CALAAMADAHA ISHA IYO SIXIRKA LAGU GARTO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
    @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 ปีที่แล้ว +90

    Waxaad akhrisataan walaalayaal maalin kasta si joogta ah ( لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيئ قدير )

    • @nasroabdulkadir5661
      @nasroabdulkadir5661 3 ปีที่แล้ว +4

      @Iqra Moon Laailaaha ilalaahu waxdahu laa shariika Lah lahu mulku walahul Xamdu wahuwa calaakuli sheyin Qadiir

    • @qaalicilmi7171
      @qaalicilmi7171 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wallo

    • @fardowsabashiir965
      @fardowsabashiir965 3 ปีที่แล้ว

      Thanks be

    • @ramlomaxamed3153
      @ramlomaxamed3153 9 หลายเดือนก่อน

      intaba wey ihaayaan 😢

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 ปีที่แล้ว +7

    Walahi hadii inyar an xanuusto sheekow an dareemo quranka ayan yaqiin ku akhriyaa illahay uu igu caafiya quranku wa dawo halaga faidaysto canser macaan dhiikhar xanuun kasto illahay agtiisa waxba lama aha

  • @hibosaid9884
    @hibosaid9884 2 ปีที่แล้ว +9

    hadii aad aragtet qoralkeyga walalo waxaan kacodsaneyaa inaad Nasoo duceysan aniga iyo qoyskeena xanunyo kale duwan baa nugu wareegeye subxanallah 😢😢😢😢

  • @abdikariimahmed6670
    @abdikariimahmed6670 3 ปีที่แล้ว +2

    wlhy intaa waan leeyahay jidh kuleel kaadi badan daal lugaha oo qabaw iyo kuleelba sheikh halkee kaalasoo xidhiudhaa

    • @khadrasibqiye2247
      @khadrasibqiye2247 2 ปีที่แล้ว

      Intaasaba waan leehy Ma ka ladnaatay hadda

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 2 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ustaadahmednajaad2705
    @ustaadahmednajaad2705 4 ปีที่แล้ว +5

    Shugran shiikh Allah ha ka abaal mariyo

  • @MaxamedBiixi-t8g
    @MaxamedBiixi-t8g ปีที่แล้ว

    شكرا شيخ

  • @MohamedDeq-gx6dn
    @MohamedDeq-gx6dn หลายเดือนก่อน

    Manshallah

  • @abdinasirfashionsabdinasir2754
    @abdinasirfashionsabdinasir2754 4 ปีที่แล้ว +4

    Saax wallahi waxasi WA aniga Aya qaabo saait igu aah

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wbrt
    Jazakallahu kheyr

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 6 วันที่ผ่านมา

    Anigu indaba waan qabaa baqdin idheer io hurdo la aan

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 5 ปีที่แล้ว +18

    Sheekhan aniga inuu iga hadlaya mooda inta uu calamad sheegay kuli waa isku arkay

    • @mukhtarmaxamuud569
      @mukhtarmaxamuud569 5 ปีที่แล้ว

      masha allah

    • @lizamohamed3168
      @lizamohamed3168 5 ปีที่แล้ว

      Allaha ajar kaa siiyo xaqiiq ishu waa cadow maasha allaah madhahno

  • @zakariaali9106
    @zakariaali9106 ปีที่แล้ว +1

    Wlh imbadan oo kamida calamadaha isha waa isku arkey 😢🥺

  • @barwaqocabdillahi9267
    @barwaqocabdillahi9267 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan leh sheekhoow xagee kaala soo xiriiraa numberka miyaanay arkay

  • @aaminomohamed7413
    @aaminomohamed7413 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءالله شيخ

  • @maahiryusuf267
    @maahiryusuf267 ปีที่แล้ว

    intuu shiiq shegay hal igama maqno allow icaafi ani iyo inta xanuunsan

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 4 ปีที่แล้ว +1

    jasaakalah sheekh alle hakaa abaaliyo

  • @ahmedfarah1511
    @ahmedfarah1511 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kasoo darteen wallahi muxaadro Iyo Somali channel lama fiirsan Karo every second xayeysiin subhna Allah irdaaqadii meel xun bey idinka gashey nimanyohoow, my

    • @HoryaalTV
      @HoryaalTV  3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal waa ka raaligalinaynaa in Xayaysiiska Aad ku dhibtootay lakiin shirkadda TH-cam ayaa xayaysiimaha maamusha ee Soomaalida ma ahan.

