo loowada bogay ayaa dhacday

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun.
    Alaah ha u naxariisto. Amiin

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobinimo qaranka Somaliland

  • @Yousuf-q3v
    @Yousuf-q3v 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laakiin Caarbon monoxideku ur qudhmuun ayuu leeyahay,oo way urin lahaayeen

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ha u naxaristo amina amina yaa rabi Allah samire iyo imana Allah ha ka Siyo ehalade iyo qarabade amina amina amina yaa rabi

  • @khalidgucci1933
    @khalidgucci1933 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland ha noolaayo

  • @hindai1680
    @hindai1680 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobia inaga daaya sheerkadeeda. Badna u.a hayno. Haddii ee ka heleynu ictiraaf inshaAllah

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I totally don't trust the results, but whatever the gravity reason of state. Let's just accept to save the nation from any animosity within us as we're currently facing many problems from both the external and internal enemies as well as looking forward to be recognised. But the investigation will be pending till our destiny runs in smooth straight-line !!! 😂

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc ilaahey baa oga waxa jiray oo ku dababi mano but in my opinion i don’t believe that but alaaho acalm ilaahey ha unxaristo kitaabkodi ilaahey Samir iyo iimaan ha ka siiyo walidkoodii iyo family iyo Subar Awal aamiin

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes imisaa babur iyo guri ku dhex dhintay wa inaad murayada inyar dejisaa

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul ilaahay nogu
    Delay alxmdlillaah

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxamdulilaah hadiiba ayka badbaadeen dil ama sun lasiiyay waaban yaabay markaan sheekadan maqlaye

  • @Hooda36
    @Hooda36 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    illaahay waxba kama qarsoona he's the only one who knows what's going on but i don't trust xusbiga wadani😂

  • @AaminamuxumedAamina
    @AaminamuxumedAamina 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Horta gaadhigu wuu sii daayaa carbonmonoxide..waana lagu sumoobaa loona dhintaa neefsigooda..hadii meel xidhan uu qiiqu ku baxo..

  • @Jannah-m4o
    @Jannah-m4o 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macquul maaha c2 way urtaa sida gaadta talabad hady hurdeen way dili lahyd laa kiin marky yara dokhan miyany gaadhiga fureen cajiib ma rumasan karo

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Natiijjadaasi waa huf iyo been taasi waxay ahayd si bdfheedh ah loo beegsanaayey beesha waxaana cadeeyey argagixsada ciro oo ka soo hafal badhaha bulshada, ninka lacag ayaa ka siiyey sidii gudoomiyahii komishan,, arintaa wixii ja dhasha ciro ayaa masuul ka ah

  • @KayseIbrahim-x7z
    @KayseIbrahim-x7z 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arbsiyonews waa halka kaliya ee aan Kala socono warar xaqiiqa waa mahdastay saxafi c/khakuur haybe

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar msxaa kaa galay Somaliland hooyadaa oromigeedii wase neef yow neefku dhalay nooga bax wadankayaga hadaad bixiwaydo maydkaaga ayaa Somalia laga soo qasdayaa

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xilaigan habarawaley babuuryayo shil ayalaidin kudhamainay

  • @abdirashidgowdan4871
    @abdirashidgowdan4871 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa lagadhasamayo gaadhi aanu dalooli egasaaku hargeysa masocdo

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxba hanagula meereysan.
    2.0. berriga iyo badda lughaya iyo saylac marnaba waa ka xaaraan dawladda ethiopia ee ku waallatey badda iyo berriga.
    3.0. Dawkadda ethiopia uma baahna berriga iyo badda ay ku waallatey.
    4.0. Waxay adeegsan kartaa dekedda berbera iyo dekeddaha djibouti iyo weliba dekedda ay dawladda djibouti billaashka ay ku siisey iyadoo ka kirreyn doonta.
    5.0. Hsddaba dekedda ganacsiga ay dooneysey waa mid ay iyadu iskeed u leedahay iyo weliba saldhigga ciidanka badda ee ethiopia.
    6.0. Haddaba waxay dooneysaa saldhigga ay ka weereyso xuutiyiinta xidhay marinka baabul mandab taasi oo keentey dhaqaale xumada adduunka.
    7.0. Waxana dabada ka wada dawladda faransiiska iyo dawladda ingiriiska iyo dawladda yuhuudda iyo weliba dawladda tuugada ah ee UAE/DP World .
    8.0. Dawladda faransiiska oo samaysey ciidanka badda ethiopia dhaqaalahana ay bixisay dawladda UAE/DP world dhaqaalaha lagu sameeyey.
    9.0. Aqoonsiga dawladda USA waxa lagu xidhaayaa inaysan xuutiyiinta ka weerarin dekedda berbera.
    10.0.waayo waxbaba iskuma jirraan Yemen iyo baabul mandab iyo dekedda djibouti iyo dekedda berbera waana arrin khatarteeda yeellaneysa.
    1¹.0. Light amaba korontada yamanta waa laga arkaa buurta saaran dekedda berbera.
    12.0. Light berbera isagana waxa laga arkaa dementia waayo waxay soo raacayaan zero level oo badda heerkeeda ah oo isku siman lehna wuxuuga circular ah

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa beentiiyoo cad .

  • @AbdiraxmanKhalif
    @AbdiraxmanKhalif 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mafiya talhani ah ibadhay miyu ahhayn cigal loo adegsedey

  • @HassanAhmed-eq7wq
    @HassanAhmed-eq7wq 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawa miyanu ibraahin waxba fadhilineynin😂

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mechanical report ka inu ka hadlo miyay tahay??? Iyo inu kadhigu inay baadhidi dhamaatay inay askartu ama dilkan cidii badhaysay waxanoo dhan at soo hadlaan bay ahayd. Not doctors.

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War wabenti ninkan laleyahey wa docter qigba dilay wa benti .Benale Illahey narta kuge waad dulmidey labada marhun.

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc waa. Beentaa. Waa. Beegsi. Loo. Beegsdey. Heybtood. Ayaa. Loo. Khaaraji. Yey. Mid. Hayer. Daaqadaha. Ayey. Iska. Furi. Lahaayeey. Mid. Ha Ahaato. Laba. Qof. Waa. Waxaan. Suura. Gal. Aheyen

    • @amaaladem3486
      @amaaladem3486 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilahay ka baq qabri ayaa ku sugaye

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Su'aal:
    Qofka, marka naqasku qabto, wuu orordaa, wuu dhaqdhaqaaqaa. Jidhku wuxuu sameeyaa rid ficil uu isku dayo in uu is badbaadiyo.
    Sidee bay u dhacday, in ay gaadhigii naqasku ku qabtay, labadoodiba ku dhinteen, ayagoo aan sina isugu dayin, in ay ka baxaan, ama daaqada iska tuuraan?

    • @sofiaabdi3981
      @sofiaabdi3981 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Good question, we need answers

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kani waa beenaale