    • @ahmedfarah1511
      @ahmedfarah1511 3 ปีที่แล้ว

      @@HoryaalTV common bro commercial accept inaa dhahtid xoogaa sanuut baa ku jirta lkn, Idon't mind lkn wixiina waa too much guys wallahi ,

    • @lajan1169
      @lajan1169 3 ปีที่แล้ว

      Ha orange wll ha ceebayn culimada illahay

  • @mohamedimanmohamed9402
    @mohamedimanmohamed9402 4 ปีที่แล้ว +4

    Intaasiba way I haystaan shiekhow xageen kala soo xidhiidhaa

  • @ashamohamed3980
    @ashamohamed3980 4 ปีที่แล้ว +1

    jasakalah sheikh

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 4 ปีที่แล้ว

    Asc jazaakallahu khayr sheekh

  • @sareedomxmedjaamc1179
    @sareedomxmedjaamc1179 3 ปีที่แล้ว

    alle hakubarakeeyo shekh calaamadahaa anigaa isku arkay

  • @abdishakuuryare4309
    @abdishakuuryare4309 3 ปีที่แล้ว +4

    intaas ba wey ihaysataa shiiqow xagee kaala soo xariiraa

  • @quruxbadaninahsn55
    @quruxbadaninahsn55 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh intas ad sheegtay waan leeyahay qu.ranka waan dhamaystiray wanna jecela lkn imaka maba dhagaysan karo Hadan dhagaysto dhiigka waa I guubanaya waxay noqotay madax xanuunkasna waan leeyahay dhakhtarkuna wuxu igu dhahay waa tayfodh sheekh maxan maxan sameya

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว +3

      Abayo subax walbo suuratul baqra aqrsiso insha allh waad caafimaadeysaa

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

    ummada %99.5 wey haysaa allow nacaafi naga xijaab Isha xasadka

  • @abdulazizmahmoud6071
    @abdulazizmahmoud6071 4 ปีที่แล้ว +1

    jazaakallaah khayr

  • @Fagaase2017
    @Fagaase2017 4 ปีที่แล้ว +4

    Aniga wan isku arkay waxan bilaabay quran aqris iyo adkaar alxm wan bogsooday

    • @thehope3065
      @thehope3065 4 ปีที่แล้ว

      Zxp aniga xanunkan
      La dhiban mxan sameya

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว +2

      Theye weye sxp suratul baqra subax walbo aqriso iyo adkaarta iyo iyo qur aanka inteeda kale aqriso lknse suuratul baqra subax walbo waa muhiim

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheeekh. Waxaa moda. In aniga iga hadlayo. Dadka. Sheeekha radinayaaa ma u jeeedin miyaaaa mobilkisa. Mesha ku qoron

  • @shaacity6074
    @shaacity6074 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlh iyo blh aniga isku arkay alx laabti ciriiriga iyo niyad jabka iga dulqaaday hudadi wan ladi waayay wlh aduunka oo dhan ban nacay inan isdilo kufikiray ax allahuma lakal xamdu walaka shukr👐👐

    • @shoodheabdi7718
      @shoodheabdi7718 5 ปีที่แล้ว

      Wallo sida oo kalan uxanusanaya hadii aad dawo alle kugu ladnaysiyay alle dartii igu soo sheeg wan xanusanayaye

    • @ebyanish3760
      @ebyanish3760 5 ปีที่แล้ว

      allaha ana caafiyo aniga xitaaa kula mid aahay

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 4 ปีที่แล้ว

      @@shoodheabdi7718 aboowe aniga waxaa dareema cabsi geeri aa isleeyahay hada dhimane wadna xanuun hurdo la.aan

    • @thehope3065
      @thehope3065 4 ปีที่แล้ว

      Wlal kula mid ayaan
      Ahay noloshaba wn nacay
      Wlhi Dhakhatiir bdn ayan
      Utagay dawadoodina waxba waa iga
      Badeli wayday wll side tahay hada

    • @MOHAMEDH1430
      @MOHAMEDH1430 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcoshow1924 sixir waaye

  • @mustafmohamudsaid6190
    @mustafmohamudsaid6190 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah sheikh

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 ปีที่แล้ว

    Alle hanafamsiiyo

  • @zakiyamumin8001
    @zakiyamumin8001 3 ปีที่แล้ว

    ShikH waxa kuweydinaYaa hooYo aYa jirkeda burooyinka kaso baxeen waxan umalaynay isha inay hayso marka maxan samayn karnaa iLa soxirir hada wax ka qaban karto plz ilaso hadal

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว

      Abayo suuratul baqra subax walbo hakagu tufo biyo tahliilna hamarsato jerkeeda oo dhan hana cabto biyaha insha alaah way fiicnaan doontaa hooyo🤲🤲🤲🤲

  • @nimcojamac9448
    @nimcojamac9448 4 ปีที่แล้ว

    Shkh allha kubareeyo shkh

  • @firstnamelastname-tq2wl
    @firstnamelastname-tq2wl 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhan halke kaheli karna wa'isku arkay calamadahaas xita walwal😦

  • @jeeytemaxamed9353
    @jeeytemaxamed9353 3 ปีที่แล้ว

    Waxaas oo dhan waan arkay

  • @kulaaniyareofficial2978
    @kulaaniyareofficial2978 5 ปีที่แล้ว +1

    Sh. Nambarka soo dhamestir

  • @mohammedindhayare5872
    @mohammedindhayare5872 5 ปีที่แล้ว +2

    UK London

  • @cyccaydo3148
    @cyccaydo3148 5 ปีที่แล้ว +3

    sheekhan halkaan ka hellaa

  • @adeshali4533
    @adeshali4533 3 ปีที่แล้ว

    Mnshallh

  • @canabcabdullahi-qo8gw
    @canabcabdullahi-qo8gw 10 หลายเดือนก่อน

    ok

  • @nasraabdirahman8412
    @nasraabdirahman8412 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh,calamadahas ayn qabaa mudo badan e halken kaala xariira waxan jooga kenya

  • @jimcaalefarax2506
    @jimcaalefarax2506 4 ปีที่แล้ว +2

    Salalaahu aleeyhi wasalim

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah8844 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaallh

  • @inauunlaagejeenikhaar232
    @inauunlaagejeenikhaar232 4 ปีที่แล้ว +3

    Isha waa xaq lkn mawanaagsana in si toos ah loogasheekeeyo dadka oodhan waxay leeyihiin anigaa la iga hadlayaa yaa naaas tawakaluu calallaah 🤔🤔

    • @hafsaifraj1033
      @hafsaifraj1033 4 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅 dacadan uqoslay

  • @khadijoabukar5915
    @khadijoabukar5915 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll xagee jogtin

  • @xaawiinaxubi6707
    @xaawiinaxubi6707 4 ปีที่แล้ว

    Mesha allh shikh allh ku xafido calamadahan qaar wan isku arkaay Quran isku aqriyaa tahlilna wantufta wancaba wan kuquwestaa lkn duudka juuuc Wyn igadhaxfadhiya marwalbo wan is kalajiidaa Kadibna qabababac igayarayaan isha makamid thy ayadana

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว

      Haa abayo iyo xasad waa ku jiraa suuratul baqra aqriso subax walbo insha alaah abayo waad caafimaadi doontaa

  • @Caydaruus-lh3yu
    @Caydaruus-lh3yu ปีที่แล้ว

    Shekh ishu markey kugu dhacdo qofku ma kurbada

  • @aaminomohamed7413
    @aaminomohamed7413 4 ปีที่แล้ว

    Sh waxan kuwaydinaya qayb kamida hadan isku arko kawaran

  • @fatushfatush7047
    @fatushfatush7047 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh

  • @nuuribrahimali1103
    @nuuribrahimali1103 3 ปีที่แล้ว

    Shekhow aad baad umahaxasantahey

  • @shukrishacni4650
    @shukrishacni4650 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh Kilkee lagaagsoo xidhiidha

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว +1

    ToLow manige LeYge HedLaye

  • @hamsecagobaruur4466
    @hamsecagobaruur4466 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha ka abaal mariyo

  • @mahman7512
    @mahman7512 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waaa isku carkay intaba

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh wlhi bilahi xanuunkan anigaa la dhiban mudo 23 sano ah.
    Xageen kaa heli karaa sheekh.

  • @muhuyadinmohamed4762
    @muhuyadinmohamed4762 4 ปีที่แล้ว +1

    That’s me

    • @amiir2706
      @amiir2706 3 ปีที่แล้ว

      Allah haku daweeyo walal

  • @dheemanjag2021
    @dheemanjag2021 4 ปีที่แล้ว +1

    Sixirka markan is dhaho wax jiro maha mana ku haayo waxan kala wali xanaq dagal maskax xanun waali

    • @dajiyadagan8890
      @dajiyadagan8890 4 ปีที่แล้ว +2

      Sideed ku dhihi kartaa abayo sixir ma jiro
      Nabi muxamed NNkH baa la sixray

  • @abdishakuuryare4309
    @abdishakuuryare4309 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a 😍

  • @miskiahmad4666
    @miskiahmad4666 4 ปีที่แล้ว

    Wxaas dhan aa sheegty hooyadee ayee heestaan qur aankana waa dhibaa mlku aqrinkaro hdee meelo kashidanyahy maqasho xidaa waka cararee doctor wxuu dhahy neerfaa ku haaayo lugaha io kacmaha madaxa melkasto wee ka kawaabyohee

  • @adminmin2328
    @adminmin2328 3 ปีที่แล้ว

    Wa maxay isho wa xaq sidakale sixirka maxa lo ag diga haday tahay xaq war wa yaab wlhi??!!

    • @najmamohmmed9154
      @najmamohmmed9154 3 ปีที่แล้ว

      Ma gaadhi tagan baad ka dhacday huuno isagu muu odhane waa xadiis saxiix ah

  • @umuilwaad8492
    @umuilwaad8492 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh Anigaa Sidaan ah inta aad shegtay waan Ahay Shikh maxaa xal ah

  • @muhuyadinmohamed4762
    @muhuyadinmohamed4762 4 ปีที่แล้ว

    I can’t sleep at night

    • @nimconadar8114
      @nimconadar8114 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi we are same i can't sleep at night

  • @sareedomxmedjaamc1179
    @sareedomxmedjaamc1179 3 ปีที่แล้ว

    ee maxaan iskudaaweeyaa

    • @guldadguldad3157
      @guldadguldad3157 3 ปีที่แล้ว

      Shekh Allah haku barakeyo armahas oo dhan ban isku Arkay ita badan

  • @nasrocqaadir7109
    @nasrocqaadir7109 3 ปีที่แล้ว

    Cuntada Markaan cuni Rabo Hunguriga baa Inuu dhaqaaqo Diidayo Afka Candhuuf badan baa Iga Soo buuxsamee Caro Farabadan Hilmaan Jirka oo Aan Ii ku lulaanayo Madax Xanuun carabka Kabaabyo iyo inuu marmar I Qalalaayo kurbo la igu Soo tuuraayo mar mar iyo guriga oon Rabin Inaa kabaxo wadna Garaac Neefta banaanka U Soo baxeyson oo Qasab inaan Ku Soo saaro Aan Rabo iyo badaxa oo kor iga Huraayo iyo xanaaq Saaid Ah jirkeyga marabo in la taabto iyo hurdo marmr Aan Arko oo kor inaan U Istaago Marabo Sidii inaan Kaniin hurdo cunay beey indhaha is qabsanayaan Alhmdlaah calaakuli xaal walaalayaal Yaa isku Arkay Calamadahaan Aan La Yaabe

    • @1msubscribe473
      @1msubscribe473 2 ปีที่แล้ว

      Naa isku arkay tolow maxa wye??

    • @mankainahassan407
      @mankainahassan407 2 ปีที่แล้ว

      @@1msubscribe473 Abyo ana sas isku arkey sideee ka noqotey naqaska makugu dhegaaya 😘 iso sheg mcny plz 😘😘

  • @farahhagiali1647
    @farahhagiali1647 5 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan waa ganacsi waa network aad u wayn hada wuxu sheegaya oo dhan waa wax bini adanka ku dhaca sidaa ku ogaday inay sixir tahay

    • @mohammedindhayare5872
      @mohammedindhayare5872 5 ปีที่แล้ว

      Aqoontaa nabartay culimda taqaana ayaa calaamadaahaas oo dhan ka hadashay saas ullasoco akhii farah

    • @shaacity6074
      @shaacity6074 5 ปีที่แล้ว

      Culumada afkaga kaleexi anage nahayan oo wlh ah hurdadi ladi la' laabta wax ii fadhiyaan

    • @farahhagiali1647
      @farahhagiali1647 5 ปีที่แล้ว

      @@shaacity6074 lab jeexaa ku haaya

    • @cmkcdjdk3820
      @cmkcdjdk3820 5 ปีที่แล้ว +1

      Wsc

    • @arimahabulshada5635
      @arimahabulshada5635 5 ปีที่แล้ว

      Asc walaal waa mash ruuc ganacsi iyo fikrado aad xaqiiqda uga fog..... Dadka aan aqoonta ulahayn fikradaha iyo aragtiyada maskexeed ee kala duwan iyo hab-abuurka jidhka, meelkasta oo hada uu sheekhu leeyahay hadii aad xanuun ka dareento sixir ama il ayaa ku haysa waa xubno caadi ah oo jidhkeena ka mid ah, wixii dhib ah ee soo gaadhana waala yaqaanaa sida loo baadho iyo sida loo daweeyo labadaba, wuxuu isku dhax wadaa Psychological problem and physical problem.... Waa laba aad u kala fog , inaad farxad dareemi waydo, murugooto, aragtiyada diidmada kugu bataan, farxadu kaa dhamaato, waxas oo dhan iyo inka sii badan ba waa psychological problem waxaad na ubaahan tahay mental threatment ama inaad wakhti badan la qaatado qof aqoon u leh kala duwanaanshaha fikradeed (psychologist)
      Waxaa kale oo sheekhu ka hadlayaa physical problem oo ah wixii xanuun ah ee jidh ahaan kuu soo gaadha taasna waxaad ubaahan tahay inaad hesho meelkasta oo jidhka mid ah waxay leedahay xarumo ugaar ah oo medical threatment laguugu sameynayo hadii......
      Hal su'ala waan idin waynayaa: muxuu ku ogaadey in hadii qofka meelahaas uu sheegayo ay xanuunaan uu hayo waxa uu ugu yeedhay sheekhu sixir? Librotary analys( shay baadh) miyuu sameeyey ileen wixii xanuun ah ee gudaha noolaha ka jira qiyaas iyo malayn laguma wadi karee....
      Waa su'asha u fudud .....

  • @MohamedDeq-gx6dn
    @MohamedDeq-gx6dn หลายเดือนก่อน

    Manshallah

  • @shukrishacni4650
    @shukrishacni4650 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh Kilkee lagaagsoo xidhiidha

  • @mohammedindhayare5872
    @mohammedindhayare5872 5 ปีที่แล้ว +2

    UK London

  • @munaabdullahi6796
    @munaabdullahi6796 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

    • @avxxavxx7584
      @avxxavxx7584 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh allaha barakeyo

  • @faadumoibraahim8099
    @faadumoibraahim8099 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah